
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
SOMALIA: P.I.S. Tortured and Executed 2 P.O.W from Galgala
General Duke replied to NASSIR's topic in Politics
Originally posted by Fiqikhayre: Ngonge Hargeisa new Terrorism Secret of Africa. Hargaysa, best kept secret in support of Terrorisam.. -
SOMALIA: P.I.S. Tortured and Executed 2 P.O.W from Galgala
General Duke replied to NASSIR's topic in Politics
Originally posted by NGONGE: ^^ Is this the new Faroole sanctioned policy? Blame it on SL? P.S. "Attam" is actually still very useful. How long would you say before our Nassir above has an SL flag in his signature? War Faroole qabta. lol.. An individual has choice, however with the execution of Caynab SL is sent a clear message, we know what you are up to. The fact that SL is still part of Somalia is also a good thing for anyone who wants to carry that regional flag.. -
Qardho: The Turks arrive in 3rd City....PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Qaliimada culus ee maantey ay dhakhaatiirtu sameeyeen ayaa waxaa ka mid ahaa Hooyo ay dhabarka uga tiiley buro lala yaabey waynaanteeda markii ay dhakhaatiirtu banaanka usoo saareen. dhakhaatiirtii qaliinkan sameeyey ayaa iyaguna layaab iyo fajac ku dhacay kadib markii ay banaanka usoo saareen buro dhawr kiilo miisaankeedu dhan yahay,hooyadan oo lagu magacaabo Xaliimo Maxamed Xasan oo 50 jir ah ayay buradan dhabarka uga taaley mudo dhawr iyo toban sano ah marba marka ka danbeysana sii fideysay., hooyadan waxay sheegtey inay weydey dhakhtar ka qala oo dalka jooga ayna ka baqeen dhakhaatiirtu buradan oo meel khatar ah ku teeley kuna taxneyd lafta dhabarka. qaliinkan oo saacado qaatey ayaa waxaa isla kaashadey Dr.Hakan Sunal oo qaliinka guud qaabilsan, Dr. Mahmet Metin suuxiye sare iyo C/samad Axmed Maxamed oo ah suuxiyaha Isbitaalka guud ee Gaalkacyo. -
SOMALIA: P.I.S. Tortured and Executed 2 P.O.W from Galgala
General Duke replied to NASSIR's topic in Politics
^^^^ Attam was not all that usefull to you right? Faroole while not the best, has proven to be far more formidable than many thought. -
^^^Wiil Cusub, no doubt that the foreign fighters play a key role in this mad gang. However the top Somali leaders are now from Hargaysa, even the brigade leaders are youth from Hargaysa. Thus the execution of this Sacid Salah Caynab, is a big problem for Hargaysa.
-
Qardho: The Turks arrive in 3rd City....PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Qardho:- Dhakhaatiirtii Turkiga oo Qardho ka wada howshoodii, fuliyeyna Qaliinkii ugu cajiibsanaa intii ay Puntland joogen Posted by admin on October 31st, 2010 Qardho Oo ay soo buuxdhaafiyeen Bukaano isaga kala yimid Bari, Sanaag, Heylaan, Nugaal una socdey Prof. Maxamed Jaamac Salaad iyo dhakhaatiirta Turky (Warbixin Sawiro leh sawirada hoos ka daawo,iskana ilaali qaar waa laganaxayaa,caruurtan ha tusin) Qardho(Puntlandi.com)Magaalada Qardho ee xarunta Gobalka Karkaar ayaa 48-saac ee u danbeysay waxaa ku sugnaa waftiga dhakhaatiirta Turkiga ee uu horkacayo Wasiirka caafimaadka Puntland Prof. Cali C/laahi Warsame, Dhakhaatiirtu waxay hawlgalo baaxad leh ka wadeen Isbitaalka guud ee Qardho halkaas oo ay isku soo xaadiriyeen kumanaan qof oodad ah isugana jirey bukaano iyo dad caawinaya. Gudaha iyo banaanka hore ee Isbitaalka ayaa maantey aad ula ciirciirayay boqolaal qof oo bukaan ah kuwaas oo u socdey dhakhaatiirta Muslimiinta ah ee kaalmada caafimaad ka wada Isbitaalada Puntland. dhakhaatiirtu waxay ku qaabileen Isbitaalka Qardho dad gaaraya 800 oo qof oo 30 ka mid ahina ay ahaayeen qaliimo culus. -
Qardho: The Turks arrive in 3rd City....PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Qardho: The Turks arrive in 3rd City....PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Prof. Maxamed Jaamac Salaad oo wiisiteynaya ilmo neerfayaasha wax ka qaba Dr.Mahmed iyo Cabdisamad oo haya buro dhawr kiilo ah oo bukaan laga soo saare -
Qardho: The Turks arrive in 3rd City....PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Dr. Cabdisalaan oo fadhiya Isbitaalka Qardho Dr.Ozdal oo hadiyad gudoonsiinaya Amino -
Wonderful stuff...
-
Hargaysa behind Al Shabaab Godane, Afghani mere agents
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Saciid Salax Caynab's excution has proven beyond doubt the link between the secessionists and those who are causing mayhem in Southern Central Somalia. The problem for them is when ever they engage Puntland in a real battle the secessionist can only lose. -
Those who are complaining now are the same people are the usual suspects and those who swore to destroy Puntland. This is just a continuation of the fight against Al Shabaab & their ilk, those who place land mines in populated areas and who assassinate civil servants can not hide behind “justice” or clan. The peace of the land will not be negotiated over with anyone.
-
^^ That a top operative of the secessionist enclave was executed by Puntland troops. Saciid Salax Caynab, from burco and a kinsman of Siilanyu himself was killed supporting a terror network that was part of Al Shabaab.
-
Madaxweynaha Puntland oo magacaabey Taliye Booliis 31 Oct 31, 2010 - 8:20:10 AM Wareegto maanta 30.10.2010 kasoo baxdey xafiiska Madaxweynaha Puntland ee ku yaala magaalo madaxda Garowe ayaa waxaa lagu magacaabey Taliyaha ciidamada Booliska Puntland islamarkaana lagu mideeyey ciidamada Booliska iyo Asluubta waxaana ay u qoreyd sidatan: Xeer Madaxweyne Lr.96, ee 30/10/2010, kuna saabsan magacaabid Waxaa la mideeyey Ciidamada Booliska iyo Asluubta Dowladda Puntland, waxana loo bixiyey Ciidanka police-ka ee Nabadgalyada iyo Dhaqancelinta Puntland, waxaana loo magacaabey Saraakiisha hoos ku qoran. 1 . Gen. Cali Nuur Cumar Taliyaha Ciidanka Police-ka ee Nabadgalyada iyo Dhaqanceleinta Puntland. 2. G/Sare Maxamed Siciid Maxamed Taliyaha-xigeenka Ciidanka Police-ka ee Nabadgalyada iyo Dhaqancelinta Puntland. 3. G/Sare Muxayadiin Axmad Aw-muuse Taliyaha-xigeenka Ciidanka Police-ka ee Nabadgalyada iyo Dhaqancelinta Puntland. 4. G/sare Cabdulahi Salax Maxamad Taliyaha-xigeenka Ciidanka Police-ka ee Nabadgalyada iyo Dhaqancelinta Puntland. Xeerkaan waxuu dhaqan galayaa markuu Madaxweynahu saxiiixo. Dr.Cabdiraxman Maxamaed Maxamud [Farole]
-
Boosaaso: Xukun dil ah oo lagu fuliyay dagaalyahano lagu soo qabtay buuraleyda Galgala. 1. November 2010 APL Boosaaso(Allpuntland)-Maxkamadda darajada koowaad ee Maamul goboleedka Puntland ayaa xukun toogasho ah ku fulisay Axmed Faarax ******* (Muxsin) oo 22 jir ah iyo Saciid Cusmaan Saciid (Zudeysi) 31 jir ah, kuwaasi oo la sheegay in lagu soo qabtay dagaaladii ka dhacay buuraleyda Galgala ee Gobolka bari oo uu ka dagaalamayay Wadaadka la yiraahdo Sheekh Attam. Xukunkan toogashada ah oo maanta ka dhacay magaalada Boosaaso ayaan Saxaafadda ka qeybgelin, iyadoo Maxkamadda ay sheegtay in raggan la soo qabtay 10/09/2010 xili ciidmada Puntland ay dagaal kula jireen maliishiyada Attam. Falkani ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee Maamulka Puntland ka fuliyo deegaanada uu maamulo, iyadoo dhowaan uu sheegay Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole in guud ahaan Puntland ay ka sifeeyeen wax uu ku sheegay argagixisada caalamiga ah. Maxamed Xasan Jeeri AllPuntland, Muqdisho.
-
Qardho: The Turks arrive in 3rd City....PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Qardho: The Turks arrive in 3rd City....PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Qardho: The Turks arrive in 3rd City....PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Qardho: The Turks arrive in 3rd City....PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Qardho: The Turks arrive in 3rd City....PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics