mahdi-

Nomads
  • Content Count

    39
  • Joined

  • Last visited

  1. This particular page on Somali Songs is really really and really....exciting and simply captivating. At least we may conserve and learn, if we continuously keep doing this kind of practice, some of our Qaraami and Qaaci Songs from the Waayo-Waayo iyo Beri-Samaadkii. Heesihii Qaraamiga ahaa waxaad moodaa in ay sii dabar go'ayaan. They are now on their way to oblivion. Sorry. Anigu niman yahaw garan maayo waaydan wax I haysta oo waxaan ka soo taaganahay igana horyimid heeso ku sheega waayadan dambe la soo saaro iyagoo la leeyahay waxbaa la casriyeeyey.......oo maxaa la casriyeeyey casarkiibaa u dhacoo waxaaba sawir maskaxeed lagu muujiyey in in ay bahwadaag yihiin --REER AAN RAG LAHAYNOO, INTA UU COL RAFAADSHEY, OODDA LOO RAGGEE!! ~Dur-Dur~ Durdurkii soconayiyo Doogii baxaayee Caashaqu dultaagnayd Dareemadii maxaa helay Iftiin aan damaynoo Naftu dugaashoo Qalbigana ka daadagin Laabtayda ku daabacan Maduufaan jacayloo Daruuraha ku xidhanbaa Duufsaday naftaadii Sideed doorbidaysaa? Hadii aan danteenii Soo dabaal isleeyahay Ayse durugtayoo Dalshisheeye aan tagayma, Inaad dangaadhoo Hadba dacal ubaydhaa Daad xoor ahaataa Cadaalkeen kugooysey Haddaan wali ku doonayo Adna aad danaynayn Diidan tahay danteenii Sideey noqon danteenii? Gabadh yahay ducaysani Waxaad tahay dareenkii Dookhaygu raacee Dumar oogu filroonayd Wali muunan dabar gu in Jacaylkii idaaree .................Ma dhamaystirs heestu, waxase ku farayaraystay Abwaanka Dhallinta Cusub (ADC) ee Sayid Max'ud Muuse.
  2. Yaab, Amakaag iyo argagax isa soo tarayuun ku salee! Ayaamahan dambe sidii aynu waddankii uga soo fogaanayba waxaa daahyada iska roggayey waxyaalo marka aad arragto ay dhacayso in aad u garaabto ninkii yidhi: "Soomaalida inaan kaba baxaa saaka ila roone" Waxaad moodaa dadkii Somaliyeed in Damiirkoodii qaar kamida Saylada la geeyey oo qaybna lagu iibshay raqiis iyo qiime qaban qaybtii kalee soo hadhay ee hadhaaga ahaydna si sahal ah loo xadday! Ninkii jiarayna waakii lahaa: Waagii casaadaba adduun; Caynadiisa lehe Cimrigaaga oo raagay waa; Kaa cajebiyaaye Casri waliba caaduu dhallaa adduun; Ku cimro qaataaye... Qoraxdii soo iftaba waxaad maqlaysaa war cusub oo DHIILO iyo murugo tii ugu xummaydi ku lifaaqan- tahay iyadoo laga yaabo in dareemayaasha jidhkaaga qaarkood ay wax yeeleeyaan firidhada duulduulka ah ee ka soo burqanaya qaraxa foosha xun ee ka soo yeedhaya dadkii Somaliyeed. Wararka qaabka daran ee sida Gabadhan Somaliyeed oo kale ahi, waxay dhaawacayaan isla markaana si aan qiyaas lahayn u naafaynayaan qofkasta oo weli in yar oo damiir ahi ku sii hadhsan yahay...Balse waxaan Weynaha ka baryaynaa in uu naga samatabixiyo aafaadka iyo muusiibooyinka adduun ee aan dhammaadka lahayn...Aamiin!
  3. Maasha Allah wallaal! What should I...For today...for tomorrow...and forever.... may the love you share, and the life you spend together, give you lasting happiness. And may the mercy and blessings of Allah be upon you. Congratulations! Hibbo iyo Ducaba Naga Hooya'ee.........y!
  4. ...he always says, u have beautiful body...and i was like whatever man...forget u....LOL... ..he tried to kiss me or touch me... How dare can he even get closer to you when you're Somali lady that might came from a decent and traditional Somali family and most of all, you're a Muslim lady. While he is one Kafir who doesn't even know how to purify his urine. Few words of compliment may sometimes put a person into an appalling predicament that makes it hard to resolve with ease, and as a result of that, one would eventually end up into such kind of poignant accounts. I have nothing to say here, but, dear sister, I must say to you be cautious with that Spanish guy and what you're doing before making any kind of decisions. Always think wisely and depend on Allah (SWT)
  5. Hibo, rabitaanka, dullucda haddalkaaga, iyo dookhaaguba waa kayd ku aslan maankaaga. Doorka hiigsashadaaduna waa mid wacan. Haddaba haddii aad si qoto dheer u raadcayso qofkaa aad sifaynayso ee aad baadi-doonkiisa tahay, waxaa hubaal ah in aad heli karto, balse wakhti iyo dadaal dheeraad ah ayay taasi kaaga baahan tahay. Iyada oo laga yaabo in ay addag tahay wakhti aad siiso hawashaas. Qof ku sifoobay astaamaha aad kor ku xariiqdayna, waxaad ka raadin kartaa Somalida kuwooda weli uu ku dambeeyo qiimhii dhaqankeenu.
  6. mahdi-

    JACAYL

    HABLAHA SOOMAALIYEED..HADDAAN QURUXDOODA SAANYO... HADDAAN MIISAANKA SAARO...SAGAAL TOBANKII ADAA LEH SULEEKHAAY ARAGAAGU....NAFTA WAW SAMIR SIISOO SADDEX BAY KU QADDAAYE....HA KA GOYNIN SALAANTA SAANSAANKAAGIYO JAAHA....SARAJOOGIYO TOOSKA DHEXDA SOOHANE TOOXDA...SAYN FARDOODA KA DHUUBAN ..................... .....(Missing line) GAARAARA KALA SOOCAN....SAN QAROORKA LA DHIIBSHAY NAFTA AAN SASABAAYO..... SOMALHAAD GELINAAYA SULEEKHAAY ARAGAAGU.....NAFTA WAW SAMIR SIISOO SADDEX BAY KU QADDAAYE....HA KA GOYNIN SALAANTA
  7. Man! sxb are you still struggling the PIC, we are still waiting for you to show us that Lady. I am about to give up sxb hurry dee Or if you ever experience some problem with the PIC, try to get some help from me or Darman.....I think it should be better if you give the link to Darman, and let him post it man
  8. kix kix kix kix kix Naa aniga xalay ma seexan ku lahaa!!!!!! sxb the other day, when I came home from work, I tried to make some call, and I got busy with some kind of invisible thing, my cell was just so busy, and I wonder why, but after a while let I heard these two couple. At first, I tried to see and fathom what they were talking, but then I realized that they were Mexican, and were speaking Spanish, which I couldn't understand well except few words.....waabay iga xanaajiyeenbaaaa markii dambe
  9. Originally Posted by Basbaas: **##Tusaale; naag qurbe lagu furay foodley noqotay, ama naag la furay haa, nin la furay ma maqasheen! sxb aniga mar mar aan soo gaaraa meeshan, balse taas (oraahda kor aad ku xustay) aarmey la micne tahay Maahmaahdi ahayd: "Naag la Furay fadhi uma-yaal" Anniga qaas ahaan haddii aan yar tix-raaco Oraahda aad kor ku xustay, I may add the following Jajab, which is somewhat true, and it goes like this: Raggii (Somalidii) hore Dumarka Saddex nooc ayay u kala qaadi jireen; saddexdaas nooc oo kala ah: :Kuu toosa; Kula toosa; iyo Kaaddi la toosa!!! :eek: ...........Ok........Ka sii guddib..... Tan-Qurbaha taala....waxaa laga Yiri.... Saddexdaa sifaalo ee kor ku xusan 2-dan dambe ayaa ayaa Qurbaha lagu sii jeexjeexay waxayna noqotay sidan: Ii dhiib aan kuu dheelee, Ha I-dhugan aan dhaqaaqee; iyo Iga dhal aan kugu dhibbee!!! ....Ma I fahantay sxb Basbaasoow..... Aqyaarta kale raali iga ahaadda haddii aan tibaaxay wax dhib idinku noqon karo, laakiin I'm just to tell you what I've heard or learned from our Sooyaal, which, perhaps,you may have forgottennn, that is all......In that case, waxba yaanay xinnif iddinku reebin taasi..
  10. Al-Hasan AL-Basri (may Allah bestow His mercy upon him)] said: "What a bad servant [of the Lord] is he! I am speaking of a servant who fits the following description: 1. He asks for forgiveness (maghfirah), while he is actively engaged in sinful disobedience (ma'siya). 2. He behaves in a humbly submissive manner, so that he may be credited with loyalty (amana), but he is only pretending, to hide his disloyalty (khiyanah). 3. He forbids what is wrong, but does not refrain from it himself. 4. He enjoins what is right, but does not act upon his own instructions. 5. If he gives, he does so very stingily, and if he withholds, he offers no apology. 6. If he is in the best of health, he feels secure, but if he falls sick, he becomes remorseful. 7. If he is impoverished, he feels sad, and if he gets rich, he is subject to temptation. 8. He hopes for salvation, but does not act accordingly. 9. He is afraid of punishment, but takes no precautions against it. 10. He wishes to receive more benefit, but he does not give thanks [for what he has received]. 11. He likes the idea of spiritual reward, but he does not practice patience. 12. He expedites sleep and postpones fasting." From "Ghunyat-ut-talibeen" by Shaikh Abdul-Qader al-Jilaani *raa*
  11. 37: Al-Baasit (The Expander, The Englarger, The One who constricts the sustenance by His wisdomand expands and widens it with His Generosity and Mercy)
  12. mahdi-

    Help- -

    How about IFTIN SOMALI RESTAURANT, INC? Sounds pretty COOL, huh?
  13. On the other day, a friend of mine with this book --RAAXADA GUURKA-- came to see me as I got the opportunity to read the very first few pages of this NEW book all of whom urgently mad me realize the great deal of xigmah within the Book, as that forced me to order it from the Auhtor. Very interesting and intriguing book for those of us whom are able to read Somali. As for the author, he has been widely acclaimed by his Somali readers for the apearance of RAAXADA GUURKA, at least my friends and I did, and you will do the same as well, after U see it. The One and the ONLY of its kind though!
  14. C. Dhuule's songs are also romentic. He was once known as, I don't know whether you heard this or not, "The Invisible Man of Love" Scrutinize this song by Dhuule himself. (May Allah have mercy upon him) Geesi iyo Hanad-baa La gaboodsadaa Rag ninkii wax garadaa La gar waaqsadaa Waa nin gala abaaloo Gudi kara wanaagoo Samo kugu gargaree -ha-ha--haaa Gar eexiyo; aAdoon godob u malayn Gar eexiyo; Addoon godob u malayn Hawsha ila gal Ama gooni noqoo Aan kaa go'e-e Aan kaa go'e-e Galad iyo ayaan baa Lagu guursadaa Talo aad gorfaysaa Geed lala tagaa Runta laga garaabaa Layskuma gayaxa oo Gees lagama eegee ha-ha-a-ha-a-a Gar eexiyo; Addoon godob u malayn Gar eexiyo; Addoon godob u malayn Hawsaha ila gal Ama gooni noqoo Aan ka go'e-e Aan ka go'e-e Gaban maayo anniguye Adaan kuu go'e-e Jacaylbaa I gooyee (I gubayee) Adna ii garaw Haygu noqonin geed adag Aan go'i karaynoo Gacmaa daalinaayee ha-h-a-a h-a-a-a Gar eexiyo; Addoon godob u malayn Gar eexiyo; Addoon godob u malayn Hawsaha ila gal Ama gooni noqoo Aan ka go'eee Aan ka go'e-e..
  15. I paid some heed for few moments to listening that song of Maryam Mursal, thanks Nuune for the share. It's captivating, touching, and heartrending though. If I try to let you listen (sorry, but the song isn't that available) one of My favorite songs, it would be somewhat difficult to me to distinguish which one since they're so many from the Qaraamis'. I'll however, show you the one that I liked the most which, as I thooght is well-known by everyone who is familiar with the Qaraami Somali songs. It's a great song by the famous Somali singer of Mohammed S. Tubeec, namely "Adduunyada nin dhoofiyo" The song is not available in an audio at this point of time or you won;t be able to get it from the Internet. I'll thherefore, endeavor to write its lyrics down. Adduunyada nin dhoofiyo Ninkii degan dhulkii hooyo Nin dhergiyo nin dhowr qadday Aan dheef hayn Dhedig iyo laboodbaa Hawli kama dhamaatee Qof walibaa wixii dhibay Dhafoorkay ku taalaa Anna dhaawacaygii Jacayl dhidibka aastaan La dheeldheeliyaa Anba kuguma dhaafeen Hadday taadu dheelido e-eh Maxaa dhacay; dhankaagay Ka jiiftaa dhaliishuye Ma dhiirado nimaan garab Wax lagula dhisaynine-e-e Nafta dhool hilaaciyo Dhibic baa u muuqdee Anna dhaawacaygii Jacayl dhidibka aastaan La dheeldheeliyaa Jacaylkeediii dhuuxiyo Lafaha wuu u dhaadhacaye Dhulkoo doog dhir iyo ubax Dhamaan hadheeyeen Dhawristeeda oo qudha Ayaan dhawr ku qadayaa Wali dhaban mid kula mida Kama dhalanin adduunkee Ana dhaawacaygii Jacayl dhidibka aastaan La dheeldheeliyaa