-
Content Count
17,660 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Posts posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
-
55 minutes ago, Che -Guevara said:Aabahaa maxaa dilay LOL
Faradheer runta u sheegayaa. Tan iyo lixdankii sedbursi wadaan.
-
3 hours ago, Che -Guevara said:Rumor has it this is in the works. Abiy's authority is totally collapsing in the North. TPLF admits to talking with Eritrea, but it seems eliminating the Somali name from Ethiopia is far important than keeping Ethiopia together.
Abtigiis will allow this? Daciifsanaa. Abiy Soomaalida kaliya inuu ka adagyahay ismoodaa.
-
2 hours ago, Che -Guevara said:All three Habesha groups now see Abiy and his Oromo as bigger threat. TPLF talking to Eritrea removes the threat of being attacked from Eritrea in case TPLF start fighting Abiy again. Discussion between Fano and TPLF will be obstacle as there's land dispute.
Both Amhara and Tigray are speaking of independent Tigray and Amhara. Amhara are muted in their discussions.
Oromo and Abiy are grapping as many territories as they can from their neighbors and damming every water source.
Dowlad Soomaaliyeed meesha ka faa'iidaysan lahaydna Xasan Socdaal u madax ah. Maxaa Xasan lagu qasaaray.
-
Sadex sano ka dib, it is back again.
Cabsi ka jirta Boosaaso kadib amar ka soo baxay ciidamada PSF
Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ee Puntland waxaa ka jira dareen la xiriira dhinaca nabadgelyada kadib markii ciidamada PSF ay soo saareen digniin ay diyaaradaha isticmaala garoonka magaalada ugu sheegeen inaysan isticmaalin garoonkaas.
Tallaabadan ayaa ku soo beegmaysa iyadoo uu jiray khilaaf muddo soo jiitamyey oo u dhexeeyey maamulka Puntland iyo hoggaanka ciidanka PSF.
Shacabka ku nool magaalada Boosaaso ayaa walaac xoog leh ka muujinya tallaabooyinka dhallin kara xasilooni darada.
Weriyaha VOA Faaduma Yaasin Jaamac ayaa warbixintan soo dirtay.
-
Good, make phantom cadow from everyone and at everywhere. Hore Shiinaha ka careysiiseen, haddana Masar oo Jaamacadda Carabta awood ku leh.
-
When a so-called 'wasiir' who graduated from Marrfish University, this happens:
They couldn't even use proper wasaarad tonissue this, which is wasaaradda hidaha iyo tacliinta sare.
-
1 hour ago, Che -Guevara said:Ethiopians don't want direct confrontation with any Somali group. But they will be more than happy to support one group over the other.
Plus Abiy is feeling immense pressure from Fano. They have practically taken over Amhara region including the Sudan-Ethiopia border where Eritrea and Egyptians are funneling resources. For the first time in a long time, Addis Ababa has no control over its borders.
Xasan Socdaal fursad siyaasadeed siyaasi Soomaali soo marin 30 sano ayuu dhumiyey, Soomaali badana ku taageeri lahaa, ku midoobo lahaayeen. C/raxmaan C/shakiur iyo kuwii kale shalay la jiray ka yaabay fursadaan qaaliga uu dhumiyey.
Xasan only cares about maal, dhul iyo hanti la dhaco. Ciidamadii shan sano la dhisaayo hal sano ku burburiyey. When was the last time aad maqashay Haramcad, Gorgor iyo Danab? Iskaba iloow ciidamadii Eritareeya lagu soo tababaray.
-
11 minutes ago, Illyria said:Darn, and soon, you will be telling me:
- Galbeedi is Dr Cali I Baxar
- Che is C/weli Gaas,
- MMA is Laftagareen,
- Makhiri is Jamal M Xasan,
- XX is Caateeye,I can guarantee you if I want that I can be guddoomiyaha Bakool tomorrow if aan ka dego Baydhabo and lobby Laftagareen. Kan haayo oo iska qaraabo kore ah meesha waaku cariirin karaa.
By the way, SOL members became wasiiro sida Cabdiraxmaan Caynte (now at Heritage Institute). Also Cabdi Warsame, the former Minneapolis councillor, meeshaan General Duke ku soo gali jiray.
-
59 minutes ago, Xaaji Xunjuf said:These two Ethiopians call for the slaughter of Lafta gareen
Maxeey ka dhaheen labadaan odeyaashii shirka Jigjiga ku qabtay Xabashi nahnay ku haaye oo taageersan Xabashada?
-
59 minutes ago, Che -Guevara said:Doesn't Laftagareen have troops in Barawe?
I doubt Egyptians will do HSM's bidding.
He does. Baraawe has several thousand Daraawiish ciidamo there. Xasan wants meesha dagaal ka abuuro, hadhoowna maslaxo wadaa lasoo shirtago. I am afraid Xabashada might even go there, claiming inay nabad ilaalin u tageen, sida qaabka daran ku tageen Luuq iyo Galgaduud toddobaadkaan.
-
Xoghayihiisa Xamse ayuu Xamar ka soo dirayaa Xasan beri. Baydhabo tag Laftagareen iigala hadal soo yiri.
Isla asagii Xasan ayaa Shariif Xasan iyo maafiyadii kale calooshood u shaqeystiyaasha ahaa shir kula lahaa madaxtooyada maanta, asagoo rabo inuu geeyo Baraawe oo ciidamo Masaari ku waardiyeeyaan, doorasho been ah ku qabto.
-
1 hour ago, Illyria said:Hold on, Abtigiis was Cagjar? Are you being serious?
Yes. Some old SOLers met him.
-
Xunjuf and warbaahinta Muuse Muqayil amateurishly trying isku dir. Xataa qof sida wax loo qoro ma haayaan.
-
Shaatigii Xabashada lagu marmarsiyoonaaye waa iska dhigeen. Bannaanka iskeeneen damacooda isbaaraha ah.
-
15 hours ago, galbeedi said:doqonkan maAxmaarada ku tidhi Abiy ayaan kugu bedelaynaa?
Waa isla qofkaan, who 12 years ago to this week, used to write these lofty words on here. Alloow alle, jago iyo jeeb qooyan dad waa badashaa.
"Last week, the Tigres, for the first time in 21 years, met somalis who are not kowtowing to them, somalis who looked at them sternly without the need to blink when the Tigre's look back. It was a moment of pride for all Somalis for the Tigre's to know that Somalis are not all about Faroole, or Siilanyo or Iley or Sheikh Sharif. There are dignified men who can talk to them like equal partners."
-
Lafta oo juqeys ku jiro.
-
Meesha waa janee compared to dhagaxaanta Galgaduud ee yaa ka samraayo. However, they are powerless to do anything now, awoodooda arkeen marka shirar la soo istaagaan ku soo hareen.
Laftagareen runtii laf xun dhuunta istaagto ku noqday and he is getting far more support from Reer KG than any time before. My own sister was against him, but now ardently supports him markee aragtay moooryaantii duulaan ah.
-
Meel walba dagaal ka dhacay suu Xasan u yimid laba sano ka hor.
-
1
-
-
Filinkii Xabashi la dagaalameynaa u socon waaye laguna fahmay, shaatigooda dhabta ahaa lasoo baxeen munaafiqiinta. Maalmo ka hor wadani Iska dhigaayeen, uma gadmin.
-
Qof walba waala iska xiraa. Dadkaan shaqeysanaayo kacee galabsadeen.
-
Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah:
Imaaraadka - 10/06/2022
Turkiga - 03/07/2022
Eritareeya - 10/07/2022
Kiinya - 15/07/2022
Jabuuti - 16/07/2022
Masar - 24/07/2022
Ugaandha - 08/08/2022
Tansaaniya - 15/08/2022
Kiinya (2nd time) - 12/09/2022
Mareykanka - 15/09/2022
Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda)
Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions)
Itoobiya - 28/09/2022
Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022
Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022
Suudaan - 01/11/2022
Aljeeriya - 02/11/2022
Masar (2nd time) - 06/11/2022
Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022
Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022
Sacuudiga - 09/12/2022
Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022
Talyaaniga - 08/02/2023
Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023
Qadar - 04/03/2023
Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023
Jabuuti (4th time) - 15/03/2023
Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023
Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023
Ugaandha (4th time) - 27/04/2023
Qadar (3rd time) - 17/05/2023
Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023
Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023
Turkiga (2nd time) - 02/06/2023
Jabuuti (5th time) - 11/06/2023
Mareykanka (4th time) - 20/06/2023
Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023
Jabuuti (6th time) - 22/09/2023
Eritareeya (4th time) - 08/10/2023
Biljam - 24/10/2023
Imaaraadka (4th known time) - 30/10/2023
Sacuudiga (3rd time) - 09/11/2023
Burundi (1st time) - 15/11/2023
Ingiriiska (2nd time) - 19/11/2023
Tansaaniya (2nd time) - 23/11/2023
Imaaraadka (5th time) - 30/11/2023
Jabuuti (7th time) - 08/12/2023
Mareykanka (5th time) - 10/12/2023
Ugaandha (5th time) - 15/12/2023
Kuweyd (1st time) - 19/12/2023
Jabuuti (8th official time) - 28/12/2023
Eritareeya (5th time) - 08/01/2024
Ugaandha (6th time) - 17/01/2024
Masar (3rd time) - 19/01/2024
Qadar (4th time) - 22/01/2024
Talyaaniga (3rd time) - 28/01/2024
Imaaraadka (6th time) - 31/01/2024
Itoobiya (3rd time) - 16/02/2024
Kiinya - (3rd time) - 28/02/2024
Turkiga (3rd time) - 01/03/2024
Eritareeya (6th time) - 17/03/2024
Sacuudiga (4th time) - 02/04/2024
Kiinya (4th time) - 11/04/2024
Tansaaniya (3rd time) - 24/04/2024
Kiinya (5th time) - 29/04/2024
Kiinya (6th time) - 18/05/2024
Kiinya (7th time) - 28-05-2024
Norway (1st time) - 10/06/2024
Iswiserlaan (1st time) - 14/06/2024
Turkiga (4th time) - 16/06/2024
Jabuuti (9th time) - 19/06/2024
Eritareeya (7th time) - 08/07/2024
Rawaandha (1st time) - 12/08/2024
Masar (4th time) - 13/08/2024
Shiinaha (1st time) - 03/09/2024
________________
Updated list.
-
Shiinaha ayaa laga dhacay.
-
53 minutes ago, maakhiri1 said:War bahashii qabyaalada iska yaree, miskiinkan loo awood sheegtay, sharcigii idiin qornaa oo Lagu tuntay , Waa kusidee? Meel walba ma Kula gashay? Blind support
Xunjuf oo xasuuqii Laascaanood ka dhacaaye bilooyin taageeraayay maa ka sugee inuu u baxo hal qof tol kale ah la dulminaayo?
-
Fadeexad weyn
in Politics
Posted
Sanbalooshaha gadaal ka muuqdo, a Hagist extremist Xasan wakiil u ahaa, waa loo diiday inuu shirka Laftagareen iyo Xamse ka qeyb galo. Asagoo xanaaqsan Xamar ku noqday saaka.