-
Content Count
17,660 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Posts posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
-
Samir iyo iimaan marxuumka reerkiisa, siiba aabo Cantar Jeenyo. Marxuumka aabihiisa ciyaaraha banooniga ciyaari jiray, kuna dheereen jiray laga wada yaqaanay Soomaaliya ayuu ahaa, magaaladaana laga yaqaano.
Although nowadays this is not exclusive to our Community, but whenever I hear Somalis killing Somalis I am deeply saddened walahi.I don't think it was a Soomaali-on-Soomaali shooting. A newscast, citing a police source, tonight was describing the shooting as "racially motivated." So if we believe this, the shooters were not Soomaali. It is very, very, very rare to see a Soomaali shooting another Soomaali in this city.
-
Baabuurtan waxaa saaran raashiin Hay'ada WFP u qaybinaysay dadkii taagtadarnaa oo lala sugaayey in ay ilaaliyaan Ciidamada Militeriga ee Diinsoor, islamarkaana ku qabsadey dagaalka------------Ciidamadaan joogey degmada Diinsoor waxay u muuqdeen kuwo aasaya Nidaamkii dalka iyo dadka Soomaaliyeed uu lahaan jirey, islamarkaana waxay shaacinayeen Nidaam derida iyo fowdada, halkii laga rabey inay soo celiyaan in ka badan 17-Sano Nidaamkii iyo kala dambeyntii luntey.Guntii iyo gebagebadii akhristoow waxaa wax lala yaabo ah kuwa ku amarku taagleynaya shacabka Soomaaliyeed in ka badan 17-sano, islamarkaana sheeganaya mas’uuliyada waxa dhacaya, kuna faanaya in ay bur buriyeen kuwii ka soo horjeedey, haku waana qaataan dhacdadan sida dhabta ah u dhacdey, islamarkaana uu ilaahay arkaayo wax kasta oo ruux walba sameeyo, lagana gudaayo wixii dambi ah ee uu galay, hana moodin inaad adiga guul heshey ama sida lagaaga guuleystey ay hawshu kusoo gebageboobeyso, balse ma tahay ruux kuwaano qaadanaaya wixii uu soo marey, waxa hadda uu ku jiro sidii uu uga bixi lahaa, ulana qabsan lahaa waxa soo socda, laakiin haddii ay taasi waano kuu noqonweyso ogoow in markaaga lagu dhahaayo ugu yaraan "soco shacabka ayaad ka mid tahaye, haddii kale..." -
“Wuxuuna (waa mooryaaanta isbaarada u taalo) iska soocayaa kunka duugga ah, haddii aad la murantidna wuu kuu gacan qaadaya, inaguna ma nihin dowlad ee...”Isaa'q Maxamed Macallin oo ka mid ah kireystayaasha isaga goosha Gobolada Baay, Bakool, Geddo iyo Muqdisho oo aan kula kulmey halka lagu canshuuro Baabuurta Degmada Diinsoor soo gala, islawaqtigaasna aad u yaabanaa ayaa sheegey in ay dhibaato weyn ku qabaan kuwa jooga Goobaha Kastamada DFKMG ee qaada lacagaha, marka laga reebo agagaarka Banaadir, sababtoo ah buu yiri:“Waxaad arkeysaa qof mas’uul oo kala soocaya lacagta aan bixino, wuxuuna iska soocayaa kunka duuga ah, haddii aad la murantidna wuu kuu gacan qaadaya, inaguna ma nihin dowlad ee waxaanu nahay shacab, wax Bangi ah oo la geeyo mahayno,waxaa kaloo dhibaato nagu haya baraha Koontaroolada ee ay joogaan Ciidamada DFKMG, sababtoo ah waxaa nalagu dhacaa Goobaha qaarkood Habeenkii inta u dhexeysa Leego iyo Muqdisho, iyadoo sidaas ay jirto ayaa hadana waxaa soo batey Isbaarooyin kale, arrintaan Isbaarooyinka soo badanaya waxay soo bilowdeen markii la kala qaadey labada Ciidan ee isku haysta labada Gobol Sh/Hoose iyo Gobolka Baay, Degmada Diinsoor Habeenkii Baabuur ma soo galo kamana baxo, sababtuna waxay tahay ma garaneyno qof aan uga dacwoono intaas oo dhibaato ah ma jiraan” ayuu yiri Isaa'q Maxamed Macallin.Waxaa uuna ka codsadey Isaa'q Maxamed Macallin in ay wax ka qabtaan cida shaqada ku leh dhibaatooyinkaas aan soo sheegay ayuu hadalkiisa ku soo gebagebeeyey. -
Awkuusha: “Gabadheydii waxaa lagu diley Gurigeyga hortiisa, intii aan la dilin habeenkii oo dhan ayey foolaneysay...”[Awkuusha Aadan Mayoow]Sidoo kale Aabaha dhalay gabadhii Uurka lahayd ee lagu diley dhowaan Degmada Diinsoor oo lagu magacaabo Awkuusha Aadan Mayoow oo ah Odey dadka Ugaarsatada ah oo aan haysan wax dhaqaalo ah, islamarkaana ku shaqeyta Ugaarsiga iyo jarida dhista lagu dhiso Guryaha ayna ka muuqato wajigiisa daruuf daran ayaa waxaan wax ka weydiiyey qaabka uu u dhacay dilka gabadhiisa, sababaha keeney in la dilo, halka lagu diley, cida ka dambeysay dilka gabadhiisa iyo waxa loo qabtey ayaa wuxuu yiri:“Gabadheydii waxaa lagu diley Gurigeyga iridkiisa 12 maalmood ka hor, haddii aan kaaga waramo qaabka uu u dhacay dilka wuxuu ahaa, anigoo ka imid daqiiqado ka hor banaanka guriga, neef Ari ah oo iga lumey ayaa gaduudane iga cuney, waxaana ka imid raadintiisa, markii aan arkey neefkii la cunay ayaan dib ugu soo noqdey Gurigeyga waxaana soo doontey Qaanso iyo Leeb si aan u dilo gaduudanaha, balse markii aan ka soo baxay Guriga iyadoo Gabadheyda ila jirta ayaan waxaan ka war helay istaag, markii aan istaageyna waxaan iri maxaa dhacay, waxaa laygu yiri dhig markii aan dhigaayey iyo markii ay ku dhacaysey Gabadheyda Xabada isku mar bay ahayd, Gabadheyda ayaan qabsadey, anigana wax hub ah ma wadan, markii ay ku dhacdey Xabada Gabadheyda, mid ka mid ah ciidamada ayaa wuxuu yiri “yaa soo ridey xabada, mana jirin wax jawaab oo aan markaa maqley oo aan dareemikarey sidaas buuna u dhacay dilka gabadheyda, Gabadheydu waxay ahayd 25 Sano jirin leh laba caruur ah oo yar yar, islamarkaana Uur laheyd, intii aan la dilin habeenkii oo dhan ayey foolaneyday” ayuu yiri Mr Awkuusha.Mar aan weydiiyey in wax hore ka dhexeeyeen isaga iyo ciidanka ayaa wuxuu yiri “ anigu wax ciidan la yiraahdo ma garanaayo, wax aan kuwada kulaneyna ma jiraan”.Sidoo kale mar aan weydiiyey waxa ay u qabteen maamulka Degmada iyo kuwa kale ee ciidamada, waxaa uu ku jawaabey “ma jiro wax ay ii qabteen, waxayna igu yiraahdeen Baydhabo ayaan kuu direynaa, warqad Qoraal ah ayaan ku siineynaa,”.Sidoo kale mar uu ka hadlaayey xubnihii yimid in uu la kulmey iyo in kale ayaa wuxuu yiri “markii aan maqley ayaan u tagey mana jiraan wax ay iweydiiyeen dadka yimid, ee waxaan DFKMG ka codsanayaa in xaqa gabadheyda ay isiiso, maadaama ay iyadu tahay Dowladii dalka ka jirey tahay“. Ayuu hadalka ku gunaanudey Mr. Awkuusha. -
Xaqdaraan ayaa daily ka dhacdo Soomaaliya. Mööryaan loo giliye tuute, magac dowlad ku sheegna huwan ayaa maalin caddeey kufsado, dilo, xasuuqo, dhacana dad wada maati ah. Sii aqriso xaqdarada iyo xadgudubta ay wadaan, ay heystaan mööryaantaan.
-------------
Qaybo ka mid ah daadka xadgudubyada Xuquuqda Aadanaha ee ay geysanayeen ciidamada Militeriga DFKMG ee joogey degmada Diinsoor[Iisho Cismaan Kuule oo gacanteeda ku weysay xabbado ay ku dhufteen ciidamadii militeriga ee Diinsoor joogey]Intaa kadib waxaan bilaabey baaritaano falalkii kala duwanaa ee ka dhacey degmada Diinsoor intii aan imaan, xiliga aan joogay waxa dhacaayey iyo sababaha keeney, arimahaas waxaan la kulmey islamaalintaas 11/02/2008-daMarwo Iisho Cismaan Kuule oo ka mid ah dadkii ay waxyeelada u geysteen Ciidamada Militeriga ah ee joogey Degmada Diinsoor, islamarkaana kuweysey Gacanteeda Midig, ahaydna Haweeney aan lahayn wax caruur aan waligeed dhalin wax ka weydiiyey qaabka ay wax u gaareen ayaa waxay tiri:“Waxaan tegey meel laga bixinaayey mucaawino, ma wadan wax Hub ah, waxaan watey oo keli ah alaab aan kusoo qaadanayo mucaawinada la bixinaayey qaybta isoo gaarta, abbaarihii saacaddu marka ay ku beegneyd 12:00 Duhurnimo, taariikhduna ay tahay 12kii Janaayo [12/01/2008], ayaa anigoo saf ku jira oo hore iyo gadaalna ay naga jiraan Ciidamada Miteriga oo dadku ay ku kala ceyrinayaan Gaari baroon ah guuxiisa, islamarkaana u sameynaya arrintaas si ay iyaga u boobaan dadka oo xabbadana ay dadka ku ridayaan, dadkuna aysanba waxba u arkeyn xabadaha dhacaaya, waxa keliya ee u muuqdeyna ay ahayd raashiinka ayaa nin lebisan nagu soo ordey aniga iyo haweenkii kale ee safka kuwada jirney, intuu qori nagu foorariyey nagu yiri “Fariista fariista, markii dambana waa nagu furey, aniga goobtii ayaan ku dhacay” ayey tiri.Iisho Cismaan Kuule oo hadalkeeda sii wadata ayaa intaa ku dartey “in xabbaddii iyada ku dhacdey ay isu gudubtey 4 Haween kale, islamarkaana mid Qoorta ayey uga dhacdey, mid Adinka, mid Gacanta iyo mid ay dhexfariisatey waatan anigana gacanteyda midg ayaan ku waayey”.Mar aan weydiiyey Ninkii falkaan geystey halka uu ku dambeeyeyo ayaa waxay tiri “Ninka falkaan geystey wuxuu ka mid yahay Ciidamada sida tooska ah u jooga Degmada Diinsoor, cid wax ka qabatey ma jiraan ee waxaan si naxariis leh uga codsanayaa dadka Soomaaliyeed ee jooga Dunida Dacaladeeda haddii ay jiraan cid wax ka qaban karta dhibaatada igaartey in wax la iiga qabto” ayey hadalkeeda ku soo gebagebeysay Iisho Cismaan Kuule iyadoo ka xun sida loo dhibaateeyey, islamarkaana aan cid ay ugu dacwooto aysan jirin. -
Che, Afsoomaaligaaga eber uu sii noqonoyaa xaa ku helay, duqa? Mid Barasiiliyaantii aa ka dambeysay maa baratay?
Sidii Hindi Afsoomaali bartay camal u hadloysaa. Kaftan lee, macalinka.
-
Water is already expensive than shidaalka, no?
-
Ar Naageeye maa qoray? Must be typo. Naaleeye ka waday, Kuusha.
Balaayo naag daba shaneyso.
And yes, Macaane is a name. Wah. Haddii Xabiib [or Xabiibo] la dhihi lahaa ma qosli lahayn yaah, Afsoomaaliga ku qoslee? War kac.
Macaane/Macaaneey are names, igaarta.
-
Mr. Me, you have a very strong opinion when it comes to Laascaanood issue. You do not use terms like 'division' or 'unity must be there' when the native residents are against others.
You have a very deep, personal opinion when it comes to Laascaanood, and rightly so. Laakiinse, you should too have those strong opinions in Muqdisho and what is happening the South in general. Waa magaalo madaxdaada, waa dalkaaga.
Laascaanood, after all, dad Soomaali ku dagaalamaayo, dad at the end of the tunnel ah walaalo isku dhalay, kala dhalayna ilmo. Muqdisho, in addition of few Soomaalis Xabashi daba socdo, Xabashi themselves ku dhex jiro meesha, dadkii laaye, maatidii wada dhameeye, haweenkii kufsaday, ciyaal iyo waayeelna haba sheegin, hantidiina boobay. Taas ha iska indhatirin.
Soomaali dagaalameyso waa mid la garay. Si walba ha isku laayaan, ha isku dilaan, at the end waa dad isku af, isir, dhaqan iyo diin wada wadaago, oo geed hoostiisa ku kala bixi karo haddee wax isku qabsadaan. Xabashi? No, no, no, no. Meel aan isku fahano ama iskugu imaano maleh. Waa cadowgii koowaad, labaad, sadexaad ee Soomaaliyeed. Taas ha isiloowsiin.
Soomaalis must unite in order to confront Xabashis, haddii kale ha iska iloowaan kuwa halgamaayaan, oo hala isku dhiibo Xabashi. Taas ma soconeyso, my friend.
Every occupied land, there were collaborators, daneystiyaal, calooshooda u shaqeystiyaal who worked with the occupiers. It is not wax cusub. Marka that does not absolutely justify because few sick men Xabashi daba naageys u ah, because of thse few men, one cannot say Soomaalis are "divided."
Most Soomaalis are united, and most Soomaalis see Xabashi as their enemy. Kii u istaagay, isku xilqaamay in order to liberate our land from Xabashis, haka soo horjeesan. The least you and I can do is anagoo waxba dhihin. Unjustified dacaayad Xabashada lee wax u taree, not mid dan Soomaaliyeed ugu jirto.
Do not justify what is happening today because the massacres that happened in early 1990s. The genocide that happened in early '90s. Just don't. Qalad qalad laguma saxo. If some clanists were mum then, don't be silent. Always xaqa u hiili, not xaqdaro. Soomaalina wey midowee hadduu Eebbo idmo, as long as caddaalad iyo xaq lagu socdo waala midoowaa.
-
It is sad to see all of them almost gone, especially considering geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Daahir Xaaji Cusmaan [Daahir Dhagaweyne].
Only Cali Xasan Maxamed [Cali Barduuro] is alive now. I hope he is healthy as well.
-
Samir iyo iimaan Soomaali dhan. Very few ka hartay dadkii dalkeena usoo halgamay, as sad as to witness dalkee usoo halgameen inay ka noqdaan qaxooti.
Goormuu marxuumka ka noqday Ottawa uu deganaa?
Of all 13 halgamiyaashii, qofka kaliya maanta ka nool waa Cali Xasan Maxamed [Cali Barduuro] oo ku sugan degmada Qoryooley maanta.
-
Originally posted by Cadaan:LOL MMA you nit-picker, the thing is, yes those names are derived from names or words from other languages, but as far as I know, only Somali people use these names. For example, the name "Cabdi" comes from "Abdul", just that Somali people have taken it as their own. I don't know anyone that has the name "million" in english, and I've heard of a few Arabs who have the name "Shukria" and "Naima" obviously it's a common name, but I've never heard of Arabs using "Shukri" or "Nimco".Yes, they are Soomaalinized. That was my point. Aadan Seylac, the thread initiator, did, however, only asked "unique Soomaali names," which I assume he meant only authentic Soomaali names that has Soomaali roots as well. Those you listed and others, though Soomaalinized, do not happen to be Soomaali in origin.
By the way, the name you chose, Liibaan, is a beautiful Soomaali name with a deep meaning. What is ironic is that you, as a non-Soomaali revert, chose an original Soomaali name, and those who claim to be Soomaalis hold their thumbs at the beautiful Soomaali names, naming their children in the process some so obscure Carab names that even Carabs do not name their children.
The world is upside down, my friend.
P.S. -- Did you give your children Soomaali names as well? Or the Mrs. chose a typical, unpronounceable Carabi names as it is the fad in these days?
-
Originally posted by Kool_Kat:Mr. Know-It-All a.k.a. MMA,adaa kaa sugeynaa hee, noo keen kuwo'authentic' eh...Ani mugoo waxaan qoray Soomaali iyo nus iiyihiin...Whether 'Soomaalinized' or ayeeyooyinkeen ladhihi jiray or not, they are Soomaali enough for me...Last I checked 'authentic' Somali names la'isma weydiin, unique leeba la isweydiiyee...Soomaalinizing it makes it 'unique' no?Mr. Knowitall beelee, naga daa. Balaayo kula know it oolaatay.
Real, authentic Soomaali names maa rabtaa? Maa iga dhaaftid inaa inta kusoo taxo ha igu qasbinee. Let's see some random, though.
Letter Q:
Qanciye, Qorane, Qaal, Qorax, Qorsheel, Qamaan, Qeyd...
[Qalanjo, Quman, Qani...for girls]
G
Gaaxmaal, Gaas, Guul, Galad, Gidde, Gundhe, Giire, Godax, Gandi, Gardaad, Galmaan, Galbeeti, Guuxad, Gobey, Geyre, Good, Gacal, Galool, Goongle...
[Gacaliso, Gaadsan, Geelo...]
B
Bood, Barbaar, Baxnaan, Beynax, Baxar, Bootaan, Birre, Beyle, Buqul, Barqad, Barkaale, Budul, Biixi...
[bilan, Baxsan, Beydan, Barni, Beegsan]
M
Maax, Macaane, Mooge, Mire, Meyran, Muruqmaal, Makaraan, Malabe, Mudane...
[Maruuq, Milgo, Maano, Marwo, Muraayo, Malabo, Maandeeq...]
T
Tiir, Tarax, Taagane, Tungub...
[Tiriig, Tusmo, Toosan, Taliso, Tanaad...]
N
Nooleeye, Naageeye, Naayeel...
[Naaleeyo, Nagan...]
K
Kaafi, Kulmiye, Kaah, Kaafiye, Kulane, Kaar, Kablan, Keer, Keyse, Kooshin, Kaahin, Kaahiye, Kaalmeeye, Kablan...
[Kaaho, Kaafiso, Kiin, Koos, Kinsi, Kaad...]
J
Jirre, Jirde, Joogo, Jirac, Joof, Joocle, Jees, Jeelle...
[Joogto, Jeegaan, Jalaqsan...]
X
Xariiri, Xalane, Xabeeb, Xundule, Xeyle, Xiis, Xareed, Xaaf, Xaad, Xiir...
[Xarago, Xareedo, Xaali, Xaadsan...]
-
Originally posted by Cadaan:Malyuun.Warsame.Nimco.Shukri.Deeqa.Malyuun, Nimco and Shukri are not particularly Soomaali names or origate from Soomaali language. Malyuun [Millions - Ingiriis], Shukri [shukran - Carabi], Nimco [Nimca - Carabi]. Your "Istar" is not Soomaali as well. [it is borrowed from star - Ingiriis.]
However, for a non-Soomaali, you are pretty well, unlike those Soomaali sisters and brothers who are challenged when it comes to authentic Soomaali names. They think the Soomaalinized Carabi names are, in fact, Soomaali -- many of them just affixed at the end the "o" letter as a suffix.
Names such as Sadiiq, Dahabo, Cawrala, Cibaado, Muxubo, Madiino, Amran, Siraad, Mako, Canab, Hibo, Haaruun, Jamaad, Luul, Shamso, Farxiyo, Daahir, Cilmi, Qaali, Cambaro [yes, it is Carabi in origin, derived from cambar word], which were posted on this very thread.
So, come up with authentic Soomaali names, not wax la isku kab kabay, dad kale laga keensaday. Just because ayeeyooyinka were called those names do not make them to be Soomaali in origin.
-
I have whole pages of them. I compiled them one by one. Names, nicknames, regional names, city names, town names, names that describe one's specific body -- you just name them. Let me give you a sample, from B to Y of Soomaali alphabet:
B
Baraar, Budul, Bulbul, Badmaax, Barkaale, Buuni, Bootaan, Bidde, Boor, Bucaale, Beynax, Bille, Beyle...
Y
Yeel, Yalax, Yool...
Iyo nita kale u dhaxeyso, some random:
A
Ayaanle, Alaale, Arboow, Absuge, Aare, Aboole, Arbooshe, Abroon, Absiye, Abyad, Aabi, Armaan, Ayax...
X
Xaarato, Xagar, Xiddig, Xayeesi, Xeed, Xiif, Xoosh...
H
Hadaf, Heybe, Hilaac, Habane, Haraco, Hidde...
F
Faax, Fiin, Faaliye, Faandhe, Faahiye, Faahin...
W
Warfaa, Wabar, Weer, Waayeel, Waceys...
L
Looyaan, Laabane, Luhume, Liil...
M
Macoow, Maare, Mayran, Makaraan, Maax, Magan, Magal...
I
Iftin, Isir, Isloow, Ifaaye, Ileeye...
S
Sooyaan, Soofe, Sahan, Sahal, Sooraan, Sarmaan, Simane, Seed, Saroore, Soobare, Samaan, Sareeye...
Sh
Shamuure, Shidde, Shidane, Shiriye, Shaaciye, Shantuur, Shuuriye, Shooriye, Shibin, Shardi, Shooble...
Enough, I guess.
-
Intii xaqdaro lagu dilay ee Soomaaliyeed Eebba ha u wada naxariisto -- aamiin. Reerkoodana samir iyo iimaan haka wada siiyo.
Maato Soomaaliyeed ayaa maalin walba gacan ka xaqdaran ku dilo, hantidoodana ku boobo, gabdhahoodana ku kufsado, taas oo ka wada dhacdo dalkeena, ee taas yaa la iloowin.
-
Ileen ninka dhab ayee ka ahayd markuu maalin dhawayd digniin siinaaye. It was not a rhetoric, empty words lagu cabsiinaayo, I see. Neither was he bluffing.
-----------
-
Dad Soomaali baa degan.
-
Ever checked the one at Yorkdale, Underdog?
Surfiyo, digsi, qaato, macalgo, fargeeto, koob, dhoob iyo wixii lamid ah bas maa lagu gadaa dukaankaan horta?
Mise other "things" wax kale waaye. What would they be?
-
Kuusha, qarxis yaah, LoL. I didn't know those who shot him a few years ago knew him personally. I thought they were some robbers or gangs.
Is this the dude on Bloor close to Keele?Weston iyo Lawrence aeea ayuu small office ku leeyahay.
Originally posted by LayZie G.:quote:I had noticed his office was closed the recent Fridays, since it was right next to the masaajid I pray at sometimes. Suspiciously, it was closed when it is the busiest time for accountants.His office is inside small building. You have to take the stairs, open a door, go to a hall and then stumble upon his office for you to actually spot it, not something kor ka arki karto.Its not something one notices right after getting off a masjid from outside, in other words, same old MMA snooping around as always. There goes all your ajar.If you have passed his office, you would have stumbled the small masaajid I am talking about.Let's just peruse your own words to give where the masaajid is:
Masaajid is inside small building. You have to take the stairs, open a door, go to a hall and then pass the xawilaad office of Qaran, then further pass this accountant's office to reach the little masaajid I am talking about. For your information, the little masaajid in the same second floor hall ku yaalaa. Not outside, but inside the same floor in the same building. Hubso intaadan "snooping" iyo wax kale la soo boodin.
-
-
You took the message as a literal. The "world" the writer is talking about is not the real world -- he has in mind Mareykanka.
Itoobiya would not and cannot be in Soomaaliya without Mareykanka's help. They just cannot do it without their financial, military and political assistance.
If Mareykanka ka baxo meesha, their lap dog meeshana wuu ka baxaa, so Soomaalida markaas isku soo hareyso, wada hadli kartana. Faragaliska waa Xabashada uu Mareykanka kor kala socdo, la'aantooda ayba waxba tari lahayn.
-
A well-known Soomaali accountant is in a pot of boiling water in the recent weeks in this city.
I had noticed his office was closed the recent Fridays, since it was right next to the masaajid I pray at sometimes. Suspiciously, it was closed when it is the busiest time for accountants.
It was then when I heard the news: The guy fled and is, in fact, vacationing in Soomaaliya currently, and his former "clients" are in heat by the vengeancing Revenue Canada.
He used to fill bogus, inflated incomes for tens of Soomaalis for years, who in turn got back hundreds -- if not thousands of unqualified earnings -- of dollars back in income returns. Until now.
His actions were typical, so expected, but the burning question is: Was his running off to Soomaaliya warranted in order save his a$$ when he was caught in the cookie jar and in the process his clients -- who knowingly collaborated in the scam as well, though -- feeling the heat now?
Should they pay their comeuppance more than their fair share, including his? Or probably, they too should cut and run on their heels.
Tan ku cashar qaata, Soomaaliyeey. Many abuse the system, but always expect at the back of your mind sometimes it -- whatever you are doing knowingly and illegally-- can catch with you. Another Soomaali accountant did a similar action in Mareykanka, who was caught last year, and many of his clients ka shalaaye.
-
Somalia's message to the world: Get Ethiopia off our backAfyare Cabdi CilmiMarch 11, 2008President George Bush recently visited five African countries — Ghana, Liberia, Tanzania, Benin and Rwanda — and sent his Secretary of State to Kenya to try to end the political crisis there. But when it comes to Somalia, the Bush administration is not only silent but openly supports Ethiopia's occupation. The situation there is now far worse than it was in December of 2006, before Addis Ababa's invasion.In Mogadishu and much of Somalia, the American-supported Ethiopian intervention caused the deaths of more than 6,000 Somalis. According to United Nations officials, the humanitarian crisis in Somalia is "worse than Darfur" — more than a million Somalis fled their homes.The Ethiopian occupation did not deliver the outcome that Washington desired — crushing the Islamists, creating a secure environment and leaving the country quickly. Instead, after more than a year of occupation, the picture is one of assassinations, bombings, looting, media repression and systematic displacement. Worse, there is no end in sight to the quagmire.If there is the will, the U.S. and the rest of the international community can reverse the Somalia crisis.The issue is not about fixing an artificial and illegitimate government that exists on the backs of Ethiopian soldiers and donors' money. The U.S. should aim at the real goals: ending the Ethiopian occupation (the source of Somalia's current problems), addressing the humanitarian catastrophe, initiating a genuine Somali-owned peace process, and dealing with the war crimes committed in the country.It is about time the U.S. realizes that Ethiopia's occupation is radicalizing more Somalis and that the government of warlords is beyond repair. There is no choice: The occupation has to end immediately. Somalis do not want Ethiopian troops in their country and, based on the what has been happening so far, resistance to the occupation will only grow.Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi's scheme to create a no-win situation for the Somalis — accept the Ethiopian occupation or face a brutal civil war — will surely have a negative impact on long-term relations among the diverse communities in the Horn of Africa and different clans in Somalia. From the Somali perspective, Washington and the world community must understand that Ethiopia's occupation troops and their warlord proxies are a huge liability.Moreover, there is an urgent need for a Somali-owned peace process. Earlier peace-building efforts failed because one or another key stakeholder was excluded. Islam as a faith and Islamists as a force cannot be ignored; the values these diverse Islamist groups represent have roots within the Somali people and must be included in any peace process. Dismissing those forces resisting the Ethiopian occupation as terrorists is neither accurate nor useful for building peace in Somalia.The U.S. also needs to understand that its policy preference of incrementally fixing the results of the Ethiopian-manipulated peace conference in Nairobi (or imposing the Ethiopian design on the Somalis, as many believe) is untenable — the process that produced the current charter, parliament and government was tainted. What is needed is a comprehensive process that addresses governance, security and justice. The debate should start with Somalia's 1960 constitution — it is the only one that a majority of Somalis voted for and one that can accommodate different groups' constitutional and policy concerns.The real challenge is establishing a Somali-owned peace process. One important precondition would be to empower a neutral and credible third party. The UN understands this, and urged the Saudi government to take the lead. Others believe Qatar would be an excellent candidate. The international community should also tap the expertise and connections of the Djibouti government and its president, Ismail Omar Guelleh. As an ethnic Somali, Mr. Guelleh understands the nature of the conflict, and he has good relations with Washington. He might be able to facilitate such a process if the international community is serious about ending the conflict.Charles Taylor, Liberia's former warlord/president, is on trial for the crimes that his forces and his proxies committed against the civilians of neighbouring Sierra Leone. Therefore, the international community should not turn a blind eye when it comes to the war crimes that Ethiopia's troops and proxy Somali warlords have been committing against Somalis for the past year. Perhaps the recently created, New York-based Global Centre for the Responsibility to Protect should make Somalia its first project.If a Somali-owned peace process is established, there will be no need for foreign forces — Somalis will keep the peace as they did in peaceful areas of the country, and they will challenge all forms of extremism. The key to bringing the Somali people on board is ending the Ethiopian occupation and the warlords' impunity.The international community has a responsibility to protect Somali civilians from Ethiopia's occupation troops. Its silence sends the wrong message — that Ethiopian soldiers are in Somalia with its consent.
Using American Conservative's own Lingo against them
in Politics
Posted