Garaad Bari

Nomads
  • Content Count

    435
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Garaad Bari


  1. The video clip is not complete, the Danish Minister response to Tarsan who was facilitating the discussion is cut,,, he honestly humiliated Tarsan first apologizing to P/land Minister then saying if you got something to say wait your chance, n he also continued saying here everybody speaks of his/her mind here and that is why we have this session to hear all different options. i watched this life on Royal Tv


  2. Wallaahi i watched this breakfast meeting life while Mr Tarsan ciyey, and yes he was humiliated by the Norwegian Minister who said show respect and let the minister finish his talk. Royal Tv was broadcasting life.


  3. SAXAAFADEED

    14 July 2013

     

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiraxman Maxamad Maxamud Farole, markuu si qotodheer ah ula tashaday Madaxweyne ku xigeenka, Gudoomiyaha Golaha Wakiilada, Golaha Wasiirada iyo xubnaha Guddiga Nabadgelyada Dowladda Puntland, Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka KMG ah, iyo dad xurmo ku leh Bulshada Rayidka ah, wuxuu soo saaray go’aankaan ku saabsan joojinta Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka, oo ka dhici lahaa Puntland berri Isniin July 15, 2013.

     

    Madaxweynaha Dowladda Puntland:

     

    Markuu qiimeeyey mas’uuliyadda iyo xilka weyn ee ka saaran ilaalinta amniga, xasiloonidda, iyo midnimada dadka Reer Puntland;

     

    Markuu arkay kooxo isu soo bahaystay khalkhalgelinta degenaanshaha iyo waxyeeleynta midnimada Puntland, kuwaasoo ay ka mid yihiin argagaxiso doonaya inay si xun uga faa’idaystaan qabsoomidda Doorashada Golayaasha Deegaanka Puntland;

     

    Markuu aqoonsaday dadaalkii dheeraa oo Puntland usoo gashay hirgalinta iyo meelmarinta nidaamka doorashooyinka iyo axsaabta badan, iyadoo tallaaboyin badan oo lagu guulaystay la soo maray ilaa hadeer;

     

    Markuu qiimeeyey qaswadayaasha gudaha iyo khalkhalgeliyaasha dibedda oo maalgelin iyo abaabul uga qaybgalaya abuurida xasilooni-darro iyo isku dhac xilliga doorashada Puntland;

     

    Markuu aqoonsaday khatar ku imaan karta amniga, nabadgelyada iyo xasiloonidda dadka Reer Puntland;

     

    Markuu qiimeeyey himilooyinka dadka Reer Puntland ee dowlad-wanaaga, nabadda, iyo cadaaladda;

     

    Dowladda Puntland waxay si rasmi ah u joojisay Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka Puntland oo qabsoomi lahaa July 15. Iyadoo la qaatay go’aankaan adag, Dowladda Puntland waxay shacabka usoo jeedinaysaa mahadnaq balaaran niyadda ay u hayaan una muujiyeen in geedi-socodka nidaamka doorashooyinka socdo, waxayna Dowladdu dadka u balanqaadaysaa inay weli ku taagan tahay mowqifkeeda ahaa sidii loo hormarinlahaa nidaamka doorashooyinka iyo axsaabta badan, doorashada-na la qaban doono wakhtiga ku habboon, inshallah.

     

    Dowladda Puntland waxay u mahadcelinaysaa Beesha Caalamka oo soo taageertay nidaamkaan muddo 10-sanno ku dhowaad ah, marxalado badan oo lagu guulaystay lasoo martay Dowladda ilaa wakhtigaan xaadirka ah. Dowladda Puntland waxay kalsooni ku qabtaa in Beesha Caalamka ka taageeri doonto sii wadida nidaamka asxaabta mustaqbalka.

     

    Dowladda Puntland waxay ugu yeeraysaa dadka Reer Puntland oo nabadda jecel iyo Ciidamada Amniga inay daafacaan Midnimadooda, Amnigooda iyo Degenaanshahooda, si ay uga guulaystaan kuwa isu soo bahaystay burburinta Puntland.

     

    http://www.garoweonline.com/artman2/publish/Wararka_19/Puntland_waxay_Joojisay_Doorashooyinkii_Deegaanka.shtml


  4. I don't think Col Bare Hiiraale is wise man, if he didn't anticipate his chances in this conflict, he should have avoided any conflict with Madoobe and his militia whether they were backed by the Kenyans or not. this was total embarrassment,,, he had no chance of winning this war still he started it, putting many young boys at risk who were either killed, injured or captured. I feel sorry for the mothers and fathers of those boys


  5. "The political process was supposed to include a parallel process of fostering local and provincial government structures. That, says Mahiga, hasn't even begun, in part because President Mohamoud fears empowering rival clans to his north and south. There has been no movement towards drafting a permanent constitution which would enshrine a federal system. Meanwhile, negotiations with Puntland have been "very painful and scratchy." There is no dialogue at all with Somaliland. That sounds like a dangerous form of drift.

     

    http://www.twincities.com/opinion/ci_23424486/james-traub-somalia-from-blackhawk-down-standing-up


  6. Gooni sxb anaa 5 CV diray,, lacagtiina telephone iga dhamaystay, still the response is no vacancy! markaa ragaan qayb aan sxbo nahaa ku jira maaha inaan xaasid ka ahay balse reflection ka ay bixinaysaa wax xun ah khaasatan waqtiga lagu jiro oo dadku is aamini layahay, mida kale nin ilmaadeeradii io jufadiisa isku xeeray hadana ah madaxweyne qaran ma helikaraa diverse opinions or advice?

     

    Khilaafaadka jira iyo istuhunka jira waxaa u sababa arintan waftigaan ka muuqata, markaa maanay tani u markhaanti kacayn dadka aaminsan in madaxweyne Hassan Shaeikh uu qabiiliiste yahay?


  7. Mudaharaadkii USP oo miro dhalay, kuna khasbay Madaxweyne Culusoow in uu la kulmo Ururka uga xooga weyn waqooyiga Soomaaliya.

     

    Madaxdii Ururka u dagaalama Midnimada Soomaaliya ee USP oo dhowaan qaban qaabiyey Mudaharaadkii uu madaxweyne Culusoow ka fadhiyi waayey shirkii London, ayaa ergo u soo dirsaday madaxdii Ururkaas si ay ula kulmaan oo u wada hadlaan.

     

    Waxa kulan aad u qiimo badan uu dhexmaray madaxweynaha Somaliya iyo isbahaysiga wadaniyiinta ee Awdal state, Khaatumo state iyo Maakhir state ee ku bahoobay dalada USP.

     

    http://www.allsanaag.com/index.php/43-war-soomaali-ah/2238-culusoow-iyo-usp-oo-kulmay


  8. I don't participate this kind of cyber fadhi Kudir nor I have the luxury of time to do so. This response is an educational one for the two boys Oodweyne and STOIC as well as JB if he still around. see the link below

     

    http://i9.tinypic.com/4r134ow.jpg

     

    This picture was taken in 1907 at Berbera coast and clearly shows Somalis (or in other words your great grand parents) put in the worst form of SLAVERY.. This how the British threat your ancestors, this is your history; this is what they should teach youngsters at schools.


  9. Xaaji Xunjuf;927836 wrote:
    Actually this guy never defected before, but i think his clan sub clan declared their support to the SL government, he followed the footsteps of his sub clan. Thats all and he brought his clan elders with him to.

    for your information he is former defector from s/land to p/land. 1995-1998 he was the mayor of Badhan and defected to puntland with two cars from S/land.