Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,713
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    326

Posts posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar


  1. It is getting very, very interesting. I never knew Canadian politics would be this palatable and exciting. I guess with Stéphane Dion and Jack Layton, I knew they would come up with something tangible and politically profound with history in making, of course with Bloc support.

     

    Topple the right-wing Stephen Harper regime with their apparent, not-so-concealed hidden agenda. Oh, I can't wait to see that.


  2. Originally posted by xiinfaniin:

    Waraa al xaqu yuqaal; salute to Red Sea, the man is no longer a secessionst. He has finnally refused to be small when he could be big...

     

    Al shabaab will come home, and so will insha alaah the man, red sea.

    I told you long ago. Don't push the brother away by accusing wuxuunan ahayn. At the end, he always believed Soomaalinimo and unity, but in a just way dal ku dhisan. Absolutely plausible and justified.


  3. Originally posted by rudy-Diiriye:

    Oh Somalia, oh Somalia

    ya always on my mind

     

    from Djibouti to Hargesia to Bossasso

    from Hawaas to Galkacyo to Jowhar

    from Beldweeyn, to Xamar to Marka

    from Baidoa to Kisymayo to Waajeer

     

    Your enemies have always tried to conquer u

    but your sons and daughters always came to your rescue

    from axmed gurey, to the sayid to xawataako, to the shaabab

     

    Now that they have defeated your latest enemies

    Your future looks bright and shining like the bright star that you are

    And your true heroes will always be by your side

     

    Oh Somalia, oh Somalia

    ya always on my mind

     

    This is why I love Fridays!! Its truely a blessed day. well...if u havent heard the news!! The Amxaars are running away from xamar... tfg is no where to be found and soon u will see them chased with a bullets. Here is a lil song for our country --- beautiful Somalia.

    Nicely put. Soomaaliyeey toosoo ku dar.


  4. Baddacas, dadaalka iyo aaminsanaanta Soomaalinimo meesha ka wad. Ignore qashinka iyo daacsiga meesha ka socdo.

     

    You are a decent, uncorrupted brother, and I am glad to see that.

     

    Xabashi cadowgeena koowaad, labaad iyo sadexaad as a Soomaali waaye. And every Sooamali knows that or should know. Soomaali ku sheega ku gambanaayo magaca Soomaaliyeed warkooda dhag ha u dhigin. Soomaalinimadooda maba jirto.

     

    Instead of coming to this site, a supposedly pan-Soomaali and preaching hatred of everything Soomaalis and Soomaalinimo, I don't know ma iska aadaanoo Xabashi sites. I am sure there are plenty of them out there and receptive ears that will share their common hatred of Soomaalinimo as well.


  5. Originally posted by Cabdiyo Cabdi:

    LOL@DD. Wonder where this Sacad fellow is now? He could teach us all 1/2 buranbur verses.LOL.

    Alle'ubaahne ma xasuusataa?

     

    There you have your answer. Taloow xiligana ma buraanburi lahaa mise jihaad ayuu ku jiri lahaa. :D


  6. Qaraxyadaan iyo shirqoolkaan Hindiya ka dhacay daraad waxaa ku ogaaday how Galbeedka's media aad iyo aad u buuniyaan dadkooda markee wax ku dhacaan. I always knew that, but this one finally xirtay the fact of that.

     

    Qaraxyo mar walba ka dhaco Hindiya, oo boqolaal iska dhinto, but this one a few Reer Galbeed ah ku jiraan ama la hijack gareeye iyo meelahee degaan ama ku caweys qaataan la duqeeye -- it is all different, their media all went mad.


  7. Muuse Boqor Kingkong mala dhihi jirin miyaa?

     

    Adi wiilkiisa ka hadleysaa u maleynaa. Ani aabihiis ka waday, dowladii shibilka ee '60s ku jiri jiray.

     

    Kingkong waa ninkii kahor yiri markii Marxuum C/rashiid Cali Sharmaarke la dilay shir iskugu imaadeen madaxda SYL in jadaas tolkiisa kasoo shireyso maadaama qofka la dilay tolka ka dhashay yiri. Marxuum Ismaaciil Jimcaale jawaab fiican siiye la yiri waagaas.


  8. Xaajiyo, ani Tiyaatarka inaa ka ahaa agaasime guud ma ogeen miyaana? Yaa war kuu sheegaayo hee. Amaaba ku jiri jirtay shaqaalahaa lay-off ku sameyn jiray, taloow too u eg sawirka meeshaas kuu suran ruqseyn hadda kahor ku sameeyee. :D


  9. Money, I am surprised you do agree with this agreement ku sheeg.

     

    Tell me, ma C/llaahi Yuusuf kasoo horjeeday mise mabda' ahaan dowladaas ku sheeg ugu soo horjeeday? I mean, what can more than 500 xildhibaano do kuwii 275 couldn't? Yaa intaas mushaarkooda bixin karo, awal ayee Qaramada Midoobay qaatir ka taagnayd kuwii hore bixintooda waxee siin jirtay oo ay Nayroobi dalxiis ugu joogi jireen.

     

    Shariifka nin macquul ayaa mooday, laakiinse hadduu waxaan camal ogalaaday waxba ma dhaamo kuwa ka horeeye.


  10. Good waano ku bixisay there, sister.

     

    Laakiinse it is not always as easy, straight-forward and simple as it seems. Dulqaad is thin, and can ran out if dhibka bato.

     

    Faras is better looking than lo' or maroodi, GOSH...I'll take 'farasaa u egtahay' anyday, than 'abaayo maroodi/lo aa u egtahay'...Calyo hadaananba ka horgeyn baa qeyr la leeayahy...

    Haye, dameeraa tahay waligaa ma laguugu dhahay. :D Faras iyo dameer waxba isma dhaamaanee. Maya, maya dameerfaloow dheh. :D


  11. Actually, of all animals that lived duurka Soomaaliya, maroodiga iyo geriga [giraffes] kamid ahaa kuwa loogu jeclaa. A bit exotic ahayeen, to us ciyaalkeena magaalooyinka ku koray ka wadaa.

     

    Ar Kuusha and Aaliya, speaking of stepfathers and stepmothers, ninkaan hoos ku qoran qoraalkiisa talo u baahan ee maxaa kula talin lahaydeen?

     

    Xaaskeyga gabar ay horey nin kale ugu dhashay ayaa i tiraahda: "Ninkaan ma arki kari, waa nacay, hooyadeyna in uu qabo ma rabi”

     

    Walaal waan idin salaamay, waxaan idinku salaamay salaanta Islaamka.

     

    Anigu waxan ahay nin Soomaliyeed 30 jir ah, kuna nool dalka Iswiidhan -- aniga iyo caruurteyda iyo waliba xaaskeyga aan aadka u jeclahay.

     

    Waxaa i heysta dhib, kaas oo ah xaaska aan guursaday ayaa lahayd ilmo hore oo ah gabadh 15 jir ah, taas oo nala nool anaga, markasta waan isku dhacna, oo way i caysaa, wax kasta oo aan u dulqaato hadda waan u adkaysan waayey, xita aniga iyo hooyadeed ayeey isku dhacna dhibka ay nagu hayso awgiis. Caruurta yaryar ee an dhalay qaati ayan ka taganahay aniga iyo hooyodeedba .

     

    Waqtiga ay naga guuri lahaydna ma dhawa, waayo wax kasta waa lagala quustay xitaa hooyadeed mar ayaan damcaa inaan iskaga tago, hadana mana rabo in aan xaaskeyga u waayo gabar yar awgeed.

     

    Xaaskaygu waxay leedahay, “ Waxyar ayaa u haray markay guuri lahayd gabadhu.” Waxyaalo aanan u dulqaadan karin ayay ku dhaqantaa, xita caruurta yar yar si xun ayay ula dhaqantaa, markii la waydiiyana waxay leedahay ninka ma arki karo, waayo hooyaday in uu qabo ma doonayo, intaas ayaan ku nacay.

     

    [
    - edited for brevity and for clarifications.]


  12. when people call me qalanjo am usually flattered...I will no longer allow that nickname to be used...female elephant did you say...akh!!

    I see that wali ma maqlin qof lagu dhahaayo, "Waa wareey, qoftaan faras waaye."

     

    Dad ayaa gabdhaha saas ku shukaansado, yacni dhaho, 'Abaayo faras aa tahay ka waran.'

     

    Kuusha, eedo hee? Maxaa tirina, eedo macaan? Qareertii maala waaye. :D


  13. Kuusha, waxaas maa 'eedo' la dhahaa. Sheeko. And, by the way, does he call you 'eedo' when he visits? :D

     

    Aaliya, qalanjo waxaa la dhahaa female elephant. Some also say it is a female cow's name.

     

    Nonetheless, magac wuu yahay and whence or how it originated from, I don't know. Perhaps Soomaalidii hore found she-elephants to be exotic, I guess.