Meiji

Nomads
  • Content Count

    1,195
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Meiji

  1. Originally posted by The Zack: quote:Originally posted by Maaddeey: Shaakirullaah, what happened to Afghani AKA Sh. Zaylici? He wasn't liked by the locals so he has been replaced. Alshabaab named this admin according to the 4.5 system, did u guys notice that? LOL 4.5 for Kismanyo admin? Explain to us bro because I never trusted these religious pretenders and their propaganda of been neutral when it comes to clan dynamics.
  2. Originally posted by The Zack: Asagana muu isaga biiro barbaarta illeen awood uu meel cidla ku taagnaado ma heystee. Asaga iyo ahmed madooba la yaabaa, they r both pretty much fighting for power. He will probably be killed at the ceelasha biyaha if he doesn't stop talking against the shabaabs. Aweys and Ahmed should join the government or the shabaabs, there is no third option for them. If Aweys could be assasinated by the other religious warlords they would have done it long time ago. He makes his friday speeches in Masaajidka Abuu Hureyra and if I'm not mistaken the mosque is in suuqa Bakaaraha which is under control of XI and AS.
  3. Afhayeenka Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin oo qaraxii xalay Muqdisho ka dhacay ku eedeeyay Ururka Xisbul Islaam Isniin, 22, Feb, 2010 (HOL) Afhayeenka Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) oo shir jaraa'id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in koox ka mid ah kooxaha la safan ee dagaalka kula jira Dowladda iyo AMISOM ay qaraxyo ka fuliyeen suuqa Bakaaraha. Afhayeenku wuxuu sheegay in Qaraxii ka dhacay qaybta Shidaalka ee Bakaaraha, kii ka dhacay Suuqa Daawada iyo Qaraxii xalay oo geystay dhimashada ugu yaraan 3-qof ay ka dambeeyeen koox ka tirsan Mujaahidiinta, isagoo aan si toos ah carrabka ugu dhufan. "Mujaahiiintu waxay ku guuleysteen inay ku qabtaan degmada Baydhabo dad ka mid ah kuwii fuliyay qaraxii ka dhacay Suuqa Daawada waxayna noqdeen kuwo ka tirsan Mujaahidiinta" ayuu yiri Sheekh Cali Dheere. Sidoo kale Afhayeenku wuxuu sheegay in Qaraxii xalay ka dhacay inta u dhexeysa Black Sea iyo Baar Ubax uu ahaa mid ay kooxdaas ka dambeyso, ayna ku doonayeen inay dhibaato ugu geystaan Mujaahidiinta kale. "Suuqa Bakaaraha waxaa jooga Mujaahidiin iyo Shacab, ma joogaan cadow la qarxiyo, waxaana tani ay tusaale cad u tahay inay jiraan dad gaar ah oo loo adeegsaday inay dhibaatooyin u geystaan Mujaahidiinta" ayuu yiri Sheekh Cali Dheere. Dadkii ku dhintay Qaraxii xalay oo ahaa mid xooggan kana dhashay laba miin oo lasoo dhigay maydadkooda agagaarka suuqa Bakaaraha ayaa Ururka Xisbul Islaam wuxuu sheegay inay iyaga ka tirsanaayeen, taasoo dhalisay iska-horimaad dhexmara iyaga iyo ciidamo taabacsan Xarrakatul Shabaab. Iskahorimaadkan oo ka dhacay Bakaaraha ayaa waxaa ku dhaawacmay inta la ogyahay laba qof oo ka tirsan labada dhinac, balse xabbadu waa joogsatay, kaddib markii ay ciidamada Xisbul Islaam qaateen maydadkoodii. Afhayeenka Xarrkatul Shabaab Sheekh Cali Dheere ayaa shirkiisa jaraa'id ku sheegay in dagaalkii ka dhacay Dhoobley oo ay mas'uuliyaddiisa sheegteen Xisbul Islaam ay ka dambeeyeen ciidamo lagu soo tababaray dalka Kenya iyo Jabhadda ONLF. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  4. This is just priceless! Religious warlords of Xisbul Xasuuq have planted roadside bombs and landmines for the religious warlors of AlShaytaan. First full-scale fighting in Jubba regions and Bakool and now roadside bombs and landmines in Mogadishu? Can the supporters of the religious warlords explain to us why the religious warlords are killing each other mercilessly if they all are part of ''Mujaahideenta'' and are fighting for ''Islam'' and thus going to ''Paradise'' when they die?
  5. Afhayeenka Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin oo qaraxii xalay Muqdisho ka dhacay ku eedeeyay Ururka Xisbul Islaam Isniin, 22, Feb, 2010 (HOL) Afhayeenka Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) oo shir jaraa'id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in koox ka mid ah kooxaha la safan ee dagaalka kula jira Dowladda iyo AMISOM ay qaraxyo ka fuliyeen suuqa Bakaaraha. Afhayeenku wuxuu sheegay in Qaraxii ka dhacay qaybta Shidaalka ee Bakaaraha, kii ka dhacay Suuqa Daawada iyo Qaraxii xalay oo geystay dhimashada ugu yaraan 3-qof ay ka dambeeyeen koox ka tirsan Mujaahidiinta, isagoo aan si toos ah carrabka ugu dhufan. "Mujaahiiintu waxay ku guuleysteen inay ku qabtaan degmada Baydhabo dad ka mid ah kuwii fuliyay qaraxii ka dhacay Suuqa Daawada waxayna noqdeen kuwo ka tirsan Mujaahidiinta" ayuu yiri Sheekh Cali Dheere. Sidoo kale Afhayeenku wuxuu sheegay in Qaraxii xalay ka dhacay inta u dhexeysa Black Sea iyo Baar Ubax uu ahaa mid ay kooxdaas ka dambeyso, ayna ku doonayeen inay dhibaato ugu geystaan Mujaahidiinta kale. "Suuqa Bakaaraha waxaa jooga Mujaahidiin iyo Shacab, ma joogaan cadow la qarxiyo, waxaana tani ay tusaale cad u tahay inay jiraan dad gaar ah oo loo adeegsaday inay dhibaatooyin u geystaan Mujaahidiinta" ayuu yiri Sheekh Cali Dheere. Dadkii ku dhintay Qaraxii xalay oo ahaa mid xooggan kana dhashay laba miin oo lasoo dhigay maydadkooda agagaarka suuqa Bakaaraha ayaa Ururka Xisbul Islaam wuxuu sheegay inay iyaga ka tirsanaayeen, taasoo dhalisay iska-horimaad dhexmara iyaga iyo ciidamo taabacsan Xarrakatul Shabaab. Iskahorimaadkan oo ka dhacay Bakaaraha ayaa waxaa ku dhaawacmay inta la ogyahay laba qof oo ka tirsan labada dhinac, balse xabbadu waa joogsatay, kaddib markii ay ciidamada Xisbul Islaam qaateen maydadkoodii. Afhayeenka Xarrkatul Shabaab Sheekh Cali Dheere ayaa shirkiisa jaraa'id ku sheegay in dagaalkii ka dhacay Dhoobley oo ay mas'uuliyaddiisa sheegteen Xisbul Islaam ay ka dambeeyeen ciidamo lagu soo tababaray dalka Kenya iyo Jabhadda ONLF. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  6. Originally posted by BiLaaL: I’m not opposed to SYL or its legacy (much of which I find inspiring). Nor do I share the view of the journalist in questioning whether the notion of an independent Somali state ever existed. It clearly did. SYL’s failings post-independence contributed to the rise of Barre and his regime. Regardless, discussing some of SYL’s shortcomings is not meant to diminish its achievements – which remain significant even to this day. In these dark days of religious extremism, foreign interferance, secessionism and clan-confederalism we ought to walk a fine balance between objectively analysing our past in order to understand our problems of today and not agreeing with those who are opposed to the notion of Somali nationhood, i.e. views propagated by the above mentioned ideologies. You can not use an article, that clearly is against Somali nationhood and even tries to deny the existance of a Somali nation-state, as the starting point of your criticism against SYL and their political campaign for Somalia's Indepedance and Somaliweyn. I expect these kinds of topics from men like JB and others who are against Somalia and all it stood for.
  7. Bilaal, I fail to see the link between the article you posted and SYL. Clearly you are opposed to the legacy SYL men left behind. Fair enough, you are entitled to your opinion. Can you tell us the purpose of your topic? - Is it to discuss SYL performance and the first period of civilian government led by SYL party? - Is it to discuss whether Somalia actually was an independent state or not? - Is it meant to make Somali people more critical about the SYL history? What exactly are you after? PS: Do you favor the legacy of Barre's dictatorial regime?
  8. Well, TFG forces that clash with each other is no different than the religious pretenders who clashed with each other on many accounts. Both are just alliances of convenience. We all remember how Xisbul Xasuuq clashed with AlShaytaan and both conducted an assasination campaign. How are such murderous thugs who masquarade under religious bannner supposed to rule a country? Ponder on that.
  9. Originally posted by Shaakirullaah: This is the umpteenth time those thugs and bandits are brutally fighting and killing each other in broad daylight. What about the many times the religious pretenders and extremists (Xisbul Xasuuq and Alshaytaan) have fought each other ruthlessly in Jubba regions? What about the many times the religious pretenders have hunted each other in broad daylight and assasinated eachother just when leaving the mosques? Something to ponder on.
  10. Meiji

    Aweys=Sayidka?

    The religious pretenders have turned against each other! The above religious pretender escaped from an assasination attempt by the other religious pretenders of Alshabab
  11. Meiji

    Aweys=Sayidka?

    The right man (member of Ras Kamboni) was attacked by the extremist warlords. I guess Alshabab consider his blood xalaal now since he refused to join them As we all knew, the current struggle has nothing to do with Islam! The extremist warlords would eat eachother alive just for the sake of the ruling seat.
  12. Meiji

    Aweys=Sayidka?

    Cali Bare cali (militialeader of Raskamboni) escapes from assasination ------ Sarkaal sare oo ka tirsan Ururka Xisbul Islaam oo xalay Bam gacmeed lagu weeraray. Jimco, Feb, 5, 2010 (HOL) Barre Cali Barre oo ka tirsan Saraakiisha sare sare ee Ururka Xisbul Islaam ayaa habeenimadii xalay isaga oo ku sii jeeda gurigiisa waxaa kooxo aan la garaneyn ay ku weerareen gaarigii u saarnaa Bam kuwa gacanta laga tuuro ah. Mas'uulka la weeraray oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in weerarka lagu qaaday uusan wax khasaare ah ka soo gaarin dhinaciisa, waxaana uu intaa ku daray in markiiba koxaha weerarka geeystay ay baxsadeen kadib markii ay rasaas ku fureen ilaaladii la soctay. Barre waxaa uu sheegay in uusan aqoon sababta loo weeraray in cida weerarka ka danbeeysay intaba, laakiin waxaa uu ku tilmaamay in kooxahaasi ka mid yihiin, waxaana uu tilmaamay in uu jiro baaritaan la xiriira cida weerarkaasi soo qaaday. Sarkaalka la weeraray ayaa waxaa uu ka mid yahay saraakiisha sar sare ee sida weyn ugu dhaw dhaw hogaamiyaha sare ee Ururka Xisbul Islaam, waxaana uu dhawaan mar uu shir jaraa'id ku qabtay Magaalada Muqdisho uu gaashaanka u daruuray midowggii dhawaan ay sameysteen Xarakatu Shabaabul Mujaahidiin iyo Mucaskarka Raas-kanbooni. Ma'aha markii ugu horeysay oo la weeraro Saraakiil ka tirsan Ururka Xisbul islaam waxaana dhowr jeer oo hore weeraro kala duwan lagu qaaday Saraakiil ka tirsan Ururka kuwaa oo qaarkood u geeriyooday weeraradaasi. C/raxmaan Diini, Hiiraan Online diini@hiiraan.com
  13. SHIIKH XASAN DAAHIR AWEYS:- Camalka aan hayo haddii aan rag u helo waan sii wadaynaa, hadii aan u waayana waxaan reebi doonaa taariikh sida Sayid Max'ed C/dulle Xasan” SHIIKH XASAN DAAHIR AWEYS:- Camalka aan hayo haddii aan rag u helo waan sii wadaynaa, hadii aan u waayana waxaan reebi doonaa taariikh sida Sayid Max'ed C/dulle Xasan” Jimco, Feb, 5, 2010 (HOL): Shiikh Xasan Daahir Aweys, Hoggaamiyaha Ururka Xisbul Islaam oo Idaacada VOA-da uga waramayay mustaqbalkiisa dambe maadaama ay ka sii kala tagayaan rag muhiim u ahaa dhaqaajinta Siyaasaddiisa ku wajahan ka soo horjeeda Dowladda Soomaaliya iyo joogitaanka Ciidamada AMISOM sida Shiikh Xasan C/llaahi Xirsi (Shiikh Xasan Turki) aya sheegay in taasi aysan waxba u dhimi doonin sida uu hadalka u dhigay Camalkii uu hayay. Hoggaamiyaha Xisbul Islaam waxaa uu sheegay in ku biirista Shiikh Xasan Turki uu ku biiray Xarakatu Shabaabul Mujaahidiin ay tahay mid muujineyso daciifnimada sida uu hadlka u dhigay Siyaasiyiinta Soomaaliyeed, waxaana uu intaas ku daray in Xasan Turki uu ku kacay arrin nidaam darro ah, maadaama ayuu yir uusan wax la tashi ah la sameyn raggii ay isku dhinaca ka soo wada jeedeen. Waxaa uu intaas raaciyay in dhinaca Xarakada Shabaabul Mujaahidiin jabiyeen heshiis ay horay u wada gaareen kaasoo ahaa in shaqsiyaadka aan leyska bililiqeysan, waxaana uu meesha ka saaray in uu jiro xiriir ka dhaxeeya Al-qaacida iyo Ururada ka dagaallamaya gudaha dalka Soomaaliya. Mar uu ka jawaabayay Su'aal aheyd waxa u qorsheysan mar haddii uu xaalku halkaa marayo' waxaa uu yiri '' Dabcan Camalka aan ku jiro haddii aan rag u helana waa sii wadayaa hadii aan u waayana Taariikh ayaan reebi doonaa sida Sayid Max'ed C/dulle Xasan" ayuu yiri Shiikh Xasan Daahir Aweys oo intaas sii daba dhigay in waligii uu ku dadaali doono sidii uu uga hortagi lahaa shirqoolka gumeysigu la damacsan yahay Umadda Soomaaliyeed. Inkastoo Shiikh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ahaa aas aasayaashii Midowgii Maxkamadaha ee sanadkii 2006-da ka arriminayay inta badan Goballada Koofurnta iyo Bartamaha Soomaaliya ayaa u muuqda hadda shaqsi ay sii kala faaruqayaan rag ay siweyn u soo wada shaqeeyeen kuwaas oo qaarkoodna ku biiray Dowladda uu hoggaamiyo Shiikh Shariif halka kuwa kalana ay hadda bilaabeen in ay is-baheysi la sameystaan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo xiriir adag aan laheyn Shiikh Xasan Daahir Aweys. C/raxmaan Diini, Hiiraan Online diini@hiiraan.com
  14. Originally posted by General Duke: ^^^Inflation has been curbed in Puntland over the past year and we dont want it to return. Curbed?.....with what? Piracy ransom-money? Bosaso is known for printing money.
  15. Originally posted by Canjeelo: I've heard about it.. I hope it happens. Wipe out the South. We need stability, not drug dealers turned imams. Silly remark. Do you think Blackwater will not create havoc in the North? Alshabab has already staged suicide bombings in the North, so blackwater can easily simulate such actions.
  16. Whats to worry? Just get the new version and update the money-printing factories in Bosaso
  17. Aaliyah, Thanks for the translation. Can other people who are capable of understanding the lyrics post the lyrics of the song. So far, the lyrics are a powerful message against religious pretenders.
  18. The Somali people who have demonstrated for this Jamaican dude and in the process jeopardized Somali interest in Kenya are truelly ignorant and self-destructive. Becaus of that senseless violant demonstration, most probably ignited by sympathizers or supporters of the extremist warlords (Al-Shabab) in Somalia, the Somali refugees and their interest in Kenya run the risk of been targetted. The Kikiyu extremists and other opportunists who are jealous on the economic progress of the Somalis in Kenya will most certainly fuel the conflict.
  19. Extremist warlords have again underlined their links with Al Qaida and foreign jihadi fighters. Spokesperson of the extremist warlords has admitted been supported by NON-Somali fighters and Al-Qaida. --------- SHEEKH CALI DHEERE: "Xiriir wanaagsan ayaa nagala dhexeeya kooxaha ka dagaalama dalka Yemen, waxaana isdhaafsanaynaa ciidamo" Isniin, January 18, 2010(HOL): Afhayeenka Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) ayaa markii ugu horreysay ****olka ka qaaday in xiriir uu kala dhexeeyo kooxaha ka dagaalama waqooyiga dalka Yemen ee ka horjeeda Dowladda dalkaas ka jirta. Sheekh Cali Dheere ayaa u sheegay warbaahinta in xiriirka kala dhexeeya kooxaha ka dagaalama dalka Yemen uu yahay mid adag, ayna dhawaan isdhaafsadeen ciidamo, taasoo ay ku xoojinayaan xiriirkooda. "Walaalaheena dalka Yemen waxaan u dirnay ciidamo, waxaana ka helnay ciidamo kale, taasoo muujinaysa xiriirka adag ee noo dhexeeya" ayuu yiri Sheekh Cali Dheere oo sheegay inay taageerayaan mujaahidiin walba oo caalamka ku sugan. Afhayeenka Xarrakada Al-shabaab wuxuu sheegay in Al-Qaacida uu kala dhexeeyo xiriir adag, isagoo sheegay in xiriirka ka dhexeeya uu yahay mid ku saabsan sidii diinta Islaamka iyo dadka Muslimiinta ah loo difaaci lahaa. "Al-Qaacida waa dad Muslimiin ah oo u dagaalamaya xorriyaddooda sida kuwa ka dagaalama dalalka Afghanistan, Ciraaq iyo dalal kale sida dalka Yemen, Muslimku waa walaalka Muslimiinta kale, waxaana naga dhexeeya Diinta Islaamka" ayuu yiri Sheekh Cali Dheere oo sharraxayay xiriirka u dhexeeya Al-shabaab iyo Al-Qaacida. Xarrakatul Shabaab ayaa sanadkii hore sheegtay in hogaaminayahooda uu yahay Sheekh Osama Bin Laden, ayna isaga hoostagaan, iyadoo hadalka Sheekh Cali Dheere uu u muuqday mid ka horimaanaya hadalkaas. Afhayeenka Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin ayaa sheegay in haddii ciidamo ka socda Mareykanka iyo Ingiriiska la keeno Somalia ay layn doonaan, kuna jiidi doonaan jidadka Muqdisho, sidii dhacday sannadkii 1993-kii. Mar la weydiiyay afhayeenka Xarrakatul Shabaab inay wadahadal la galayaan dowladda Soomaaliya ayuu sheegay inaysan la galayn inta ay dalka ku sugan yihiin ciidamo Shisheeye ah, sida AMISOM, ayna dagaalada sii wadi doonaan. "Annagu ma aqoonsanin wax dowlad ah oo ka jira Soomaaliya, waxaan u naqaan kuwa hoggaanka ummadda isku sheegaya inay yihiin kuwii dalka soo geliyay shisheeyaha, waana la dagaalamaynaa inta aan xukunka ka tuurayno" ayuu yiri Sheekh Cali Dheere. Waa markii ugu horreysay oo ay Xarrakatul Shabaab ku dhawaaqdo inuu xiriir ay isku dhaafsanayaan ciidamo uu kala dhexeeyo kooxaha ka dagaalama dalka Yemen, iyadoo arrintan uu cambaareeyay Madaxweynaha dalka Eritrea oo horey loo sheegi jiray inuu saaxiib dhow la yahay kooxaha kasoo horjeeda Dowladda Soomaaliya. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  20. ^^ Their movement is one of International Jihadism. Should we jeopardize our nation to be hijacked by International Jihadi's? If you think we can take that risk, I dare you to replace the BLUE flag with the BLACK flag and make your support for the extremist warlords official. You can not have it both ways: The blue flag and what it represents AND the black flag and the movement it represents. Dont become like the supporters of the foreign-created regime who wave the BLUE flag for an entity that is designed by foreign powers to colonize the Somali nation and decide everything for the Somali people.
  21. Originally posted by Che -Guevara: P.S. Al-Shabaab welcomes all Somalis. Dont insult our intelligence. the extremist warlords do not welcome: - A Somali who disagrees with their extremist views - A Somali who has liberal views - A Somali who does not practice his religion. - A Somali who is not dressed like those in Afganistan and Saudi Arabia. I could go on... PS: The extremist warlords welcome all people who agree with their extremist views.
  22. ^^ Mr.Red_Sea, You can not be Alshabab supporter ('Alshabab ambassador to Somaliland) yet carry the blue flag in your display. It is either the BLACK FLAG OR the BLUE FLAG. Choose one side.
  23. Che, Muse Suudi is amazingly still in Mogadishu (Medina). Not surprisingly, Medina (Wadajir) and Dharkeynley are free from the extremist warlords.
  24. Very good song! The religious warlords and their imported foreign ideology would be opposed by true Somali wadani's!. Qaylo Dhaan and now this song? Good development, the ideology of the religious warlords should be opposed by propagating the ideals of Somalinimo. Somali Nationalism vs International Jihadism.
  25. Maamullada Puntland iyo Gal-Mudug oo Gaalkacyo u sameynaya Qad cagaaran oo kala bara Labada Maamul Arbaco, January 13, 2010(HOL): Masuulyiin ka kala tirsan maamullada Puntland iyo Gal-Mudug ayaa bilaabay kulamo xasaasi ah oo ku aadan ammaanka magaalada Gaalkacyo iyo sidii looga heshiin lahaa dagaalkii dhex maray labada Maamul. Kulamadaan ayaa yimid ka dib markii Puntland uu soo gaaray Wasiirka Macdanta iyo biyaha DFKMG ah ee Somaliya Jen. C/Xasan Cawaale Qaybdiid ,kaasi oo labada dhinac ku qanciyay in ay ka heshiiyaan colaaddii dhex taalay Guddoomiyaha Gobolka Mudug Col, Axmed Cali Salaad oo la hadlay saxaafadda ayaa sheegay in meel wanaagsan ay marayaan wada hadallada u dhexeeya labada maamul ,isagoo tilmaamay in ay la kulmeen ergo ka socotay Gal Mudug. Waxaa kaloo uu sheegay guddoomiyaha in lagu heshiin doono sidii loo samayn lahaa Qad u dhaxeeya labada dhinac si aysan labada Maamul mar danbe isugu qabsan arrimaha canshuuraha Dhinaca kale Maamulka Gal Mudug ayaa u muuqda in uu aqbalay heshiiska ku aadan arrimahaasi, waxaana labada Maamul ay hadda dadaal ugu jiraan xal u helida arrimaha ammaanka Maamullada Puntland iyo Gal Mudug ayaa Sanadkii hore ku dagaallamay magaalada Gaalkacyo, waxaana hadda la filayaa in ay ka heshiiyaan wixii dhexmaray . Faisel Maxamed Hassan(Boston),Hiiraan Online cabaade@gmail.com Boosaaso,Soomaaliya