
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan dagaallo maanta ka dhacay degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir Sabti, 19 Feberaayo, 2011 (HOL) – Inta la oghayay 12-qof oo shacab iyo ciidankii dagaalamay isugu jira ayaa ku dhintay dagaal maanta ku dhexmaray Muqdisho DKMG ah, AMISOM iyo Xarrakatul Shabaab, waxaana ku dhaawacmay 30-qof oo kale. Isbitaalada Muqdisho ayaa la gaarsiiyay dhaawacyadii dagaalka ka dhashay, kuwaasoo ay ku jiraan caruur iyo haween, waxaana dagaalladii maanta ay saameyn ku yeesheen howlaha suuqa Bakaaraha oo ah midka ugu weyn Muqdisho. "Dhaawacyadii aan illaa saakay qaadnay waxay gaarayaan 30-qof oo shacab ah, waxaan ka kala qaaday degmooyinka lagu dagaalamay iyo kuwo ay madaafiicdu ku dhacday, isbitaalada Muqdisho ayaana kala gaarsiinay," ayuu yiri mid ka mid ah howlwadeenada gaadiidka gurmadka deg-dega ah ee Muqdisho, isagoo sheegay inay weli soo yeerayso qaylo-dhaamada dad dhaawacmay oo gargaar u baahan. Howlwadeenada isbitaalka Banaadir oo dhaawacyada qaarkood la gaarsiiyay ayaa sheegay in afar ka mid ah dadkii dhaawac ahaanta loogu keenay ay u geeriyoodeen dhaawacyadii soo-gaaray oo aad u kuwo culus awgood. Maydadka ciidamadii dagaalamay ayaa la sheegay inay yaalaan degmooyinkii ay iska horimaadyadu ka dhaceen, kuwaasoo dhinacyada aanay u suurogelin inay qaataan, iyadoo dagaalkan uu noqonayo kii ugu khasaaraha ee bishan ka dhaca Muqdisho. Degmooyinka Yaaqshiid iyo Huriwaa oo ka fog kuwa lagu dagaalamayay ayaa waxaa ku dhacay madaafiic culus oo ay tuureen ciidamada AMISOM kuwaasoo geystay khasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaartay dad rayid ah. Inkastoo dagaalku uu qaboobay haddana waxaa weli laga maqlayaa magaalada Muqdisho ee madaafiic culus iyo rasaas goos-goos ah, kuwaasoo badankood ku dhacaya goobaha ay labada ciidan isku hor-fadhiyaan Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
-
Muqdisho:-Dagaal saaka ka biloowaday Magaalada Muqdisho & Shabaab oo u hanqaltaagaya qabsashada Madaxtooyada Villa Soomaaliya. 19. februar 2011 APL Muqdisho(Allpuntland)-Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Dowladda KMG Soomaaliya oo gacan ka helaya ciidamada Midoowga Afrika ee Amisom ayaa saaka waxa uu ka biloowday xaafado ka mid ah Degmooyinka Wardhiigleey, Hodan iyo Howl-Wadaag ee Gobolka Banadir. Dagalkaan ayaa la sheegayaa in uu yahay mid xoog leh islmarkaana labada dhinac ay isu ridayaan hub culculus, waxa uuna dagaalka ka dambeeyey ka dib markii Al Shabasb weerar ay ku qadeen fariisimaha ciidanka Amisom iyo kuwa Dowladda KMG ee degmooyinka dagaalka uu ka biloowday. Wararka ayaa sheegaya in ciidanka Al Shabaab gaar ahana kuwa weerarka ka qaaday dhanka degmada Wardhiigleey ay qalqal ku hayaan xarunta Madxtooyada oo iyadu ku dhow goobaha dagaalka uu ka socdo , waxaana sidoo kale wararku tibaaxayaan in dagaalka uu saameeyey xarunta Madaxtooyada ka dib madaafiic iyo rasaas liif ah oo ku dhaceeysa qeybo ka mid ah Madaxtooyada , waxaana qalqal ku shaqeeyanaya shaqaalaha xafiisyada madaxtooyada oo isu gudbi la,. Ciidamada Al Shabaab ayaa u muuqda kuwa haatan xoog saaray xarunta Madaxtooyada hasa ahaatee waxa ay awdood xoog leh kala kulmayaan ciidanka Amisom oo aagaga uga jir hareeraha xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ee magaaada Muqdisho. Dagaalkaan ayaa la shegayaa in uu saameeyn kale ku yeesha goobo kale oo ka baxsan meelaha uu dagaalka ka socdo, waxaana ka mid ah Suuqa Bakaaraha oo haatan madaafiic si daran doori ah ciidanka Amisom ay ugu garaacayaan , waxaana ilaa iyo iminka la xaqiijiyey in ay ku geeriyoodeen Labo qof oo rayid ah. Dagaalada ayaa imaanaya xili maalmahii ugu dambeeyey dhaq-dhaqaaqyo ciidamada Dowladda iyo kuwa Amisom ay ka wadeen magaalada Muqdisho taasi oo shaki ku abuurtay Al Shabaab oo iyana xoojiyey weerarada ka dhanka ah Amisom iyo Dowladda KMG. Xafiiska Wararka Allpuntland Muqdisho.
-
Grand National Conference in Somalia Moving the capital-
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Again I thank the newsy contributors for their insight. The agreement is not a Putland led one but a Somali National Grand conference and Puntland will only add it's weight to it and no more. Again some are worried more about Missed advantages and opportunities than about the interest of Somalia and it's people. Again whas the alternative? Doing the same thing over and over again and expecting a different result. -
With all due respect that's your opinion and you are entitled to it. Garowe deserves to be capital as much as any other piece of land of Somalia. Your singular opinion wont change anything. The Somali people want an alternative to the failed projects of he past. They deserve better than the circus troops led by Sharif Ahmed and his old cross dressing friend Godane. A national conference led by Somali's to be held in a peaceful city in Somalia who's inhabitants are willing to take responsibility and welcome the delegates. That's what we want and need and that's what this agreement calls for. A bold move and a most welcome development for the Somali people.
-
Grand National Conference in Somalia Moving the capital-
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Mogadishu is not the issue, is a well loved city. What matters the people of Somalia and the nation. No one can accept the tilt that we hav been in the past 20 years. That's what needs to be changed. The average Somali cares about the future and years for a Somali led solution. Hold a national conference in Somalia and lead an offensive against the filth that's hding our peopl back. Mogadishu's status can wait when the dust settles and the Somali people decide. -
Somalia's problem is repeating the same mistake at every turn. The Al Shabaab fear well organized and togh Somali's. The solution and where to start it is simple, use the gains thr Puntland has made and Galmudug as a spring board to clear out the central regions of the filth. Contain Mogadishu using AMISom and others and open multiple fronts all the time while having the legislative and executive in a peaceful town where there is no hope of takeover. When Mogadishu is clear move the capital back. No one cares for where the governmet sits. We need it to be safe. Puntland had had less assignation and murders in a year than Farmaajo's militia killed in 3 weeks. Let's stIck to facts. Th agreement in Garowe is a good step in the right direction for Somalia to chart a new positive path.
-
Grand National Conference in Somalia Moving the capital-
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Gabbal, is your insight the same one that was predicting Hiiraale was coming back to Kismayu with some major gas? Or is your new found confidence in the TFG because of Farmaajo who promised major fireworks in his first 100 days and delivered the arrest of Mohamed Dheere with the support of 8000 African troops? Its clear, that what has failed is the ship that you are now supporting. The TFG failed long ago. There is no appetite for the world to continue to support a 550 Mp Parliemnt led by incompetents. A grass roots alternative has emerged. The Powerful clans of central Somalia have no turned their focus and together with Puntland represent a big shift. You was always good at adding up the clan math. Add Galmudug, Puntland and the central clan = you have a resounding power that many Somali’s will take seriously. Also No national Conference of this kind ever took place those that did, such as Garowe, and Burco/Borama were major landmarks. -
Grand National Conference in Somalia Moving the capital-
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Somalina;696109 wrote: We are talking about Somalis here bro. There is no comparison whatsoever. Keep dreaming from your comfortable couch in Minnesota though. Why don't you do a survey and find out how many Somalis actually want Garowe as the capital of Somaliya. It is really that simple Dukey. The better question is, how many Somali's want to try the same old failed formula yet again. And how many has it benefited to have Mogadishu as the capital these past 20 years? -
Grand National Conference in Somalia Moving the capital-
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
" Muqdisho caasimad Somaliyed mar waa ahayd; Xabbad, madfac, dil, doox & barakac ayaa Xamar imminka u gaar ah." Garaad C/llahi Cali Ciid. Garowe, Feb 17 - Garaad C/llaahi Cali Ciid, afhayeenka Issimada Puntland oo ka hadlay doodda ku saabsan magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Xamar ay mar ahayd caasimada Somaliyeed, balse nasiib darro hadda aanay lahayn muuq iyo muunad caasimadeed. Garaadku waxaa uu intaas ku daray in 20-kii sano ee la soo dhaafay Xamar ay ahayd meel xabbad, madfac, barakac, dil, doox iyo barakac ay u gaar ahaayeen. Garaadku waxaa uu sheegay in caasimadu ay tahay wax lagu heshiiyo, haddii loo baahdana la wareejin karo, iyada oo la tixgelinayo duruufaha markaa jira. Waxaa uu intaas ku daray in caasimad noqoshada Xamar, ama magaalo kale oo Somaliya ka mid ahi, ay tahay mid talo iyo heshiis ku imaan karta. Garaadku waxaa uu tilmaamay in Muqdisho la qabyaaladeeyey, laga dhigay magaalo reer leeyahay, aanan lagu tilmaami karin in ay tahay caasimad Somaliyeed. Waxaa uu daliil u soo qaatay dhismaha maamulka Xamar oo uu sheegay in ay ahayd in uu ka koobnaado 18-ka gobol ee Somaliya. Doodda ayaa ka dhalatay xog ka soo baxday dawlada Puntland oo dhigaysay in Puntland aanay u aqoonsanayn Xamar in ay hadda tahay caasimad Somaliyed, balse ay mar ahaan jirtay. Duqa magaalada Muqdisho oo arinta ka hadlay ayaa sheegay in Xamar Alle ka dhigay caasimad, weligeedna ay ahaan doonto, cid ay ka baryaysaana aanay jirin. Cabdi Xasan Awoowe, Daljir, Garowe. Garad Abdullahi Ali Iid speaks the truth yet again. -
Grand National Conference in Somalia Moving the capital-
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Why is there no need for another conference? I forgot Farmaajo has defeated Al Shabaab, reformed the parliment and all is well in the south? Give it up son, Somalia needs a final conference to end the transition, go ask Puntland & Galmudug admin, who control together 100 times more people, more land and more resources than Sharif, Farmaajo, their 550 Mps and the 8000 well armed, well equiped, well paid African troops. -
^^^The reason you are in this topic is? Let me guess, the mention of Farmaajo in the title, the quote from an old Siyad Barre song.Ohh snapp. Welcome back Horn, how is Hiiraale and his liberating gass? Yeah I am a clanist, Mohamed Dheere is from my clan...Or are Farmaajo & AUN Siyad Barre from your clan?
-
^^^Not sure what you are harking on about love. The National Conference inside Somalia, and the bringing of all Somali's inside Somalia and the creation of a viable, competent and lean Parliment and cabinet is a blow to both cross dresser Godane and the secessionists. However if you want to make an excuse for the 550MP's, and extension seeking Sharif, and being hostage in AMISOM held Vs Shabaab held territory then by all means continue.
-
Grand National Conference in Somalia Moving the capital-
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Dhagax- You want to repeat the same actions over the past 20 years yet get a different result. As for stating the obvious yes I love Puntland State of Somalia a great deal, what do you love? What region have you supported, reported on or given a damn about? The problem here is you seem to dislike me for supporting something; in return you present nothing, no new ideas. I wont waste much time with you lad. Somalina: Attaturks example is more than valid, at that time Turkey was facing greater dangers than we are in now. With the Allied victors of WW1 attemtping to dismember it. Attaturk had to face Armenia, Bolsheviks in the East. Greece, France, Italy and Britian to the West. With Istanbul and the Sultan held hostage by Allied forces. A new capital and a breathing space was needed for the new Turkish republic. Anatolia and the village of Angora [Ankara] was chosen. The puppet bloated parliament in Istanbul was rejected and a new National Congress was created in Ankara and the rest is history. Yes a new national congress, a new capital and a fight to reclaim the country and the capital should be a priority. Thus lets think beyond our narrow mindset and prejudices and think about the nation.