Som@li

Nomads
  • Content Count

    5,922
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Som@li

  1. And how much is it worthy the millions of barrels of oil they take each day? Trillions! I dont know abt the human cost, but US is the winner!
  2. ^True, sxb, I didnt like the idea of blaming certain pple, We should all remember that movement, and should be documented, I was interesed the history of Sayidka and their movement, and finaly got the book, Diiwaanka Sayidka, After reading for a while, I actually didnt like it, It is a very crude qabiil stuff.
  3. Yes, Riyale is less in terms of crimes against Somalis, but I reckon he would do the same if had the chance. Also, Riyale and his team also sent many innocent sheikhs to Addis to be cooked. The peace and order in Somaliland is applaudable and you should all be proud.
  4. So you guys are the new hijackers in town, What happend to JC and Hunguri!
  5. DigibAc,dont give up , the end of the tunnel is near. Go Somalia!
  6. Waaw, Congratualtions Chaves, He is great leader.
  7. . Ilaahay ha u naxariisto halgamayaashii xoriyo ilaalinta Soomaaliyeed ee Daraawiish. Aamin.
  8. Yep Bada cas, I miss home so much,this clip made me homesick. have you been to Sanaag? Abt the boys, it is normal in Somalia for boys to swim naked,lol.
  9. War maxa nagaha hoostooda iyo waxa ay samayaan idin daba dhigay, Uff, :eek: it is their business, and has no relation with Islam. Next method,those North African men should relay on is simple,Lie detector!
  10. Yey and Riyaale are on the same boat.And they have common enemy,Islam,I am not surpised if Yey comes to Hargaisa,or Riyale goes to Mogadisho!
  11. Guys, nice discussion, May Allah bless for all those who died during the struggle for Independence. Sayid and his derwishes met many obstacles from different clans, and unfortunately in the process some innocent pple got killed. When some of Somalis turned away from the Sayid and his movement, he felt dissappointed , specially when he was betrayed by some of the leaders of that time. Sayid then recited one his greatest poems of all time. Gudban~Gaalo Leged . May Allah rest his soul in peace. Gabay:Gudban Ama Gaalo-leged ----------------------------------------------------------------------- 1898dii ilaa 1910 ayaa Sayidku dadka wuxuu ku waday waano iyo waxsiin si loo helo israac iyo wadajir, gaalana meel looga soo wada jeesto. Inkastoo xaruntii dad badani raacay xoogna ay yeelatay haddana dadkii daraash ku maageerraa aflagaado iyo adyad bey ka deyn waayeen iyo iney gaalada garab iyo gaashaanba u noqdaan. Markaa Daraawiish waxay la ahaatay haddii waanadii iyo wanaagii la diiday in waran caaradii lagu dayo. sagoo Sayidku Daraawiish gubaabinaya, wixii loo geystena faalo ka bixinaya dabadiisii la laayeyna gocanaya, waxay ka fali doonnaan tusaalaynaya, meelaha in nabarro loo gesto ku haboonaanna timaamaya wuxuu tiriyay gabaygan soo socda magiciisana la yiraahdo "Gudban" Daraawiishise wexey u tiqiinay "Gaalo lagad" ( 1 ) Gudban waxaa loogu bixiyay Saydkoo isu mariyay bari iyo galbeed. (2) Gaala-lagad waxaa loogu bixiyay niman aqooni Daraawiish ahyn, wuxuuna gabaygani ka mid yahay gabayada geyiga oo dhan ku faafay Awel maanso waataan gudbo, gudhiyey waayaaye Waataan galbeedkaas u diray, guga hortiisiiye Aan gaasheeyo tii xalay hurdada, gama'a ii diidday Galladaha Illahay ka badan, geedahaas baxaye Guushuu inoo yeelay baan, idin garwaaqsiine Guddiyeey i maqal waxaa tihiin, gacaladaydiiye Najiskii gurta xumaa hadduu, shalayto geeryooday Godka lagu cadaabkii haddaan, gawrac ugu jiiday Uu guduri cunay waa waxay, galabsanaayeene Dhurwaagii ka giigaan u diri, gacan salaameede Isagay gargaaroo dugaag, iiga goonniyahe Haddaan garan gunaan siin lahaa, gooriyo ayaane Gandaldheere waataan wax badan, guuyaduu maraye Gef hadduu ku sii daray wixii, iiga goonniyahe Anigu wow garaad qabay inuu, gigi waraabuuye Giriirixis aan jirin waa wixii, gaabshay oo rogaye Gaaleyska waataan la dhacay, gucurradoodiiye haddeeyaan abaal gadin sidaa, uma gadoodneene Godolkiyo kasnaantaan u qabay, kama galgaaleene Kumana gaagexeen abid hadday, nabad ku goohaane Waxse mowd ku gaardiyey markay, ganafka taageene Gobeygii Shuxle ahaa haddaan, gowsihii jebiyey Gegida Yuusuf Jiifaa tukuu, gabas-dhebaayaaye Geesaaska dumarkaa sidii, galow la moodaaye Geed-joogahoodii haddaan, gudurigii siiyey Guska Taajir baa ii hadhaan, ugu gamuumaaye Cismaan iyo waxaan gaadayaa, gabannadiisiiye ******teenka kale inaan ku gudo, wayga garanuuge Garacyada Bahdira haatanaa, guuto loo wiciye Waa lagu galaal xoorayaa, gurigi reer Nuure gabagaba-rogaalkaa warmaha, lagu ganaayaaye goobbay ku wada le'an sidii, goosan weer helaye Gafuurraxun sidee Eebbahay, guuldarra u raacshay Afartaa geddii aan bartiyo, gololo'daydii dheh Gerbidaan ka soo hoorin jiray, godol naqaygii dheh Madfac gow yidhaahdiyo rasaas, gininigtoodii dheh Guulaamo roob da'ahayiyo, gababaxdiisii dheh Onkod guguguclayn iyo hillaac, galalacdoodii dheh Gufaaciyo gudgude soo curtiyo, garamahoodii dheh Guluuliciyo mayay laysku daray, galangalkoodkii dheh Gal xareeda daad soo gabraday, gal iyo duufaan dheh Bad gariirtay mowjada gurxamay, gacammadii Ayl dheh Shir la gooday waayeel gab yidhi, garangartiisii dheh Xidhiidh lagu gimmaamadahayiyo, gola firaasheed dheh Xaajada ninkii garanayiyo, gig iyo sheeggeed dheh Gobo'kalana waa aniga iyo, ged iska sheeggayga Galiilyoodayeey cadho miyey, gubatay laabtaydu Gogoshii la ii dhigay miyaan, geydh la qaban waayey Gabbal dhiciyo waaberi miyaan, socod ku gaaraaday Gadiid maalin oo idil miyaan, gaafka sare meeray Sidii awr gabraareed miyaan, gululubluu rooray Ma gudoodigiyo suudigaa, gubadka ii yeelay Ma geddaabadhabadkaa sidii, geri boodheeyey, Gooxii aan yuururay miyaan, gibil madoobaadey Raggii igu gadaannaa miyaa, aakhira u guuray Goortaan garwaaqsaday miyaan, gocoshadii eeday Gamiinkaan xanuunsaday miyaan, gorodda laadlaadshay Gelin haddii aan foororay miyaan, giirka kor u qaaday Guhaad iyo calool xumo miyaan, geyrtayoo diriray Hadba gees miyaan deyay intaan, gownaxyada buuray Guntigaan maroorsaday miyaan, labada low geeyay Gaashaanka iyo tiirigiyo, gamas miyaan qaatay Ma genbaan u taagnahay intay, gaadho noloshaydu War ma Dhooddi baa gaamuroo, garabku weynaaday Ma galaasa miidaan ku shubay, gamashigii Dayrta Gorgor kacey la moodyow durduro, ma igu gooraamay Godobtaydu waa wada jirtaa, goonyohoo idile Gashi niman ku leeyahayba waa, dabagelaayaaye Waxaan goosan karo anigu waa, gurubsanaayaaye Gardarradiyo maaggii i helay, waan ka geylamiye Gartay weeye dunidaba inaan, galalafeeyaaye Giyigaba waxaan doonayaa, inaan gumeeyaaye Nin ganaananayaan ahaan, gabarna dhaafayne Waxaan geysto oo idili way, gun iyo rayrayne Giyigaba waxaan doonayaa, inaan gumeeyaaye Anigaba geddey igu faleen, waa gaggaab culuse Gallad nimaan ka qabo laguma oga, gebiga Daaroode Giddigoodba waatay girliga, nagu garaaceene Anaa gaafahaaygii nadhaye, geyste nabarkiiye Anna waxaan rasaasta u gingimay, gini colaadeede Gabagabaha Bari waxaa ku xigi, go'aha ******e Guban iyo Burciyo Looyo waa, gaalib weerar e Gooddiga Arooraa fardaa, lagu garmaamayne Gaaroodi iyo waa la tegi, buurihii Golise Galaayuubta Hagar-Aadan baan, gaaddow marine Gembi wowgu ridi fulayadii, ganafka dheeraaye Geeltoosiyaha waa la siin, guucurradoodiiye Sidii garowhadhuudh baan kurtiis, guran ********e Galaamaha haddii aanan ka deyn, goor walbaba jooga Inshaa Allaahu waa gurahayaan sida gal miireede Gurraasiyo Iljeex waa la qaban, gooshka haatana e Malahayga waa lagu galgalan, gaanka reer Dalale Gaas baa ku caran reer-Subeyr, goborra wyntiiye Kolaan Goora-cobolley ka dayo, amase Geel-loo-kor Huwan waa ka gabangaabsan jirey, gelin ma waayaaye Haaruun xaggee baa la geydayen, Goha miyuu dhaafi? Afartaa gudbaye balaan mid kale, soo gadaal celiyo Sidii goray garraar sare ka baxay, garabka maan taago Waxa guudka iga fuushan iyo, galayax maan muujo Gabgabtiyo galaydhyeyntu waa, godol hortiisiiye Ninkii goomman wow shubahayaa, galaxa caanoode Gabbaan laguma sooree nin raga, balaan ganuun siiyo Waa gaaxsanaan jiray tan iyo, garashadaydiiye Sidii goodir dhalay haatanaan, gaawa leeyahaye Aan gafleeyo geerarshahaas, gaafan baan ahaye Xaajada nin gunaan ahee, aan u garraaddeeyo Markab aashi gaambiyi sidiis, balaan u guurreeyo Meeshuu garraarkeedu jiro, gow aan kaga siiyo Nimaan gedo yarayn baan ahoo, Gaaddaweyn jiraye Waa ii garaad li'i dantay, inaan ka gaaftaaye Gobo kalana waa Eebbahay, midaan galliimeystay Eebow geyiga oo dhan waa , nala ka guulaaye Waa noo gedleeyaan dadkii, gaalada ahaaye Eebbow Giriig kolay ku tahay, nala gamuunneeye Go'na lagama qaadine dulmay, nagu gelaayaane Gabbaad kale hadday noo helaan, waa gam'i lahaaye Eebow waxay nagu garbeen, diinta soo gala e Eebow gadhka haddaan qabsaday, gaaxshe nabaddiiye Eebow gammaan iyo waxaan, gini cas dhiibaayey Eebow garow kagama helin, goolashaan wadaye Gambalaaligii bay warmaha, nagu garraaxeene Eebow waa gumaadeen raggii, gaanaha ahaaye Eebow waxay gabawareen, Gaagguf iyo Xayde Xirsigii garaaraha lahaa, gaarufkii dile e Geydhaale Aw-Aadan bay, galowda taabteene Eebow geesigii Ina-Dherey, ugu guduudsheene Guxushaaga Baynaxa ilmadu, waatan gabaxleyne Gorroska Muuse-Taaganaa wadnuu, ila gariiraaye Eebow ways gamaamaa markuu, gaarka soo maro e Guuleedku wuxuu noo ahaa, guurti loo hiranne Nimankii garaaddada ahaa, waa gadow jabane Eebow sidii gaanti maro, waa la gaasiraye Eebow gaari bay reer Warfaa, guradiii saareene Gubni baa ku dhacay reerihii, gaannanaan jiraye Eebow goonni baa laga heliyo, guri qalaadeede Gaaggii ka hadhay reer shawaa, caydh la golosleyne Waxa goday sidii qaanso waa, gaajo iyo ciile Eebow waxaa gorof ku raray, duul Geshiiishaaye Caligeri sidii loo gondolay, gobolba meel aadye Waa gelengal nimankii fadhiyay, guriga Ciideede Eebow gurbood baa hadhiyo, gaban agoomeede Eebow goonji weyn iyo qax bay, naga gullaafteene Guullow ma helayaan waxay, nagu gubaayaane Eebow waxay naga gogtaan, waa galoof olole Eebow sidii guun haween, giidu waa aniye Eebow nin goba baan ahoo, guni rifaysaaye Eebow waxaa noo gurmaday, gaaya alifleeye Ma garaysni Eebow waxaa, guufanneyska ahe Eebow gabooddii dorraad, waan ka gara'layne Eebow markaan geyllamey, guulmiyo biqiye Eebow guddoonkii sharciga, gooye bahashiiye Eebow kufriga gedeftaley, gacanta haystaane Eebow anaa kugu garlee, guusha ha seejin. Source
  12. Azhari is one the best TFG has, Duke has reason to defend!lol
  13. Hunugri is a valuabe new member, and hope will not leave that easily. 2007 DUBAI SOL NOMADS meeting is coming up, and we need you man!
  14. Bada cas, Saxb,Yey is coming to Hargaisa, and right now they are preparing the welcoming party,Dont get confused by Somali politics! Somalia will always be ONE!stay tuned!
  15. SOl Golder rules have some loop holes, and have to be ammended!
  16. another man was sitting down in the shade of a tree with an afro and stick and a spear and a shield in his hand and only wearing two cloths. Adeer hidihii iyo dhaqankii baad meel kaga dhacday! :mad:
  17. Bokero, You are ALIEN, and still have no say in this website. You are 3330 while Duke is 3390! what have you contributed!
  18. The devout Muslim says that Barre wept when he offered forgiveness for Barre imprisoning him in a 3m by 4m cell for six years, suffering physical and psychological torture. waw
  19. Brother, Yes, I am with Sharia too, But I believe ALL somalis are not ready for Sharia today, They have to be given and presented slowly, cant be injected all at once.
  20. Is kissing a must in romance? too much wis wis!lol
  21. Why Mohammad Dheere,a warlord, reerka miyaa cid kale laga waayey?
  22. Ladif, You got it bro, Afwerki does not care abt Somalis, it is all about interest!
  23. Eritreans are very heroic, and were voted the most patriotic people on earth, and Somalis have alot to learn from them indeed, maybe after 50 years of occupation, We will be like them. Nur, Were you with ICU team?