Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,653
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Posts posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar


  1. I do respect Tantaawi and almost always agree his decrees, though others may badmouth him, accusing him a sheekh that is used by Xusni Mubaarak's regime against Akhwaan Muslimiin party -- nevertheless, he does have my admiration, laakiinse I don't know about this.

     

    It shouldn't be his shuqul who should wear indhashareer or not.


  2. Originally posted by *hatu*:

    quote:Originally posted by Jamaal11:

    quote:

    Gaarisa, Koonfur Galbeed, Jamhuuriyadda Soomaaliya

    Oh brother hatu, that's just beautiful! Koonfur Galbeed, Jamhuuriyadda Soomaaliya sounds just so good!
    :D
    Thanks saaxiib but a brother called humble ayaa kaaga horeeyay to notice it
    :D
    but yeah it does sound beautiful, but hey, we've got to keep the dream alive, but i sometimes feel i'm fighting a loosing battle.
    :(
    Reer Gaarisa ahayd miyaa? Meesha kululaa oo kululaa. Saas uma kululeen 1993 anoo yar mar aan tagay. Mise jirkeyga isbadalay oo waa isla sidii oo kuleel hadda lee dareemoyaa?

     

    Koley Reer Gaarisa Afsoomaali weyn ayee barteen oo dadkii usoo wada qaxay meeshaas oo dhulkii wada gadanooyo. Of course Afsoomaali wey ku hadli jireen ee laakiin hadda ka cabso mid ah ku hadlaan oo waa hormareen, oo garamgaramka ka yar. :D


  3. Why do Western media unquestionably repeat like a parrot of him being a "Holocaust denier."

     

    I have yet to read of him ever denying its occurrence. He questions some of the 'facts' that is repeated like if they were written on a stone.


  4. Rabi ha idmo, I will attend.

     

    I have been hearing about this for quite sometime now. I even passed around that flyer around with those I know.

     

    As always, gabdhaheena, our sisters in the West, isku xilqaamo inay u gargaaraan dadkeena rafaadsan. It is them who most u gargaaro walaalaheena ku rafaadsan dalkeena. Maalin walba wararka ka arkeysaa heblaayo iyo heblaayo joogaan magaaladaas oo iska soo qaaraamay u direen lacag dad rafaadsan. Hardly would one see 'hebel iyo hebel' lacag soo aruuriye u dirayna dadkeena. I guess 'hebel' only knows how to destroy, wax ee taraan aaba iska yar. Soomaali men failed miserably, and the country went down with their grand failure.

     

    And no wonder and surprise that this event is organized by young sisters. They were on the front page of a local Soomaali newspaper on last month.


  5. Haddaba ciddii dooneysa in ay caawiso wiilkaas iyo hooyadii oo ka soo jeeda qoys danyar ah, waxa ay la soo xiriir karaan taleefoonka aabaha dhalay wiilka oo ah:

     

    Aabbe Max’ed Maxamuud Cumar

     

    Tel: +25215102092

    Tel: +252162331744

     

    Ama

     

    Amiin Yuusuf Khasaaro

     

    amiinkhasaaro@hotmai l.com

    +25215532494


  6. Dhacdo naxdin leh

     

    Waa muuqaalo argagax leh, dadka qaarkiina aysan indhaha u dhameyn Karin, waa mid ka mid ah xadugudubyada ka dhaca magaalada Muqdisho oo ay sababaan dagaallada aan dhamaadka laheyn.

     

    Mar aan booqday Isbitaalka Madiina oo inta badan la gaarsiiyo Dhaawacyada dadka ku waxyeeloobay dagaalada ka socda magaalada Muqdisho ayaan waxaan la kulmay wiil 8 jir ah oo ay dhakhaatiirta iyo dadkii ehelka u ahaa ay dul tuban yihiin, markii aan damcay in aan fiiriyo ayaa waxaan u dhameyn waayey aragtida, waayo wiilka 8-jirka ah waxa uu ka burburay afka Sanka iyo mid ka mid ah Indhihiisa, kadib markii isaga iyo Hooyadii ay ku dhaawacmeen dagaalladii ugu dambeeyey ee ka dhacay Magaalada Muqdisho.

     

    Dr. Cumar Akram oo ah dhakhtar u dhashay wadanka Qadar, dhawaanna hawl samafal ku soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa mar aan la kulmay waxa uu sheegay in aan wiilkaan waxba looga qaban Karin dalka gudihiisa, waayo ayuu yiri qalabkii lagula tacaali lahaa ayaan oolin isbitaalka Madiina, waxa uuna ka codsaday dadka Soomaaliyeed ee dibadaha ku nool iyo hay’adaha Samafalka in ay gargaar deg deg ah u fidiyaan wiilkaasi, isagoo ku tilmaamay in ay tahay dhacdadii ugu xumeed ee uu la kulmo mudadii yareed ee uu ka hawlgalayey isbitaalka Madiina.

     

    Wiilkaan oo lagu magacaabo Axmed Maxamed Maxamuud ayaa ku dhaawacmay dagaaladii ugu dambeeyey ee ka dhacay Magaalada Muqdisho isaga iyo hooyadii waxay ku dhaawacmeen Rasaastii ay isweydaarsanaayeen dhinacyada Muqdisho ku dagaallamaya, waxaana sida sawirka kaaga muuqda halkaasi ku dhaawacmay Hooyada dhashay wiilka oo lagu magacaabo Saafi Max’ed Shidane oo gacmaha kor u haysa iyada oo barooraneysa kadib markii ay wiilkeeda oo afku , sanka iyo Il maqan yahay sida aad sawirka ka arki karto.


  7. Asagoo ka hadlaya dagaalkii Kismaayo ayuu yidhi Jihaadka waxaa ka qayb galay Mujaahidiin nooc kasta leh; kuwo Maraykan iyo Yurub ka yimid oo cadaan ah, kuwa Kenya ka yimid oo
    Jareer
    ah...

    Jihaad xuu ka ogyahay jaahilkaan. Jaahiliinta kale ka imaadeen dalalkaas shisheeye iigu sii daran.

     

    And did he really say 'jareer' mise kuwaan warkaan qoray afka u giliye?


  8. Originally posted by Canjeex:

    ^ Looks like igaarkaas in isaga la shukaansanooyo
    :D
    Nice pics MMA, specially the Baraawe one's. Ever since i went there once before qaxii, i devoloped a soft spot for it...Thanks for sharing bro!

     

    quote:

    Reer Marka have a saying: Marka caddeey, minankii Awcismaan ninkii mooda munaafuq waaye.

    :D:D

    Marka cadeey is also another beautiful town!
    Adaaba Baraawe arkay. Ani Afgooye dhankaas Galbeedba uma dhaafin. Qoryooleey, Baraawe iyo Jamaame inaa arko waa iska jeclaan lahaa.

     

    Aqiyaarta idinkaa mudan.


  9. ...oo la isqabqabsanaayo, la isla hardamaayo, la isku maqanyahay, la isku wareeray, this one is in and not even a blip is heard:

     

    Odayaasha iyo waxgaradka Cabudwaaq oo ku baaqay in wax laga qabto macdan qodis ciidamo Itoobiyaan ah ay ka wadaan garoonka diyaaradaha ee Cabudwaaq

     

    Iyadoo waqtiyadii ugu danbaysay Ciidamada Itoobiyaanka iyo kambaniga (shirkad) ay waardiyaynayaan uu ka waday howlo waddo falid ah deegaano ka tirsan dhulka Soomaaliya kadib markii ay ka soo talaabeen xadka Ismaamulka Soomaalida ee Itoobiya ayaa waxa ay bilaabeen in ay baaraan macdan islamarkaana ay rartaan ciida Soomaaliya, waxaana arintani ay haatan ka socotaa garoonka Diyaaradaha ee degmada Cabudwaaq halkaasi oo uu degenyahay kambani aad u tiro badan oo ay ilaalinayaan ciidamo Itoobiyaan ah waxanaa kambanigaasi horkacaya niman cadaan ah sida ay sheegeen Odayaasha dhaqanka.

     

    Waxa ay saakay soo saareen Odayaasha dhaqanka baaq ay kaga dalbanayaan guud ahaan dowladda KMG iyo ururada siyaasada ee ay isku hayaan oo ay ku sheegayaan in dalkii Soomaaliya ay boob iyo barakacin ku hayaan Ciidamo Ethiopian ah iyo dad Shisheeye kuwaasi oo ay sheegeen in guud ahaan ay ka socdaan badda iyo bariga Soomaaliya.

     

    Nabadoon Cali Wali Xaaji Axmed waxa uu kamid yahay Odayaasha dhaqanka waxaana uu soo jeediyay codsi guud ahaan uu u jeedinayo Umadda Soomaaliyeed gaar ahaan Xisbiyada Siyaasada isku haya iyo dowladda KMG oo ku wargalinyo in dalkii Soomaaliya guud ahaan ay ka socoto bililiqo kadib markii Umada Soomaaliyeed ay isku jaysatay.

     

    Kambanigan cadaanka ah ee haatan degen airporka degmada Cabudwaaq ayaa waqtiyadii ugu danbaysay waxaa Odayaashu ay ahaayeen kuwo si toos ugu laabanayay, waxaana ay ka dalbanayeen in ay joojiyaan howsha boobka iyo dhaca ah ee ay ka wadaan ciida Soomaaliya.

     

    Laakiin arintaasi kambanigu waa uu ka dhago adeegay oo sida ay sheegeen Odayaasha.
    Sarkaalka hogaaminayay ciidamada Itoobiyaanka ayaa waxa uu sheegay in qariirada ama maabka uu wato ay ugu jirto in uu gaaro ilaa Xarardheer halkaasi oo uu sheegay in ay tahay qorshihiisa ugu danbaysa si howsha ay haatan wataan ay u gutaan
    .

     

    Si kastaba ha ahaatee arintaasi ayaa waxa ay wal wal iyo walbahaar galisay guud ahaan Dadka ku dhaqan degmada Cabudwaaq kuwaasi oo bilaabay haatan in ay canbaareeyaan islamarkaana ay codsi u dirsadaan umadda Soomaaliyeed

     


  10. Originally posted by Eng.Cadde:

    Miskiin,you are right bro,the reason behind your ignorance about that part is simply waxa weeye hablaheenii qaasatan kuwa asaageena ah waa laga wada jaray maba lahan except few whose parents were very liberal.me too,I am ignorant about that kinter thing.lol :mad:

    I knew I wasn't alone. :D

     

    Fufu, qosolka yaree ee noo sharax haddaaba taqaanid. A picture for illustration would be helpful as well. :D

     

    Buuxo, runteena waaye. Waa maqalnaa lee ereygaas, waligeena ma arkin. And I am not alone, you can obviously see Injineer Cadde and countless others are clueless as well. :D

     

    We need a widespread campaign about this great mysterious, phantom thing called kintir demystified. Ma faruuryo isku qaab egyihiin? Ma ilko camalaa? Ma indho uu u egyahay? ;)


  11. Originally posted by Jafe101:

    Indhoos,

     

    Rida ayaan u horqaadi. Webiga daantiisa kale ayaan ooga iman. Cawska ayaan ku xijisiin anoo dib usoo celinaya rida. Shabeelka ayaan talaabin anoo usoo noqonaya rida. Ugu danbeyntii ridaan talaabin.

     

     

    quote:

    Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiy aar:

    Toddobaatan {70} moos uu ku bilaabay.

     

    Yaa cuni karo toddobaatan moos laakiin. Yac.
    :D

    ^
    :D:D
    qiyaastii toban wax ka yar ayuu ka bilaabay, laakiin tirida saxda ah adaa la gaa rabaa.

     

    Mar kale isku day
    ;)
    Xujooyin Soomaali kaa sugaaye, duqa, ee waxaaga waa xujooyinka aad google kasoo xaabisay, oo jawaabtoodana xaga taalo. :D Naga daa yaaqeey. Xujooyin Soomaaliyeed keen ama mid google jawaabteeda laga heleynin.

     

    Jawaabteena aniga iyo Indhoos dhiibanay haddii si loo fiiriyo wey saxsanaan kartaa, laakiin.


  12. I guess someone had predicted, too soon indeed, the failure and demise of the groups he has had a fervent support for, for their own 'foundations crumbling' upon themselves.

     

    Soomaali waxee ku maahmaahday: Hooba naar galaasa, bartaa ay la aragnee, tiimbooy!

     

    Soomaali waxee kale ku maahmaahday: Ninkii soo joog laga waayo, soo jiif ayaa laga helaa.

     

    Soomaali waxee kaleeto ku maahmaahday: Labadii xaaraan ku heshiisa, xalaasha ee ku diriraan.

     

    Meesha maxaa ka socoto now? Afkii baa juuqda gabey? smile.gif


  13. Originally posted by Tuujiyee:

    ^^^^ waraa naga ganbiso nooh? saan maa keentay hadana? Toronto in aad jogtid miyaad ilowday? loool wax la layaabo maba u harin reer toronto.. and for shiisha iyo labo labo la iskula fadhiisanaayo, loool admit it ciyaalka xaafada baryahaan waa u shidantahay qaraar aa kuhaayo adi lool...

     

     

    Wareer Badanaa!!!

    Ciyaal xaafadeed ma arkinee wax kale sheeg. Odeyaal ciroobeystay aan arkaaye, meeshana ku afleerinaaye. Wax la dhuuqa ma istaahisho bahashaan. Jaad anoo cuno ii dhaanto.

     

    Waraa masoo noqotay, mise wali Yuukee dhex dabaalanoysaa?