kyz

Nomads
  • Content Count

    135
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by kyz


  1. Adeer karbaash ayaa looqoray canaasiirta xun xunkaa oo diinta kugabadah marka wax laga mawaydiinayo adka maalaayacniga meelahaas lataagaan qofkii diindame ku gabada oo kabeen sheega tan iyo mid kadaran ayaa ku dhacaysah marka waxaan u oga digeenaa shaqsiyaadka malayacniga darbiyada lataagan kawaantooba hadii kale idinkana meeshaad joogtaan ayaa niligu imaanayaah karbaashana waa nilii qorayaaah mooyaan diimeed waa kamanuuc puntland


  2. adeer argagaxiso ayuu leeynjiray kugabada diinta kabeensheegay waxkasta kuwaas waa waa jib in lakarbaasho marka odayga rabi haxafidee waa gaboobay asaagiis sareeta ayaa saxarada looga qaadaah marka waxaan oran karnaaa waa nin barakeesan waxee ilatahay in oo deersaday dadka cuqdada qabah oo masaakiintaa waxaan usheegaynaaa inee malayacniga joojiyaan hadii kale sharciga ayaa lahorkeenayaah


  3. To allamagan madaama aad soo hadal qaaday SSDF

    waa tan meeshii ay ssdf ka taagnaayeen MSB

     

    Calankaad u soo hawl gasheen haataan gorofoowe

    Good iyo abeesaa u galey gaararkii xamare

    Gol castii talyaaniga ka daran goxorka haystaaye

    Gobanimadu maaheyn inuu bahal gar qaadaaye

    Maaheyn dhurwaa inuu la galo god iyo booraane

    War waa loo gudboon yahye waa guurti kaa maqane

    khaliif sheekh