
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
^^^No Eastern Sanaag adeer. Both, SOOL & SANAAG are represented in these games..
-
Garowe today is the very heart of the Somaliworld
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Garowe today is the very heart of the Somaliworld
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
kumanaan qof oo ka mid ah shacabka Puntland. Garoonka oo aad u weyn qaybo cusub oo tarabuunka ahna lagu soo kordhiyey ayaa laga taagay calanka Jamhuuriyada Soomaaliya iyo kan dawladda Puntland, Waxaan dawadayaashu ay intooda badan ay ruxayeen calanka Somaaliya iyo kan Dawladda Puntland ee Soomaaliya. Saacadu markay ahayd 2:00 galabnimo xilliga saacada Geska afrika ayuu bilaamay mahrajaanka iyo bandhiga cayaarta iyadoo garoon midmid u soo galeen 15-ka gobol e tartankan ka qayb qadanaya kuwasoo lullaya calanka Somaaliya iyo Astaanta gobol kastaa uu caanka ku yahay. Waxaan garoonka goobjoog ka ahaa dhaamaan madaxda Puntland oo horakacayey Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiraxmaan Maxe’d Farole, Guddiga xidhiidhka kubbada cagta Somaliyeed kan Olombikada iyo cayaaryahano magac ku leh Soomaaliya uuna ka mid ahaa kabtankii ugu horeeyey ee xulka Qaranka Somalia. Kooxda fanka ee xiddigaha Puntland ayaa ku heesay heeso iskugu biya shubanayey Wadniyad iyo berisamaadkii cayaarihii lagu furijiray taratanka gobolada Dalka, Kooxda baanbayda ayaan marnaba joojin garaacista Astaanta Calanka soomaaliya. Mudane Farole oo soo gaadhay magaalo madaxda Puntland 15.11.2010 ayaa xusay in qabashada koobkan looga gol leeyahay inay isku soo dhawaadaan shacabka Somaliyed markelena la arko in la isku soo dhawaado iyadoo la eegay horumarka iyo soo celinta qaranimda Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa ku nuuxnuuxsaday inay tahay maalin taariikhiya wuxuuna xusaya cayaaryahano caanka ah Soomaaliya goobta joogay wuxuuna sheegay inuu ku faraxsanyahay joogitaankooda. Khudbada Madaxweynha kadib ayuu u dhaqaaqay garoonka Mire Awaare oo xilligaasi ay taalay kubada loo yaqaano Jabaalana oo lagu cayaarayey koobkii aduunka ee lagu qabtay Koonfur Afrika, Farole ayaa kubbadii taalay bartamaha garoonka laad qabadsiiyey kuna dhawaaqay in cayaartu furanatahay. Siciid mugaabi Gudoomiayaha xidhidhka Kubada cagata Somaliya oo hadal gaaban jeediyey ayaa sheegay in farxad iyo qiiraba ay iskugu darsantay wuxuuna mahad u celiyey shacabka iyo dawladdda Puntland oo uu sheegay inay culays badan ka qadeen wuxuu ku nuuxnuxasaday in koobkan ay iyaga iyo Puntland jogtayn donaan Nugaal & Sh/hoose ayaa markiiba cayaarta bilaabay Waxaana 1-0 ku badisay xulka Gobolka Nugaal, iyadoo Goolka ugu horeeyana uu Tartanka 18aad uu ka dhaliyey cayaaryahanka Yacquub Cismaan Max’ud. Tartankan qabashadiisa waxaa ugu dambaysay sannadkii 1987-dii sida ay shegeen guddiga xidhiidhka kubada cagta Somaliya maanta wada cayaaraya gobolada Sool & Mudug. GAROWEONLINE -
Witness: Shukri a new life.. The story of a Somali immigrant making a new life in Italy
-
Rubbish story. I agree with KK, its not plausible unless they were both Horny retards. The author is just giving us an insight into his pathetic psyche.
-
Garowe today is the very heart of the Somaliworld
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Garowe today is the very heart of the Somaliworld
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Garowe today is the very heart of the Somaliworld
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Garowe today is the very heart of the Somaliworld
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Garowe today is the very heart of the Somaliworld
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Mohamed Ali, the first great MC
-
Somalia A Paradise Destroyed: Part 3
-
Somalia A Paradise Destroyed: Part 2
-
Somalia A Paradise Destroyed: Part 1
-
Africa: States of independence - the scramble for Africa I thoroughly enjoyed the Al Jazeera programs commemorating the 50th anniversary of many African nations gaining independence.
-
Turkey's new visionary Rage Omaar One Middle East country is forging ahead with plans to become a regional superpower.
-
Duke’s documentaries thread This thread will aim to utilize the new superb SOL features. I watch a great deal of current affairs programs & documentaries. I will post old and new, what ever is of interest. SOL'ers are encouraged to add their documentary videos on this thread..
-
Laba gabar oo Soomaali Kanadiyan ah oo lagu xiray dalka Jamaica
General Duke replied to Somalina's topic in General
Hales;680531 wrote: Idi*ts 100% agree, they are fish merchants alright. -
Garowe: Somali National Games begin..Results
General Duke replied to General Duke's topic in General
Its been a while. Injuries took me out of the beautiful game. I am avid follower though.. -
Garowe: Somali National Games begin..Results
General Duke replied to General Duke's topic in General
.Natiijada Ciyaartii Dhexmartay Gobolada Banaadir Vs Mudug Waxa si toos ah maalintii labaad ka soconaya Garoonka Mire Awaare ee Magaalada Garoowe Ciyaaraha gobolada Soomaaliya oo ay sanadkan Marti gelineyso Dowlada Puntland ee Magaalada Garoowe . Waxa galabta garoonka Mire aware ku hardamay afar kooxood kuwaas oo ka kala socday gobolada Somalia siiba gobolada Sool Vs Gedo oo iyadu aheyd ciyaartii ugu horeysay ee Galabta waxaanay ku dhamatay 3-3 Bar bar dhac, waxaana ka dib bilaabatay Ciyaartii labaad ee iyadu u dhexeysay gobolada Banaadir iyo Mudug, waxaana ay iyana ku soo dhamaatay 1-1 Bar bar dhac. Maanta oo aheyd maaalintii labaad ee kulanka gobolada Soomaaliya koobka gobolada ayaa waxaa lagu qiyaasi kare in ay aheyd mid aad u xiiso badneyd islamarkaana ciyaaryahanada gobolada ay soo ban dhigeen ciyaar aad u qurux badan islamarkaana cajab gelisay dhamaan dadkii u soo daawasho tagay iyo weliba inta idaacadaha Dalka Siiba SBC International ka dhageysaneysay. SBC International Live -
Garowe: Somali National Games begin..Results
General Duke replied to General Duke's topic in General
Mudug 1:1 Banadir Final results of todays meetings. Each team in group B, has 1 point.. -
Well done to Mudug.
-
Dodgy referee.. That was a clean tackle..
-
Hiiraan is in the tournament last time I heard. Not sure what Nuune is on about.
-
Good news, imagine Mudug beating Banadir. what a story eh..