Alle-ubaahne

Nomads
  • Content Count

    2,077
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Alle-ubaahne

  1. Originally posted by General Duke: ^^^What I love about many here is they wont be able to refute the articles above but bable on about the "enemy" of Islam and so on/ Bambo, your lack of knowledge is a real problem for you. You want to be taken seriouslya nd yet you continue to make these senile accusations. Yusuf was a top rank officer in the Somali national army from 1960 -1978 between these times he fought against both the Amhara regimes in the border war of 1964[winning the meddal of honour] and he fought in the larger ****** war of 1978.. He then fought Siyad Barre regime from 1978 and was placed in jail for the BALANBALE incidnet in the mid 1980's. He returned to Somalia in 1991 and took part in the defence of the North East and in 1998 was elected President of Puntland and 2004 the President of Somalia... What I love about your arguments is the total denialist position that you stood on and the fact that your uncle has failed and unbecoming to lead our nation is stunning to us! I don't understand why the SOL Administration has left you to behave like this with all the blatant tribalism and useless remarks against Islm! You must really be a next of kin to the owner of the website, and I heard some rumors that he is from Puntland in terms of qoladiisa. But beware that we only fight against the enemy of our nation as well as the traitors, having no animosity against your tribe.
  2. And Allah knows best that your uncle is not only a criminal but a sinner who has rejected the practise of Islam in our homeland, calling our scholars as terrorists! Shame on you, the supporters of traitors!
  3. Originally posted by Lieutenant Xalane: Ouch!!! This Allah ubahne dude is one twisted fella,some jinni thing punched him right in the face,thats why he is always tripping.Dude,chill.My asking a girl whether she likes the uniform or not ain't none of business,if u got the wifey deficiency syndrome,dude thats ur problem,u don't need to put everything as ''hadii xaaskeyga aad ahaan laheed,in every forum.U abuse women in every two minutes,u have been warned once in public and ur tendency of getting sensitive on pple is demeaning. Waryaa xishoodkii ayaad ka tagtay, sidaad TV gaalo indhaha ugu heysay. War maxaa kugu kalifay inaad sida dumarka oo kale u caaytantid adoo nin ah, mise ciyaalkii meelahaan ku halaabay baad aheyd? Waryaa Stop abusing your sisters in Islam and don't expect us to treat you like a gentleman when you harrassing the girls before us. I will suicide you if you don't stop it soon! :mad:
  4. Originally posted by Cambarro: Alle-ubaahne thanks, but no need to defend me. Besides you say much worse to the girls. So quit it ..with respect bro. Caku iyo doqon wixii difaaci jiray! I am helping you as a sister of mine and you trashing me like an unwanted creature! Wallee adiga dhiig iyo damiir midna laguuguma dhibcin. Taas aad igu dhigtay anaa iska xaalmarshay iyo Saaxiibteey Sheherezade!
  5. Originally posted by Allamagan: Imdhacade & mafiyadiisa waa kuwii biyaha webiga ka gadan jiray masaakinta local-ka ah ee waxba haysanin. Imagine that, biyaha roobka soo da'ayana haddii aay awoodi kari la haayeen dadka waay ku charge gareen lahayeen. Wallee abtiyow waxay kula rabeen General Duke iyo asxaabtiisa maanteey kula helleen markaad waxaas ku hadashay. Laakiin mahad Alle waxay ku ahaatay in maanta reer abtigeey M.R. sideey u badan yihiin ay diintii ilaahey garab istaageen, inta raacsanna cadowga ay yihiin dad marin habowsan, oo aan cilmi laheyn ama ay caadifad qabiil qaaday.
  6. Originally posted by Lieutenant Xalane: quote:Originally posted by Cambarro: You asking a girl about men in uniform Lt Xalane? Yes. Waryaa nin xun baa tahay, dumarka su'aalaha qaarkood ka daa, anshax malihide! :mad: Hadii kale, karbaash ayaa ku yaqaano!
  7. ^^I would advise you to send that FAQ or Q&A to the BBC or CNN websites to adopt them as the final verdict of the Somali issues, but don't try that on us, because we, as the people of somalia, won't except it as it is. And your uncle is simply the enemy of Somalia, not only your Reer Mahad, but the whole of Somali people. Take that for good, awoowe.
  8. ^^Caku iyo reer baadiye, war odayaashaan baqtiga ah ee diintii ilaahey la colloobay haku sugin wanaag iyo dal ineey kuu dhisaan! Wallaan kuwaas waxay dhisaan lagu nasaneyn ee yaa idin dhaha diinta Islaamka ku dhaqankeeda qaata.
  9. Originally posted by Cambarro: You asking a girl about men in uniform Lt Xalane? LOL Maa haa tiraahdid hakaa haree! Laakiin aniga hadaa xaaskeyga ahaan laheyd, waxaanba kugu amri lahaa inaad tuutaha Militariga cambuur iyo shuko ka tolatid inta aan amxaarada ka xoreyneeno dalkeena.
  10. We need, saaxiib, Mujaahidiin who are above and beyond the enemy soldiers, because the Mujaahidiin are the first class world soldiers accoring to the history books of the world. We need Al-Shabaab in action if we aim to beat Kenya and Ethiopia in one single stroke. Believe me, we can do it together with the Help of Allah on our side.
  11. Originally posted by Rahima: I wouldn't marry a married man if he was the last man on earth. If you would have the opportunity to marry the Sheikh Shariif of the Islamic Courts of Somalia, I am sure your current position would be more than subject to change. And you would be saying, "Ilaahow naagtuu rabo ha qabee, markoo lee muu i guursado." I am also sure, Eedo Rahima, that you wouldn't mind marrying Sh. Xassan Daahir Aweys, given his old age and red beard!
  12. ^^You have no knowledge to talk about this, I advice you to not confusse the people. because if you say this, that Islam doesn't have a clear blueprint of governance system, it means that the debate among the companions after the death of the prophet (scw) was invalid, which was all about declaring an Imam for the people before the prophet was burried. You were only talking about what this sect had to say about Islamic governance system, and not mentioning what the Quran and the Sunnah say about it. That is the worst loopholes in which Bidcah always comes in without detection. war Kheyrow ilaahey ka cabso, waxaadan cilmi u laheyn ha sheegin, oo jooji diinta aad masabidaneysid!
  13. That is a great deal of interest for the Islamic Courts to renew the cause of uniting all Somali Regions under the name of Islam and SomaliWeyn. I applause for that call, indeed.
  14. Howshaan waan sugeynay wax badan, ilaahey ayaa maanta xaqii ka dhawaajiyay! And for now, Cadde Muuse is out, and the new system is to emerge soon, IA. Cadde aqbalay Culimada PL 18 Nov 18, 2006, 11:45 Warar hoose oo Garowe Online heshey ayaa sheegaya in Madaxwynaha DGPL Maxamud Xirsi Muse uu aqbalay talo soo jeedintii Culima'udinka PL kadib markii ay xalay kulan kula yeesheen magaalada Galkacayo. Madaxwaynaha ayaa sida wararkan sheegayaan aqabalay in DGPL ay qaadato ku dhaqanka sharaacada Islaamka isla markaana magaalo madaxada DGPL lagu qabto kulan looga arinsanayo mustaqbalka Puntland kaas oo ay isugu iman doonaan dhamaan dadka ay ka go'do talada gobolka. Wararkaan ayaa intaa ku daraya in Madaxwayne DGPL uu aqbalaadiisa la socodsiiyay Madaxwaynaha DFKMG ah Cabdulahi Yusuf oo asal ahaan ka soo jeeda Puntland balse uu ku gacansayray qorshaha Cadde Muse iyada oo sida la sheegayo khilaaf xoogan uu soo kala dhexgaley labada xubnood. Sidoo kale kulankan ayaa waxa lagu magaacabay guddi afar xubnood oo ka tirsan labada dhinac kuwaas oo soo diyaarin doona kulanka la qorsheynayo in looga arinsado mustaqbalka Puntland. Ku dhaqanka sharecada Islaamka ayaa meesha ka saaraya xukuumada Cadde Muse oo musuq-maasuqu ragaadiyay isla markaana wadada u xaaraysa in Dastuurka Puntland la wafaajiyo shareecada islaamka.Halka ka akhri warar la xiriira Dhinaca kale Website- la sheegey in DGPL leedahay ayaa waxaa lagu soo qoray qoraal sidatan u qoran: Shir wadatashi oo ka dhacay Gaalkacyo qodobana ka soo baxeen Madaxweynaha DGPL ayaa xubno muhiim ah oo kamid ah culimada diinta islaamka ee reer Puntland. Wadatashi kala yeeshay xaaladaha siyaasadeed iyo nabadgelyo ee maanta ka jira guud ahaan soomaaliya gaar ahaan Puntland iyo dersiyadeeda koonfur iyo waqooyi. Waxaa ka soo baxay talooyinka soo socda oo loo arkey in ay ka tarjumayaan masalaxada shacabka reer Puntland iyo guud ahaan bulshada Soomaaliya. 1.In la taabo geliyo ku dhaqanka sharciga Islaamka, sida ku cad Dastuurka Puntland 2.In madaxweynuhu magacaabo gudi ka talo bixiya habkii wax loo sixi lahaa kana kooban golayaasha dawlada culimaaudiinka isimada iyo aqoonayahada DGPL 3.In la dhawro amniga iyo xasiloonida Puntland 4.In soomaaliya lagu xaliyo arimaheeda wadahadal iyo is afgarad. Isha wararka: Garowe Online
  15. War meeshaan waa halowday walaahi, caay iyo dicaayad diinta Islaamka wax looga sheegaayo iyo shareecada Islaamka ayaa mar walba arkeysaa. War ninkii lahaa SOL ma wuusan ka baqeynin in ilaahey maalinta qiyaame weydiiyo meeshaan uu furay sida diinta loogu xumeeynaayo, mise waxaa sharaf la mooday in qofka uu sida gaalada camal u hadlo oo hadana la yiraahdo waa 'freedom of speech spirit?' Waa cajiib, war ilaahey halaga cabsado, oo diinta Islaamka iyo ku dhaqankeeda aan wax ka sheegeyno iska deyno. Markii hore waxaadba ku fiicneydeen qabiilkaan baas oo aad mashquulka ku aheydeen, laakiin maanta waxaad faraha lasoo gasheen diintii ilaahey oo aad si cad wax uga sheegeysaan. Bal maxaa diinta laga siiyaa kuwaan?
  16. Their (puntland) insanity will be taken care soon by the Islamic Courts of Badbaado, insha-Allah.
  17. ^^Abtiyoow maxaad reer baadiye iskaga dhigtaa? Koley abtiyaashey uma badneyn reer magaal, oo taas waa iska caadi, laakiin erayga Dacas markaad gadaal-gadaal u aqrisid wuxuu noqonayaa qabiilka daga koonfurta Gaalkacyo. Soo waxaad garatay maahan, abti!
  18. ^^Galmudug waa burcad aan sinaba u matali karin beeshooda iyo danta reer Dacas, taasna yaan cid kale la weydiin, anaa og. Galmudug's malakumowt is Sh. Cagaweyne, and he is on them now.
  19. Playing With Fire Only Calls For Disaster By Staff Oct 28, 2006, 16:25 After 15 years of difficult and bitter political experience, the Somali people have set in motion a unified movement that could eventually lead to national reconciliation and peace. It is no secret that this fact is causing anxiety to certain quarters who do not champion the unity and stability of peoples. Hence, it is no surprise that these same quarters are seeking to crush this movement before it takes root. And the Meles Zenawi regime had been selected as the primary agent for securing this objective based on two criteria: 1. The Meles regime is at present attempting to illegally prolong its stay in power by defiantly ignoring election results. This makes the regime only too ready to be employed by external forces in the hope of ensuring its stay in power. 2. Since popular opposition in Ethiopia is gaining momentum with each passing day, the TPLF regime believes that poking at the longstanding tensions between Ethiopia and Somalia could divert the Ethiopian people's attention from their domestic problems. Selected as an agent for the above reasons, the Meles Zenawi regime, upon external orders, had deployed its troops into sovereign Somali territories ever since the externally influenced Somali transitional government was ousted from Mogadishu by the new movement. Since shifting principles are the trademark features of the mercenary Ethiopian premiere, he denied the presence of his soldiers in Baidoa. In a statement he made a week after the deployment of the troops, Prime Minister Meles said: “We have no reason to send our troops to Somalia so long as the Somalis do not violate Ethiopian borders.” A logical statement indeed. Nonetheless, hardly a month after he made such a statement, the Meles regime admitted to violating Somali sovereignty and sending its soldiers into Somalia so that “the transitional government could protect itself.” Recently, the regime has been heard making noises about being “practically at war with Somalia”, and in so doing this mercenary regime has proven its complete loyalty- no doubt born out of pure desperation- to its employers. To further please its masters and thereby ensure its stay in power, the Meles regime has set in motion a dangerous game of fire by reawakening the historical tensions between Ethiopia and Somalia . As a result, the regime has deployed thousands of soldiers and weapons into Somalia , and is about to immerse the Ethiopian people into an unwarranted quagmire. Ethiopia's interference in Somalia's internal affairs is hence, a mission personally assigned to Meles Zenawi by foreign powers. Desperately clinging to a final stage of power, Meles no doubt views this assignment as the only way out. And that is why he is actively pursuing the matter. Meles Zenawi's mission in Somalia is thus only his personal assignment that does not evolve the Ethiopian people, other political parties or even the TPLF regime itself. The Ethiopian people are being made to pay with their lives all because a tyrant leader wants to prolong his stay in power while securing foreign interests in the process. The TPLF is playing a desperate and dangerous game of fire that will eventually heighten tensions with Somalia and plunge Ethiopians into further chaos. Realizing this, the Ethiopian people as well as all the political parties in the country should save themselves and refrain from any involvement in this dangerous game. Playing with fire can only get one burned. Hence, it is not difficult to guess that the Ethiopian people will only incur further loss in this game of fire. source: www.shabait.com
  20. U.S. accusations against Eritrea, for what purpose? By Staff Nov 4, 2006, 16:27 The US “carrot and stick” ploy of serving its self-interest and ensuring the exploitation of resources, through promoting the acquiescence of the people and countries of the world, is an open mystery that is practiced by the architects of Washington 's foreign relations policy. On the one hand, by painting biased colors and through political cosmetics as well as by bribing corrupt and oppressive leaders, who serve as a means to domination and plunder, the US Administration tries to safeguard its interests and ensure its pillage. On the other hand, by trying to attenuate those governments presumed as “threatening fine examples”, and the ones working to promote the development and bright future of their people, the US Administration looks for ways on how to put an end to the latter's existence. By orchestrating overt measures of duress, which is truly an open sabotage, it tries to carry out “regime change” (a shameless phrase to explain a shameful action) and overthrow governments through such intimidation. This has been a blatant tactic, followed by the US administration for long in many countries, and there are lots of hard facts that prove this historical truth. The US Administration, whether any country is small or big, rich or poor, powerful or weak, sees it through such a spectrum. They follow a certain pattern of “destroy the acorns, before they become oaks”. And through this treacherous maneuver the US Administration continuously tries to smother and weaken countries, which it considers to a good example to others. Some naïve observers might think that this kind of hostility is directed only towards those that possess tempting potential wealth and riches. However, such harassment doesn't spare the small and poor countries as well. Because, if one small and poor country manages to successfully overcome backwardness and ensure a better life to its citizens, the people of wealthy countries will raise a stirring question; “why not us?” Hence, all those small countries that are on a satisfactory track of development are viewed as the “greatest danger of good examples” on the part of the US Administration. US intervention in Laos , Grenada , Nicaragua , El Salvador and other small nations emanates from such a wry outlook. Eritrea, as a newly independent country, even though it is small with not many citizens, in its short history of existence, utilizing its limited resources and with limited foreign assistance, has managed to undertake extensive development endeavors and had scored impressive progress as well as registering very encouraging economic stride. And surely, there is uneasiness that emanates from worry that such effort might be exemplary to others. The submissive stance demonstrated by most African countries, which goes to the extent of “boot licking”, is fiercely rejected in Eritrea , and our people want to be masters of their own destiny. And this is a special Eritrean character. Through the eyes of “poverty architects”, however, there is no greater danger than this on setting good trend to others. Hence, this is eyed with hostility which, of course, is an expected phenomenon. The reason forwarded by the US Administration to harass those countries posing “threat”, and regarded as “risks” of a good example remains one and the same. Usually such reason is accusative and unsubstantiated to a great extent. The acts of hostility hurled towards Eritrea from the US Administration, which is being mixed up with the issues of Ethiopia and Somalia currently is thus, nothing but a continuation of this deception. And taking the aforementioned circumstances into consideration, this is no wonder at all. Source: www.shabait.com
  21. Midowga Maxkamadaha iyo Shirkadaha Mallaayga oo Mudug isku Heysta By C/Waaxid Khaliif BISMILLAAHIRRAXMAANIRRAXIIM ASSALAAMU CALAYKUM WARAXMATULLAAHI WABARAKAATHU Markaad maqashid shirkadaha Alkher “Marine Resource” iyo Somcan waxaa maskaxdaada ku soo dhacaya Cadde Muuse iyo C/Weli Cali Taar. Waa labada nin ee haddeer ciidamada geeyey meel ku dhow Bandiiradley! Oo nimankani, ma waxay ka muslinsanyihiin ama ka waddaniyeysanyihiin ama ka qabiil jecelyihiin dadka u dhashay qabiillada kale ee Mudug dega? Mise waxaa jira dano gooni ah oo la difaacanayo? Soow meynaan akhrin bayaan ay soo saareen culumadii, aqoonyahannadii, odayaashii, dhallinyaradii iyo shacabkii Mudug oo qabiil kasta leh? Haddana waxay soo saareen bayaan goonigooni ah. Waxaa soo saaray qolada Leellkkase, Reer Bicidyahayn, Reer Maxamuud, Maxamed Cumar iyo reer Khalaf. Laascaano, maxkamadaa laga furay. Haddeer wataas la leeyahay Bari kuwaa looga dhawaaqay. Sida muuqata dadkii u dhashay qabiillooyinkaas waa diideen iney dagaal u aadaan aagaga Maxaakiimta maaddaama dhulkaas aysan qabiillooyinkaasi markii horaba degijirin; mana jirto dan gaar ah oo ay ka leeyihiin si ay u abuuraan dagaal sokeeye oo horay Soomaaliya u daashaday. Maxay qabiillooyinkaas, reer tolkoodka shirkadaha mallaayga leh u taageeriwaayeen? Sababaha ugu weyn waxaa ka mid ah in shirkadahaasi ay lacag ku bixiyaan hay’adda Ashahaado-la-dirirka oo u shaqeysa Itoobiya iyo cadow kale. Hay’addaasi waxay magaalooyinka waaweyn ee Puntland sida Boosaaso ka wadaan diin-la-dirir iyo anshax-xumo weyn oon qarsooneyn. Tan labaad, waxay badihii Soomaaliya ku fasaxeen maraakiibta jiraafka oo baddii xaaqday ilaa la gaaray in la waayo noocyo kalluun oo geyigaas ku badnaa. Waxaa kaloo jira iney ku aasaan sunta halista ah ee laga keeno waddamada horay u maray. Waxaa kaloo jira iney u soo dhigteen iney shirkado maafiyo ah oon la aqoon ka gadaan barrigii Soomaaliya iyagoo sheegaya in macdan iyo shidaal laga baarayo. Markhaati bey Soomaali ka tahay in madaxweynaha Puntland lahaa hay’aduhu waa jirri. Waa tee shirkadda wax ka baarikarta gobol Soomaaliyeed maaddaama aysan jirin dowlad dhexe? Waxaa taas dheer xitaa in nimankaasi isku dayeen iney gataan geyi dhan oo Soomaaliyeed. Ma xasuusataan sheekadii “HAFZA?” oo laga waday “ Horn of Afrik Free Zone Authority” waxayba damceen iney Xaafuun oo dhan gataan. Markii xeryihii ciidamada ee Puntland qaarkood la gatay bey is dhaheen waad gadankartaan magaalooyinkana laakiin Ilaahay baa dadka qaarkiis iyo boggagga Internetka sida Somalitalk u soo diray. Nimanka shirkadahaas leh waa nimanka ciidamadii Puntland qaarkood u taxaabay xabsi ku yaal Thailand kaddib markii wiilashaas oo maraakiibta saarnaa u dulqaadanwaayeen jiraafka ay maraakiibtaasi sameyneyso sidoo kalana waxay maraakiibtaasi jaraysay shabaakadaha danyarta Soomaaliyeed ama waxay ka jiirijireen doomaha yaryar. Shirkadahaas waxaad mooddaa iney shacabka reer Mudug ku leeyihiin: idiin ma baahnin oo waxaa naga dhinacdagaalaya Xabashi! Waana ka dhabeeyeen oo waa tii madaxweynaha Puntland lahaa waxaa Gaalkacyo aan keenay ciidan hal batalyan ah. Haddeertaan oo la joogo waxaa jiidda hore joogaa wiilashii ay lahaayeen shirkadahaas iyo Xabashi. Waxaa Ilaahay mahaddiis ah, hadda culeys badan baa ka soo qaadmay reer Bari. Oo ciidmadii u shaqeynjiray maraakiibtaas markey barriga joogaana reer Bari dhibka ku hayey ayaa la geeyey jiidda hore ee Maxaakiimta u dhow. Haddii ay Maxaakiimtu shaqo ka qabtaan waxaa fursad helaya wadaadadii Bari ee aashuunka ku addimijiray. Marka waxaa dhicikarta in inta ay Mudug joogaan ay shacabka Bari iska qabtaan shirkadahaas dhulkoodii xaalufiyey. Muxuu yahay bayaanka ay qolooyinka Mudug degaa ku taageerayaan Maxkamadaha? Dadka muslimka ah shuruudahoodaa u kala xiran. Waana ognnahay ballantu qiimaha ay ku fadhido. Marka markii la eego dagaalkii ka dhacay Bandiiradley, qolooyinka Waqooyiga Mudug dega ma taageerin shirkadaha mallaayga marka taageerada maxkamaduha loo hayo ma intaas keliyaa? Inkastoon la isbarbardhigikarin haddana waxaa dayasho noogu filan nabi Muxamed (SCW) iyo saxaadadii (RC). Labadii Beeco ee dhallinyaradii Ansaar (RC) nabiga (SCW) la galeen waa la ogaa iney ka run sheegeen. Marka qofoowna ha gelin ballan aadan hadhoow ka soo baxeyn. Haddii, ballanqaadkii ka soo baxay beelahaas oo gudaha iyo dibaddaba kala jooga sidooda loo fuliyo, waxaan filayaa in shirkadahaas ay iska cararayaan. Marka ballanka Ilaahay hala oofsho. Talo ku socota qabiillooyinka reer Puntland Haddii inta Cabdi Qeybdiid iyo Xabashi la keeno Gaalkacyo loo diido sheekh Cagaweyne oon filayo inuu ku dhashay Mudug, waxay arrintu u ekaaneysaa inaad diideysaan qof tukanaya oo diin leh. Haddee haddaad sidaas arrinta ku waddaan, waxaan shaki ku jirin inaad Mowlaha caro galineysaan. Hadduu Mowluhu caroodana wuxuu leeyahay ciidamo badan oo kuwa maxkamaduhuna ku jiraan. Shaki ma leh in labadaas shirkadood Ashahaado-la-dirir yihiin marka ama waa inaad iyaga raacdaan oo Ilaahay wax kala dagaalantaan ama inaad ka shaqeysaan ku dhaqanka Shareecada Islaamka iyo midnimada Soomaaliya. Ashahaado-la-dirirku ciidamadoodii iyo Xabashi isu keenee, idinku kuwiina maad maxkamadaha u geysaan? Teeda kale, haloo daayo Maxkamadda Al-Furqaan iney timaado Koonfurta Gaalkacyood dabadeedna dadka Waqooyiga Gaalkacyo u dhashay hala hadleen. Faa’iidada ku jirta imaantinka maxkamadaha ee Gaalkacyo waa: 1. haddii Ilaah idmo lama helidoono cid diidikarta Shareecada Islaamka 2. xabashi dambe Gaalkacyo joogimeyso 3. Ashahaado-la-dirir iyo muxaadaro la diido ma dhicidoonto 4. dadka Gaalkacyo jooga oo dhan baa qeybsanaya jagooyinka iyo dhaqaalaha 5. dhaqaalaha soo xarooda waxaa wax looga qabanayaa dugsi-Qur’aanka, iskuullada, biyaha, caafimaadka, waddooyinka iyo quudinta masaakiinta 6. dib-u-heshiisiin baa bilaamaneysa maalinta ugu horreysa ee maxkamudhu tagaan Gaalkacyo. Ma jireyso qof inta dambi ka gala Waqooyiga Gaalkacyo u fakanaya dhinaca Koonfurta ama qof inta Koonfurta ka galo u soo cararaya Waqooyi 7. Mudug oo indha-adeyga iyo khiyaanada tusaale loogu soo qaato ayaa noqondoonta haddii Ilaah idmo meel kheyrka iyo hadalka fiican tusaale u noqota. 8. dadkii wax ku dhicijiray oo dhihijiray anaa reer hebel ah oo ay u dhammaaneyso. Waana loo sinnaandoona wax kasta haddii Ilaah idmo. Shaki iigama jiro in labadaas shirkadood ay maridoonaan meeshii Cabdi Qeybdiid maray marka waxaan ka rabaa shacabka Puntland iney labadaas shirkadood oo dhibkaas aan kor ku soo sheegay ku haya Puntland raacdaan iyo inaad raacdaan maxkamadahaas horay ula soo xaalay dagaaloogayaashii reer Xamar oo u dhaqmijiray sida shirkadahaas oo kale. Ilaahay baan ku dhaartay labada burcad badeed waa kuwii Xarardheere iyo meelaha u dhow ay maxkamaduhu ka sifeeyeen iyo labadaas shirkadood waxaa Soomaali u dhib badan labadaas shirkadood! Burcad-badeedkii Xarardheere inta badan waxay baadijireen maraakiib badaha Soomaaliya xadeysa iyo mar mar ay dhacaan kuwa caalamka u kala goosha iyo kuwa dalxiiska. Mar kastooy dhacaan kuwa jiraafka ah waxayba noo qabteen howl oo ugu yaraan wixii belaayo dhacaysay bey wax ka sii dhaceen; dhibtu waxay ahayd markey dhacaan maraakiibta maraysa biyaha fog ama kuwa Soomaaliya wax usoo wada. Halka Somcan iyo Alkher Marine Resource ay baddii jiraaf ku dhammeeyeen sidoo kalana sun ku duugeen ayna rabaan iney gataan dhul Soomaaliyeed oo barriga ku yaal. Marka dhibka burcad-badeedkii Xarardheere wuu yaryahay maaddaama aysan lahayn xiriir ay kula xiriiraan shirkadaha maafiyada ah. Fiiri horay waxay noo galinlahaayeen dagaal sokeeye oo ku aaddan macdan-ku-dirir sidii dhacdadii Majayahan iyo meelo kale. Marka yeysan na galin dagaal qabiil oo kale. Khudbada Cadde Muuse iyo Xiif Cali Taar ka akhriyeen Gaalkacyo waxay la mid tahay tii Muuse Suudi iyo Bashiir Raage ka akhriyeen garoonkii kubbadda cagta ee Koonis, dhowr maalmood kaddibna waa laga wareegay Xamar. Marka haddii Al Furqaan qabiil ku socoto lama dagaaleen Cabdi Qeydiid iyo wiilashuu wato. Marka yaan shacabka Puntland la khaldin. Marka qofkii raba in uu soo cesho cadceed godka sii galaysa haddee ha akhriyo sheekadii isbaheysigii Ashahood-la-dirirka. WABILLAAHI TOWFIIQ NASRIGII ILAAHAY WUU YIMID ASSALAAMU CALAYKUM WARAXMATULLAAHI WABARAKAATHU Source: www.somalitalk.com
  22. Midowga Maxkamadaha iyo Shirkadaha Mallaayga oo Mudug isku Heysta By C/Waaxid Khaliif BISMILLAAHIRRAXMAANIRRAXIIM ASSALAAMU CALAYKUM WARAXMATULLAAHI WABARAKAATHU Markaad maqashid shirkadaha Alkher “Marine Resource” iyo Somcan waxaa maskaxdaada ku soo dhacaya Cadde Muuse iyo C/Weli Cali Taar. Waa labada nin ee haddeer ciidamada geeyey meel ku dhow Bandiiradley! Oo nimankani, ma waxay ka muslinsanyihiin ama ka waddaniyeysanyihiin ama ka qabiil jecelyihiin dadka u dhashay qabiillada kale ee Mudug dega? Mise waxaa jira dano gooni ah oo la difaacanayo? Soow meynaan akhrin bayaan ay soo saareen culumadii, aqoonyahannadii, odayaashii, dhallinyaradii iyo shacabkii Mudug oo qabiil kasta leh? Haddana waxay soo saareen bayaan goonigooni ah. Waxaa soo saaray qolada Leellkkase, Reer Bicidyahayn, Reer Maxamuud, Maxamed Cumar iyo reer Khalaf. Laascaano, maxkamadaa laga furay. Haddeer wataas la leeyahay Bari kuwaa looga dhawaaqay. Sida muuqata dadkii u dhashay qabiillooyinkaas waa diideen iney dagaal u aadaan aagaga Maxaakiimta maaddaama dhulkaas aysan qabiillooyinkaasi markii horaba degijirin; mana jirto dan gaar ah oo ay ka leeyihiin si ay u abuuraan dagaal sokeeye oo horay Soomaaliya u daashaday. Maxay qabiillooyinkaas, reer tolkoodka shirkadaha mallaayga leh u taageeriwaayeen? Sababaha ugu weyn waxaa ka mid ah in shirkadahaasi ay lacag ku bixiyaan hay’adda Ashahaado-la-dirirka oo u shaqeysa Itoobiya iyo cadow kale. Hay’addaasi waxay magaalooyinka waaweyn ee Puntland sida Boosaaso ka wadaan diin-la-dirir iyo anshax-xumo weyn oon qarsooneyn. Tan labaad, waxay badihii Soomaaliya ku fasaxeen maraakiibta jiraafka oo baddii xaaqday ilaa la gaaray in la waayo noocyo kalluun oo geyigaas ku badnaa. Waxaa kaloo jira iney ku aasaan sunta halista ah ee laga keeno waddamada horay u maray. Waxaa kaloo jira iney u soo dhigteen iney shirkado maafiyo ah oon la aqoon ka gadaan barrigii Soomaaliya iyagoo sheegaya in macdan iyo shidaal laga baarayo. Markhaati bey Soomaali ka tahay in madaxweynaha Puntland lahaa hay’aduhu waa jirri. Waa tee shirkadda wax ka baarikarta gobol Soomaaliyeed maaddaama aysan jirin dowlad dhexe? Waxaa taas dheer xitaa in nimankaasi isku dayeen iney gataan geyi dhan oo Soomaaliyeed. Ma xasuusataan sheekadii “HAFZA?” oo laga waday “ Horn of Afrik Free Zone Authority” waxayba damceen iney Xaafuun oo dhan gataan. Markii xeryihii ciidamada ee Puntland qaarkood la gatay bey is dhaheen waad gadankartaan magaalooyinkana laakiin Ilaahay baa dadka qaarkiis iyo boggagga Internetka sida Somalitalk u soo diray. Nimanka shirkadahaas leh waa nimanka ciidamadii Puntland qaarkood u taxaabay xabsi ku yaal Thailand kaddib markii wiilashaas oo maraakiibta saarnaa u dulqaadanwaayeen jiraafka ay maraakiibtaasi sameyneyso sidoo kalana waxay maraakiibtaasi jaraysay shabaakadaha danyarta Soomaaliyeed ama waxay ka jiirijireen doomaha yaryar. Shirkadahaas waxaad mooddaa iney shacabka reer Mudug ku leeyihiin: idiin ma baahnin oo waxaa naga dhinacdagaalaya Xabashi! Waana ka dhabeeyeen oo waa tii madaxweynaha Puntland lahaa waxaa Gaalkacyo aan keenay ciidan hal batalyan ah. Haddeertaan oo la joogo waxaa jiidda hore joogaa wiilashii ay lahaayeen shirkadahaas iyo Xabashi. Waxaa Ilaahay mahaddiis ah, hadda culeys badan baa ka soo qaadmay reer Bari. Oo ciidmadii u shaqeynjiray maraakiibtaas markey barriga joogaana reer Bari dhibka ku hayey ayaa la geeyey jiidda hore ee Maxaakiimta u dhow. Haddii ay Maxaakiimtu shaqo ka qabtaan waxaa fursad helaya wadaadadii Bari ee aashuunka ku addimijiray. Marka waxaa dhicikarta in inta ay Mudug joogaan ay shacabka Bari iska qabtaan shirkadahaas dhulkoodii xaalufiyey. Muxuu yahay bayaanka ay qolooyinka Mudug degaa ku taageerayaan Maxkamadaha? Dadka muslimka ah shuruudahoodaa u kala xiran. Waana ognnahay ballantu qiimaha ay ku fadhido. Marka markii la eego dagaalkii ka dhacay Bandiiradley, qolooyinka Waqooyiga Mudug dega ma taageerin shirkadaha mallaayga marka taageerada maxkamaduha loo hayo ma intaas keliyaa? Inkastoon la isbarbardhigikarin haddana waxaa dayasho noogu filan nabi Muxamed (SCW) iyo saxaadadii (RC). Labadii Beeco ee dhallinyaradii Ansaar (RC) nabiga (SCW) la galeen waa la ogaa iney ka run sheegeen. Marka qofoowna ha gelin ballan aadan hadhoow ka soo baxeyn. Haddii, ballanqaadkii ka soo baxay beelahaas oo gudaha iyo dibaddaba kala jooga sidooda loo fuliyo, waxaan filayaa in shirkadahaas ay iska cararayaan. Marka ballanka Ilaahay hala oofsho. Talo ku socota qabiillooyinka reer Puntland Haddii inta Cabdi Qeybdiid iyo Xabashi la keeno Gaalkacyo loo diido sheekh Cagaweyne oon filayo inuu ku dhashay Mudug, waxay arrintu u ekaaneysaa inaad diideysaan qof tukanaya oo diin leh. Haddee haddaad sidaas arrinta ku waddaan, waxaan shaki ku jirin inaad Mowlaha caro galineysaan. Hadduu Mowluhu caroodana wuxuu leeyahay ciidamo badan oo kuwa maxkamaduhuna ku jiraan. Shaki ma leh in labadaas shirkadood Ashahaado-la-dirir yihiin marka ama waa inaad iyaga raacdaan oo Ilaahay wax kala dagaalantaan ama inaad ka shaqeysaan ku dhaqanka Shareecada Islaamka iyo midnimada Soomaaliya. Ashahaado-la-dirirku ciidamadoodii iyo Xabashi isu keenee, idinku kuwiina maad maxkamadaha u geysaan? Teeda kale, haloo daayo Maxkamadda Al-Furqaan iney timaado Koonfurta Gaalkacyood dabadeedna dadka Waqooyiga Gaalkacyo u dhashay hala hadleen. Faa’iidada ku jirta imaantinka maxkamadaha ee Gaalkacyo waa: 1. haddii Ilaah idmo lama helidoono cid diidikarta Shareecada Islaamka 2. xabashi dambe Gaalkacyo joogimeyso 3. Ashahaado-la-dirir iyo muxaadaro la diido ma dhicidoonto 4. dadka Gaalkacyo jooga oo dhan baa qeybsanaya jagooyinka iyo dhaqaalaha 5. dhaqaalaha soo xarooda waxaa wax looga qabanayaa dugsi-Qur’aanka, iskuullada, biyaha, caafimaadka, waddooyinka iyo quudinta masaakiinta 6. dib-u-heshiisiin baa bilaamaneysa maalinta ugu horreysa ee maxkamudhu tagaan Gaalkacyo. Ma jireyso qof inta dambi ka gala Waqooyiga Gaalkacyo u fakanaya dhinaca Koonfurta ama qof inta Koonfurta ka galo u soo cararaya Waqooyi 7. Mudug oo indha-adeyga iyo khiyaanada tusaale loogu soo qaato ayaa noqondoonta haddii Ilaah idmo meel kheyrka iyo hadalka fiican tusaale u noqota. 8. dadkii wax ku dhicijiray oo dhihijiray anaa reer hebel ah oo ay u dhammaaneyso. Waana loo sinnaandoona wax kasta haddii Ilaah idmo. Shaki iigama jiro in labadaas shirkadood ay maridoonaan meeshii Cabdi Qeybdiid maray marka waxaan ka rabaa shacabka Puntland iney labadaas shirkadood oo dhibkaas aan kor ku soo sheegay ku haya Puntland raacdaan iyo inaad raacdaan maxkamadahaas horay ula soo xaalay dagaaloogayaashii reer Xamar oo u dhaqmijiray sida shirkadahaas oo kale. Ilaahay baan ku dhaartay labada burcad badeed waa kuwii Xarardheere iyo meelaha u dhow ay maxkamaduhu ka sifeeyeen iyo labadaas shirkadood waxaa Soomaali u dhib badan labadaas shirkadood! Burcad-badeedkii Xarardheere inta badan waxay baadijireen maraakiib badaha Soomaaliya xadeysa iyo mar mar ay dhacaan kuwa caalamka u kala goosha iyo kuwa dalxiiska. Mar kastooy dhacaan kuwa jiraafka ah waxayba noo qabteen howl oo ugu yaraan wixii belaayo dhacaysay bey wax ka sii dhaceen; dhibtu waxay ahayd markey dhacaan maraakiibta maraysa biyaha fog ama kuwa Soomaaliya wax usoo wada. Halka Somcan iyo Alkher Marine Resource ay baddii jiraaf ku dhammeeyeen sidoo kalana sun ku duugeen ayna rabaan iney gataan dhul Soomaaliyeed oo barriga ku yaal. Marka dhibka burcad-badeedkii Xarardheere wuu yaryahay maaddaama aysan lahayn xiriir ay kula xiriiraan shirkadaha maafiyada ah. Fiiri horay waxay noo galinlahaayeen dagaal sokeeye oo ku aaddan macdan-ku-dirir sidii dhacdadii Majayahan iyo meelo kale. Marka yeysan na galin dagaal qabiil oo kale. Khudbada Cadde Muuse iyo Xiif Cali Taar ka akhriyeen Gaalkacyo waxay la mid tahay tii Muuse Suudi iyo Bashiir Raage ka akhriyeen garoonkii kubbadda cagta ee Koonis, dhowr maalmood kaddibna waa laga wareegay Xamar. Marka haddii Al Furqaan qabiil ku socoto lama dagaaleen Cabdi Qeydiid iyo wiilashuu wato. Marka yaan shacabka Puntland la khaldin. Marka qofkii raba in uu soo cesho cadceed godka sii galaysa haddee ha akhriyo sheekadii isbaheysigii Ashahood-la-dirirka. WABILLAAHI TOWFIIQ NASRIGII ILAAHAY WUU YIMID ASSALAAMU CALAYKUM WARAXMATULLAAHI WABARAKAATHU Source: www.somalitalk.com
  23. Alxamdulilah! Maanta waxaa si sharaf leh magaalada gaalkacyo qeybo kamid ah ku gaardiyay Ciidamada naftood hurayaasha Mujaahidiinta Maxaakimta Islaamiga. Warkaan ayaa niyad jab ku noqday Ciidanka Itoobiyaanka ahaa ee kusoo socday gacansiinta Ciidamada Puntland iyo kuwa C/qeybdiid. Waxaan sugeynaa insha-Allah in Ciidanka Maxaakimta iyo kuwa Cadowga Itoobiya ay fooda is daraan maalmaha nagu soo socda. Guusha allaha siiyo Islaamka iyo intii taageerta, aamiin.
  24. Fannaanniintii reer Waqooyi Hadday Saas yihiin maxaa ka Fileysaa Fuqahaadooda By C/Waaxid Khaliif Haddaan damacno inaan ka sheekeyno keydkii ay ka tageen hal-abuurrada ka soo jeeda Waqooyiga Soomaaliya waxay qaadaneysaa tobonnaan sano haddeysanba qarniyo nagu qaadan. Xitaa magacyadooda keliya baa buug buuxinkara. Marka dhowr ka mid ah raggaas ayaan rabaa inaan xuso. Micnuhu maahan waa kuwii ugu badshay hal-abuurka ee keliya qalinkaa iiga dhacay. Bal aan “Somaliland” ka dhigno Maandeeqdii gabadha ahayd. Ileyn hal geel ah iyo gabar la isma barbardhigikaree. Haddii Cabdi-Qeys uu gabadhiisii u dooray nin sifadan leh, yuu u doorilahaa inuu Somaliland hogaansho? Cabdi wuxuu yiri: Ilaahay nin caasi ah yaanu cududda kuu gelin Ilaahay mid cadho badan yaanu cidhifka kuu sudhin midaan caashaq kuu noqon yaanu calaf ba kuu galin noloshaadu caarcaar yaanay cidhib xumaan noqon Sheekh Cali Warsame, madaxweynaha Somaliland iyo kan xukuma xisbiga UCID keed Somaliland u dhiibi lahayd? ha la wariyo shiikh iyo wadaad waracadii diinta culimadu warkay sheegi iyo waanadaa dhabahe wacdi nooma laabna’e naftaa walaftay shaydaane Allaahu Akbar! Yaa leh meerisyadaa kore? Waa gabyaagii caanka ahaa ee Salaan carrabey. Inkastoon Salaan ku baraney gabayo nooc kasta leh oo xitaa kuwo qabyaaladeed ku jiraan hadda wuxuu caddeynayaa in dadka ay fiicantahay in la maqlo markii runta loo dhaco ay yihiin culumada. Hadda, qofkii Hargeysa ama Burco ama Ceerigaabo jooga oo yiraahda culumada halaga dambeeyo waxaa dad badani oranayaan: wuxuu ku xiranyahay Midowga Maxkamadaha Xamar! Haddey saas tahay, haddee Salaan Carrabey Allaha u naxariistee wuxuu ku xirnaa maxkamadaha Xamar! Maxaa daliil u ah inaan Salaan Carrabey aqoonsaneyn xuduudaha khiyaaliga ah ee gumeysigu sameeyey? ma hambayne dunidii hantiyey, tan iyo Hiiraane aduun baa hinaayiyo u jilan, haawis iyo ceebe haadaa qabiilnimo *****, hibo Ilaah siiye aniguna halkaad degi jirtaan, ka hawisaayaaye Sidaad aragtaan, Salaan Carrabey wuxuu aamminsanaa inuu degayo meeshii awooddiisu gaarsiiyo ee uusan xeerineyn xariiqaha gumeysigu sameeyey. Sidii Salaan Carrabey u lahaa hala maqlo culumada ayaa Hadraawina u leeyahay: • Allahayoow nin daacada • Allahayoow nin daallina • deeqdaada ha u simin Haddii Hadraawi gacanta talo ugu jirilahayd, wax ma u simi lahaa Sheekh Cali Warsame, Riyaale iyo Feysal Cali Waraabe? Isla sidii Salaan Carrabeey ayaa Hadraawi u aamminsanaa in Soomaaliya oo dhan ay dhulkiisii tahay. Haddii taas la la’yahay, Hadraawi ma tirin lahaa heesta? • Baladweyn Allahayoow ka dhig guri barwaaqo. Soow Cabdi Gahayr maahan ninkii lahaa: • magaalada Hargeysiyo Berbera moodka waxa geeya • oo Adari Marseey ka dhigay muranku waa ceebe • waa mici addoonloow ratiga muruqu weynaaday Cabdi, sida Hargeysa u tahay magaaladiisii ayuu u arkayey in Hararna tahay magaaladiisii. Hal-abuurradaas iyo fannaanniintaas waa wax qof kasta uu jecleysto iney qabiilkiisa yihiin. Bal ila arka Allaha u naxariistee Ibraahim Sheekh Saleebaan (Ibraahim-gadhle) oo Jibuuti ka halgamay. Wuxuu yiri: • Ingiriis ragguu laayey baan, cidi ilaaweyne • Axmad Guray unuunkay jareen, ehel ha waayaane • Oomaarna waad wada ogtihiin, uubtii loo qodaye • Sayidkii addoonsiga nebcaa, aakhiro u tabiye • waa kuwii Cadhoolana ajalay, calankan awgiiye • halyeygii Sheekh Bashiir bay dharaar, adhaxda gooyeene • Maxamuud sidii loo arjumay, aamus laga qaadye • Imaam Cusmaan baa ku maqan, ololeheeniiye • ablay bay u quudheen nin ragi, kuma ataageene Wuxuu sii yiri: • Isticmaarku oodduu dhigiyo, qodaxdii waa taalle • ma ilbixin kuwii aan lahaa, way ka aargudane • Iglan baaba loo dhoofiyaa, weli addoontiiye • iib baa Amriik loogu diray, odayo waaweyne • Almaaniyana kolay tahay, nala asqaysiiye • kol hadday abiid ii yihiin, oohintiyo ciilku • uurkii islaantii maxaan, uga abuurmaayay? • oofta iyo hooyaday maxay, adhaxda ii saartay? • Allahayow awoowiyo muxuu, aabbe ii dhalayey? Allahayoow awoowiyo muxuu aabbe ii dhalayey! Soow uma suubbato oraahdaas nin ay Xabashi Baydhabo iyo Gaalkacyo u joogto? Nin uu dhulkiisii xukumo (Somaliland iyo Puntland) Meles Zenawi? Nin madaxdiisii leeyihiin: Islaamkaa dhib ku ah Geeska Afrika? Ka warran haddaan kuu raaciyo hal-abuurkii Barkhad Cas? Maxamed Xaaji Ismaaciil Maxamuud (Barkhad Cas) wuxuu yiri isagoo ka hadlaya Koonfurta Soomaaliya: ninkaa fuushan faraska dheereeyow fiid weeyoo meel fog baan ku socdaa colbaan filaya dhexda ii fadhiyee fac baynuu nehee fanka i saar! Reer Waqooyiyoow, wuxuu Barkhad Sheegayey hadday Baydhabo iyo Gaalkacyo noo fadhiyaane, gacan ma na siineysaan? Barkhad Cas wuxuu sii yiri: wax ii gooniyiyo guhaad ma qabee Somaalaa gidigeed isgaadaysoo cadhadaan gubnahay waa gumaysiga agbaa gacalkay nakala gooyoo gaaliyo nacab baa u geesa ahoo afgaranwaagu wa gumaysiga Ma dad Xabashi u kala turjumeysaa is afgarankara? Wuxuu Barkhad sii yiri: awoowgey ninkii indhaha tiray ninkii aabbahay addoonsaday ninkii anigana i iibsaday ninkii ifka igu addoonsaday itaal li’i baa ishaa i baddee haddaan ogohoon ka aarsankareyn ninkaas araggiisa uurkaan ka nacee aan ooyee albaabka ii xira Madaxda Soomaaliyeed iyo kuwa Somaliland waxay har iyo habeyn ku hayaan iyagoo Zenawi ka hadlaya: ninkaas araggiisa uurkaan ka jeclee aan aadnee albaabka noo fura Markuu Barkhad suugaantaas tirinayey wuxuu hoosjoogay gumeysi. Sidoo kale Maxamed Nuur Laangarre wuxuu yiri mar Ingiriisku hadiyad siiyey si uu Jarmal u caayo: mar haddaan gurigayga gidhligaanka gariiriyo garnayl loola tagaynin Iglan baa gubanaysa maxaa iiga gidhiisha? gudaha ceelka Hargeysa weligay gees uma dhaafin bal maxaa laba gaal oo abtirsiimo gudboon midkood aan u gumayn midna guusha u siin? maxaa iiga gidhiisha gudaha ceelka hargeysa waligay gees uma dhaafin inta aan wax gasiintiyo intaan gaajo ku seexday haddii aan isu geeyo mala waa isku gow e mar haddaan ka gabyay oon go'iina ka qaatay maxaa iiga gidhiisha? Ilaahay ha u naxariisto Laangarre; muxuu oranlahaa hadduu maqli lahaa Feysal Cali Waraabe oo Meles Zenawi iyo aniga, Meles Zenawi jecel? Laangarre wuxuu simay Jarmal iyo Ingiriis halka Feysal uu wiilka Xamar jooga looga neceb badanyahay kan Addis Ababa jooga (mincnuhu waa wuxuu jecelyahay kan Itoobiya jooga). Saasooy tahay wuxuu rabaa inuu dadkii ay halgamayaashaasii ka soo jeedeen xukumo! Ilaah baan ku dhaartee waxaad arkeysaa dad masaajid kaala soo baxay oo leh: Meles Zenawi baa ka fiican sheekh hebel! Qaarkood hadday rabaan waxay sheegtaan ducaad! Marka iyaga iyo M.N. Laangarre waxay kala qaadeen labo waddo. Ma Laangarre oo Ingiriis hoosjooga baa saas yiri? Oo maan aragno waxa Timo-cadde Allaha u naxariistee ka yiri Xabashi? galool iyo maraa iyo hashaan kidiga geylaanshey gaajiyo harraad badan hashaan ugu garaacaayay goortuu sidkeedii go'ay galabtii foolqaaday ayadoo candhada giijisay oo godol ku sii deysay garaad midaan lahayn bay la tahay waad ka gaagixine annagoo gantaalaha dhaciyo haysan qori gaaban hashaan gaadda weynow libaax uga gaboon waayey inaan Goroyo-cawl uga tagaa waa hal soo gudhaye. Ka warran Zenawi oo raba inuu Soomaaliya qabsado innagoo heysana waxaad hub aragteen? Fiicnaan lahaydaa haddii Soomaali maqlilahayd C/hi Suldaan. Wuxuu mar kale yiri: doc hadday u wada jeedsatooy dhowrto danaheeda ooy duul walaala ah tahay ooy duunka ka heshiiso dadka kama yaraateene ways dabar jaraysaaye dubba madaxa wayskala dhacdaa daa'in abidkiise goortay is wada dooxatay baa daad u soo geliye ubadkiinii waad daadiseen waana dubateene dubaaxdiisii waad wada cunteen duhur dharaareede dariiq toosan Soomaaliyey waa lagaa deyeye darajada Ilaahay ninkii doonayaa hela e nin ka duday distoorkioy waxyiga diinti ka carrowye dugsi malaha qabyaaladi waxay dumiso mooyaane Ma u malayneysaa nin diiday Waxyiga inuu liibaanayo? Haddee ogaada, madaxda Soomaaliyeed waa diideen diintii Islaamka! Yaan la ilaawin hal-abuurkii weynaa ee Qaasim Allaha u naxariistee markuu kulahaa gabaygii cirsan-ka-yeer: • Caawaa la kala saarayaa caabud iyo gaale Marka xisaabtankii waa ka biloowmay Soomaaliya. Sida muuqata culumadii iyo dagaaloogayaashi Xamar joogay waxaa fiicnaaday culumadii. Sidaas darteed dadkii Xamar joogay waxay qireen in dadka diinta yaqaan ay ka fiicanyihiin dabadeedna iyagey taageereen. Halka Somaliland iyo Puntland ay af ahaan taageereen culumada laakiin haddee af keliya kuma filna. Marka macquul maaha in la yiraahdo qolo kastaa gar bey leedahay. Qaasim oo dhiman baa is lahaa Sayid Maxamed ugu bishaaree in gumeysigii soomaaliya ka baxay oo dowlad dhalatay. Waa isagii tirshay gabaygii ahaa: • Allahahoow darwiishkii ayaa salaan dabacsan gaarsiiya Laakiin nasiibdarro wuxuu Qaasim dhintay iyadoo Soomaaliya ay ku jirto Itoobiya, dadkiina noqday gobol gobol iyo qolo qolo. Marka, Ilaahay hortiis, ma garanayo wuxuu Sayidka ku yiri hadda ooy isku meel tageen! Inkaari haku dhacdo kuwii bishaarada Qaasim naga kala tuuray. Hal-abuurradaas reer Waqooyigu waxay sheegeen waa wixii diinta iyo caqliga saliimka ahiba qabay. Marka dadka hal-abuurradoodii saas u hadlayaan maxaad ka filankartaa fuqahaadooda? Jawaabtu waa caddahay oo uma baahna in la xuso. Waxaan kheyr iyo sharaf Soomaaliyeed ahayna loogama fadhiyo. Marka dadka aan aqoon taariikhda iyo halgankii reer Waqooyiga waxaan talo ahaan idiin soo jeedinayaa ineydaan wax ka soo qaadin hadaaqa siyaasiyiinta qaarkood iyo dhallinyaro qurbaha ku dhalatay ama ku kortay. Marka maaddaama aysan culumada reer Waqooyigu xus nooga baahneyn waxaan maqaalka ku soo xirayaa erayadii hal-abuur C/hi Suldaan Timo-cadde Allaha u naxariistee oo na tusaaleynaya in Waqooyi iyo Koonfur ay hooyo wada dhashay lana rabo in qof kasta meesha kaga aaddan uu howsha ka bilaabo. Wuxuu yiri: • habeen dhow wacane inaynu noqon waana la hubaaye • wax badan baa hadba reer la miray heystay xoolaha'e • wax badan baa hilaac lagu habqamay haadku gaylamaye • wax badan baa hayaay iyo wareer laysla hoosgalaye • laba hooyo wada foolatay oo hudantay waa ceebe • halka nabada lama dhaawacee hadimadii daaya • nin walbow wixii kugu habboon hoos u dhugo caawa. Ilaahay hortii waxaa noo muuqata in culamada Somaliland iyo hal-abuurradaasi ay xagga diinta iyo waddanimada ay isku meel u jeedaan. Marka waxaa khaldan cidda ay Meles Zenawi iyo gumeystayaashii ay isku fikrad yihiin. Marka, qof walboow dooro ciddaad rabtid in berri Ilaahay kula soo jamciyo. By C/Waaxid Khaliif London, U.K.
  25. Originally posted by somalipride: When did all these non-puntlands become experts in our internal politics? If the Puntland Gov't didn't have it's people support it wouldn't have lasted a day. It is your so called courts that used violence to gain power. Right now, i'm hearing no battle took place involving Puntland soldiers. They are denying it. Plus, Lol, we will see if Gaalkayo is like Kismayo and no bullets are fired. This is the words of a teenage who is begining the 101 qabyaalad class of Puntland politics. lol