Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,660
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Posts posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar


  1. Secessionists Ilhaan Cumar maa gubeyso. They were even tagging far right figures on Twitter in order to make her look bad. Caqlixumaa secessionists. Naceybkee Soomaalida meel sare gaaro u qabaan marmar ka yaabaa.

    Che, baliis remove this deliberately mistranslated clip. Don't give clicks this secessionist cuqdada heyso. "Somalian" kulahaa. Kas ugu dan leeyihiin.

    This same clip from Universal TV isticmal.

     


  2. War government has nothing to do with it. People pay mortgages and condo fees, which is hundreds of dollars per months.

    Dixon condos were and are always private. I have siblings who own suites. I also have close relatives who rent some units, not to mention other people I know. Lamaba helo. Two bedroom waa $2400-2700 per month, lucky if you can find.

    Dixon towers were never a slum nor a ghetto. Waxaanan ogeyn ayaa ka hadleysaa anagoo magaalaan dhex joogno noo sheegtid, naga dhaadhacisid rabtaa. 


  3. 4 hours ago, Arafaat said:
    AFRICA.BUSINESSINSIDER.COM

    On Sunday, President William Ruto jetted out for Rome, Italy, to participate in the Italy Africa Summit, according to State House...

    MMA, what is the score between Rutto and HSM at their16th month in office. 

    Waa wareey, Ruto waaba Xasan Socdaal oo kale. He even has a Wikipedia page for his presidential trips.

    Xasan made 56 known trips since Juun, 2022.

    Ruto made 48 trips since his inauguration in Sept., 2022.

    Since that inauguration in Siteembar 13, 2022, both Xasan and Ruto made equal trips - 48. Waa wareey.

    I can understand Ruto, though. The global inflation is ravaging and gripling their economy. Their shilling is in a free fall. Boqolkii doolar waa 16,000+ today. Unbelievable. In the last 15 years, it used to hover around 10k to 11k. Marka meel walba madaxa gishanaayaa deen asagoo raadinaayo.

    He also visited Xabashiland, Ugaandha, Tansaaniya and Eritareeya in his very first weeks in power for a get to know trips. A few months later he also went to Jabuuti. Not Soomaaliya. That is how far Soomaaliya dan laga lahayn, even Xasan u furay jaadkooda sunta ahaa.


  4. And the meeting between wasiiradooda gaashaandhigga ignored Soomaaliya's request. Xasan haka xaab xaabiyo, meel walba lugta gishtee.

    Soomaaliya oo qaadacday bayaanka shir looga aamusay xad-gudubka Itoobiya

    Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa gebi ahaanba qaadacday qodobadii kasoo baxay shirka 32-aad ee dalalka Bariga Afrika ee ciidamada heeganka.

    Shirkaan oo lagu soo gaba-gabeeyay dalka Kenya, uuna shir guddoominayay wasiirka Gaashaandhigga Kenya ayaa waxaa looga hadlayay qorshaha iyo Istaraatiijiyadda shanta sano ee soo socoto, ayada oo qeybaha hore diirada lagu saaray sidii tababaro joogto ah loo siin lahaa ciidamada heeganka ee qeybta ka ah dalalka bariga Afrika.

    Waxaa ka qeyb-galay wasiirada gaashaandhigga dalalka Bariga Afrika, ayada oo dhanka Soomaaliya ay uga qeyb-galeen wafdi uu hogaaminayay taliye ku-xigeenka ciidanka xoogga dalka iyo xubno sar-sare oo ka tirsan wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya, oo iyagu markii dambe iskaga soo baxay.

    Xubnaha ka socday Soomaaliya ayaa madaxda qeybta ka ahaa shirka u cadeeyeen mowqifka dowlada federaalka ee laga soo horjeedo damaca Ethiopia ee badda Soomaaliya, balse shirka ahmiyad gaar ah ma siin arrintaan taas oo keentay in xubnaha Soomaaliya iskaga soo baxaan shirka.

    La-taliyaha sare xaga amniga ee wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya Cabdi Diirshe oo warbaahinta kula hadlay magaalada Nairobi ayaa shaaciyay in dowladda Soomaaliya ay qaadacday qodobada laga soo saaray shirka, kaasi oo looga gaabsaday xad-gudubka Itoobiya ay kula kacday Soomaaliya.

    “Soomaaliya waxa ay qaadacday qodobadii ka soo baxay shirka 32-aad ee dalalka bariga Afrika ee ciidamada heeganka kaasi oo lagu soo gabagabeeyay dalka Kenya,” ayuu yiri La-taliyaha sare xagga qmniga ee wasaaradda gaashaandhigga Cabdi Diirshe.

    Sidoo kale waxa uu tilmaamay in madaxda shirka ka qeyb-gashay ay u gudbiyeen mowqifka dowlada Soomaaliya, ayna ka filayaan in markale dib loo soo saaro bayaan cad, kaasi oo lagu taageerayo go’aanka dowladda federaalka Soomaaliya ay ka istaagtay xad-gudubka Ethiopia.

    Soomaaliya ayaa horey ugu guuleysatay in shirkii urur-goboleedka IGAD lagu dhalleeceeyo xad-gudubka Itoobiya, ayada oo sidoo kale taageero ka heshay dalal badan oo caalamka, waxayna weli dadaal ku bixinaysa xoojinta cadaadiska diblumaasiyadeed ee Itoobiya lagu saarayo inay ka laabato heshiis beenaadkii Addis Ababa.

    Xigasho


  5. Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah:

    Imaaraadka - 10/06/2022

    Turkiga - 03/07/2022

    Eritareeya - 10/07/2022

    Kiinya - 15/07/2022

    Jabuuti - 16/07/2022

    Masar - 24/07/2022

    Ugaandha - 08/08/2022

    Tansaaniya - 15/08/2022

    Kiinya (2nd time) - 12/09/2022

    Mareykanka - 15/09/2022

    Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda)

    Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions)

    Itoobiya - 28/09/2022

    Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022

    Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022

    Suudaan - 01/11/2022

    Aljeeriya - 02/11/2022

    Masar (2nd time) - 06/11/2022

    Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022

    Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022

    Sacuudiga - 09/12/2022

    Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022

    Talyaaniga - 08/02/2023

    Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023

    Qadar - 04/03/2023

    Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023

    Jabuuti (4th time) - 15/03/2023

    Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023

    Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023

    Ugaandha (4th time) - 27/04/2023

    Qadar (3rd time) - 17/05/2023

    Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023

    Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023

    Turkiga (2nd time) - 02/06/2023

    Jabuuti (5th time) - 11/06/2023

    Mareykanka (4th time) - 20/06/2023

    Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023

    Jabuuti (6th time) - 22/09/2023

    Eritareeya (4th time) - 08/10/2023

    Biljam - 24/10/2023

    Imaaraadka (4th known time) - 30/10/2023

    Sacuudiga (3rd time) - 09/11/2023

    Burundi  (1st time) - 15/11/2023

    Ingiriiska (2nd time) - 19/11/2023

    Tansaaniya (2nd time) - 23/11/2023

    Imaaraadka (5th time) - 30/11/2023

    Jabuuti (7th time) - 08/12/2023

    Mareykanka (5th time) - 10/12/2023

    Ugaandha (5th time) - 15/12/2023

    Kuweyd (1st time) - 19/12/2023

    Jabuuti (8th official time) - 28/12/2023

    Eritareeya (5th time) - 08/01/2024

    Ugaandha (6th time) - 17/01/2024

    Masar (3rd time) - 19/01/2024

    Qadar (4th time) - 22/01/2024

    Talyaaniga (3rd time) - 28/01/2024

    _________________

    Updated.


  6. 15 hours ago, Tallaabo said:

    Maxaa loogu ogolaaday inay kuwa nacaladda Alle korkooda ahaato ay dhasha shaydaanka maxkamadda ku darsadaan.

     

    https://news.sky.com/story/aharon-barak-who-is-the-holocaust-survivor-among-icj-judges-in-south-africa-vs-israel-case-13057323

    Xeerka maxkamadaas ah. Dalka la soo dacweeyey iyo dalka dacwada wato inay hal qaali midkiiba keensado. Qaaliyaasha joogtadaa ah waa 15, labadaan kumeelgaarka ah ka dhigaayo 17.

    Qaaliyaasha joogtada ah 14 ka mid ah 15 kuligooda waa u wada codeeyeen qodobada lagu soo eedeeyey. Tan Ugaandha Musaveni soo dirsaday diiday.

    • Like 1

  7. 1 hour ago, Che -Guevara said:

    Speaking at the symposium, National Intelligence and Security Service Deputy Director General Sisay Tola said the country which had owned ports for thousands of years was made landlocked for the past three decades.

    Maxaa naga quseeya anaga haddee bad lahaan jireen or not. Badda dadka ka qaatay ha ula tagaan. Why is Abiy Axmed scared of Afwerki? He knows inuunan ciyaar ciyaar ahayn.

    Waxee ku kala tageen waa badda filaa and Afwerki realized all his saaxiibtinimo waa daneysi ahayd. Eritareeya bad ee ganacsinimo u isticmaalaan wey siin lahayd laakiin taas ma rabo Abiy. Neefka Muuse Muqayil wuxuu dadka beenta ugu aqrinaayaa bad ee ka ganacsadaan waaye.

    Muuse is a threat to Soomaalinimo iyo jiritaankeeda. Because the moment these Xabashis and Oromo dhul bad helaan wey isbaalarin doonaan since meesha ahayn dhul la deganyahay. Just see what they did to Xarar, Diridhabo iyo inta u dhaxeysa Diridhabo iyo Jigjiga oo ah dhul la deganyahay.


  8. On 1/25/2024 at 2:53 PM, Illyria said:

    Hang on, I thought this pauper sod was a Canuck of Dixon slums, but it is now making sense as to his lowly comprehension of fine repartee. I would have been more tactful, if gentler had I known said fact.

    Dixon maa "slums" ah? Waligaa Dixon ma tagtay oo aragtay?

    You know these Dixon towers are considered privately owned 'condos,' not even apartments. Soomaalida wey gateen these individual suites. Mise Cedar camal ee Minneapolis maa mooday?


  9. 1 hour ago, maakhiri1 said:

    Arab and Muslim Americans say they won't back Biden over support for Israel in Gaza war

    From CNN's Camila DeChalus

    Many Arab Americans and Muslim voters who have spoken to CNN say they will not vote for US President Joe Biden’s reelection efforts due to his unwavering support of Israel and failure to call for a permanent ceasefire in Gaza. 

    In the last presidential election cycle, Biden received the backing of several prominent Muslim American elected officials and community leaders. But this time around, many are skeptical – and angry.

    “I believe he is beyond redemption,” said Khalid Turaani, 57, a consultant based in Michigan and co-chair of the state’s chapter of the Abandon Biden movement. “I will not vote for Joe Biden. I believe that his complicity and his active participation in the genocide against the Palestinian people in Gaza disqualify him from my vote.”

    The Abandon Biden campaign was created in Minnesota after a group of Muslim Americans demanded the president call for a ceasefire by October 31. And when Biden didn’t respond to these calls to support a permanent halt in fighting, the group vowed to campaign against him.

    At least 146,620 of the 200,000 Muslim American voters in Michigan cast a ballot in the 2020 election cycle, according to an analysis by Emgage. In 2020, Biden won Michigan by three percentage points over Trump. Four years prior, Trump won the state over Democratic presidential candidate Hillary Clinton by 0.2 percentage points.

    “I feel used as a Muslim voter,” said Ariana Afshar, 27, a content creator based in California. “He used people like myself in order to get elected and is now doing whatever serves him in his position.”

    Carabta Muslimka iyo gaalada ahba gobolka Michigan awood ku leeyihiin. Michigan waa swing state. Orangecon won narrowly in 2016; Biden had very narrow win as well in 2020, gaining 16 electoral college votes.

    Marka haddee Carabtaas u codeyn xaalka ma sahlana.

    • Like 1