genius pauper.

Nomads
  • Content Count

    391
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by genius pauper.

  1. walking away from a marriage aint that easy, its very tough. Ani waxaan qabaa intii gabar lafuri lahaa, ineey ninkeeda iskala nolaato.period. Wexey dumarka somaliyeed dhahaan, ''silac kunolaato, sodon guursato ayaa dhaanto'' waa misleading. Sodon wiil oo kala aabo ah qurux uma ahan gabadha somaliyeed.
  2. cousin marriage is gud only if it spoils not. At times xanaaqa marku dad qaar kabato, they feel like iney kugostaan, lol. Dabeecada wa shey cajiib ah.
  3. aaliyyah you forgot tha salaam, lol. Miyaad yaraha mood eheed? Lol Thats right. Lakiin its next to impossibility keeping a video tape to yourself. By the way, are there conditions for men and women to mix? Lakiin naag waxaa oogu xun mida ninkeeda kadawa jaqjaq-leeso. Micnihi aanan waxbo kamaqal oo ku-afceliso. Taas camal, talow hadii dharbaaxo afka lagooyo, sow ciilka kaama dageen??? Lol P.s. Our generation of somalis malaha anshaxa ayaa naga xun. Siduu nin ufuraa gabadhi abtigiis macaan? Walee waa yaab.
  4. @aaliyyah, lol. You are ryt. Giving at dating time, is the litmus test for the generosity of man, some girls behold. but unfortunately that speaks ill about the women. It reveals the materailistic nature of some of our girls. p.s. aroosyada maxaa loo tuntaa wa yabee? videoga maxa loo duwaaa? Wa suale, guri hees lagu anqariyay miyuu waraaa?
  5. may may juxa. taasi wa mid an utaagnaa, walow eey laba ciyaal isu dhaleen, they did part ways, calashan weey kala tageen, furniin. but mostly it happens. mostly wili campus girls, iyo dhalinta badankooda, you have to give out. i guess u knw wat i mean. lol why wonder with giving girls gifts while dating,? didn't it happen during ur times? lol
  6. ceeb aa? lol, many do. maogid? dhaqanki hore waa laga tagay, itabsii itus, ayaa jirto malmahan. A somali woman wont ask anything from a man she is dating? walee war laisuma haayo. chicken take away isoo qaad, chips-na kusoo dar, waxaan ehen miyaabo laguwada hadlaa?lol if you dont spend at this stage, they(some women) say, bakhiil waaye kan oo mirir ah, lol. hahah
  7. aaliyyah, lol. nin xoolahiisa farana katirsan, feerana, ****** for the men: if, at the early stages of a relationship intended for marriage, a women asks for such stuff like, ice cream, perfume, dinner, a flower gift,,, etc. be warned, the habit may be multiplied ten times more, and turn out a tsunami of spending, lol.
  8. hadi tageeradu kuwajahantahay joining somaliweyn, then viva beynu leenahay. Guul iyo nagaadi suuban
  9. @aaliyyah, heedhe maxa kuhelay?lol meeshi anoo so qoraayo, asoo xiran baana arkay, waxba lama soo diri karo, lol. Ilbabka ayaan taaganahay hada
  10. masha allah, that is the way. let that be accepted by all. i cant stop being hapi. murtidii roodo afjan, waala doogiye yan la dacaroon. Lol
  11. well said. but please, highlight on ways a somali women, for that matter, can earn self respect?????????
  12. try out this www.quranflash.com walahi you will love it. it is a quran wabsite, where you can peruse the pages of the kutub, just the normal way, a child sitted in the mosque holding a kutub will. enjoy it, trollers
  13. at companies where the time of the employee is all the companies depends on, or where the employees are just allowed to access the internet up to 10am, or even some websites like Facebook blocked, many bloggers in this thread will have felt bored, and may be set off their jobs.
  14. Do agree with her the ''laakin gabadh easy lugu helo easy baa lagaga taga wa wax aan aminsahay lol.'' juxa? masha allah, the proven fact is so true, but many somalis, kaama yelayaan. wili dahab aya si dheer. lol
  15. @aaliyyah, lacala ayaan kudhahay. :D:D haduu uu awowgaa noqdana dhib malahan,. fikirkaan ah, gabadhii easy lugu helo easy baa lagaga taga, maguntamaayso. it doesn't hold, why? because it is not a cause-effect relationship. it depends on many factors, like, the sincerity of the of both parties, dhaqankooda, dhibka kadhaxdhoco labadooda, and many others. lakiin gabdhaha badankooda wexeey raga oogu adkeeyaan sababteeda ayaa wexeey tahay fikirkaan, gabadh easy lugu helo easy baa lagaga taga"" som@li, i cant accept more. cheers.
  16. '' maa adan ka adkaan idhihaa'' talow maxa loola jeeda.??? Isfahanka wa qaali. dadkuna kala aragti duwan, koley suashaan kuweydiiyay, umbeey ila dhaafi weysay. gortaad xorowdaan beeynu kulmi donaaa,,,,,
  17. gartay. suasha ma xumee, adaa xumaato ufahmay malaha,lol. watahay sxb.
  18. bashiroow, meela badan ayaan ku arkay adoo dhahaayyo, jb, ee suu wax ujiraa? ma jb ayaad ayad tahay, mise asagaad popular kadhigeeysa? lol
  19. waraa mmi kawaran doorashada lasheegaayo, horta madhacday? Musharixiin somaliyeed ayaa tagaaan aya laleeyahay. kawaran dhaqanka dhalinyarada, makan qurbaha camalaa mise xogeey weey kayara duwan yihiin? Xaga waxbarashada, iyo diinta kawaran?
  20. aaliyyah, hahahah, tuganimo laiguma ogeen, lakiin awoowga, oo ah sodogeey, waa lacala ee ogow, wan kasooo qaadi lahaa hashaa geela, lol. waxaan rabaa in guurka iyo dhalinta laisku xiro, oo carqaladaha badan laiska dhaafo.
  21. waloow ey qisada biya shubkeeda shalalax eheen, sheekada maguntana,
  22. qani-nimada waa qanacaatka qalbiga iyo quurida qarashka. @geel miyaad iga bixini haaaaaaaaa lol. Imisaa heyso shilinka oonan bixinin oo ehelkooda gaajo ooga dhimataa? lacagta heynteeda ma ahan muhiimada ee waa maquuri karaaaa????? Lol. Pauper may be is ok. Lol P.s. After all, lacagta is not a monopoly of any, and to live a happy life, money is not a vital ingredient.
  23. aaliyyah, leak me the secret heedhe. In my life maba maqal waxaas camal runti. I would love to hear the reason for it, it is the treasure of life. War walaleey iisheeg why?????? Lol