
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Without Yusuf there is no TFG, no governance and back to guns
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Qalbi, adeer dont overplay this, the old man is being fought by the Nairobi NGO's these southern politicians ammount to nothing. -
Without Yusuf there is no TFG, no governance and back to guns
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Layzie-G. I welcome your comments and lest be honest the failure of this whole thing is as much the old mans as anyone else. Now aside from the mask one wears in SOL, the truth is I have been thinking about these things for more than a decade and things need to change, in real terms and we need to build our bases without violence and fearing others. Thats why I agree with federalisam, no other system can work, secessionists are silly and centralist just as bad at this moment. As for this move, it is all or nothing and Yusuf will not resign because Ethiopia wants him to. My own point is, let the old man finish his term and then thats it His health and age should rule him out and we need to pick a leader who belives in the Federal charter and will build up the national insititutions. Do you expect these silly fake Islamist to do anything Or these greedy NGO, types? No Yusuf for all his shortcomings is a nationalist who wants a Somalia for all. The rest just react to him and have no ideas beyond hate. Puntland can not be touched, so whats the point of all this fuss? -
Without Yusuf there is no TFG, no governance and back to guns
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Adeer I and others have been planning for the eventual end of the man since 2000, because of his age and sickness. I am highlightng here that the game will continue and a whole new generation is coming to grab the mantle. All you are doing is hoping Abdiqasin, or Ahmed AbdiSalaan or some other dude from Guriclee is elected and gives you something. I want to take whats mine adeer, and not beg people. -
Without Yusuf there is no TFG, no governance and back to guns
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^These clowns think that everything will be undone. A more hawkish line will be created and infact it might strengthen Puntland's security and future. Our internal rivals are broken and bloody and this vacume will leave many problems, like before the President came. How many warlords were there, how many militias? Anyhow the game is being played, but the base is not a single individual who will run to the jungles. Yusuf has destroyed many myths and took this to a level none dremed of in 2004. -
As for Puntland being a triangle, I believe you must have NOT studied geometry in your youth. If anything, Puntland should be referred to as the Badhan-Bosaso-Buuhoodle-Las Anod-Laasqorey-Garowe-Qardho-Gaalkacyo-Galdogob-Bo ocame DECAGON. My man DQ..That was nice
-
Without Yusuf there is no TFG, no governance and back to guns
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Horn adeer, there will be no way they will get a 2/3 majority and even this figure of 120 is as accurate as the hand count of Adan Madobe these past days. Its garbage. The rush of the event and all this hype shows the Ethiopian weakness. We will fight this, not by the bullets for our lads are not like Hiiraales militia, or Al Kebaab and are worth in our eyes much more than nonsence like this. But we shall fight and overcome this, as we have other days. Its smells like a bad fraud and thats nothing to worry about adeer. If Yusuf was to lose power legally I would worry. -
Without Yusuf there is no TFG, no governance and back to guns
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^NGOOGNE, I dont much think of the past I am looking to the future. Yusuf time is ending not because of this nonsence, which he has been able to survive for 40 years. But the fact that he is old and sick. Now this type of news is important to wake up the base. Yusuf has been our leader for a generation now, we need to think beyond him and the transition. Its to priorities and calibrate our thinking and our interests with regards to the centre. The base needs to rethink its interest post a Yusuf era and TFG. -
To all those celebrating, lads one thing is for sure, there will not be a vote were 2/3 of the parliament will impeach the President. There might be a sham vote that will then be presented as an impeachment, which will be rejected by most parliamentarians and the president and also the base. The enemies of the state are desperate; their only moves are the hand ringed sessions, without debate or due process. If this is carried out, then no problem the base will not fret nor worry and we will calibrate our moves to protect our interest. In fact one welcomes this type of jugular politics, for the fact remains the old man is armed and has his regional base to spend his retirement. What will become of those who chose a few dollars over their nation and the man who brought them to power? Without Yusuf, there will no TFG, and no singular individual to keep the glue of government together. But again that’s one scenario, the other is we complete the 5 year term and then a new president inherits the institutions of the TFG and the base. Its clear our enemies are the NGO’s in Nairobi and they may win and continue their comfortable existence in Nairobi. The Somali’s are tools who will end up as irrelevant as Nur cade, Adan Madobe were before they ever met Yusuf, Yey.
-
New York: Why is Jengeli still the Foreign Minsiter?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Thats not the point old boy, who is Jengeli and why was here there if there was a new cabinet. Anyhow this shamm is coming apart as we speak. -
New York: Why is Jengeli still the Foreign Minsiter?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^The international community is a great thing saxib. We want to be members of the community and their support is essential. However the NGO's in Nairobi fighting to keep their loot are not the International Community. -
Bayaan ka soo baxay Jaaliyadaha Dibada ee Puntlannd Gaar ahaan Denmarka iyo Sewden. Arbaco 17. 12. 2008 Anagoo ku Hadlayna Magaca jaaliyadaha Dibada ee punlannd waxaanu qaadacnay ganafkana ku dhuifanay dhaleeco foolxuna dusha uga tuuraynaa Go,aankii been abuurkaahaa ee uu G/Baarlamanku ku dhawaaqay 15.12.08 waxuuna la mid yahay go,aankiiMarch 17, 2005: Gudoomiyaha baarlamaanka DFKMG, Shariif Xasan Sh Aadan, ayaa kulan uu Nairobi ku yeeshay baarlamaanka DFKMG kaasoo ahaa been aan sal iyo raad lahayn.sidaas daraadeed anagoo tix raacayna qoraalka ka soo baxay Dowlad gobaleedka puntland 16. december 2008 APL waxaanu Diidnay wixii ka soo baxay go,aankii been abuurkaahaa,waxaana uga digaynaa dhamaan wadamada Caalamka iyo wadamada Dariskaa in aan geeska afrika loo horseedin dhib iyo colaado hor leh. Jaliydaha Puntland ayaa diiday oo ku tilmaamtay mid aan waxba ka jirin go'aankii lasheegay in ay shalay gaareen Baarlamaanka Faderaalka ee Soomaaliya, waxaana ay ku eedeeyeen Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Aaden Madoobe nin ku tuntay Axdi Qarameedka udagsan dawladda Soomaaliya. Masuuliyiin ka tirsan Jaaliyadaha Dibada ee Puntland oo ka hadlayay magaalooyinka Gothenberg ayaa sheegay in aysan waxba ka jirin warkii ka soo baxay Gudoomiyaha baarlamaanka Sooomaaliya, waxa ayna sheegeen in loo baahan yahay in laga taliyo Maslaxada Umada Soomaaliyeed. Siyaasiin iyo Waxgarad ayaa sheegay in ay jiraan Xubno ka tirsan dawladda Soomaaliya oo aan dooneyn in ay nabad ka dhalato gudaha dalka Soomaaliya, kuwasoo mar walba doonaya in ay burburiyaan axdi qarameedka dawladda Soomaaliya. " Waa in Gudoomiyaha baarlamaanku ka bixiyaa raali galin deg deg ah ugafida uu ugafay Sharciga udagsan dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, waayo wuxuu jabiyey Xeer hoosaadka baarlamaanka Soomaaliya" Ayuu yiri Salah Adam Cabdi-Oradheer oo u hadlay Jaaliyadaha Puntland ee kunool Denamrk iyo Sweden. Sidoo kale waxaa lagu taageeray talaabadii uu qaaday Madaxweyne yussuf Jaaliyada dibada ee Puntland ayaa soo dhaweysay talaabadii uu qaaday Madaxweynaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliyeed Md. C/laahi Yuusuf Axmed, waxa ayna sheegtay in talaabadii lugu magacaabay Raysalwasaare Maxamed Maxamuud Guuleed (Gacma dheere) ay ahayd talaabo horey loo qaaday. Abwaan saalax oo ka mid ah Jaliyada Sewden ayaa tixyar ah u tiriyay Aadan madoobe wuxuuna ku bilaabay. Alifyeen adduun waa socdee aadan bal u sheega Allawshahakan baas iyo ka tagay amar ku dheeraadka Ninba ururka dhow buu la iman ` eed wuxuu falaye Ajashiin intii aanay iman toobadda ogaada. Tayteen Allaa taajiroon tuna illoobeyne Tawfiiqda nimuu siiyey baa tegey sariirtiiye Tawxiidka iyo toobaddaa lagu tacjiilaaye Tacabka u badsada Aakhiraa loo tukubayaaye’
-
Bossaso, Dec 16 - Boqor Cabdulaahi Boqor Muuse oo baaq ka soo saaray doorashada Puntland. Boqor Cabdulaahi Boqor Muuse ayaa ku sheegay in Gudiga Isimada Puntland ee ku hawlanaa Qaabka Doorashada u dhici doonto iyo soo xulista Xubnaha Golaha wakiilada Puntland ay goobjoog ka ahaan doonaan Isimadaan ku cad Baaqa Boqorka oo u dhigan sidaan:- Ref.Bos/01/08 Bosaso Dec 16, 2008 iyadoo sida la ogsoon yahay uu soo aadan yahay xilli lagu gudan jiro dhismaha Golaha wakiilada iyo doorashada Madaxwaynaha iyo Madaxwayne kuxigeenka Gawlad Goboleedka Puntland, waxaa lagama maarmaan ah in la abuuro jami ay hawlahaasi si hufan ugu fulaan. Waxaa muhiim ah in la sugo nabadda iyo degenaanshaha Puntland lagana ilaaliyo wax kasta oo jiritaanka iyo magaca bulshadeena iin u yeeli kara. Sidaa daraaddeed waxaan Gartay in Gudi Issimo ah ka hawlgalaan: 1. Inuu noqdo marjaca loo la noqonayo wixii khilaaf ah oo ka dhasha xubinnimada Golaha Wakiilada ee uu u xil saaran yahay Gudiga ansixinta iyo xalinta khilaafaadku, iyadoo uu Gudiga Isimadu Go'aan ka gaarayo wixii cabasho ah oo arintaan ku saabsan. 2. Inuu goob joog ka noqdo Doorashada xiliga la qabanayo si loo hubiyo inay u dhacdo si hufan. Gudigu waa: 1. Islaan Ciise Islaan Maxamed Islaan Muuse 2. Garaad Jaamac Garaad Cali 3. Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin 4. Garaad Saleemaan Garaad Maxamuud 5. Garaad Cabdulaahi Cali Ciid 6. Beeldaaje Faarax Beeldaaje Xaaji Cabdulaahi 7. Garaad Maxamed Cilmi Shirwac 8. Suldaan Cabdulqaadir Suldaan Cali oo ah wakiilka Boqorka. Waxaan Eebbe ka baryayaa inuu guddiga ku garab galo xilka culus ee hawshaan la xiriira. Dadwaynaha Puntland waxaan ka rajaynayaa in lagu mintido Midnimada, Xasiloonida iyo Nabadda Puntland. Eebbe talada hana waafajiyo kuwii asiibana ha naga yeelo. Boqor Cabdulaahi Boqor Muuse ayaa ku saxiixan
-
New York: Why is Jengeli still the Foreign Minsiter?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^So if Nur Cade has a cabinet why is Jengeli still the minister. Its a farce lads and all this talk about the international community is the same as the talk about Gen gabre... hot air. -
USA: WE WILL ONLY WORK WITH NUR CADE AND HIS GOVERNMENT
General Duke replied to Qudhac's topic in Politics
So patriotism is to split the country, because a portion of it was ruled by the British 48 years ago? Its also patriotic to burn the flag and kill women and children using landmines and mortars, not to mention stoning children and abusing the name of the faith. Give us a break with clueless clan drivel. Yusuf has defeated all his enemies internally and the very tactics he used now you want to replicate, thus allying yourself to the Ethiopians who once were your sworn enemies. Your sense of patriotism is just opposing the President of Somalia, you don’t know why you oppose and its not for religious reasons, or Ethiopia or love of country. For if you loved the country you would not be a secessionist. If you loved the country you would not have made the capital a clan fiefdom of apocalyptic environment. Again mere talk, no deeds and self destruction is your answer. Our is to expect good things and build up the nation. -
Shirkii kooxda Xiriirka Caalamiga ah (Somali Contact Group) oo ka Furmay New-york Loona Diiday ergo ka Socotay Dhinaca Ra'isulwasaare Nuur Cade. Shirkii Kooxda la xiriirka Soomaaliya ( Somali Contact Group) ayaa maanta ka furmay magaalada New-york ee dalka Mareykanka iyadoo looga hadlayo arrimaha murugsan ee soomaaliya.Halkan ka Daawo The situation in Somalia Live. Shirkaan oo ay ka qaybgalayso Xoghayaha Arrimaha Dibada ee Mareykanka Condolesa Rice iyo Xubno ka socda 18 dal iyo Urur Goboleedyo gaaraya ilaa lix ayaa waxaa durbaba hadalo ka jeediyay dawlado dhawr ah oo uu mareykanku ka mid yahay. Shirkaan ayaa waxaa sidoo kale ka qayb galaya Xubno ka kala socda Dawlada Federaalka Soomaliya iyo isbahaysiga Dib u xoreynta Garabka Jabuuti oo ay isku dayeen garabka sida daahsoon oga midka ah isbaheysiga garabka Jabuuti Axmad C/salaam xaaji iyo wafdi uu hogaaminayey in ay ku fadhiistaan magaca dowlada fedaralka kmg ah ayaa waxaa ay kala kulmay UNka diidmo iyo ishortaagid ka dib markii lagu amray in ay daba fadhiistaan wasiirka arimaha dibada soomaalia Cali Jaamac Jangali. Intii aanu shirku furmin ayaa waxaa shirka tagay Xubno uu horkacayo wasiirkii hore ee warfaafinta Axmed Cabdi Salaan iyadoo loogu jawaabay in aanay jadwalka ku jirin islamarkaana ay aqoonsanyihiin xubnaha uu soo magacaabay Madaxweynaha Soomaalia Md Yusuf. Shariif xassan Shiikh Aadan Axmed Cabdi Salaan ayaa loo ogalaaday oo kaliya in ay shirka oga qeybgali karayaan iyaga oo daba fadhiya wasiirka arimaha dibada soomaalia cali jaamac Jangali . Email Story Printable View
-
TODAY AADAN MADOBE HAS BECOME “Toilet Paper” AS KENYAN FOREIGN MINISTER WETANGULA Moses Wtangula Inta aanan Guda galin ka hadalka Wasiirka Arimaha Dibada Kenya iyo hadalkiisii ku aadanaa xaalada ka dhex aloosan Madaxda Dowlada Faderaalka, aan u soo laabano Go’aankii Xildhibaano badan ku tilmaameen fadeexadii ugu cuslayd ee Baarlamaanka Soomaaliya uu u soo jiido Gudoomiyaheedii Aadan Madoobe... tanoo muujinaysa xilkasnimo darida Aadan Modoobe, isagoo meel uga dhacay sgaraftii Xubnaha Baarlamaanka iyo tii Sharafta Dowladnimo ee Magaca Soomaaliyeedba, kagadaal fawaaxishkii uu ku kacay awgeed. Ceebtaas ayaa hadaba ayada oo Muuqaal ah waxa Soo bandhigay TV-Caalamiga ah ee Universal, tanoo ku tusaysa in ayan jirin tiro cod oo la tiryay, balse waxa Caalamka laga wada daawaday is dhexyaacii iyo buuqii kataagnaa baarlamaanka iyo xubno labada gacmoodba ay u taagan yihiin. Xubnahan ayaa muuqaal ahaan caalamka oo dhan laga daawaday, waxana ugu horeeyay Salaad Cali Jeelle oo marna labada gacmood u taagan yihiin, marna qari is leh marka Camaroman-ku kusoo jeedsado, sidoo kale dhowrkii ruux ee labada gacmood u taagnaayeen, ayaa si cad loogu wada jeeday, iyadoo tirade lagu dhawaaqay ee aqlabiyada la yiri waa siisay Nuur Cade ee aheyd 143-da ayba meeshaba ka muuqan, hadii la isku daro intii labada gacmood taageysayna ayba ka badnaan Karin 40. Hadaba ceebta filim ahaanta looga hayo ee labo gacmoodinta aheyd, ayaa waxa cad mid sharaf dhaceedu muujinayso dadnimada xumida ninka leh waa la idoortay ee Nuur Cade iyo kan leh waxbaa la ansixiyay ee Aadan Madoobe. Aadan Madoobe ayaa halkan waxa ka muuqaneysa sida uu uga tayo xunyahay Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Shariif Xassan SH:Aadan, oo ficil kan la mid ah ka fuliyay Nayroobi, isagoo maalintii Baarlamaanku Kuraasta isla dhici jireen, la weydiiyay sidee baad cod u tiriseen, hadii goobtu fowdo iyo buuqweyni ka jiray, Shariifka ayaa yiri “waa RUN, EE QIYAASTII GACMAHA HORE EE AAN ARAGNAY AYAAN KA TUSAALE QAADANAY, NUMBARKA AAN SHEEGNAYNA QIYAASTAAS AYUU KU FADHIYAA”. Balse Aadan muxuu ku jawaabayaa cajalka Filimka ah ee laga hayo, iyo inta ka badan boqolka Xildhibaan ee cadeynaya in aysan jirin wax cod ah oo la tiryay amaba la dhiibtay, beentiisii qayaxnayd ee jaahilnimadana ku aslanayd ayuu lasoo istaagay, caqli dumay dheh. Aan u soo laabano dhawaaqii shalay kasoo yeeray Moses Wetangula, oo ah wasiirka arimaha dibada Kenya, iyo sida aysanba ceeb ula aheyn waxa Aadan Madoobe ku dhaqaaqay, maxaa yeelay waa wax uu laftigiisa iyo Xisbigiisa mid tan lamid ah doorashadii ugu danbeeyey ee Kenya fadeexada iyo Ceebta usoo jiiday. Wasiirka Arimaha Dibada Kenya Moses Wetangula: Waxa uu ka tirsanyahay Xisbiga ee Madaxweyne Kibaki PNU, Waxa xilkan uu qabtay Janaayo 2008, waxa uu hore u ahaa kalkaaliye Wasiir Arimo dibadeed, waxa uu kusoo biiray siyaasada 1997, isagoo noqday MP,waxa ka hor uu ahaa Lawyar, uuna ku shaqeysan. Markii Jagadan loo magacaabayay 2008, ayaa waxa booskaan baneeyey nin oday ahaa, kasoo lumiyay xubinimadii Baarlamaanka Doorshadii dhacday awgeed, xiligan ayuu magaciisu soo baxay ninkan waxa lagu bartay inkiraadii iyo is dabamaryentii uu ku dhaqaaqay xisbigiisu, iyadoo la wada oogaa in looga adkaaday Doorashada, balse ay maalin cad dhaceen sanaatuukhdii codbixinta, taasoo horseeday dhiiga ku dhawaad labo kun oo dadkiisa ah. Xiligan ayaa dadkiisu magaca ay u baxsheen waxa uu ahaa in uu yahay warqada suuliga ee la isku nadiifiyo, “TOILET PAPER” qoraa Kenyan ah oo lagu magacaabo Okoth Osewe, isaga oo magacan adeegsadeyna waxa uu yiri “Today, Wetangula has become the “Toilet Paper” of PNU being used to wipe out PNU dirt and everybody knows where toilet papers end”, taasoo uu ula jeeday in uu noqday xaashi ay rabto xisbiga PNU in ay iskaga nadiifiso uskaga iyo ceebta foosha xun ee ay dhexmaquureysay, isagoo yiri “Qof Waliba Waa Ogyahay Meesha Xaashida Musqushu ku Danbeyn”. Runtii waa hadal weyn waxa ayna shakhsiyan nabareysaa waxa uu yahay ninkan marka hore, marka xigana in ayan layaab u aheyn waxa Aadan Madoobe iyo Nuur Cade ku dhaqaaeen, isaguna uga horeeyay. Bal fiiri mar uu difaacayay siyaasadiisii ku aadaneyd dhaca doorashada oo markii caalamku yiraahdeen “waar wixiinu waa wax xun sidaasna wax la iskuma dabamarsho ee caqli kale la imaada” isaga oo u jawaabaya waxa uu yiri “Moses Wetangula has said that any solution lies with kenyans. "we encourage our friends to support us and not to make any mistake of putting a gun to anybody's head and saying 'either' 'or' because that cannot work," he told reporters. "even if we get visitors to help us in any way possible, the answer to the problem in kenya lies with kenyans themselves,". Hadaba hadii uu sidaas lahaa isaga oo harcad doorshadii wadankiisa dhacay, miiyay layaab noqonaysaa in uu tuug kale yiraahdo waxbuu dhacay? Waa maya, marnaba loogama fadhiyo in afkiisa soo marto Aadan Madoobe iyo Nuur Cade waa khalad waxa ay ku dhaqaaqeen. Mida labaad hadii uu aaminsan yahay in faragalin tahay marka bulshada Caalamku ceebtiisii diideen, waa maxay waxa sharciga u siinaya in Dowlad kale uu ka hadlo arimaheeda hoose, isaga oo waliba dhinac istaagay sharcidarada lagu dhaqaaqay, yuuse sida asagauba diiday uu Madaxa inta Qori kasaaro oranayaa YEEL WAXAAS, isagoo sida afkiisaba uu ka sheegtay ilowsan in waxa isaga iyo Soomaaliya waxa ay iskugu imaan karaan tahay Saxiibnimo kaliya, ee aysan aheyn in Madax wadankale isaga oo Wasiir ah eedeymo u jeediyo. Waxaa sidoo kale sharcidaradiisa asaga oo sheeganaya nin sharci yaqaan ah muujinaysa markii uu isdan oo kale isku hor istaagay Ra’uusul Wasaaraha Wadankiisa RAILA ODINGA, oo mar uu kahadalay doorashadii Zimbabwe, ee uu Mugabena dhacay sida ninkan Moses Wetangula ah oo kale, uu yiri ODINGA “Zimbabwe waa in la geeyaa Ciidamo Afrikaan ah oo ninkan dhacay Doorashadii waa Mugabe, xilka xoog looga wareejiyo”, ayuu inta warbaahinta ku orday ka dhinac hadlay Ra’iisul wasaarihiisa isagoo taageeraya sharcidaradii Mugabi ku dhacay doorashada, waxa uuna yiri “Odinga’s calls for the deployment of African Union peacekeepers was ‘‘uncalled for’’ as Zimbabwe was not under invasion or armed rebellion”. Tani waa tuug tuug ma sheego, waxa uu ku kacayaana waa wax aan sidaas usii jirin, sida dadkiisuna ku sheegeen Xaashida Musqushu meesha ay ku danbeyn waa layaqaanaa, Mid ceeb iyo ihaano uu ugu keeni karo DFKG AHNA maahan, nin asaguba ceebeysan. Allaha u naxariisto Xaaji Aadan AF qalooc ayaa nooga tagay gabay khaali ah, tixo ka mid ahina waaba sifahan ninka odayga ah ee Moses Wetangula. Waxuuna yiri. HADAAD ADIGU TUUR LEEDIHIYO, TOOTIR IYO QAALLO MID KALEETO IN AAD TOOSISAA, WAA TU AAN DHICINE. Gabaygiisii Tabaalaha Aduun, Xaaji Aadan Af qolooc. Muxyadiin X Ciid Alcarab1@yahoo.co.uk
-
Baydhabo: Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ku kala shiray Xarumaha ADC-da Iyo Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo...Warbixin Goobjoog.. 17. december 2008 Baydhabo(AllPuntland)- Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya oo wada jooga gudaha Magaalada Baydhabo ayaa maanta ku kala shiray labo goobood oo aad iskugu dhaw sida ay sheegayaan Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo. Labadan Fadhi ayaa midna uusan buuxsamin kooramkii loogu talagalay sida ay sheegayaan Warar Madax banaan ee ka imaanaya Magaalada Baydhabo. Shirkii lugu qabtay xarunta baarlamaanka Soomaaliya ee ADC-da, waxaa ka qeybgalay Xildhibaano gaaraya 103 Xildhibaan, balse Aaden Madoobe ayaa sheegay in ay fadhigaasi ka qeybgaleen 158, Laakiin wararka xaqiiqada ah ee ay sheegayaan Wariyaasha AllPuntland ee xaruntaasi joogey markaasna tiriyey Mudanayaashaasi, waxa ay sheegeen in ay dhamaayeen 103 Mudane baarlamaan. Kulankii labaad oo isna ka dhacay Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee Baydhabo, waxaa ka soo qeybgalay Mudanayaal baarlamaan oo gaaraya 102 Xildhibaan, taasna waxa ay cadeynaysaa in aysan labada kulan mid buuxsamin kooramkiisii, maadaama loo baahan yahay in ay fadhiyada baarlamaanku ku furmaan 130 wixii ka badan. Mudanayaasha iskugu tagay ADC-da ayaa sheegay in ay ansixiyeen qodobadii lugu saxiixay Magaalada Jabuuti ee heshiiska ahaa, balse waxaa taasi diiday qaar ka mid ah Sharciyaqaanada Soomaaliya iyo baarlamaanka Soomaaliya. Aaden Madoobe ayaa cod gacan taag ah kaga dhawaaqay gudaha ADC-da Baydhabo, ayadoo aysan xarunta joogin Mudanayaal baarlamaan oo uusan ku furmi Karin kooramka fadhigaasi. Wariyaha AllPuntland ee fadhiga joogay ayaa sheegay in uu Aaden Madoobe ka sheegay halkaasi, hadalo kala duwan oo ay ka muuqanayeen in uu dhinac ka yahay khilaafaadyada Sharciyeed ee ka taagan Magaalada Baydhabo. “ Anaga hadii uu beri imaan waayo C/laahi Yuusuf talaabo ayaan ka qaadaynaa” Ayaa ka mid ahaa hadaladii gudoomiyaha baarlamaanku ka jeediyey Magaalada Baydhabo, taasoo aad uga careysiisay Mudanayaal ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo ayana ku shirayay Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo. Mudanayaashii ku kulmay ADC-da ayaa umuuqanayay kuwa doonaya in ay iskugu yimaadaan kulan kale maalinta beri ah, ayna kaga dhawaaqaan in ay xilkii ka qaadeen Madaxweynaha dalka Soomaaliya, inkastoo ay Xildhibaanada qaarkood ay halkaasi ka sheegeen in aysan tirada baarlamaanka ansaxeyn go’aankaasi, maadaama loo baahan yahay in Mooshinkaasi ku guuleysto codad dhan 189 cod, balse tirada ADC-da hada joogta ee taageersan Raysalwasaarihii hore iyo gudoomiyaha baarlamaanka oo maalmihii ugu dambeeyey lugu eedaynayay in uu dhinac ujeestay ayaan dhameyn. Dhinaca kalena Mudanayaashii baarlamaanka Soomaaliya ee ku kulmay Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa soo hadal qaaday waxyaabihii maalmihii ugu dambeeyey ka dhacayay gudaha Magaalada Baydhabo, waxa ayna cambaareeyeen talaabadii uu qaaday Afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya Aaden Madoobe ee uu dhawaan kaga dhawaaqay Saxaafada in la meelmariyey Xukuumad aan cod loo qaadin. Xildhibaanadii hadlay waxaa ka mid ah Xildhibaan Caraale wuxuu si toos ah ugu eedeeyey Gudoomiyaha baarlamaanku in uu ku tuntay Axdiga udagsan dawladda Soomaaliya iyo Xeer hoosaadyada baarlamaanka Soomaaliya, markaasna aysan ka qeybgaleyn kulamada ADC-da, hadii aan la saxin oo aan dib loo soo celin nidaamkii ay ku kulmi jireen baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya. Xildhibaan Madoobe Nuunow Maxamed oo ka hadlay isla kulankaan ayaa sheegay in aysan wax wanaagsan aheyn in lugu tunto Axdiga dawladda Soomaaliyeed, wuxuuna sharci daro ku sheegay talaabadii uuqaaday Aaden Madoobe dhawaan, isagoo ka codsaday Sharci-yaqaanada in ay fasiraan sharciyada dawladda Soomaaliya, isagoo si gaar ah uga codsaday Xeer ilaaliyaha wadanka Soomaaliya C/laahi Daahir Barre in uu ka hadlo xaaladaha markan ee gudaha Magaalada Baydhabo. Cabdi Muumin ayaa taageeray go’aanadii ay jeediyeen Mudanayaashii iskugu tagay Madaxtooyada Baydhabo, wuxuuna sheegay in hadii aan si deg deg ah lugu soo celin nidaamkii baarlamaanka Soomaaliya ay fadhiyadooda baarlamaanimo ku qabsan doonaan gudaha Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya. Kala fariisiga baarlamaanka Soomaaliya ee maanta ayaa cadeyneysa in ay dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ku sii socota in ay labo ukala qeybsanto, waxaana looga fadhiyaa Xeer Ilaaliyaha guud ee dalka Soomaaliya iyo Madaxda Maxkamada sare in ay go’aan cad arimahan ka soo gaaraann cidii wada ku tumashada sharcigana ay talaabo cad ka qaadaan, sida ay sheegayaan Qaar ka mid ah dadka siyaasada Soomaaliya falanqeeya. F. C. Geylan AllPuntland
-
^^^Adeer was it you who said he ran of to his Tuulo and was done for only last week? Now you are talking about the international community who you know nothing of.
-
Mogadishu: Attorny General supports naming new PM
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
source -
First it was the Clan Courts attack on Baidoa then it was Gen Gabre and the Ethiopians and now it is the phantom "International community". The problem is we have been here before, fake hand shows and fighting in the parliment, fake calls for peace and negotiations and fake cries of happiness against ina Yusuf. There is a new PM and he will insha Allah create a new cabinet that will get the support of the parliment and the President and the fight for the restoration of the state will rsume.
-
Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Mareykanka Jendayi Frazer Iyo Madaxweyne Yuusuf Oo Qadka Taleefanka Ku Wada Xirriiray. Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Mareykanka Jendayi Frazer, Ayaa xirriir qadka taleefanka ay kula sameysay Madaxweyne Cabdullahi Yuusuf Axmed, u sheegtay in warbixino kala gedisan oo is qilaafsan ay ka imaanayaan xarrunta Baarlamaanka DFKGS ee Baydhabo, taas oo ay ku tilmaamtay in aysan u fiicnayn xaallada qalafsan ee uu dalka Soomaaliya ku jirey muddada badan. MrsJendayi Frazer, ayaa waxay u sheegtay Madaxweyne Cabdullahi Yuusuf ; " In warbixnta hore ee ina soo gaadhey ay oraneyso go'aankii uu ku dhawaaqey Speaker Of The Parliement in ay tahay mid codeyn ku timid, Warbixinta labaad ee ay ka heleyso isla magaalada Baydho ayey ku tilmaamtey in war-galkeedu u soo sheegeen in haba yaraatee wax cod ah aysan meesha ka dhicin, is jiid-jiid, buuq iyo sawaxan badan ka dib, in uu Gudoomiyahu ku dhawaaqey tirro aanan cadadkeedu sugneyn". Mrs. Jendayi Frazer, ayaa hadalkeeda ku soo koobtey, in dowlada Mareykanku ay baarid oogu dhaqaaqdey sida dhabta ah ay wax u dhaceyn, iyadoo ay sheegtay in ay ka war sugeyso in DFKGS u soo gudbiso liiska tirrada dhabta ah ee codeysay iyo inta aanan codeyn, taas oo ay dowlada Mareykanku ku qaadan doonta go'aanka kama dambeynta ah ee ku aadan arrimahan muranka dhaliyey. Email Story Printable View
-
Banaanbaxyo looga soo horjeedo Nuur Cadde Iyo Kenya oo ka socda Magaalooyinka Boosaaso iyo Garowe. Banaanbaxyo waa weyn ayaa maanta si wadajir ah uga socda Magaalooyinka Puntland oo idil waxaana looga soo horjeedo Nuur Xasan Xuseen, Raysalwasaarihii hore iyo Dawladda Kenya oo shalay sheegtay in ay Cunaqabateysay Madaxweyne Yuusuf. Boqolaal dad ah ayaa iskugu soo baxay Xarunta Maamulka gobalka Nugaal, waxa ayna ka soo horjeedaan ama ay wataan Halku dhagyo looga soo horjeedo dawladda Kenya iyo Nuur Xasan Xuseen. Dadweynaha ayaa sheegay in aysan dawladda Kenya ka tashan Aayaha iyo xiriirka ka dhaxeeya Shacbiga Puntland iyo Shacabkeeda, ayna qaadatay talaabo ka soo horjeeda Sharciyada caalamiga ah, ayna Puntland qaadi doonto talaabo aan ka yareysan mid ay shalay ku dhawaaqday. Fagaarayaasha Magaalooyinka Boosaaso iyo Garowe waxaa iskugu soo baxay dad badan, waxa ayna cabirayeen talaabadii ay qaaday dawladda Kenya ee u hiilineysa dhinac ka mid ah dhinacyada Siyaasada Soomaaliya, sidoo kale isla dadkan ayaa cambaareeyey talaabadii ay ku dhawaaqay Gudoomiyaha baarlamaanka Faderaalka ee Soomaaliya ee uu ku sheegay in ay Codeeyeen ayna aqbaleen sii shaqeynta Raysalwasaare shaqada laga qaaday. Banaanbaxyadan ayaa ku soo beegmaya xili ay shalay dawladda Puntland siweyn uga soo horjeesatay talaabadii uu qaaday Aaden Maxamed Nuur (Aaden Madoobe) iyo warkii dawladda Kenya ee ay kaga soo horjeestay Madaxweynaha Sooomaaliya.
-
Banaanbax lagu Taageerayo Magacaabida Ra’isul wasaaraha Cusub ka dhacay Garowe Wednesday, December 17th, 2008 at 9:15 am Iyadoo shalay uu Madaxweynaha Dowlada KMG ah C/laahi Yuusuf Axmed uu ku dhawaaqay in Maxamed Maxamud Guuleed (Gacmadheere) uu yahay Ra’isul wasaaraha Dowlada Kmg a ayaa waxaa Caasimada Puntland ee Garowe ka dhacay Banaan baxa lagu taageerayo go’aankaas. Boqolaal ka mid ah qeybaha kala duwan ee dadweynaha Caasimada Garowe ku nool ayaa waxaa Fagaaraha Barxada weyn ee Caasimada kala hadlay Odayaal iyo waxgarad reer Nugaal ah. Odayaasha iyo dadkii goobta ka hadlay waxa ay sheegay in ay taageersan yihiin go’aanka Madaxweyne Yusuf oo ku dhawaaqay oo ahaa in Ra’isul wasaare yahay Gacmadheere. Dhanka kale Banaan baxayaasha ayaa waxa ay ku dhawaaqayeen Hadlo ka dhan ah go’aanka Wasiirka Arimaha Dibadda ee Dalka Kenya Watingula oo ahaa in dalkiisu uu madaxweyne Yuusuf ku soo rogayaan inuusan duulimaad ku tagi karin isaga iyo qoyskiisa sida uu hadalka u dhigay. Dadweynaha oo ay ka muuqneysay Caro xoog leh oo ay u qabaan Hadalka Dowlada Kenya oo ahaa sidoo kale in ay xayiraad ku soo rogeyso hantida u taalla madaxweyne Yuusuf dalka Kenya. Banaanbaxaan ayaa waxa uu qeyb ka noqonayaa hadalo maalinimadii shalay aheyd ka soo baxay Maamulka Puntland kaas oo ahaa in ay taageersan yihiin Madaxweyne Yusuf iyo Ra’isul wasaare Gacmadheere. C/weli Xasan Gooni Horseed Media-Garowe gooni@horseedmedia.net