
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
defeated in Mogadishu terror groups seek hideout in KISMAYU
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Those in Kismayu are not part of the governemnt, those who are at its gates and fleeing are not. It matters not what they pretend the JVA and its allies are at each other thraots and its not at all bad. Anyhow the locals will win in this and the TFG. -
defeated in Mogadishu terror groups seek hideout in KISMAYU
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^LOL. Its not their country, criminals have no right to hold the country hostage and are not above the law. They can run, but it wont help. -
defeated in Mogadishu terror groups seek hideout in KISMAYU
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Horn, I like how you are honest about their weakness when it comes to your clans defence, yet you over play then when facing the fire power in Mogadishu.. Funny stuff but thats why I like you old boy -
defeated in Mogadishu terror groups seek hideout in KISMAYU
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
lool. Horn, Kismayu is not a big deal. The clowns running from Mogadishu will no doubt try soemthing over there. Can you guys defend it? L -
defeated in Mogadishu terror groups seek hideout in KISMAYU
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Are you confident they wont attack Kismayu as they have in the past. Anyhow we will see, many sites incuding some Mog ones like waagacusub are reporting this. -
Camir Musa meets with Somali TFG delegation
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Qaahira: Wasiirka Qorsheynta ee DFKMGS iyo Caamir Muusaa oo Kulmay. 13. december 2007 Qaahira(AllPuntland)- Wafdi heer sare ah oo ka socda dowlada Faderaalka ee Soomaaliya uuna hogaaminayo wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah Xuseen Ceelaabe Faahiye ayaa la kulmay Xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta Caamir Muusa. Shirkaan ayaa ka dhacay Xarunta Jaamacada Carabta ee Magaalada Qaahira ee Xarunta Masar ,ayagoo laga wada hadlay xaaladaha dalka Soomaaliya iyo xiriirka dowlada Soomaaliya iyo Jaamacadda Carabta. Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya ayaa usheegay Saxaafada in ay dalka Soomaaliya hada ka jirto nabadgalyo baahsan ,isla markaana ay buunbuuniyeen arimaha ka socda Magaalada Muqdisho ,isagoo been iyo Riwaayad raqiis ah ku tilmaamay nabadgalyo daro ka jirta Magaalada Xamar. Wuxuu sheegay Xuseen Ceelaabe Faahiye in ay dagaalada Muqdisho ka dhacaya ay geysanayaan Kooxaha ka soo horjeeda nabadgalyada iyo nidaamka Soomaaliya ,ayna dowlada Soomaaliya talaabo ka qaadeyso. Xuseen Ceelaabe Faahiye wuxuu dhaliilay doorka ay Jaamacadda Carabtu ka ciyaartey arimaha dalka Soomaaliya ,isagoo sheegay in ay looga baahan yahay Jaamacadda Carabta in ay kaalinteeda arimaha Soomaaliya qaadto oo ay hore uga gaabisay. Wafdigan ka socda dowlada Faderaalka ee Soomaaliya ayaa maalmaha soo socda tagaya Wadamo kale oo carbeed oo ay kala hadlayaan arimaha Soomaaliya ,waxa ayna wararku sheegayaan in wafuudan ay tagayaan Magaalooyin ka mid ah dalka Soomaaliya gaar ahaan magaalada Baydhabo. Faarax C/qaadir Geylan AllPuntland -
Sudan oo taagertay howlaha ciidamada Itobia ka wadaan Somaliya Muqdisho, Somaliya (Calanka.com) 14-Desember-2007 Wargeyska sudantribune ee dhanka Internetka ku soo baxda ayaa laga so xigtay in xukuumada Suudaan ay si xoogan u taageersa tahay dadaalada Itoobiya ee ku aadan nabad ku soo daabiladda Soomaaliya . Safiirka Suudaan ee Adis Ababa Idris Ismaacil Farajalah ayaa laga so xigtay in Xukuumada Qartuum iyo Adis Ababa ay si wada jir uga wada shaqeeynayaan nabad buuxda oo lagu soo dabaalo Soomaaliya iyo guud ahaa Qaarada Africa . Safiirka Suudaan ee toobiya Mr.Farajalah ayaa ugu baaqay beesha caalamka in xoog ay isugu geeyaan nabad ka dhalinta Soomaaliya iyo taageerda dowlada KMG ah ee Soomaaliya . Waxa uuna intaa racayay in Suudan iyo Itoobiya ay horay xil isaga saareen tageerida shirka dib u heshisiinta Somalaya iyo in ay jiraan taageero nooc kale ah oo ay u fidiyeen Soomaaliya . Warkaani ayaa noqonaya kii ugu horeeyay oo ka so yeera mas`uul xukuumada Suudaan ka tirsan oo sheegaya in ay taageersan yihiin howlgalada Itoobiya ee Soomaaliya . Xigasho: http://www.sudantribune.com/
-
Caamir Muusa oo kulan la qaatay wasiirka arimaha dibadda Somaliya Muqdisho, Somaliya (Calanka.com) 13-Desember-2007 Wasiirka arimaa dibadda dowlada KMG ah ee Soomaaliya iyo xog hayaha guud ee Jaamacadda ayaa isla gorfeeyay xaaladihii ugu dambeeyay ee dalka Somaaliya . Xuseen Cali Bile iyo Caamir Muusa ayaa isla jeex jeexay muhiimada ay leedahay ka mira dhalinta dadaalada dib u hishiisiinta Qaran ee ay waddo dowlada KMG ah ee Soomaalya . Wasirka arimaha dowlada KMG ah oo saxafiyiinta kula hadlaya magaalada Qaahira waxa uuna sheegay in Caamir Muusa ay ku dheeraadeen xoojinta dadaalada socda ee ku aadan nabad ku soo dabaalida Soomaliya . Arimaha amaanka , siyaasada iyo dhaqalaaha ayaa qeyb ka ahaa wax yaabihii ay wada gor feeyeen wasiirka arimaha duibada Soomaalya Xuseen Cali Bile iyo Mr.Muusa . Caamir Muusa ayaa carabka ku adkeeyay in arimaha ay ka wada hadleen ee ku aadan taageerida Soomaalya dhinac walba ay ka saacidiyaan Soomaaliya . Xog hayaha guud ee Jaamacada Carabta Camir Musa ayaa ugu baaqay dalaka ku jira Ururka Jaamacadda Carabta in is garab taagaan Soomaaliya ayna gacan siyaan dowlada KMG ah ee Soomaaliya . Wasiirka arimaha dibada Soomaaliya ayaa xaaladda amaan ee Soomaaliya ku tilmaamay mid degan isaga oo beeniyay in Somaaliya xasilooni daro baahsan ay ka jirto . Xigasho: http://www.kuna.net.kw/ Maryama Xuseen Axmed seymuun@hotmail.com Xafiiska Wararka Calanka Ee Muqdisho Calanka.com: - Isha wararka xaqiiqda
-
defeated in Mogadishu terror groups seek hideout in KISMAYU
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Xassan Turki & ciidamo uu wato oo ku sugan duleedka Kismayo Muqdisho, Somaliya (Calanka.com) 14-Desember-2007 Ilo wareedyo laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in kooxaha ka soo horjeeda dowlada oo ay hor kacayaan xubno maxaakmtii ka tirsan ay soo gaareen deegaano u dhaw magaalada Kismaayo . Ilo wareedyadu wax ay leeyihiin maleeshiyaadkasi waxa ay yihiin kuwii ku dhuumaaleysanayay howdka gobolada Jubooyinka ayna wadaan qorshe dagaal oo ka dhan ah magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose . Xarair dhanka Teleefonka ah oo xafiiska Calanka ee Muqdisho la sameyay magaalada Kismaayo ayaa lagu xaqiijiyay in arintaasi ay jirto. Goob jooge ayaa sheegaya in magaalada xiisadi laga dareemayo iyadoo kooxihii ku sugnaa ay wadaan abaabul ay kaga hor tagayaan weerar la filan karo oo Kismaayo ku wajahan . Madaxweynaha dowlada KMG C/laahi Yuusuf ayaa dhawaan sheegay in magaalada Kismaayo ay u nugushahay in ay ku dhuumaaleystaan kooxaha uu ku tilmaamay nabad diidka maadaama gacanta dowlada ay ka maqan tahay . Illaa iyo haatan ma jiraan war rasmi ah oo ka soo baxay dhanka maamulka degmada Kismaayo marka laga reebo wararka hoose ee soo baxaya . Maryama Xuseen Axmed seymuun@hotmail.com Xafiiska Calanka Ee Muqdisho -
Garoonka Muqdisho oo Mashquulsan 13 Dec 13, 2007 - 6:51:22 AM Howlihii dulimaad iyo dagid ee diyaaradaha xamuulka iyo kuwa dadweynaha ayaa waxay yihiin kuwo aad u badan toddobaadkaan, waxaana dadka ka baxaya garoonka intooda badan ay yihiin kuwo u socda gudashada xajka sannadkaan. Diyaarado badan oo ka tirsan kuwa xamuulka oo qaadaya hilibka xoolaha qalan iyo kuwa dadweyhnaha qaada ayaa waxay xilli walba si joogto ah uga soo dagayaan garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, iyadoo garoonka uu yahay mid aad mashquul u ah tan iyo intii ay Dowladda Somalia la wareegtay gacan ku hayntiisa bishii December ee sannadkii hore. Mas'uuliyiinta Garookna diyaaradaha ee Muqdisho qaarkood oo ay la hadashay Garowe Online ayaa u sheegay in xilligaan uu yahay markii ugu horreysay oo uu garoonka Muqdisho noqdo mid mashquul ah, iyagoo sheegay in dadka ka baxaya ay isugu jiraan kuwo ku socda dalalka dariska ah iyo kuwa Khaliijka. Sida uu sheegay mas'uulkaan dadka ka duulaya garoonka Muqdisho intooda badan waxay u socdaan dalka Saudi Arabia si ay u soo gutaan waajibaadka xajka oo xilligaan ka socda Magaalada Makkah Al-Mukarramah. Diyaarado u kireysan shirkadaha diyaaradaha ee JUBBA, DAALLO, AFRICAN EXPRESS, COSOB iyo kuwo kale ayaa si isdaba joog ah uga soo dagaya habeen iyo maalin garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, iyadoo diyaaradahaas ay dajinayaan dad ka yimid dibada dalka halka ay ka qaadayaan kuwo kale oo u sii jeeda dibadaha dalka. Qaar ka mid ah howlwadeennada shirkadaha diyaaradaha ee ka howlgala Muqdisho ayaa waxay u sheegeen Garowe Online, in dadka ay keenayaan ay yihiin kuwo ka imaanaya dalalka Yurub, Waqooyiga Ameerika, Khaliijka Carabta iyo sidoo kale dalalka Afrika. Garaowe Online,Muqdisho
-
defeated in Mogadishu terror groups seek hideout in KISMAYU
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Kismaayo: Xiisado dagaal oo laga dareemayo Magaalada Kismaayo. 14. december 2007 Kismaayo (AllPuntland)- Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose ayaa sheegaya in ay halkaasi ka socdaan xiisado dagaal oo udhaxeeya ciidamada ku sugan Magaaladaasi iyo Kooxaha ka soo horjeeda dowlada Faderaalka ee Soomaaliya. Maleeshiyooyin beeleedka Magaalada gacanta kuhaya ayaa cabsi xoog leh ka muujiyay Maleeshiyooyin fara badan oo ay leeyihiin Kooxaha ku dhuumaaleysanaya deegaanada hawdka ee gobalkaasi Jubada Hoose ee kasoo haray Maxkamadihii looga awood roonaaday dagaalkii ay la galeen ciidamada Dawlada Federaalka oo kaashanayay kuwa Itoobiya. Goobo aad ugu dhow magaalada Kismaayo ayaa waxaa lugu waramayaa in ay soo dageen Maleeshiyooyin ka amar qaadanaya hogaankii Maxkamada oo ka tirsan Kooxaha dowlada Faderaalka ee Soomaaliya ka soo horjeeda. Maxamed Salaad Cabdille oo ah Wariyaha Radio Gaalkacyo ee Magaaladaasi Kismaayo ayaa sheegay in ay kooxaha dowlada Soomaaliya ka soo horjeeda ku sugan yihiin deegaano badan oo gobolkaasi Jubadda Hoose. Warar marar hore soo baxay ayaa xaqiijinayay in maleeshiyooyinka Maxkamadaha oo iyagu kasoo horjeeda dowlada Faderaalka ee Soomaaliya ay isku urursadeen oo ku dhuumaaleysanayaan deegaano badan oo ka mid ah hawdka gobalka Jubada Hoose. Faarax C/qaadir Geylan AllPuntland -
defeated in Mogadishu terror groups seek hideout in KISMAYU
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Magaalada Kismaayo oo ay soo wajahday cabsi dagaal oo xoogan kadib ciidamo ka amar qaata Xassan Turki oo kaabiga u soo fariistay. Magaalada Kismaayo ayaa 24 saac ee la soo dhaafay ahayd goob uu ka muuqanayo diyaar garow dagaal oo xoogan kaasoo ay wadaan maleeshiyo beeleedii horay gacanta ugu haysay magaalada kismaayo ayna ku doonayaan inay ku xagsadaan gacan ku haynta Magaalada kadib markii ay soo gaareen gudaha magaalada kismaayo xubno hogaaminaya ciidamo ka amar qaata isbahaysiga asmara. Magaalada Kismaayo ayaa naloo xaqiijiyay in xaafado ka mida ay hadaba goosteen ciidamo ka amar qaata Kooxaha nabad diidka ah ee ka soo horjeeda Dawlada Somaliya iyadoo aysan xiligan gali karin xaafadahaasi maleeshiyo beeleedkii horay magaalada uga saaray ciidamadii Dawlada oo uu hogaaminayay Col Abdirasaaq Afgaduud. Dhanka kale dhulka hawdkaa ee ku xeeran magaalada kismaayo oo fariisimo xoogan ay ku leeyihiin kooxaha dagaalada kula jira ciidamada Dawlada iyo Kuwa Ethiopianka ayaa la xaqiijiyay inay soo buux dhaafiyeen maleeshiyooyin si aad ah u hubaysan oo uu hogaaminayo Sheekh Xassan Turki ninka lagu magacaabo oo mawqifkiisu fogaaday. Maleeshiyooyinkaan ayaa la sheegayaa inay doonayaan inay gacan siiyaan maleeshiyooyin ay isku mabda yihiin oo soo galay gudaha magaalada kuwaasoo hor joogayaashooda ay hanjabaado xoogan is dhaafsadeen maleeshiyada gacanta ku haysa Magaalada Kismaayo iyadoo laga cabsi qabo inay dagaal fooda isku daraan labada dhinac maalmaha soo socda. AllMudug.org kala soco wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Somalidaba -
defeated in Mogadishu terror groups seek hideout in KISMAYU
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Hoggaamiye yaal argagixiso oo ay ku jiraan: Jaale Indha-cade, Fu'aad Shangole, Cabdi Godane iyo Mukhtaar oo u baxsaday Kismaayo “Carmooyin exclusive” Warar Xog ogaal ah oo daqiiqado ka hor naga soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa waxaa ay sheegayaan in habeenimadii xalay ay gaareen magaalada kismaayo Saraakiisha hoggaanka argagixisada Soomaaliya gaar ahaana kuwo dhawaanahanba ku sugnaa magaalada Muqdisho oo ay ka mid yihiin Jaale Yusuf Siyaad "Indha-cade" oo ahaa ninkii gobal dhan iyo dadkiisii bililiqada ku heystay kuna caan baxay iibinta biyaha wabiga Fu'aad Cusmaan "Shangole" oo laakin baxsaday Fu’aad maxamed Qalaf,Cabdi Godane iyo Muqtaar Roobow. wararka kismaayo nagasoo gaaraya ayaa sheegaya in baabuur Tikniko ah oo farabadani ay mar qura soo buux dhaafiyeen magaalada kismaayo, gaar ahaan jidka aargada ee ku yaal xaafada Faanoole,taas oo sababtay argagax ku dhacay shacbi weynaha Kismaayo,iyadoo maanta oo dhana ay maliishiyooyinka argagixisada ee hoggaamiye yaashan la socdaahi rasaas ganayeen. Goob joogayaal Kismayo ku sugan ayaa carmooyin u sheegay in ay indhaha saareen gaadiidka gaar ahaana kuwii ay hoggaamiye yaasha argagixisadu saarnaayen oo kusii jeeda hotelka Cas-caseey. Wararku waxeey kaloo sheegayaan Maleeshiyaadka Beesha ********* ee heysta magaalada Kismaayo in ay si cad u taageereen imaashaha Jaale Yusuf Indha cade iyo xulufadiisa ee magaalada kismaayo. Tagitaanka hoggaamiye yaasha argagixisadu ay tageen Kismaayo ayaa ku soo beegmaya,iyadoo maalmihii lasoo dhaafay la sla dhex marayay magaalada Kismaayo warar sheegaya in Imaashaha jaale Indhacadde ay wax weyn ka badali doonto xaaladaha kismaayo maadaama uu yahay abaanduulaha maleeshiyada kooxda argagixisada ee tuulada Asmara. Xafiiska warqabadka shabakada wararka camrooyin.com ee Muqdisho. Contact:carmooyin@hotmail.com or carmooyin@gmail.com -
Kismayu no man's land is now the target for al-shabaab running from Mogadishu and lower shabbele.
-
Saraakiil ONLF ah oo lagu soo qabtay Dagaalkii shalay iyo kii maanta ay Ciidamada Qaranka iyo Nabad ilaaliyaasha Ethopia la galeen Kooxda Al-shabab ( Muuqaladooda iyo magacyadooda oo Gordhaw la soo bandhigay) Laba Sarkaal oo ah Saraakiil ONLFta ka dagaalanta gudaha Ethopia ayaa waxaa ay ka mid noqdeen 17-Maxaabiis ah oo maanta lagu soo qabtay dagaalkii lagu riiqmay ee Ciidamada Ethopia la galeen Kooxda Al-shabab ee hada jabaqda rasaasta ay sii mareyso dhanka hawdka Caasimada Aagagaarada Qabuuraha Barkaat iyo Jaamaca Muqdisho. Ciidamada Ethopia ayaa waxaa la sheegay in sarkaalkaan maanta soo qabteen kadib dagaalka oo la isla galay Xaafada Ceymiska Gudaheda oo ahaa meel ay Saldhig ku leeyihiin , waxaana Sargaalkaan uu galay Maxaabiis guri ay ku jireen lagu dumiyey oo markii dambe si nabad ah isku dhiibay. Xarunta Taliska Police-ka ayaa goor dhaw sarkaalkaan la keenay , iyadoo intii aan saxaafada loo soo gudbin loo sii gacan galiyey Saraakiil Ethopian ah oo ay sii kaxeeyeen. C/Fataax Shaweye , Shac shac iyo Max'ed Mux'udiin ayaa warkaan saxaafada bilaabay in ay u xaqiijiyaan , waxaana ay sheegeen in ay jiraan kuwa ka culus oo ay Ciidamada ku raad joogaan. Ciidamada Ethopia ayaa maanta waxaa ay galeen godad ay ku dhuuman jireen Kooxahaan , waxaana la helay sidoo kale hub fara badan oo u keedsana Talaabadaan lagu soo qabtay Saraakishan ONLF ayaa waxaa ay noqoneysaa mid lagu ogaanayo kaalinta ay ONLF iyo Maleeshiyada Xasan Turki ku leeyihiin Xiisadaha Muqdisho. Magacyada labadaan Sarkaalka ayaa midkood lagu sheegay Seed Aadan Surub , waxaana la sheegay in uu yahay Nin caan ah oo gudaha Ethopia laga yaqaan midka kale ayaanan magaciisa helin. Xafiiska Warqabadka ee Shabakada Carmooyin.com Muqdisho Somalia Contact CArmooyin@hotmail.com Or Carmooyin@gmail.com
-
Muqdisho: Dagaalyahano ONLF oo lagu soo qabqabtay dagaaladii shalay ka dhacay Muqdisho (Maamulka G/Banaadir oo sheegay in la soo afjaray Dagaaladda) 14. December 2007 Muqdisho(AllPuntland)- Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Muxiyaddiin Cali ayaa sheegay in qeybo ka mid ah dagaaladdii shalay ka dhacay degmada Yaaqshiid iyo xaafaddo ka mid ah Heliwaa la soo afjaray isla markaana ciidamada amniga iyo kuwa Itoobiya ay ay ku raad joogaan firxadka kooxo uu ku sheegay iney yihiin nabad diid. "Dagaal yahano ONLF iyo OLF oo garab siinayey nabad diidka ayaa gacanta lagu soo dhigay kuwaasi oo ka barbar dagaalamayey kooxaha nabad diidka ah, waxaana haatan ciidamadu ay ku raad joogaan firxadkooda, taasoo muujineysa in uu soo gabagabooway wajiga koowaad ee dagaalada" ayuu yiri Maxamed Muxiyaddiin Cali Afhayeenka Gobolka Banaadir. Afhayeenka ayaa sidoo kale sheegay in saakay Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Banaadir ee dhinaca nabadgelyada C/fitaax Ibraahim Shaawey uu booqday duleedka jidka Warshadaha gaar ahaan dhinaca qiblada ee Jaamacadda Muqdisho halkaasi oo ay ka baadigoobayaan buu yiri kuwii tuuray qoryaha. Md. C/fitaax Shaawey ayaa sheegay in wax rasaas ah saakay lagala hor imaan isla markaana ay baadi goobayaan ciidamada kuwii ka firxaday, wuxuuna Shaawey uu intaa raaciyay in dagaalyahano Ajaaniib ah lagu soo qabqabtay dagaaladii shalay ka dhacay xaafadaasi, kuwaasi oo uusan sheegin tiradooda. Cali Muxiyaddiin Cali AllPuntland, Muqdisho
-
Ciidamada Is Garabsanaya ee Soamlia iyo Itoobiya oo is Ku Gadaamaya Xaafadihii Dagaaladu Ka Dhaceen. Last Updated::2007-12-14 10:29:46 Muqdisho(HRNet):-Dagaaladii ugu dambeeyey ee ka dhaca qaybo ka mid a Muqdisho ayaa Geystay Qasaarooyin kala duwan iyo bara kac dad kale oo hor leh, xaafadihii kala duwanaa ee ay Dagaaladu ka dhaceen ayaa waxaa is ku gadaamay Ciidamada Dawlada Federaalka Somaaliya iyo Kuwa Dawlada Ethopia iyadoona Qaar ka mida Xaafadahaas Haatan laga Dareemayo Amaan Soo Iftiimnaya. Iska hor imaadyada saakay bilowday ayaa yimid kadib markii saakay ey ishortaageen hawlgallo ey ciidamadaasi fulin lahaayeen kooxaha kasoo horjeeda dowladda kuwaasoo bomboyinka gacanta laga gano iyo bastoolado ku hubeysnaa Kadib markii la isku haystay halkaa qadar saacado ah ayaa waxaa ey ciidamadu bilaabeen in ey isku balaariyaan deegaanka Suuqa Xoolaha iyo xaafadaha ku hareereysan. Dhanka kale weerar hoobiyaal ah oo qasaare badan geystay ayaa waxa uu ka dhacay Suuqa Bakaaraha halkaasoo sida la sheegay ey kusoo dheceen Hoobiyayaal dhawr a ah oo aan la ogeyn cida soo tuurtay. Ciidamada is Garabsanaya ee Somalia iyo Ethopia ayaa Dhamaan is ku Gadaamaya Xaafadihii Saaka iyo Xalay ay Dagaaladu ka dheceen iyagoo Dhaq dhaqaaqa xaafadahaas isha ku haaya. HorseeNet.com Muqdisho Somalia
-
Raysal wasaare Nuur Cade oo Baydhaba ka dagay-Shirar kala duwana Bilaabay. Last Updated::2007-12-14 19:41:44 Baydhaba(HRNet):- Ra'iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Md. Nuur Xasan Xuseen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay iyadoona sidiiran loogu soo dhaweeyey garoonka ayaa lagu ar kaayey xubno ka tirsan Golaha Wasiirada, Baarlamaanka oo ka qayb qadanya soo dhaaweynta wafdigaan qaran. Ra'iisul Wasaare Nuur Cadde oo maalmahan ku sugnaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya, isagoo safaro dibadda ah ku soo kala bixiyay dalal ka tirsan Yurub, wuxuuna magaalada Lispon ee dalka Portugal kaga qeyb galay shirweynihii looga hadlayey xiriirka iyo iskaashiga dalalka Yurub iyo Afrika, halkaasi oo sidoo kale uu kulamo gaar gaar ah uu kula soo qaatay madax ka tirsan caalamka. Wararka Baydhabo ka imaanaya ayaa sheegaya in ra’isul wasaaruhu uu kulankii ugu horeeyay la qaatay guddoomiyaha baarlamanka Sh Madoobe oo uu war bixin ka siiyay kulamadii uu madax ka tirsan beesha caalamka kula soo yeeshay magaalooyinka Addis Ababa iyo Lisbon. Intaa Kaddib ayaa ra’isul wasaaraha Soomaaliya waxaa kulan kale uu la qaatay ku xigeenadiisa oo kala ah Prof Saalim Caliyow Ibrow iyo,waxaana uu sidoo kale war bixin ka siiyay safaradiisii dibadeed sidoo kale madaxdaan ayaa raysalwasaare nuur cade uga war baxshay arimhii ugu dambeeyey ee dalka madama uu banaanka ku maqnaaa. Waa socdaalkii ugu horeeyay tan iyo markii xilka loo magacaabay Ra'iisul Wasaare Nuur Cadde uu ku tago qeybo ka tirsan dalalka aduunka
-
awaited hospital opened in Cayn capital Buhoodle
General Duke replied to Naxar Nugaaleed's topic in Politics
Great job to the people of SSC, puntland Somalia. -
^^^Indeed, its funny how a small Somali clan, from the North West think they can get recognition when the Igbo and other major tribes of Africa could not. Thats quite ammusing old man.
-
^^^Thierry, let me correct you on a few points. 1. The Asmara group opposed any AU force, but speak about Ethiopia more. They held demo's against such a force when it was proposed and passed by the UN security council. The Al-Shabaab threatened and attacked the Ugandans'. These are facts adeer. 2. The Parliment passed legislation when Sharif Xasan was speaker requesting any support front line states was included you can check this on SOL. Kaabo, The TFG is buidling a strong army, a unified police who takes orders not from clan but the Somali government those who target the civil adminstartions, who bomb the police and thraeten recruits are hampering this. The civilian casualties could have been avoided and even Ethiopias interfention if those who were agents of foreign powers and Eritrea did not make threats and attack the legitimate and recognised governemnt of Somalia. Also if you cared for the people, then you should have told them not to hide in and attack from heavily populated civilian areas. You can not have your cake and eat it.
-
^^^I do not belive that the EU or the UN is playing any role in supporting the secessionists thats some fiction. Like how they used to say the British Queen was their mother. Yet the British are amongst the strongets supporters of the TFG. Even a cabinet Minister of the UK vistited Baidoa and met with the leadership. We heard the stance of the foreign minister of France and its support to the AU mission. The UN will also not support secessionist because it is made up of many nation's with their own secessionist problem notably, Turkey, China with Tibet. So lets be realistic. As for the firts question, the secessionist and the Asmara group are irrelevent. The TFG needs to built its capacity and bring on board as many people inside the counry as well as in the diaspora.