Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,660
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Posts posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar


  1. 8 hours ago, Game changer said:

     

    Inaanu jabnay waxa lagu gartaa yamyam iyo qadaadweyn baaba  nalaka hahaya.   Adiga bal maxaa Ku haya kuwan kale Waxaanu isku hayna waan fahmayaaye.  

    Eebbe u mahadnaq that geeliina iyo gaalkeena isku meel kuma daaqaan oo isma arkaan otherwise adiga iyo geelkiinaba Afmaay ayaa ku hadli lahaydeen today, like an old family friend lady who is Muuse Muqayil jufo that speaks better Maay than myself. Reer Sool oo baariyaal ah ayaa aragteen oo kibirka idinka keenay.


  2. Xasan Socdaal asagoo qiireysan ayuu hadal soo jeediye maalin dhawayd, lehna hala taageero ciidamada after ciidamadii soo faarujiyeen deegaano dhowr ah ka tirsan Galgaduud iyo Shabeellaha Dhexe after their complaints were not heeded.

    Qof diidan taageerida ciidamada oo damiir leh ayaa yar. Laakiin tuugo iyo munaafuq intuu Xasan isku hareereeye, ciidamadiina shirqool joogto ah ku haayo, ayuu la soo taaganyahay hala taageero kuwaas shirqoolka wado.

    Anyway, rumour has he asked for former leaders inay taageeraan ciidamada, which made Farmaajo to issue this baaq on yesterday.

    ____________________

    Dagaalka Ciidamadda Qalabka Sida oo kaashanaya shacabka Soomaaliyeed ay kula jiraan kooxda argagixisada dhiig-miiratada ah ee Alshabaab, waa waajib qaran oo ay tahay in aynu ka wada qeyb-qaadanno dhamaanteen maadama uu taabanayo qarannimadeenna iyo jiritaankeenna ummadeed.

    Howl-galadda dalkeenna looga xoreynayo argagixisada inoo diiddan nolasha, amniga iyo horumarka waa qorshe qaran oo soo socday dhowr iyo tobonkii sano ee u danbaysay, waxaana waajib ah in la garab istaago ciidanka xoogga, si aan u xaqiijinno dalkeenna oo xor ka ah argagixisada.

    Waxaan ugu baaqayaa muwaadin kasta oo Soomaaliyeed in uu garab istaago halganka xoreynta dalka kana qeybqaato dhiiri-galinta iyo kor u qaadista moraalka geesiyaasha qaranka, maadaama isku duubnida ciidamada iyo shacabka Soomaaliyeed ay fure u tahay guulaha dagaalka lagula jiro argagixisada.

    Alle ha u naxariisto halyeeyada naftooda u horey in dalkeenna ay ka xoreeyaan argagixisada, halyeeyada kale ee dhaawacyadu ka soo gaareenna waxaan Allaah uga baryayaa caafimaad iyo kabasho degdeg ah.


  3. 8 hours ago, Illyria said:

    More of the insane in Hargeysa.
    https://www.facebook.com/watch/?v=1716372398879687

    Marka koowaad ilkahooda fiiriyaa kuwa iska daacsada, the worst crooked teeth they have - or not have at all - the most outlandish thoughts they have, hence indicating the more marqaamid they have had over the years, the crazier they are

    Three decades of non-stop marqaamid is not wax sahlan laga soo noqon karo. Waqooyiga direly needs mental institutions.


  4. They are acting jiljileec iyo walaaloow ayee wali wadaan. Start calling them Muuse Muqayil regime for a start. Maxee tahay 'Soomaalilaan adminstration' ee leeyihiin.

    Dadkaan waa like our own renowned self-proclaimed jaahil with arrogance - marka sharci aanan shantaada ahayn kaama qabto.

    If they send hanjabaad, send double hanjabaad. Meelahee Oog ee ciidamo isku aruursanaayaan madaafiic ku garaac including kuwii Laaska lagu duqeyn jiray ee la qabsaday and call it pre-emptive.

    • Like 1

  5. Odeyaaahii shex dhexaadka sheeganaaye shalay hadlay maxee ahaayeen? Waxee lahaayeen mag boqol iyo dhowr geel ah ciidamada Muuse la dilay ha laga bixiyo. Konton kale geel waa in loo dhiibaa meydkii lagu xadgudbay ayee lahaayeen. Hubka ee jabhada qabsatay hala soo celiyo ee ku sii dareen. Meesha goormaa la heshiiyey, yaab badnaa.

    Waxaas hanjabaad iyo daandaansi dadban waaye. Haddii kale sidii C/raxmaan Tuur ugu goobanay ayaa ugu goobaneynaa jabhadda ka wadaan.


  6. 9 hours ago, Illyria said:

    MMA: Ragga laguma digto marka ay dani degel ba'an dhigto. Mate, a gentleman never kicks a man when he is down, so let us leave that chapter behind.

    Masaakiin, maati carruur iyo waayeel ku jiro, maalin walba la duqeynaayo ayuu ku jees jeesteynaaye, arrogantly and proudly. Qofka saas camal ah needs to be brought to earth in a crush.

    And as a self-admitted jaahil himself, karbaash ayuu wax ku gartaa, not walaaloow iyo ereyo jilicsan.

    His behaviour also reminded me Caydiid Sn's and Jr's moooryaantiiaa heystay deegaanada Koonfur Galbeed from mid to late 1990s. Saan camal ayee u kibirsanaayeen, faan iyo booto bilaash ah wadeen. Tii ka dhacday Rabi ayaa ogaa, xataa xaasaskooda ka cararay, including Xuseen Caydiid's wife lagu qabtay markii Baydhabo laga saaray in mid 1999. Waala sii daaye oo Xamar aaday.

    I guess waa dhaqabka 'habraha' - be them in Waqooyi ama Koonfur - dad la dulminaayo faan iyo booto ugu sii daraan.

    • Like 3

  7. On 8/16/2023 at 7:38 AM, Game changer said:

    Screenshot_20230816-123243-717.png

     

    Kana waala qabtay as well:

    Screenshot-20230827070144.png

    I had never seen maxaabiis boqolaal intaan la eg dagaalada sokeeye Soomaaliya ka dhacaaye 33 sano la soo dhaafay reer laga qabsado. Marqaanimo caadi ma'aha. Habeen dhan jaad cun soo jeed, askari dhul dagaal joogo waa ahaanaa isma anfaceyso - what kind of marfish mentality is that?


  8. On 8/14/2023 at 4:19 PM, Game changer said:

    My grandfather took your land, your father surrendered to my father  , and i am In your hometown today by force.   Xiligaanu qalbigaaga dhawri jirnay waa lasoo dhaafay.  Tolkaana waxba kuuma tarin. Weliba yagiiba naagahoodu sidan kuula hadlayan.   Anaga run qayaxan noogu Kaalay .  Waxba riwaayad  yaroo aad curisay naftaada haku maaweelin.

     

    And the 'facts' on the ground ten days later noo sheeg. Wali saan maa u booteyneysaa mise bootadii baroor ayee isku badashay?

    • Haha - That was funny. You made me laugh! 1