Juje

Nomads
  • Content Count

    2,791
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Juje


  1. Originally posted by Kashafa:

    ^
    :D
    . macalinka cusub, athiga afsoomali cajeeb aa ku hadlaysaa. I'm guessing 'hudheel' would be the Somali pronounciation of hotel.

    ^^Macalin ada ah ani macalin ha i dhihin.

    qaxwa qarar aa la idin ka wayay hotel ma kenten...ujeeda kale aad ledihiin ma iska sheegtino.


  2. Thank you people...lakiin se camaloyto? abaar malagu jira, qaxwa qarar maleh, shah maleh, xita biyo qabow isku qabo maleh. Qof walba so dhawow ha ku haya lakin mid wax so tagayo maleh.