peasant

Nomads
  • Content Count

    988
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by peasant


  1. Nin-Yaaban;834511 wrote:
    LoL, i don't see how that's a bad thing. They deserve that and more for being pirates. It's shame u are trying to turn this into something it's not.

    There are no pirates and please don't disrespect the Somali coast guards. As a Somali you should be proud of the fact that Somali tuna isn't getting served in Tokyo restaurants without a price. This wouldn't not be an issue in the first place if trawlers would not come to Somali waters, over fish and harass our poor fishermen and also if the european mafia didnt dump their toxic wastes in our shores. If the world is more concerned about their merchant ships cruising in high seas we are more concerned about our resources and environment!


  2. The public have their voices through their representatives and our system is a system that takes advantage of the traditional system that was already in place. Thus no need to spend additional resources when a simple solution can do the job. Our objective is not to appease or get acceptance from outside bodies in order to get a recognition and we are only after finding a solution that works for our people.

     

    Every nation knows what works best for them and smart ones dont just follow others blindly. India, USA and Iran are all democratic countries but their systems differ greatly!

     

    calool adayg iyo isku kalsooni aad ku goosataana ma haysid

    Why do I need to secede when i know I can have my own piece of the pie and the same time share your piece with you?;)


  3. Mukulaalow;816941 wrote:
    Peasant, That was kind of joke, (sense of humor) check the article, its got a smile in front.

     

    Its only a retarded person who would not want oil in Somalia where ever its found. I wish there was oil, Gold, Diamond, Zinc, Iron, Uranium in Somalia. which ever corner it is. and I sincerely believe that.

     

    Ninyahow raali noqo i couldnt tell if you were grinning or smiling that is because the new SOL emicons are very close to each other :D.


  4. Maaddeey;816854 wrote:
    ^^ Micnaha, dadaaba la laayaaye, annaga xarigeenna yarkaa maxaa ku tusay?.

     

    Maya, sxb. Qof aan waxba u billowneyn sida wax loogu sheego waa adagtahay, lakin maadaama aan 'madax madow & middi saawira, midna laga quusan' aan isku dayo:

     

    Dagaalkii Afghanistan ee Muslimiinta oo dhan (shacab & dawlad) ka wada qayb qaateen, waxaa caawinaayey Maraykan oon ognahay ujeedkiisa!. Weligaa ma maqashay (ama adiga ma is tiri) dad leh Muslimiintu waa gaaloobeen maadaama Mareykan uu caawinaayey?. Ogow, waxa gaalnimada keenaya (on this issue) waa Gaalo oo loo soo raaco, Muslimiin dagaalkood. Faahim, Yaa Ustaad?.

    Kabiir arinta Afghanistan baaba laftirkeeda suaal ka taagan tahay waayo dowladaha sida kuwa aad sheegtay, America, Saudi arabia iyo Pakistan oo iyagu dana gaar ah ka lahaa in Ruushka laga saaro afghanistan baa arintaa dabada ka waday. Al-Qaida oo ah jabhada hada inaga dhibka nagu haysa iyadana sidoo kale su'ali ka tagaan tahay habka ay u fasirato diintana wa ay horboodaysay dagaalkaas. Marka arinta aad soo bandhigtay ma noqon karto mid lagu fasiri karo sababaha qaar gaalada cawinaad u waydiisan karaan oo aan murtad loo oranayn kuwa kalena lagu shaabadeeynayo murtadnimada iyadoo labada dhinacba ay ka siman yihiin caawino waydiisashada gaalada.

     

    Hadii aan dib ugu noqdo arinta Somaliya ma fahansani waxa aad ilaa iyo hada aad murtadnimada ugala gabanayso Hassan Dahir Aweys isagoo ku cadahay in uu Eritrea cawinaad ka helo si uu ula dagaalo dadka muslimka ah ee isaga is hayaan haatadan.

     

     

    Ps. ayaantaan stance-gaaga towards me, wuu jilcaye, maxaa u sabab ah?.
    ;)

    Maya kaftankayga baa sidaa u qalafsan mar mar ee wax sidaa u fog ma jirin horaan ;)


  5. Maaddeey;816620 wrote:
    ^^ Arrin aadan aqoon u lahayn ka hadalkeeda kuuma fiicna, out of topic-na waa tahaye, masaakiinta sida xoolihii la isha qab-qabani wax ka dheh.

     

    Maadeey meel fog baad martay. Waxaa kaaga fududayd adoo dhaha su'aashu waa mid adag iga qalee sxb :D..


  6. ^ Adigu waxaan kaa sugayey in aad naga jaahil bixiso sababta aadan Xasan Dahir Aweys aadan u oran waa murtad isagoo la ogyahay in uu xariir dheer la'lahaa Isaias Afwerki. Sidoo kalena waxaanu ogsoonahay in Eritrea tahay wadan sida Ethiopia muslimku ku badan yahay balse in yar oo kiristan ah ay xukunto wadanka ayna caburiso muslimiinta.