Caano_Geel

Nomad
  • Content Count

    625
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Caano_Geel


  1. Walaalkayga muslimka ahow, laba daqiiqo oo duco ah, u ducee Somalia.

     

    - In ilaahayswt nabaddii iyo kala danbayntii, kusoo celiyo

     

    - in ilaahay swt shacabka masaakiinta ah ee aan waxba galabsan, ka qabto, ma naxayaasha aan u tudhayn.

     

    -In ilaahaw swt faraj khayr qaba u keeno dalka Somalia, si uu uga saaro, xaaladdan qalafsan ee ay ku jireen 20 sanaddeed ee lasoo dhaafay.

     

    -In allah swt ummadda Soomaaliyeed quluubtooda iyo boggoodaba burcad isu mariyo.

     

    -Inay Mustaqbalka dhow Muqdisho noqoto magaalo, la tartami karta, khayrkeed laguna soo horto.

     

    - In ilaahay swt dadka kale Soomaaliyeed ee iyagu nabadda haystana sida Somaliland iyo Puntland, usii laban laabo iyagana nabadda iyo kala danbaynta.

     

    Amiin Allahayow, Amiin Allahayow, Amiin Allahayow.


  2. Anigu kuma diganayo, laakiin waxbaan hoga tusaalaynayaa, waxaanan leeyahay, ''Waar caruurta yar yar, sidan ha loo dhaamo''

     

    Markaa haddaad idinku u aragtaan, inaan wax ku diganaayo, ama aad dhanka xun wax ka eegtaan, dee taasi waa mid idinka idinku gaara.

    Aniga waad i caydeen dhammaanteen, waxaadna igu sheegteen qof bilaa caqliya, laakiin anna waxaan idiin sheegayaa, inaydaan dhammaantiin is wada caqli dhaamin, ma waxa la idinka waayay, qof kaliya oo sida wanaagsan wax u fahma!!!!

     

    Ma waxa la idinka waayay qof yidhaahda ''Waa sidaa aad sheegtay, ee maxaa loo qaban karaa'' oo dadka baraarujiya.