Juje

Nomads
  • Content Count

    2,791
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Juje

  1. Originally posted by HornAfrique: What doesn't kill you makes you stronger. Barre isn't done, he is waiting for a few things. Like reinforcement from unknown powerful forces with tanks and helicopters and thousands of infantry, or something like that is it? Saxiibo sheekadan wa dhamatey, waxba ha is waliina. Nimankan dhalada biyaha iyo afarta xabo oo timar ah gacanta ku wata cid aan Macbudka aheyn o naga qaban karta maleh. Sana layela, inta laga mara, Barre a kaabtooda cirka uu diraya, Af-gaduud ha hegan ah, Bur Hakabo aala qabtey misene walaga baxey, wacdaro a la tusa....been iga dheh waxas oo dhan...tubtey iyo tano. Wakana hada Xaaji Cabdullahi a borsadisa xirxiranoya, inta kale halkey jogta. Shib iska dheh mugo, mahaan wax kale aa socda. Amarkaan wa weyn yahey mid yar mahiin, e mahaan ha ku xiqina iska amuusa bal. Waxaa wax lo qeybsan jirey 4.5, yacni .5 'otherska' aa iska lahey, mugo se wax ku socdaan hada waxay uu egtahey .5 ka in la qordhin dono, o nalagu so carirsho...
  2. Originally posted by Allamagan: ^^ and what is illegal and unjust for me is halal for you! No
  3. Originally posted by Allamagan: what illegal for you is halal for others sxb War ma wadeyn he? Magan, sxb, isha ka turtey. Lakiin mid ha layska ilaliyo, yan laso xigan Kitabka Karimka, intaas ha layska ilaliyo. Mugo wixii aad xalaleyneysan sharci waxaad ugu radisaan xerarka jufoyinka dhex yal
  4. Originally posted by Suleyman: Allah (ta3ala) says in Surah Al-Ahzab: والذين يؤذون المؤمنين والمؤمنات بغير ما اكتسبوا Ùقد احتملوا بهتانا وإثما مبينا “And among them who malign the believers unfairly, they are guilty of slander and a glaring sin.†“Kuwa ku dhiba mu'miniita waxayan kasbanin waxay xambaarteen been abuurasho iyo dambi cad.†Inta kaleba yeelkad widayo, lakiin ma waxad hada ka yelna Barre Hiraale waa 'mu'miniin' . As my great friend Il-Generale acknowledges he made mistakes in the past...where did we see him rectify those mistakes. Wasnt he part of Doxada Juba the illegal occupiers of 'others' land. Mise tas xisabta kugu ma jirto, o ninki dulmiya dadka aan awooda laheyn mu'miniimadisa wax uu dhibimeyso. Kalmada mu'min sxb ciyaar ma aha weliba marka aad adegsaneyso ama aad xiganeyso Kitabka Karimka ah, si aad uu xalaleyso dembile adiga kula jifo ah. Illah ka cabso , Illah aya laga cabsada. Wa Billahi Towfiiq
  5. ^^Wallahi sxb...uu sheeg hada. Midkaan isku haleyn malaha...
  6. generale saxiibo waxaad sarikisha sare ku tilmameysiid ma Af-gaduud aya ugu horeya? Widayo waxan ku sheega hadi uu yahey kas midka laysku haleynayo, waxa roon inti hada si bixii karta in ay iska si baxdo. Af-gaduud wixi can ku yahey orodka fagaxda ah.
  7. As history tells us,when the famous SYL delegation led by Abdullahi Isse went to the UN in seek of independent , there was a parallel Somali Committe among who were prominet Somali elders at that time who were demnding to the UN to delay the hand over of independence to the Somalis and appealing for a continuationation of Italian protectorate for at least another ten years. These latter group were famously called pro-Italian. I was just wondering Duke whether you are by any chance related to any of them. just a thought.
  8. Originally posted by General Duke: ^^^I think Onkod are representing their clan in this attack on Turki. They blame him for his clans war on Raso in the ******. Shamefull really. Also is there any proof he commited any crimes against the people of the North West? Generale it sometimes amazes me at the lenght you go to protect your kinsmen even if he is of the opposition. For you what matters is 'who is closer'. Isnt it bit odd for you to rebuke reer Onkod blaming of Turki, and at the same time cursing Indhacadde and co. for occupying Shabellede Hose. Mise midna waku xiga midna wa Vietnam.
  9. Waraysiga Sh. Xasan Turki oo loo arkay fashilaad Siyaasadeed. Onkod News, 23/10/2006, Muqdisho: Sheekh Xasan Turki oo kamid ah Mas'uuliyiinta Maxaakiimta Islaamka oo haatan ku sugan Bu'aale ayaa Caawa waraysi dheer oo ay la yeelatay Idaacadda HornAfrik ee fadhigeedu yahay Muqdisho uga hadlay arimo badan oo muran dhaliyay isla markaana Siyaabo kala duwan looga bixiyay Sharaxaad Kadib markii uu ka hadlay arimo la xiriira Puntland,Somaliland iyo Qabiilka Baantu ee Soomaaliyeed oo uu sheegay in aysan Soomaali ahayn. Sheekh Xasan turki oo ah Sheekh aan la gaban hadalka isla markaana loo arko in aanu u bislayn Siyaasadda ayaa ka sokow Dadweynaha Soomaaliyeed waxaa ka guuxay Madaxda sare ee Maxaakiimta oo hadalkaasi ku sheegay mid u gaar ah Turki oo aanu ka tarjumayn Golaha Maxaakiimta Islaamka isla markaana ay bari kasoo saari doonaan Bayaan cad oo arintaasi la xiriira sida ay Onkod ku heshay warar caawa kasoo baxay Maxaakiimta hadaladaasi kul kulul kadib: Dagaaladii Muxuu ka Yiri Sheekh Xasan Turki: Waxaa uu sheegay in ay si weyn uga guulaysteen Barre Hiiraale oo uu ku sheegay nin Axmaaradu ay la carareen isla markaana ay dad badani ka dileen dagaalkaasi markii ay la galaan Shalay iyo Maanta iyo rasaas goos goos ah la is waydaarsaday, waxaa kaloo uu sheegay in aysan wax wal wal ah ka qabin in uu magaaladda soo galo markale Tagitaanka Maxaakiimta ee Somaliland iyo Puntland: Waxaa mar uu ka hadlayay Puntland iyo Somaliland uu sheegay in aysan jirin wax la yiraahdo labadaasi Magac oo Maxaakiimtu ay halkaasi tagi doonaan isla markaana ay ka hirgalin doonaan Shareecadda Islaanmka, waxaa uu yiri: Anigaa idiin sheegayaa waxaa naga go'an in aan tagno Somaliland iyo Puntland oo Jawaasiista aan ka xorayno. Waxaa kaloo uu sheegay in ay ka heleen dalabaad dad qaraabo la ah Sheekh la sheegay in lagu jirdilay Xabsiga hargaysa oo Mudooyinkan qaar kamid ah Webabka Soomaaliyeed ay soo bandhigeen. Sheekhu Waxaa uu sheegay in ay si awoodi ay ku jirto ay ku tagi doonaan Somaliland iyo Puntland Baantuugu ma ahan Soomaali: Sheekh Xasan Turki ayaa mar la waydiiyay qaxootiga Soomaaliyeed ee kusii qul qulaya dalkaasi kenya ayaa sheegay in aysan jirin dad Soomaaliyeed oo u qaxay Kenya. waxaa uu dadkaasi ku sheegay in aysan ahayn Soomaali oo ay yihiin Baantuu isla markaana aysan soomaali ka qaxin dalka, Waxaana si weyn hadalkaasi uga xumaaday dadweynaha soomaaliyeed oo u arka sheekhu in uu muujiyay xaqiraad Qabiilka Bantu ee Soomaaliyeed. Beesha Caalamka siduu u arkaa? Xasan Turki ayaa ku tilmaamay Beesha caalamka in ay yihiin Gaalo oo dantoodu ay tahay in ay Islaamka bur buriyaan oo marna aanu rajo ka qabin in shirka Khartuum uu guulaysto Maadaama ay ku jiraan IGAD iyo Reer-Galbeedka oo doonaya in ay la dagaalamaan Islaamka, Waxaa kaloo uu sheegay in marar badan ay Islaamka ku sheegaan Argagixiso. Turki waxaa uu ku celceliyay in xataa hadii ay dagaal la galaan Beesha caalamka ay ka adkaan karaan maadaama ay haystaan hubkii Hogaamiyayaashii Muqdisho oo qaarkood uu magac dhabay sida waraysigaasi ku cad. “Wax rajo ah kama qabno wadahadalada shirka Khartuum mana muuqato wada cad oo horseedi karto isfaham iyo isu soo dhawaansho ay maxkamaduhu ka sugayaan dowladda fedraalka KMG ah ee Soomaliya†ayuu yiri Sh. Xasan Turki. Hadaladda Turki maxay saamayn ku yeelan karaan maxaakiimta? Dad badan oo siyaasiyiin ah oo ay Onkod la xiriirtay iyo kuwo ka tirsan Maxaakiimta ayaa sheegay in hadaladda kasoo yeeray Xasan Turki ay Fashilaad ku keeni karaan maxaakiimta Islaamka maadaama uu sheekhu ka dhawaajiyay waxyaabo badan oo khaldan ama aan munaasab ahayn xiligan. Waraysigaasi waxaa uu saamayn ku yeelanayaa Sheekha laftiisa oo loo arki karo in uu yahay Seef-labood aan Siyaasadda u dhuun daloolin isla markaana abuuri kara Xaalado kicin Qabiil oo dalka Soomaaliya in badan kasoo jirtay. Turki Waxaa sidoo kale Waraysigiisa uu keeni karaa in Golaha Maxaakiimtu ay isku khilaafaan qaabka uu u hadlayo, waxaana taasi ay fursad u noqon kartaa dad badan oo Maxaakiimta u arka in ay ku jiraan Odayaal iyo Dhalinyaro seef labood ah oo ay ku yartahay Aqoonta Siyaasadeed, Midda Diineed iyo Tan Ilbaxnimo. HALKAN KA DHAGAYSO WARAYSIGHA:
  10. Geedi and Aydiid....you are damn right about them. As for the old man..'never mess with ninka beerkisa gacanta ku wata'.
  11. Originally posted by HornAfrique: I remember you not only used to be anti-Islamic Courts but any Islamic Sharicah. Now atleast we know there is something you hate worse then those. Indeed, like carrying out miscalculated and unplanned skirmish is one of them. Like I said , Barre will now go to Baydhabo 'isago dhega nugloon'. He will be clever enough to listen to the words of the wise and experienced. Horn, do you know how the ICU gained power in Xamar. The tackled and fought with the warlords one by one, and they,warlords, in turn watched as each and every of them was going down. hoping they will be spared if they did not assist the other. Same picture in Buale, Barre could not wait for a concertred and well devised plan.
  12. ^^Read my first report. The evidence every newswire in Somalia. All the .com and .net.
  13. Originally posted by Suleyman: The coordinator of Somali affairs in Kenya, Mohamed Ali Nur Americo, tells VOA that, as of Monday morning local time, government troops are controlling the town of Buale, Am sorry that truth had to narrow down to Mohamed Ali Americo, sxb Horn horey ayan kugu sheegey haku cebowbin, hadana ma warki ina cali ameriko laso gogol fadhisatey.
  14. ^^ You could be mistaken saxiib. Has it occured to you there might be the existance of a Borough called Bu'alle in UK.
  15. Horn sxb maad iska dhaftiid haku ceebowbine. Arrintan wey dhamatey , wana lagu kala faraxashey. Odey Barre mardhow ayu isago dhega nuglon Baydhabo iska so xadirin dona. Inta ka horesysa adigu yusan hadal dambe ka tegiin. Ninki so joog laga waayo so jifow a laga hela.
  16. sxb..mar labaad ciid-wanagsaan..... My thread was simply report and not habar. I was following the Buale incident with a interest.Trust me sxb I for one dont appreciate the expanssion of ICU rule. Ok sxb.
  17. Originally posted by Allamagan: quote:Originally posted by Juje: quote: Originally posted by Allamagan: Juuje, what made you to reach such that hasty conclusion? and what proof can you support with your claim that Barre's forces either captured, killed or scattered at best.. Waa la yaabay! Sxb that is bitter truth and the sooner you accept the better it will sink in....Ciid-Wanagsaan sxb! Sxb, wasn't it too early for you to celebrate. Si kastaba waad ku mahadsantahay sida aad iskuga kaaya sheegtay sida aad la rabtay Barre. Whata would you say tomorrow? I hope you have to take the NEWS tomorrow with a pinch of salt. Noocaagoo kale waa kuwa BOGA jecli beerka jecli meel isugu bayr adeer! Ciid Wanaagsan to you also sxb ! Ciid-wanagsaan to you too sxb..... Waxba aniga ha igu xaniqiin sxb, waxba kuma dhibiin, mana alalasiin aniga.
  18. I can see some are reluctant to accept the heavy defeat suffered by Hirrale in Buaale. Ok, I can understand, cause by morning it will sink into them. What my question in here is, why did he wage war if he could not handle the opposition. Where was the calculation and plan. This victory will hand moral boosting to the ICU, and they will have the platform to proof that they are righteous. It was obvious from offstart that Barre was neither capable nor equiped to confront the ICU in Kismayo. Thus why was he left to tackle the problem on his own.
  19. Originally posted by Allamagan: Juuje, what made you to reach such that hasty conclusion? and what proof can you support with your claim that Barre's forces either captured, killed or scattered at best.. Waa la yaabay! Sxb that is bitter truth and the sooner you accept the better it will sink in....Ciid-Wanagsaan sxb!
  20. Barre Hiralle is no longer a threat to the ICU. I dont what the calculation of the coalition against the ICU was, but it was miscalculated move for them to send Barre to capture Kismayo alone and also so early stage. They have clearly failed and now Barre is on the run and his forces either captured, killed or scattered at best. The hold of the ICU at Kismayo is now strong and solid, at least Barre Hiraale is no longer a threat to them. Barre Hiiraale oo fara cijiyo leh ku badbaaday iyo 16 Gaari oo kuwa dagaalka ah iyo Gaarigiisa khaaska ah oo gacanta lagu dhigay. Hiiraan, 22-October-06 ( Qaadisiya.com) Warar xog ogaal ah oo shabakada islaamiga ee Qaadisiya ay ka soo xigatay saraakiisha ciidamada maxkamadaha islaamiga Soomaaliyeed ee ku sugan jiida hore ee dagaalka ayaa xaqiijinaya in ciidamada maxkamadaha islaamiga ee ku sugan degmada Bu'aale ay qabsadeen 16 gaari oo kuwa dagaalka ah iyo gaari khaas ah oo uu lahaa Col. Barre Hiiraale oo maalmihii ugu danbeeyay waday abaabul dagaal oo kadhan ah maamulka islaamiga gobollada Jubooyinka. Maleeshiyaadka Barre Hiiraale ayaa maalmihii laga soo gudbay waxa ay abaabul dagaal ka wade qeybo ka mid ah gobolka Gedo,waxa ayna qal qal weyn geliyeen amniga qaar ka mid ah deegaanada hoos yimaada gobolka Jubbada dhexe. Wararkan oo ah kuwa hordhac ah ayaa sidoo kale sheegaya in ciidamada maxkamadaha islaamiga ay weerar ku qaadeen goob maleeshiyaadka Barre Hiiraale ay ku sugnaayaeen oo ku taallay duleedka magaalada Bu'aale. Saraakiisha ciidamada maxkamadaha islaamiga Soomaaliyeed ayaa sheegay in gaadiidka dagaalka ee gacanta lagu dhigay la geyn doono magaalada Kisamayo oo loogu soo bandhigi doono saxaafada si ay indhahooda ugu arkaan. Lama garanayo halka uu qabtay Barre Hiiraale,ilaa iyo iminka ma cadda khasaaraha ka dhashay dagaalka jabka lixaadka leh lagu gaarsiiyay maleeshiyaadkii Barre Hiiraale ee duulaanka ku ahaa gobollada Jubooyinka. Dhinaca kale warar kale oo haatan na soo gaaraya ayaa sheegaya in gacanta lagu dhigay C/llaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo ahaa abaanduulihii ciidamada Barre Hiiraale iyo maleeshiyaad kale oo aad u fara badan. Wixii warar ah oo ku soo kordha arrinkan waxaan u ballan qaadeynaa akhristayaasheena in aanu u soo gudbin doono isla markaana ay na soo gaaraan.
  21. Wa damer iyo labadisa dhegood, wa laysku qaldi kara.
  22. Gandheriyaal babur kor saran, niman qoryo heysta...dhowr babur oo tekniko ah...... I fail to see the beauty and harmony of the pics , except it depicts culture of violence, hatred and clan war. It sad when a compatriot displays them and enjoys them. I guess each has his own form of appreciating nature, mine is green grass, xola daqaya, reera dab kala qadanaya, caruur dheleysa, iyo odayaal geed hostisa ku munaqashonaya....among many.
  23. Originally posted by me: Cambaro if we don't do something no one will ever do it. Cid kale waxba lagama sugayo, waa anaga kaliya. We should hold these people accountable and if they have transgressed on the Somali people, it is us that should bring them to justice. We have let them get away with it long enough. War bal uu kaadi.
  24. Originally posted by Sophist: The boy in Raaskaanbooni should have his share in the oil that might be found in Holhol. Indeed..! Lakiin wa marki ay reer Holhol oo dhan ay dhergan...