General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Xisbul Islaam oo sheegtay in ay gacanta ku dhigeen Ciidamo iyo hub Muqdisho (WNT)-Ururka xisbul Islaam ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen Ciidamo iyo hub aad u fara badan oo ay leeyihiin Dowlada KMG ee Soomaaliya. Sida uu saxaafada u sheegay Axmed Laashin oo ah Sarkaal ka tirsan Ururka Xisbul Islaam, kadib howlgal ay xalay ka sameeyeen xaafado ku dhow dhow Degmada Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho, halkaas oo ay isku abaabulayeen Ciidamo taabacsan Maareeyaha Dakada Muqdisho Cabdi Jiinow. Axmed Laashin waxa uu intaasi raaciyey in wada hadal ay la yeesheenn ehelada dhalinyaradaasi oo uu shegay in la soo marin habaabiyey uu dib ugu wareejiyeen, laakiin Hubkii ay wateen ay gacan ku hayaan Ururkooda. Dhinaca Maareeyaha Dakada Muqdisho Cabdi Jiinow xariir aan la samaynay si aan wax uga ogaano arrintaasi ayaysan noo suuragalin in aan hello. Waayaha.net Muqdisho Somaali.
  2. ^^^Thus states the man who graduated from Warlord Aydeed Sr Clan High School.
  3. ^^^lool. again ABWAN rushes in to highlight his ignorance when it comes to basic Somali geography.
  4. Dagaalo la isku habeensaday oo ka socda Degmada Yaaqshiid iyo Xisbul Islaam oo dib u qabsaday Saldhiga Yaaqshiid. Dagaalo la isku habeensaday ayaa wali ka socda qeybo ka tirsan Degmada Yaaqshiid, iyadoo dagaalada ay xoogooda ay dhaceen maqribnimadii caawa, kadib markii ay weerar rogaal celis soo qaadeen Xoogaga Mucaaradka, gaar ahaan Ururka Xisbul Islaam. Dagaalada oo soo bilowday saaka ayaa waxaa inta la hubo ku dhintay ilaa 10 ruux halka 50-kalena ay ku dhaawacmeen, waxaana dagaalka bilowgiisii hore saaka la baacsaday Xoogaga Mucaaradka, iyadoona laga qabsaday fariisin dhowr ah sida Xarunta Degmada iyo Saldhiga Yaaqshiid. Sida ay sheegayaan wararka dagaalada oo ah kuwo wali la maqlayo hubka la isu adeegsanayo ayaa la sheegayaa in Xoogaga Mucaaradka gaar ahaan Xisbul Islaam ay dib u qabsadeen meelihii saaka lagala wareegay. Afhayeenka Xisbul Islaam Dr. Xasan Mahdi ayaa u sheegay Warbaahinta inay dib u qabsadeen fariisimihii saaka dagaalka looga qabsaday, isagoona dagaalka ku sheegay mid soo afjarmay oo ay mar kale Xoogagooda dib u hanteen meelihii laga qabsaday. Waxaa uu sheegay in dagaalka ay saaka ku soo qaadeen waxa uu ugu yeeray Hogaamiye kooxeedyadii, waxaana uu cadeeyay in ay ku sugan yihiin xaafadaha Degmada Yaaqshiid Xoogaga Mujaahidiinta. Dadka Muqdisho ayaa ku jahwareersan dagaalada iska daba wareega ah ee Xaafadaha Muqdisho ku dhex maraya Ciidamada Dowladda iyo Kooxaha ka soo horjeeda, waxayna dagaalada oo noqday kuwo marba qolo la baacsanayo aanay jirin natiijo ay cid walba ka gaartay, marka laga reebo dhinacyada oo wali ku sugan xaafadihii ay isku hor fadhiyeen. Wixii warar ee ku soo kordha kala soco wararkeena dambe Hooyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.co m Jowharcom@gmail.com
  5. Dagaal Muqdisho ka soconaya & dad ku waxyelobay oo la gaarsiiyay Isbitaalada Degmada Yaaqshiid oo ka mid ah degmooyinka magaalada Muqdisho ayaa shalay saakay ila aiyo galabta waxaa ka soconayay dagaalo soo noqnoqday oo u dhaxeeya ciidamada dowlada Soomaaliya iyo mucaaradka dowlada ka soo horjeeda. Gudoomiyaha degmadaasi Muxyadiin Xasan jurus ayaa maanta shaaca ka qaaday in ay degmadaasi la wareegeen ciidamada dowlada Soomaaliya ka dib dagaal qaatay saacado badan islamarkaana uu ka dhashay qasaare naf iyo maalba leh . Ka dib duhur nimadii maanta cabaar degenaansho ka dib ayaa waxaa markale deegaankaasi ka qarxay dagaal rogaal celis ah kaas oo ay soo qaadeen ciidamada ka soo horjeeda Dowlada FFKMG ah ee Soomaaliya . Dagaalkaasi oo noqday mid la isku habeensaday islamarkaana la isku adeegsaday madaafiic iyo hub kale ayaa waxaa wararkii ugu dambeeyay haatan ka soo baxaya deegaankaasi ay sheegayaan in ciidamada dowlada Soomaaliya ay dib u riixeen ciidamadii weerarka ku soo qaaday, waxaana sidaasi u xaqiijiyay SBC International gudoomiyaha degmada Yaaqshiid. Dagalkan ayaa waxaan ilaa iyo haatan la ogeyn qasaaraha ka dhashay inta uu gaarsiisanyahay balse mar aynu xiriro la sameynay Goobaha caafimaadka gobolka Sida Isbitalka Keysaley ayaa saraakiisha caafimaadka Isbitaalkaasi noo xaqiijiyeen in dagaalkaasi ay ka soo gaareen dad iyagu ku soo waxyeeloobay oo dhaawac u badan, balse aanay heleyn tiradooda rasmiga ah . Wararkan iyo wexii ku soo kordha kala soco SBC International. SBC Online warar xaqiiqaqo ah Saacadba Saacadeed. SBC International- News Desk
  6. lool. Adeer Puntland is Bari, Nugaal, North Mudug, Sanaag, Sool and parts of Toghdeer. Now add that land mass and you will see it is 1/3 of the Somali republic. Bari & Sanaag alone are the two largest regions out of the 18 districts of Somalia. We aint talking saxib, this is facts.
  7. Ethipan troops are back on the request of the Sharif to help his government, now why did all those kids die since 2006, and who declared Jihad on Ethiopia then ?
  8. Eritrea needs to stop arming Xasan dahir, Sharif Ahmed needs to quit and spare the people the bloodhsed. Its all up in the air nothing has changed since 2006.
  9. Asmara: " Itoobiya wey-gashay Soomaaliya, waxa ayna hada ka joogtaa meelo badan, sida Baladweyn, G...." War ka soo baxay dowladda Asmara. 1. juni 2009 Asmara(AllPuntland)- Warmurtiyeed ka soo baxay Wasaarada arimaha dibada ee magaalada Asmara ayaa lugu sheegay in ay ciidamada dowladda Itoobiya saacadihii ugu dambeeyey galeen gudaha dalka Soomaaliya, waxaana bayaanka lugu qeexay goobo toos ah oo lasheegay in ay soo galeen ciidamada dowladda Itoobiya. Asmara ayaa sheegtay in ay guutooyin ka socda ciidamada dowladda Itoobiya ay hada gaareen oo maanta la geeyey magaalada Baladweyn duleedkeeda koonfureed, isla markaasna ay la socdeen ciidamo Soomaali ah oo loo tababaray dowladda faderaalka ee Soomaaliya. Xukuumada Asmara ayaa sidoo kale sheegtay in ay ciidamada Itoobiya qorshanayaan in ay galaan gudaha gobalada Bakool iyo Gedo, ayagoo ay waheliyaan ciidamo Soomaali ah oo horay looga qabsaday deegaanadaasi, waxaa ay sheegtay in ay muhiim tahay in ay dadka Soomaaliyeed difaacdaan dhulkooda Soomaaliyeed. Asmara waxa ay sheegtay in duulaan lugu yahay nabadgalyada ka jirta gobalada Jubada Hoose, Jubada Dhexe, Shabeelada Dhexe & Gedo oo ay sheegtay in ay hada ka hana qaadeen dadaalo badan oo nabdeed, ayagoo sidoo kale shaacisay in looga dhaqmo Shareecada Islaamka. Wasaarada arimaha dibada ee Asmara ayaa beenisay in ay todobaadkan saanad ciidan geysay gudaha dalka Soomaaliya, si ay ugu kaalmeyso mucaaradyada hubeysan ee ka soo horjeeda dowladda faderaalka ee Soomaaliya, waxa ayna sheegtay in aysan aqoonsaneyn dawlad kadhalatay dalka Soomaaliya, ayadoo tibaaxday in ay dowladda hada jirtaa tahay mid ay soo abaabushay dowladda Mareykanka oo doonaysa in ay danaheeda ku fushato, waa sida ay hadalka udhigtaye. F. C. Geylan AllPuntland
  10. ^^^Blind clanish hate, does not change the realities on the ground, Puntland is more than 1/3 of Somalia. It has a single admin, a unified population and is moving foreward into a new era. Like it or not, its the truth.
  11. ^^^We dont need it, saxib, we are Somalia. You have pockets led by various groups. Al Shabaab, Ahlu Sunna, Ethiiopia/Omar Hashi, Eritrea.Xasan Dahir, and Sharif in Villa Somalia blocks. Puntland one admin, one state that covers, 1/3 of Somalia. Who needs recognition?
  12. ^^^The flag and anthem are in the works lad.
  13. "The Lundin Group has been directly involved in the discovery and development of several major oil fields which has resulted in the creation of enormous value for their shareholders," Thurston said. "The Lundin Group of companies currently operates in over thirty different countries worldwide in the oil and gas sector as well as the mining sector. The Group has been highly commended by local communities and governments over the years for their efforts in developing a set of protocols that ensure issues of environmental and cultural concern are addressed as well as economic benefits and employment opportunities."
  14. In return for the energy interests, Raytec will pay a disproportionate share of costs associated with the planned exploration and development programs to be carried out this year and next, the companies said. Africa Oil is a member of the Lundin Group, which also includes Lundin Mining (TSX: LUN.TO), a Vancouver-based international miner with operations mainly in Europe. Raytec noted that Africa Oil's management also includes key executives from Tanganyika Oil Company Ltd. which successfully developed a major heavy oil deposit in Syria and recently sold the company to China's Sinopec for $2 billion. source
  15. ^^^Adeer have you seen the Tunisian flag ? Anyhow I think that flag is in the top 2 thus far. I dont much care for the stripes, and Arab colours.
  16. The executive director of Range Resources has insisted that the company will move ahead with an extensive exploration program in the Puntland region of northern Somalia. Speaking to Reuters, Range's Peter Landau said that while many vessels had been attacked offshore, the majority had no security escorts to protect them. 'If you're going to do offshore seismic then you would only do it with the support of the Puntland government and the seismic vessel will have an armed escort, preferably a government vessel,' he said. Puntland has escaped much of the conflict brought about by a two-year Islamic insurgency that has spread through the southern and central regions of the country. However, Puntland is the main base of operations for pirates that have besieged waters in the Gulf of Aden. Pirates have sparked a series of international security crises in recent months as they have boarded vessels travelling through the passage, which is one of the busiest maritime trade routes in the world.
  17. This flag seems quite simple.
  18. Ciidamada Dowlada Somalia oo Dagaal adag ka dib la Wareegay Saldhiga Degmada Yaaqshiid iyo Sanca Isniin 01 Jun 2009 Dagaalo xalay saqdhex ilaa iyo saaka ka soconayay qeybo ka tirsan Magaalada Muqdisho ayaa la xaqiijiyay in Ciidamada Dowlada ay kula wareegen saldhiga degmada Yaaqshiid, Siinaay oo aheyd goobo ay gacanta ku hayeen dhinacyada ka soo horjeeda dowlada. Dagaalkan oo la isku adeegsanayay hubka culus iyo iyo kan fuduud iyo waliba madaafiicda ayaa sii xoogeystay barqanimadii maanta waxaana la sheegay in dagaalkani u sabaabay dhimasho iyo dhawaac aad u tiro badan, waloow aan si rasmi ahi loo heyn Tirada dhab ta ah. Afhayeenka Ciidamada Xooga Dalka Farxaan Mahdi Casaanyo ayaa u xaqiijiyey saxaafada in ciidamada dowlada ay gacanta ku dhigeen goobahaasi kadib dagaal gacanta la isula tagay, waxa uuna intaasi ku daray in aysan marnaba dagaalka joojin doonin oo ay wada yaan ilaa inta ay ka xaqijinayaan amaanka Magaalada Moqdisho. Afhayeenku waxuukaloo sheegay in dagaalkaasi ay ku qabteen maxaabiis badan oo ka tirsana kooxihii kasoo horjeeda oo ay dagalka la galeen isla markaana ay jiraan qasaarooyin badan oo ay gaarsiiyeen, hase ahaatee uu yar yahay dhinacooda qasaaraha soo gaaray, balse lama hayo wali warar madax banaan oo xaqijinaaya sheegashada dhinac Dowalda gulahaasi. dhinac kale maanta ayaa qarax aad u xoogan waxaa uu ka dhacay wadada Maka Al Mukarama ee magaalada Moqdisho, kaasoo lala beegsaday gaari ay wateen ciidamada Booliska Somalia oo halkaasi marayey. Qaraxan oo ahaa mid aad u xoogan oo ayaa wax u ka dhasahy kadib markii miini wadada dhinaceeda logu aasay Ciidamada Boliska halkaasi marayay waxaana la sheegayaa inuu jiro qasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo soo gaaray Ciidamada Booliska. Markiiba waxaa soo gaaray goobtii Ciidamo ka tirsan Dowlada Somalia oo halkaasi ka riday rasaas aan la garaneyn cida ay ku ridayaan. waxaaana joogsaday dhamaan isticmaalki wadadaasi, iyadoo sidoo kalena la xiray goobihii ganacsiga. Allidamaale.com
  19. ^^^Indeed the quest for the oil continues, and once it arrives it will be the paradigm shift all Somali's have been waiting for. Manifest destiny indeed.
  20. Somalipride. I like this flag, I dont have a clue who the designer is. But it keeps the blue and the white, with the crescent added to the star to symbolise Islamic hetritage. The green also is important in Islam and also representes prosperity. So far its the best, like Aw Muse said the designs are open.
  21. Raytec Metals Corp . is a well-financed, Canadian exploration company with over 180,000 acres of potash permits in Saskatchewan, Canada - the largest producing region for potash in the world. The Company holds approximately a 20 per cent interest in Sulphur Solutions Inc., an emerging fertilizer company developing state-of-the-art patented technology for the production of micronized sulphur fertilizer. The Company is further diversified with iron ore projects in Ontario, and uranium joint venture projects in the Athabasca Basin of Saskatchewan.
  22. Africa Oil is art of the Lundin Group of Companies. source
  23. Raytec Signs Farm-in Letter of Intent With Africa Oil Friday, 29 May 2009 May 29, 2009 (FOXBUSINESS)----Ray tec Metals Corp. (the "Company" or "Raytec") (TSX VENTURE: RAY) is pleased to announce the signing of a farm-in letter of intent with Africa Oil Corp. ("Africa Oil") for entry into the production sharing contracts in both the State of Puntland, Somalia and the Republic of Kenya. Africa Oil is a member of the Lundin Group of Companies. Its management team is comprised of key personnel from Tanganyika Oil Company Ltd. which successfully developed a major heavy oil deposit in Syria and recently sold the company to Sinopec for $2 billion ($31.50 per share). In business for over three decades, the Lundins are leaders in identifying superior global investment opportunities in the natural resource sector. The Lundins recognize value and opportunity long before most others and their uninhibited pursuit of highly prospective properties has led to the development of several world-class ore deposits and oil and gas fields. In Puntland, Somalia, Africa Oil will transfer a 25% (twenty-five percent) license interest to Raytec in the Nogal and Dharoor Petroleum Production Sharing Agreements. The Nogal and Dharoor blocks encompass two highly prospective hydrocarbon basins and cover an area of 81,000 square kilometres or more than 20 million acres. The Nogal and Dharoor basins are considered world-class exploration plays with a petroleum system geologically similar to and formerly contiguous with those in the prolific oil producing Republic of Yemen which has estimated reserves of over 6 billion barrels. In Kenya, Africa Oil will transfer a 10% (ten percent) interest in the Block 9 Production Sharing Agreement and a 25% (twenty-five percent) license interest in its other interests in Kenya. In Kenya, Africa Oil holds a highly prospective land package including over 10 million acres in the Anza Basin. The Anza Basin is an extension of the major Sudan oil trend and a continuation of the Muglad Basin which has over 6 billion barrels of proven reserves and currently produces in excess of 450,000 barrels of oil per day. The terms of the farm-in and the schedule of the work programs to be carried out in 2009 and 2010 will be made available once the Letter of Intent has been finalized into a Formal Agreement. A finder's fee is payable on the transaction to Lockwood Financial Ltd. in consideration of introducing the parties to each other and facilitating the transaction. Brian Thurston, President of Raytec, commented, "I am pleased to announce this strategic transaction and welcome the opportunity to partner with one of the most respected names in the resource industry. The Lundin Group has been directly involved in the discovery and development of several major oil fields which has resulted in the creation of enormous value for their shareholders. The Lundin Group of Companies currently operates in over thirty different countries worldwide in the oil and gas sector as well as the mining sector. The Group has been highly commended by local communities and governments over the years for their efforts in developing a set of protocols that ensure issues of environmental and cultural concern are addressed as well as economic benefits and employment opportunities." Management and the directors of the Company would like to take this opportunity to thank Raytec shareholders for their continued support during the past several months while the Company focused on strategic partnering and acquisition opportunities. Management is currently dedicated to sourcing a strategic partner to advance its very prospective potash properties. In conjunction with the Africa Oil transaction, Raytec Metals Corp. has arranged a private placement for a total of up to 10 million units at a price of $0.30 per unit for total gross proceeds of up to $3-million. Each unit will consist of one common share and one non-transferable common share purchase warrant. Each warrant will entitle the holder to subscribe for one additional common share at a price of $0.50 for a period of two years from the date of closing. In consideration of its efforts, the finder of the financing will be paid a finder's fee of 5 per cent of the total proceeds raised under the offering payable in cash upon closing. In addition, the finder will receive warrants equal to 5 per cent of the offering. Each warrant will be exercisable into one common share of the Company for a period of two years from the date of closing at $0.50 per share. The funds raised from the issuance of the units will be used for the advancement of the Company's interest in the Africa Oil licenses and for general working capital purposes. This farm-in transaction is subject to TSX Venture Exchange acceptance, as well as approvals of the appropriate regulatory authorities from the Republic of Kenya and the Government of Puntland, Somalia. The private placement is also subject to TSX Venture Exchange approval. Raytec Metals Corp. is a well-financed, Canadian exploration company with over 180,000 acres of potash permits in Saskatchewan, Canada - the largest producing region for potash in the world. The Company holds approximately a 20 per cent interest in Sulphur Solutions Inc., an emerging fertilizer company developing state-of-the-art patented technology for the production of micronized sulphur fertilizer. The Company is further diversified with iron ore projects in Ontario, and uranium joint venture projects in the Athabasca Basin of Saskatchewan. Africa Oil Corp. is an oil and gas company with assets in Kenya, Somalia and Ethiopia. Africa Oil's East African holdings are in what is considered a truly world-class exploration play fairway. Africa Oil's total gross land package in this prolific region is in excess of 200,000 square kilometers - an area roughly the size of Great Britain. The East African Rift Basin system is one of the last of the great rift basins to be explored. New discoveries have been announced on all sides of Africa Oil's virtually unexplored land position including the major Heritage/Tullow Albert Graben oil discovery in neighbouring Uganda. Similar to the Albert Graben play model, Africa Oil's concessions have older wells, a legacy database, and host numerous oil seeps indicating a proven petroleum system. Good quality existing seismic show robust leads and prospects throughout Africa Oil's project areas. Africa Oil is listed on the TSX Venture Exchange under the symbol "AOI". This release includes certain statements that may be deemed "forward-looking statements". All statements in this release, other than statements of historical facts, that address exploration drilling, exploration activities and events or developments that the Company expects to occur, are forward-looking statements. Forward-looking statements in this news release include statements regarding the Offering (including the anticipated closing date) and future exploration plans and expenditures. Although, the Company believes the expectations expressed in such forward-looking statements are based on reasonable assumptions, such statements are not guarantees of future performance and actual results or developments may differ materially from those forward-looking statements. Factors that could cause actual results to differ materially from those in forward-looking statements include market prices, exploration and exploration successes, and continued availability of capital and financing and general economic, market or business conditions. These statements are based on a number of assumptions, including among others, assumptions regarding general business and economic conditions, the timing and receipt of regulatory and governmental approvals for the transactions described herein, the ability of the Company and other parties to satisfy stock exchange and other regulatory requirements in a timely manner, the availability of financing for the Company's proposed transactions and programs on reasonable terms, and the ability of third-party service providers to deliver services in a timely manner. Investors are cautioned that any such statements are not guarantees of future performance and actual results or developments may differ materially from those projected on the forward-looking statements. The Company does not assume any obligation to update or revise its forward-looking statements, whether as a result of new information, future events or otherwise. Neither the TSX Venture Exchange nor its regulation services provider (as that term is defined in the policies of the TSX Venture Exchange) accepts responsibility for the adequacy or accuracy of this news release Last Updated ( Friday, 29 May 2009 )
  24. Africa Oil signs energy farmout deal with Raytec in eastern Africa Module body Thu May 28, 3:49 PM ADVERTISEMENT VANCOUVER, B.C. - Africa Oil Corp. (TSXV:AOI) has signed a deal to farm out some of its energy prospects in eastern Africa to Raytec Metals Corp. (TSXV:RAY), a Vancouver-based mining and resources company. Raytec shares were halted on the TSX Venture Exchange pending news of the deal. The two companies said Thursday the transaction gives Raytec a stake in Africa Oil's production sharing contracts in both the State of Puntland, Somalia and Kenya. In Puntland, Somalia, Africa Oil will transfer 25 per cent of its licence interest to Raytec in the Nogal and Dharoor Petroleum production sharing deals. In Kenya, Africa Oil will transfer 10 per cent stake in the Block 9 production agreement and 25 per cent of its stake in other Kenyan interests. In return for the energy interests, Raytec will pay a disproportionate share of costs associated with the planned exploration and development programs to be carried out this year and next, the companies said. Africa Oil is a member of the Lundin Group, which also includes Lundin Mining (TSX:LUN), a Vancouver-based international miner with operations mainly in Europe. Raytec noted that Africa Oil's management also includes key executives from Tanganyika Oil Company Ltd. which successfully developed a major heavy oil deposit in Syria and recently sold the company to China's Sinopec for $2 billion. Brian Thurston, president of Raytec, called the deals a "strategic transaction" for the Vancouver company. "The Lundin Group has been directly involved in the discovery and development of several major oil fields which has resulted in the creation of enormous value for their shareholders," Thurston said. "The Lundin Group of companies currently operates in over thirty different countries worldwide in the oil and gas sector as well as the mining sector. The Group has been highly commended by local communities and governments over the years for their efforts in developing a set of protocols that ensure issues of environmental and cultural concern are addressed as well as economic benefits and employment opportunities." The farmout transaction is subject to government, exchange, board and partner approvals if required. In a related move, Raytec said it plans to issue up to 10 million share and warrant units in a private placement to raise up to $3 million. Africa Oil is a Canadian oil and gas company with assets in Kenya, Somalia and Ethiopia. Raytec is an exploration company with more than 180,000 acres of potash permits in Saskatchewan. The company also holds 20 per cent of Sulphur Solutions Inc., an emerging fertilizer company, and has iron ore projects in Ontario, and uranium joint ventures in the Athabasca Basin of Saskatchewan.