General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^Obama is more pro TFG then clan courts and Shabaab. lol.
  2. Lool at Farax Brown chasing Omar Jamal on SOL, adeer you seem weak, and like Janagaale said you can not talk in MPLS. Anyhow Obama is doing well, and me and Obama share any traits, he is a forward looking man, highly educated, East African by ethnicity and has no time for terror clowns who hide behind the faith, much like the Duke. Farax, whats Obama's stance on Al-Qaeda?
  3. Sentence to death, execute on sight and take all properties & business of their leaders... 1. Xasan Dahir Aways 2. Mukhtar Robow. 3. Fuad Sangol. 4. Xasan Turki 5. Yusuf Siyad IndaCade All their leutenaents should get the same treatment. ............... Anyone found, arrested near a trouble zone, should be executed, start with those in prisones all those who have any role with these militias. 20 a day should send the right message to anyone who thinks this is a joke. Killing civilains and national security forces is no mere crime, its a death sentence Close down all the radio stations, money transfer and all other companies that has any relationship with these groups. Crack down on clan militias were ever they maybe. Specialy Kismayu, Las Anood and other provincial towns. Talking to sane people is important, but these clowns only respect fear and brute force..
  4. Roadside bomb kills 8 in Somali capital minibus Sun 3 Feb 2008, 10:36 GMT [-] Text [+] By Aweys Yusuf MOGADISHU (Reuters) - A roadside bomb killed at least eight women travelling in a minibus in the south of the Somali capital Mogadishu on Sunday, witnesses said. The driver, conductor and two other passengers in the bus survived, escaping with minor injuries, witness Farah Mohamed said. "At least 8 women were killed when a minibus carrying several passengers was blown up by a roadside bomb blast," she told Reuters, adding that she had seen the bodies, some of them blown to pieces. Police spokesman Abdulahi Ibrahim Omar confirmed the blast but had no further details. "It looked like a remote-controlled bomb that missed its target -- a government pickup truck carrying a number of soldiers passed there seconds after," witness Ahmed Jimale said. Islamist insurgents have carried out many Iraq-style roadside bomb attacks on the forces of Somalia's interim government and its Ethiopian military backers. The Horn of African country has been mired in anarchy since warlords toppled dictator Mohamed Siad Barre in 1991. But the violence has worsened since Somali and Ethiopian troops ousted the Islamists from Mogadishu at the end of 2006. © Reuters 2008. All Rights Reserved. | Learn more about Reuters Powered by Reuters AlertNet AlertNet provides news, images and insight from the world's disasters and conflicts and is brought to you by Reuters Foundation. Latest AlertNet Crises News FEATURE-History looms behind Kenyan crisis UN council demands end to Kenya ethnic violence Peak hunger season in Somali Region Chad's Deby says "in control" after rebel attack At least 100 civilians killed in Chad fighting -MSF
  5. Roadside bomb kills 8 in Somali capital minibus Sun 3 Feb 2008, 10:36 GMT [-] Text [+] By Aweys Yusuf MOGADISHU (Reuters) - A roadside bomb killed at least eight women travelling in a minibus in the south of the Somali capital Mogadishu on Sunday, witnesses said. The driver, conductor and two other passengers in the bus survived, escaping with minor injuries, witness Farah Mohamed said. "At least 8 women were killed when a minibus carrying several passengers was blown up by a roadside bomb blast," she told Reuters, adding that she had seen the bodies, some of them blown to pieces. Police spokesman Abdulahi Ibrahim Omar confirmed the blast but had no further details.
  6. Al Shabaab claim responsibility for Puntland bombings Over 20 innocent civilians killed in this attack.. 20 killed in Puntland bomb attacks Published: Wednesday 06 February 2008 07:33 UTC Last updated: Wednesday 06 February 2008 17:24 UTC Bosasso - At least 20 people have been killed and 80 injured in two bomb blasts in northeast Somalia. The explosions occurred near the port of Bosasso in semi-autonomous Puntland.
  7. Boosaaso: Al- Shabaab oo qirtey Qaraxyadii Shacabka waxyeelada loogu geystay. 6. februar 2008 Ururka la yiraahdo Al-Shabaab ayaa Web-site ay leeyihiin waxa ay ku sheegeen in ay ka danbeeyeen ayna leeyihiin masuuliyada weeraro xalay lugu qaaday magaalada Boosaaso goobo ku yaal oo ay aad ugu badan yihiin dad Shacab ah. Al-Shabaab waxa ay sheegeen in ay dileen 30 ka mid ah Dadkaasi Shacabka ayna dhaawaceen 100 Ka mid ah ,waxa ayna Ujeedka Weerarka ku tilmaameen in uu yahay in ay halkaasi joogeen Ciidamo ka mid ah kuwa Itoobiya ,waa sida ay hadalka udhigeene. Qoraalka ayaa sidoo kale lugu sheegay in ay Ururka Al-Shabaab doonayeen in ay weeraro ku qaadaan Ciidamada dowlada Puntland oo ay sheegeen in ay meeshaasi joogeen, waa sida ay qoraalkooda ku sheegeene, inkastoo la xaqiijiyay in ayan goobta qaraxu ka dhacay ayan haba yaraatee joogin wax askar ama shaqaale dawladeed ahi. Weeraradii xalay ka dhacay meel dekeda Boosaaaso u jirta 300 oo mitir waxaa ku dhintey 20 ruux oo shacab ah, waxaana ku dhawaacmay dad 60 qof ka badan. Falkaasi waxaa cambaareeyey shacabka Puntland iyo Masuuliyiinta dowlad gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland. Qoraalka Kooxdaasi ku dhajisay Web-sitekooda ayaa ku soo beegmaya xili ay Puntland shaaca ka qaaday in ay dagaal xoog leh la galeyso dadka imaanaya deegaanada Puntland ee amaanka wax u dhimaya, maamulku wuxuu sheegay inay qabteen dad lugu tuhunsan yahay masuuliyada weeraradii ka dhacay Magaalada Boosaaso. Faarax Cabdulqaadir Geylan AllPuntland
  8. ^^^Indeed and thats quite remarkable, an unknown, young black man can go against the Clinton machine and the whole prejuidicial media and still survive.
  9. ^^^I think this is a genuine shott at the top job. Obama is not Jesse Jackson or those before him, he is the real deal. If you can win in Iwoa, Kansas and Alaska and your name is Barack Obama, then you have somthing special to offer.
  10. ^^^Its in November I guess. However we still have a long way to go. The next couple of weeks are crucial. He has momentum, he has money and now less states to compete in.
  11. Obama (Delegates allocated proportionally) Alabama (52 delegates) Delaware (15 delegates) Georgia (87 delegates) Illinois (153 delegates) Kansas (32 delegates) Minnesota (72 delegates) North Dakota (13 delegates)
  12. Now on to the final states, DC, OHIO, WI,TEXAS up next...
  13. In terms of delegates its close, news networks are reporting that Clinton might be ahead by 10-15. Even in california, Ney York, NJ while hillary wins the delegates will be split. Obama has narrowed the lead. He took Ill, GA, MO, MN all very important races.
  14. Obama sates 1. Georgia . 2. Minnesota. 3. MISSOURI. 4. Kansas 5. Alaska 6. Utah 7. Alabama 8. Idaho 9. North Dakota 10. Colorado 11.Connecticut 12. Deleware 13. Illinois This is middle America, rural, white, black and its a sign that this race will go on We do not have the votes of NM.
  15. Addis Ababa: RW Soomaaliya oo la kulmay Ban Ki-Moon. 1. februar 2008 Addis Ababa(AllPuntland)- Raysalwasaaraha dowlada Faderaalka ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen oo ka qeybgalaya Shirweynaha Madaxweynayaasha Africa ee iskugu tagey Magaalada Addis Ababa ayaa la kulmay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midowbay Ban Ki Moon oo ay ka wada hadleen xaaladaha dalka Soomaaliya. Raysalwasaaraha Soomaaliya Nuur Cadde ayaa usheegay Ban Ki Moon in ay dowladiisu dooneyso in ay wax ka qabato guud ahaan Soomaaliya ,ayna wada hadal iyo nabad umarta waxyaabaha badan ee horyaala ayna ubaahan tahay in ay beesha Caalamku gacan ku siiso dadaalkaasi. Raysalwasaaruhu wuxuu sheegay in ay Xukuumada Soomaaliya la tacaaleyso hada Nabadgalyada iyo gargaarsiinta Kumanaan dad ah oo ka cararay dagaaladii ugu danbeeyey ee ka dhacay magaalada Muqdisho ,isagoo sheegay in ay dadaal ugu jiraan sidii ay wada hadalo loo dhan yahay ufurilahaayen. Xoghayaha guud ee Qaramada Midowbay Ban Ki Moon ayaa ku amaanay dowlada Soomaaliya dadaalkeeda ku aadan sugida amaanka Soomaalida ,isagoo sheegay in ay waajib ku tahay dowlada Faderaalka in ay Soomaaliya gaarsiiso doorasho xor ah sannadka soo socda ee 2009-ka ,markaasoo uu sheegay in looga baahan yahay Muwaadin walba in uu doorto ninkii rabo. Ban Ki Moon wuxuu tibaaxay in ay Qaramada Midowbay dooneyso dowlad leh Awood buuran oo dhinac walba leh ,ayna ku jiraan Kooxaha dowlada Faderaalka ee Soomaaliya ,ka soo horjeeda isago markaasi sheegay in ay UN-ku taageerayaan Xukuumada Cusub ee hada lasoo dhisay ,taasoo uu sheegay in ay wax ka qaban karto nabadgalyo la'aanta Soomaaliya. Shirkaan oo ka dhacay Magaalada Addis Ababa ayaa sidoo kale lugu soo qaaday Weerarkii lugu dilay Shaqaale ushaqeynayay Shacabka Soomaaliyeed kana mid ahaa Hay'ada Dhaqaatiirta Aan Xuduuda laheyn ee MSF. Faarax Cabdulqaadir Geylan AllPuntland
  16. Danjire Looyan oo si wanaagsan loogu soo dhaweeyay halkaas ayaa waxaa ka gudoomay dukumentiyadiisa safiirnimo madaxweynaha dalkaasi Jakaya Kikwete.
  17. Safiirka Tanzania ey u magacowday DF oo laga gudoomay waraaqihi Dar`es Salaam, Tanzania (Calanka.com) 30-Janaayo-08 Safiirka cusub ee Somaliya u fadhiya dalka Tanzaniya General Cali Maxamed Xassan Loyan ayaa waxa uu warqadihiisa aqoonsiga ku wareejiyay madaxweynaha dalkaasi Tanzania Jakaya Kikwete , xilli loogu qabtay xarunta madaxtooyada Tanzania xaflad si heersare loo soo agaasimay. Danjire Looyan oo si wanaagsan loogu soo dhaweeyay halkaas ayaa waxaa ka gudoomay dukumentiyadiisa safiirnimo madaxweynaha dalkaasi Jakaya Kikwete. Xafladan warqado wareejiska ayaa u dhacday sidii loogu talo galay, waxaana hadalo kooban oo isugu jira mahadcelin iyo salaam ka jeediyay xaflada safiirka cusub ee Somaliya mudane General Cali Maxamed Xassan Loyan iyo masuuliyiin sar-sare oo ka socotay dalkaasi Tanzania uuna u horeeyay madaxweynaha dalkaasi. Mudane Looyan ayaa ka mid noqonaya safiirada ey soo magacowday dowlada federalka oo xaflad heer sare oo waraaqo wareejin ah loo qabto. Calanka.com Isha wararka xaqiiqda.
  18. Addis Ababa: Shirkii Madaxweynayaasha Africa oo ka furmay Addis Ababa. 31. januar 2008 Addis Ababa(AllPuntland)- Shirweynaha Madaxweynayaasha Africa ayaa shirkoodii hada ka furmay magaalada Addis Ababa ee Xarunta Itoobiya ,ayagoo ay goobta joogaan Madaxda dowladaha Africa intooda badan marka laga reebo Madaxda Xukuumada Casmara. Gudoomiyaha Midowga Africa Alpha Omar oo hada si toos ah uga hor hadlaya Madaxda Africa ,ayaa sheegay in shirkaan waxyaabaha looga hadlayo ay noqonayaan arimaha Suudaan,Kenya iyo Soomaaliya. Gudoomiyuhu wuxuu sheegay in dagaalada iyo qaraxyada ka dhacaya Magaalada Muqdisho ay ka danbeeyaan Kooxo ka soo horjeeda dowlada Faderaalka ee Soomaaliya ,isagoo sheegay in looga baahan yahay dowlada faderaalka ee Soomaaliya iyo Kooxaha ka soo horjeeda ,ayna muhiim tahay in wada hadal lagalo. Alpha wuxuu sheegay in Ururkoodu waxyaabo la taaban karo ay ka qaban karaan dalka Soomaaliya ,ayagoo Soomaaliya geeyey ciidamo gaaraya 2,500 oo Askari ,kuwaasoo qeyb ka ah CIidamada dowladaha Africa ay geynayaan dowladaha Africa ayna bahoon tahay in ciidamadaasi lasoo dhameystiro. Faahfaahinta kala soco Shabakada AllPuntland.com Faarax Cabdulqaadir Geylan AllPuntland
  19. Darwiish oo Beeniyay in Khilaaf u dhaxeeyo isaga Iyo Maxamed dheere. Muqdisho,(WNT):-Madaxa Ciidamada nabad sugida Qaranka ee dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed warsame darwiish ayaa shaaca ka qaaday in aysan jirin khilaaf ah oo u dhaxeeya isaga iyo Gudoomiyaha Gobolka banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Dheere isla markaana wararkaasi ay yihiin warar been abuur ah. Darwiish ayaa intaasi ku daray in Maxamed dheere uu yahay shaqsiga kaliya oo ay isaga dhaw yihiin dowlada isla markaana aysan jirin wax khilaaf ah oo soo dhex galay tan iyo markii ay isla shaqo bilaabeen. "runtii hadaladaasi ay baahiyeen warbaahinta gaar ahaan Website-yada waa kuwo been abuur ah oo la doonayo in lagu kala dhantaalo dowlada Maxamed-na waa ninka kaliya ee aan isaga dhaw nahay dowlada"ayuu yiri Maxamed warsame darwiish. Dariish ayaa sidoo kale ka hadlay laaluush la sheegay in saraakiisha Ciidamada nabad sugida ka qaataan ehelda dadka dowlada u xiran kaasi oo ah mid xad dhaaf ah isaga oo taasina ku sheegay been abuur isaguna ay arintaasi soo gaartay markii uu baaritaan ku sameeyayna uu ogaaday in labo ka tirsan saraakiishiisa qaataan lacagaasi taasina ay keentay in ay shaqadooda ku waayaan. Isaga oo hadalkiisa sii wata ayaa ugu baaqay shacabka soomaaliyeed in hadii ay la kulmaan arimahaasi oo kale ku soo wargaliyaan isaga si uu talaabo uga qaado isaga oo taasina ku tilmaamay waxyaabo aan loo dul qaadan doonin. Mar uu ka hadlayay xaalada nabad galyo ee Magaalada Muqdisho waxaa uu shaaciyay in 16-ka degmo ee uu ka kooban yahay Gobolka banaadir 13-ka mid ah ay nabadi ka jirto 3-da kalena uu sheegay in mar mar ka dhacaan shaqaaqooyin ay wadan kooxaha uu ugu yeeray nabad diidka isla markaana taasina la soo afjari doono waa sida uu hadalka u dhigaye. Hadalkani ka soo baxay Darwiish ayaa imaataya xili Maalmihii la soo dhaafay la hadal hayay in khilaaf xoogani oo dhinaca awooda Maamulka Gobolka u dhaxeeyay Isaga iyo Gudoomiye Maxamed dheere taasina ay keentay in nin walbaa iskii u qabto shaqadii ay dowlada u dhiibtay,waxana taasi dhinac socday eedeyn ka soo baxaysay dadka ku dhaqan Muqdisho ee ah in hadii qof laga xiro lacago badan ka qaataan saraakiisha nabad sugida si loogu sii daayo. C/kariin Xuseen Guutaale. Xafiiska Wararka Waayaha.net,Muqdisho.
  20. ^^^Ok two secessionists who's whole notion of nation is based on their clan are lecturing me? As for Red Sea point, my brother Che and I are having a discourse, if we need your input one of us would invite you.