Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,674
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    325

Posts posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar


  1. Carafaad, heeso Afmaay oo wadani ah haddaa rabtid tan

    . Meesha waxaa ka muuqdo fanaaniinta Shimaali iyo Buunis iyo abwaankii weynaa Sahal Macalin Ciise. Iyo wadaniyiinta dhabta ah Asli Calansida iyo Xirsi Calanside, Rabi ha u raxmadee.

     

    Dhiigoo ii dhe'aankoo wada ennaa

    Dhalashoodeen ii sumadeen ay dhunee

     

    Dadkii fahmi waaye, in Afmaxaatiri:

     

    Dhiig iyo isku dheecaan baan wada nahayee

    Dhalashadeena iyo sumadeena yeysan dhumin


  2.  

     

    Batii, batii beridaa

    Baroogo oo lukunta

    Batuulo hooy bog yareey

    Berkee la koo sheenay

    Bilaantey bog yareey

    Berkee la koo sheenay

     

    Bilaanta beledkaan adi ley ki baafisoo

    Berkoo, berkoo ke eree - beerey tumani

    Birin, birin ke eree - beerey tumani

     

    Fannaanadaas, Shamsa Max'ed Food, looma gali karo. Afmaay si fiican u taqaan. Reer Baardheere ahaayeen reerkooda, caan ka ahaayeen degmadaas.


  3. Nin fiyoow ma'aha ninkaan, dumarka xataa ma dhaafo. He is on Facebook maalin walba dad ku caayaa, dumar bilaa ciyaal. Qofkii aaminaa ka darana.

     

    Markuu ugu darnaa waxee ahayd markuu ku qoray shabakadaas sarkaal Xabashi isdili rabay oo laba xabbad isku xigto madaxa iskaga dhuftay back in 2007.


  4. ElPunto;784694 wrote:
    But MMA if biilka is not enough for your family in Scandanavia (which let's face it is an exceedingly hard proposition) - tell your relatives in Africa - that they have Allah to provide for them.

    Waxaan maa kaa dhab ah? Seriously??? Kamoon.


  5. Waa markee ciyaalka isku camiri jireen with their petulant melodrama-like playground behaviours. Daa'uud, ha isku daalin dadkaan, the neo-qabyaaladists. No wonder kuwa goosashadoonka wants nothing to do with certain folks. I can understand now. Iyagaa ka daran separatists.

     

    As though dadka inay ka xigaan camal dhulkaas iskugu camiraayo. We will always question what is not good for Soomaaliya, regardless the expected knee-jerk, pettish reactions or not.


  6. Abwaan, winterkii inta sanadkaan u gooye ayaa Bariga Yurub ku dhacay. Dalalka Bolaan, Roomaaniya, Hangari iyo Yukreen masiibo qaboob la dhahaaye helay. I was earlier in the day looking at the paper's weather forecast in the European cities, oh, my. All double digit minus Celsius ahaayeen in Bariga Yurub and most parts of Galbeedka Yurub.


  7. Of course Reer Scandinavia, especially dalalka Iswiidhan iyo Norwey, I have my utmost respect to give. Waa dalalka ilaa hadda Soomaalida soo dhaweeyo whereas Yurubta kale dhibsadaan.

     

    However, you can understand waxa ku kalifay Soomaalida qaarkood inay sameeyaan waxaan camal. Lacagta lagu siiyo reerkooda inay ku filnaato waa laga yaabaa, but Soomaalida badankooda reerahooda Afrika joogo ayee biilaan. See lagu biilaa. It would either be starve yourself and family or forget the relatives in Afrika. Marka waa arki kartaa xaalka.

     

    Laakiin hadduu ninka shaqeynaayo, haddana ku dhahaayo dowladda isma qabno xaaskiisa, that is a whole different league and I am downright against that.


  8. This is my first real winter in Kanada since late 2008. Oh, man, oh, man. Is it wonderful or what. In my 15 years here, I had never seen a bare, exposed grass in Febraayo! It was always covered by snow, not to mention the hard, strong winds that used to dharbaax you on the face haddaa banaanka u baxdid months like this.

     

    How I wish every winter was like this.


  9. Ooh, maan. The comments on Youtube on that clip is a bonanza for Soomaaliphobes.

     

    There are those who rig the system for millions and possibly billions. They are being rewarded a knighthood and take the title Sir. Only poor families oo iska masaakiin ah oo wax yar yar qarsaday ayaa saas loo humiliate gareynaa. It is a twisted world.


  10. Aah, dad baa waaga u baryay, finally. Haye, dad ayaa maanta ogaaday Xabashi waxee tahay iyo sidee u dhaqmaan iyo sidee Soomaali u necebyihiin. Aawey kii dhihi jiray 'wiilka Addisababa ku dhashay iiga dhow kan Xamar ku dhashay." Maanta ayaa rabaa wuxuu dhahaayo then.

     

    Xabashida Soomaalida ma kala jeclo, waligoodna ma kala jeclaan. Kuwa danteeda u aragto inay ugu jiraan ayee raacaan hadba xiligaas, Soomaalina inay waligood isqabqabsiga ka baxdo ma rabaan.


  11. Waxaan xasuustaa hadda ka hor ayaan islaan duqowday oo carab ah kursi uga kacnay,markaasay inta fariisatay meeshay ka oran lahayd khyr allaha idin siiyo dadkii kale oo carabta ahaa la hadashay waxayna ku tiri xataa adoontii baa idinka garasho fiican oo kursi iiga kacday aad baa naloogu qoslay waayo si fiicanbaan u labisnayn

    Uma jawaabin miyaa habartaas? Taas camal axsaan iyo xishmad midba ma istaahisho.


  12. The picture being used is at least hoax it had been said and doesn't match the accompanying story.

     

    Story-of-Mother%25E2%2580%2599s-Sacrific

     

    You can see there is no baby child under that person.

     

    11ty0px.png

     

    Xigasho

     

    I immediately suspected the authenticity of the image above because ciida gaduudan uma eko dhul dalka Jabbaan ah, siiba meeshii dhulgariirkii iyo badgariirkii ka dhacay. Dhul caro gaduudan ma ahayn meeshaas.


  13. Wax Soomaali dhaamo dunidaan aan arkaaye kuma arkin. So, had iyo jeer Soomaali ayaan dooran lahaa. One, two, three options xataa haddii la dhaho. The only people isgaran karo ifka meeshee ka joogaan waa Soomaali. No other people on this world is blessed with this. It is the only people meeshee rabaan ha joogaanee hal af isku af garan karo, oo dad boqol sano isyaqaanayna isku salaamaayo markee kulmaan, sheekadoodana kala istaageynin, no strangeness between them. Only Soomaalida can do this.