kyz

Nomads
  • Content Count

    135
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by kyz


  1. Originally posted by Abwaan:

    quote:Originally posted by Halyeey 11:

    waligaa adiga victim baa tahay goorma ayaad rag noqonaysaa oo doqonomada ka baxaysa ?

    When did being a victim become crime? Waa yaab.....!Does this mean that you admit of being spy, qabiiliiste, Shisheeye-kalkaal, dhuuni-raac? And you are proud of that? Adduunyo hallowday dheh!

     

    Ar sida halla isku dhaamo...I think waxaa kartida iyo sharaftu ku jirtaa inaan khalad la taageerin oo durbaan qabiil la tumin, balse la dhaho khalad baa dhacay ee sideen u saxnaa!
    sxb, waxaa tahay ninkii somaliya sharafteedu cunay, you brought nothing but, BILILIQO, ISBAARO , ********IMO, ISQARXIN ANARCHY, AND ALL EVILS, iska aamus marka sxb I am very ashamed of what you did to our nation.

  2. our forefather fought against colonist and defended their country and now it is free thanks to them.

    where were your people ? when your land was divided between uk kenya and Ethiopia and you were always foolish-man

    O.... daldheer kuma xorayn da in abidkiise duqoodii hore lagu yaqiin inuu danqaataaye.

    marka iska danqaaado sxb

    doqonimadu waa u dhalasho ayaa soomalidu ku maahmaadaa


  3. I think if you would have been the president of puntland you would have taken same decision as faroole did, the things are not easy as they seam puntland can not support onlf rebels this time and the acusations that puntland handed over some onlf youth to Ethiopia is proved to a fabricated lies,

    so there is no any thing to say not in my name and make all these noises.


  4. duke, this people do not understand politics , puntland should keep its interest at first then comes the others. puntland can not avoid war with ethiopia so it its intereset to have freindly ties with addis to survive in this rough wheather.

    so atleast puntland can help onlf secretly but not publicly because addis ababa can harm puntland interest.


  5. sharif is usless president' he is waste of time to be fair.I would have strrong shabab to lead this country instead of this weak and thouthles president . if shabaab takes over whole country the will ever run all the world lords and the secessiont in matter of days.


  6. war adiga cowke, wax fahan the enemey of your enemy is your freind. if Eretria supports ONlf is good thing . but we all agree that the the ethiopian and eretrean medling of somali affairs is unwelcome and unaceptable. more over Ethiopa has big Agenda insomalia ; ethiopia wants to devide and rule somalia but Eretrea not want . Eretrea is weak country in can not have any big ambitions in somalia.


  7. aniga taan qabo waxaan ku mehersaday 44 Ari ah (riyood) intii aan sicir bararku dhicin oo soomaalidu ay san doollarka baran waa gii adduun adduun ahaa. marka hadda arrintii waxay issu badashay Businees hal mar ayaa ayba rabtaa in ay sacabadeeda dhunkato.wacdalla inaan taas yeellayn.


  8. sideedaba gabdhaha in wax la baro waa khalad . tii xoogaa loo xarxariiqo waxaa ay bilabaysaa kibir iyo isla wayni. hadda aniga labo ayaan qabaa mid waa jaamiiciyad midna waa waa jaahilad taan jaamiciyadda ah baa iigu dhib badan oo naftii bay ii keentay sxbow, tan jaahiladda waa qof wanaagsan ilaahay taqaan kheyr alla hasiiyee.

    marka gabdhaha waaa in lagaa ilaaliyaa wax barashada maadigaa. waaa in la baraa oo kaliya diinta islaamkaa iyo xuquuda zawjka.