Juje

Nomads
  • Content Count

    2,791
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Juje


  1. Originally posted by Resistance:

    P.S the topic title is very mesleading, i was actually looking forward to a long article with regard to the teachings and ideology of Al-Shabaab.

    There is nothing as long article about Shabaab, nor constructive. May be you could be kind enough and furnish us with an alternative information that has been missed about them.

    Thanx


  2. Cumar C/rashiid oo Dekeda Muqdisho booqdey.

     

    Cumar C/rashiid iyo xubno ka tirsan Golahiisa Wasiirada ayaa Maanta kormeer ku tegey Dekeda Caalamiga ah ee Magaalada Muqdisho, waana xaruntii ugu horeysay oo ka tirsan Dhismayaasha danaha guud ee uu booqdo tan iyo markii uu Muqdisho yimid dhawaan. Waxaa ka mid ah Xubnaha ku wahelinayey booshaqadan, Maxamed Ibaraahim Xaabsade oo ah Wasiirka Gaadiidka, Shariif Xasan Sh Aadan oo isna ah Wasiirka Maaliyada, sidoo kale Xubno kale oo ka mid ah Golaha Wasiirada ayaa la socdey.

    Xubno ka mid ah Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sidoo kale Mas’uuliyiintii kale duwanaa ee ku wahelinayey Booshaqadan uu Maanta Cumar C/rashiid ku tegay Dekeda Muqdisho.

    Waxaa sidoo kale booshaqadan ku wahelinayey Saraakiil sar sare oo ka tirsan Ciidamada Kale duwan ee DKMG ah.

    Booqashadan ayey ujeedkeedu ahaa indho indheynta Xaalada guud ee Dekeda Caalmaiga ah ee Muqdisho xilligan ku sugan tahey.

    Waxa ayna booqashadiisan imaaneysa Xilli Maalmihii ugu danbeysey uu muran ka dhex taagnaa Shaqaalaha Dowlada ee Dekeda ka howl gala iyo Gaadiidka Rayidka ah ee halkaa ka howl gala oo isku haya lacago badan oo baad ah oo halkaa looga qaado.

     

    1psd.jpg

    Ciidamo AMISOM oo Dekeda Dhex taagan

     

    5.jpg

    Wafdiga oo Dekeda dhex socda

     

    8.jpg

     

    Source


  3. Originally posted by General Duke:

    All of Nur Cade's group have been purched

    Including Ahmed AbdiSalaan.

    I knew you would be first to notice that. None of those who were Nuur Caade's camp has returned. And mostly of all those who resigned in protest and under the guidance of old Yeey are back in fold.

    What does it tell you? :D


  4. 1

     

     

    Raysalwasaare ku xigeen ahna Wasaaradda Kallumeysiga iyo Khayraadka Badda: Prof Abdiraxman Aden Ibrahim Ibbi

     

    2

     

     

    Raysalwasaare ku xigeen ahna Wasaaraadda Maaliyadda: Sharif Xassan Sheikh Aden

     

    3

     

     

    Raysalwasaare ku xigeen ahna Wasaaradda Tamarta iyo Shiidaalka: Abdiwaxid Cilmi Goonjeex

     

    4

     

     

    Wasaaradda Arrimaha Dibadda: Mohamed Abdulahi Omaar

     

    5

     

     

    Wasaaradda Gaashandhigga: Maxamad Cabdi Gandi

     

    6

     

     

    Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashigga Caalamigga: Cabdiraxman Cabdishakur Warsame

     

    7

     

     

    Wasaaradda Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka: Madoobe Nunow Maxamed

     

    8

     

     

    wasaaradda Awqaafta iyo Arimaha Diinta Sheikh Ali Aadan

     

    9

     

     

    Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska: Fowsiya Maxamed Sheikh

     

    10

     

     

    Wasaaradda Dhaqan Celinta iyo Naafada: Maxamed Cali Ibrahim

     

    11

     

     

    Wasaaradda Gargaarka Aadamiga: Dr Maxamud Cabdi Ibrahim

     

    12

     

     

    Wasaaradda Warfaafinta: Farxan Cali Maxamud

     

    13

     

     

    Wasaaradda Cilmibaarista iyo Teknoolojiyada: Maxamed Cali Xagaa

     

    14

     

     

    Wasaaradda Caafimaadka: Qamar Aden Cali

     

    15

     

     

    Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha: Maxamed Abdi Xayir (Mareeye)

     

    16

     

     

    Wasaaradda Jaaliyadda Dibadda: Cabdullahi Axmed Cabdulle Azhari

     

    17

     

     

    Wasaaradda Wabarashada iyo Barbaarinta: Axmed Cabdullahi Waayel

     

    18

     

     

    Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guriyenta: Maxamed Cabdi Yusuf

     

    19

     

     

    Wasaaradda Horumarinta Reer Miyiga: Khadija Maxamed diiriye

     

    20

     

     

    Wasaaradda Isboortiga iyo Dhallinyarada: Saleban Colaad Rooble

     

    21

     

     

    Wasaaradda Arrimaha Gudaha Caduqadir Cali Cumar

     

    22

     

     

    Wasaaradda Amniggga Qaranka : Cumar Xashi Aden

     

    23

     

     

    Wasaaradda Xannaanada Xoolaha: Aboukar Cabdi Cusman

     

    24

     

     

    Wasaaradda Cadaalada iyo Garsoorka: Cabdiraxman Maxamud Farax Janaqow

     

    25

     

     

    Wasaaradda Beeraha: Xassan Maxamed Nuur Shati Gudud

     

    26

     

    Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadidka Badda: Maxamed Ibrahim Xaabsade

     

    27

     

     

    Wasaaradda Hantida Qaranka iyo Qalabeynta: Maxamed Mursal

     

    28

     

     

    Wasaaradda Hiddaha iyo Tacliinta Sare: Prof Ibrahim Xassan Caddaow

     

    29

     

     

    Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha: Cabdalla Boos Ahmed

     

    30

     

     

    Wasaaradda Dib u Dhiska: Xussein Ceelabe Fahiye

     

    31

     

     

    Wasaaradda Dalxiiska iyo Duur Jooga: Maxamed Xuseen Saciid

     

    32

     

     

    Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta: Cabdirazak Cusman Jurile

     

    33

     

     

    Wasaaradda Ganasiga: C/rashiid Ciro

     

    34

     

     

    Wasaaradda Warshadaha: Cabdiraxman Jamac

     

    35

     

     

    Wasaaradda Gadiidka Cirka iyo Dhulka: Cali Jamac Jangeli

     

    36

     

     

    Wasaaradda Deeganka iyo Ilaalinta Beyada: Burci Xamza


  5. - What if Hassan Daahir Aweys joins the new government.

     

    - What if Hassan Turki accepts this government.

     

    - What if Rooboow is given the minister position inthe cabinet.

     

    - What if Mareekanka takes off the terror list from these 3 men.

     

    - What if the use of 4.5 is demolished and greater understanding of sharing power is established!

    It will be good of Hassan Dahir Aweys accepts the government as that of national reconciliation and gives it a chance to function - if he joins it will be big boost.

    So is the case for Hassan Rurki and Robbow. It is quite odd for them to oppose the government of Sheikh Sharif and narrows down their opposition to only the need to personnaly rule rather than the common desire of the country.

    If they refrain from their stance, hostility and utterly demolish the government of Sheikh Sharif then their presence in the terror list can be altered.

    Minister for Robbow is not an unattainable issue it all depends on the reception he accords this government of national unity.

    4.5 yes indeed is a disgrace, distasteful and undesirable. Ofcourse it warrants all opposition yet we cannot ignore it is the only solutions viable as far as the current situatioon is concerned. Somalia is in a civil war and was started by clan vs clan and that cannot be denied. By ignoring the core issue of the conflict and its possible solution of sharing a government of national unity will only further stray you from achiving a solution.

    Through this 4.5 we have the chance to create a governance that will hopefully prepare the country and its people to reach a stage where they elect theire leaders and policies that they want to be lead on through the ballot box. That is the desired target and in the process we need to walk through the mires of 4.5.


  6. Dowlada Britain oo cabsi ka muujisay in ammaan dalkeeda ay Qatar ku hayaan kooxo Soomaali ah oo tabar ku soo qaatay dalka Soomaaliya dibna ugu laabtay Britain.

    Shabelle: LONDON

     

    Dowlada Britain ayaa cabsi ka muujisay in ammaan dalkeeda ay Qatar ku hayaan kooxo Soomaali ah oo ay sheegtay in ay tababar ku soo qaateen dalka Soomaaliya dibna ugu laabtay dalka Britain.

     

     

     

    Waaxda aminga dalka Britain ayaa waxaa ay sheegeen in ay aaminsantahay in kooxo Soomaali ah oo ay sheegeen in ay tababaro ku soo qaateen gudaha dalka Soomaaliya ay dib ugu laabteen gudaha dalka Ingariiska

     

     

     

    Saraakiisha sirdoonka Dalka Britain ayaa cabsi ka muujinaya suurta galnimada in kooxahaasi weero ay ka fuliyaan gudaha dalka Ingariiska amaba ay tababaro siiyaan kooxo kale oo cusub.

     

     

     

    Jonathan Evans oo ah madaxa waaxda amaanka ee dalka Britain ayaa isagu sheegay in kooxahaasi cabsi amaan dari ay ku hayaan dalka Ingariiska.

     

     

     

    Goor sii horeeysay madaxa sirdoonka dalka Mareykanka ninka Lagu magacaabo Michael Haydenayaa sheegay in duulaankii Ethiopia ay dabayaaqadii 2006-dii ku qaaday dalka Soomaaliya uu kumanaan Soomaali ah ku qasbay in dalkooda ay ka cararaan oo caalamka ay ku baahan iyagoo sameeynaya falal amaan dari.

     

     

     

    Xogtani oo uu soo aruuriyay Taleefshinka Channel 4 News ee fadhigiisu yahay Dalka Britain ayaa lagu sheegay in maamulka amaanka iyo wasaarada arimaha gudaha ee dalka Britain ay il gaar ah ku eegayeen Jaaliyadaha Soomaalida kadib markii weer lagu dilay 20- askari oo ka mid ah ciidamada Britain lagu eedeeyay in uu fuliyay nin Soomaali ah


  7. Growing number of British men joining Islamic radicals in Somalia

    By Duncan Gardham, Security Correspondent

     

    Jonathan-Evans_1296704c.jpg

    Jonathan Evans, the head of MI5

     

    A 21-year-old student from Ealing, West London has blown himself up as a suicide bomber in the war-torn country in the first reported incident of its kind.

     

    Jonathan Evans, the head of MI5, voiced his concerns over increasing numbers of young men travelling to the East African country in an interview with the Daily Telegraph last month.

     

    He talked of "networks that help individuals go and take part or provide support to extremist gangs in Somalia" and may return to attack Britain.

     

    Michael Hayden, the outgoing head of the CIA, has said that the Ethiopian invasion of Somalia has "catalysed" expatriates around the world.

     

    An audio message from Osama bin Laden last month urged Muslims to send money or go to Somalia to fight.

     

    The student abandoned a course in business studies at Oxford Brookes University to join up with al-Shabaab [the Youth], an Islamic militia fighting the Somali government, according to Channel 4 news.

     

    He crossed the border from Kenya and blew himself up at a checkpoint in the southern town of Baidoa in October 2007.

     

    Ali Mohamed Ghedi, the Somali Prime Minister was staying at a hotel nearby and escaped unharmed but jihadi websites claimed that 20 Ethiopian soldiers were killed.

     

    The man left a suicide video in which he said: "Oh my people, know that I am doing this martyrdom operation for the sake Allah.

     

    "I advise you to migrate to Somalia and wage war against your enemies. Death in honour is better than life in humiliation."

     

    Sheikh Ahmed Aabi, a moderate Somali leader in north London, said he knew of the case and had heard of other young men travelling to Somalia to join radical groups.

     

    "I'm hearing it from parents," he said. "They say [their children] are joining the jihad. I am hearing there are a lot of people.

     

    "This is a big problem facing our community."

     

    Peter Neumann, a terrorism expert at King's College London, said: "The numbers I hear [going from Britain to Somalia] are 50, 60, or 70 but in reality we don't know.

     

    "You don't need big numbers for terrorism. Somalia will never become another Pakistan but that does not mean it is not a threat."

     

    One young man outside a west London mosque was adamant it was his right to go to Somalia to fight.

     

    He said: "If American troops can go from Arizona to Iraq then someone can leave this area and go to Somalia."

     

    While travel to and from Pakistan remains the major concern for the security services, Britain is also home to the largest Somali community in Europe, estimated at over 100,000.

     

    Two of the failed July 21 bombers, Yassin Omar and Ramzi Mohammed, arrived in Britain from Somalia as refugees although they were radicalised after their arrival.

     

    Ethiopian troops invaded in December 2006 to oust a government formed by the Islamic Courts Union and withdrew only last month.

     

    Al-Shabaab, designated as a terrorist group in the US, aims to introduce sharia law to Somalia and took control of Baidoa last month.


  8. If I had a choice I will beyond doubt give it to none else than Siciid ofcourse, a well cultured, educated and above all a 'reer-Xamar' guy - but come on P/land you already have the PM position you can certainly assume to also take a high calibre cabinet position.

    The butlers are saying there is a good possibility that Siciid could be in Omar's cabinet but not in foreign affairs portofolio.


  9. For the record PM Cumar Cabdirashid has never added the prefix Dr. before his name - however if Somali internet news portals chose to do so I dont think you can blame him.

    Having said that I remember in Somalia people used to be called 'dattore' even after getting a degree from Lafole College of Education, thus it is common in our society to choose the title for you . But am quite certain that the PM does not use such title.