General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^We need solutions and less talk, if these Issims, Minister and Vp can not bring order and unity, then they need to be kicked out. The status quo is unacceptable.. Just telling it as it is, how can someone who bad mouthes the state at every turn be expected to benefit from it?
  2. More of this is required, well done to Puntland State of Somalia. The drought is severe, may Allah (SWT) bring the rains to all the Somali's across the regions of the Horn..
  3. I am done with these folks, Ali Khalif and his group have won the day, lets move forward with real issues.
  4. Talexi: adeer being a part time Puntlander will not work, blaming sections of puntland while excusing the actions of the likes of Xaglatosiye, Garad's Jama who have been missing in action for the past few weeks. And the likes of Xabasade who has been leading the secessionist onslaught will no longer be accepted. As long as you are not being honest with yourselves there will be no progress. However I will stand with my earlier position, all these Ministers, MP's and Garad's in Garowe need to be booted out and let this community deal with the secessionist on their own. The rest of the Puntland clans should no longer be scapegoats for this utter failure. Liibaan we are in agreement old boy, Ali Khalif, Xagla and the two Garad's have won the argument and I agree with your stance, no more time wasting arguing with folks who dont want to be part of the state..
  5. Buuhoodle:(Allpuntland)-Waxaa saacadihii lasoo dhaafay deegaano kamid ah gobolka Ceyn ee dawlada Puntland kusugan wafti sare oo katirsan Cuqaasha,waxgaradka & isimada reer Puntland kaas oo uu horkacayey Suldaan Siciid Maxamed Garaase oo kamid ah isimada sida weyn looga yaqaano Puntland waxaana la socday xubno kale oo kamid ah golaha nabadoonada ee Puntland kuwaas oo si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Ceyn. Waftiga Suldaan Siciid Maxamed Garaase ayaa xalay ilaa saaka kulamo kaladuwan la leh bulshada gobolkaas gaar ahaana isimada,maamulka & xubno kale iyagoo kala hadlaya xaaladihii ugu danbeeyey ee deeganadaas & guud ahaanba dalka oo idil oo ku jira xaalad khatar ah,waxaana ay waftigu dadkii ay la kulmeen ku dhiirigeliyeen inay ku dadaalaan ka shaqeynta nabada & xasiloonida. Suldaan Siciid Maxamed Garaase oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegey in ujeedada imaanshahooda Buuhoodle ay kusaabsan tahay kala warqaadasho bulshada halkaas kusugan oo uu sheegey inay markasta muhiim tahay in ay Bulshoweynta reer Puntland iska warqabaan,waxaana uu intaas kudaray in safarkoodu uusan marna wax lug ah ku lahayn siyaasada,isagoo sheegey in ay dadka reer Ceyn la wadaagayaan Abaaraha & Colaada dadka & duunyadaba saamaysay ee halkaas ka taagan. Cabdiqani Xayir Allpuntland
  6. ^^^Thanks for the updates lads. Much appreciated.
  7. Waxaa fiidnimadii xalay (Talaado) ka dhacay magaalada Garoowe kulan balaaran oo ay isugu yimaadeen wefdigii ka socdey dalka Britian iyo isimada gobolada Sool Sanaag iyo Cayn, kulanka ayaa la sheegay in ay goobjoog ka ahaayeen Madaxweynaha Puntland iyo kuxigeenkiisa Gen.Cabdisamad Cali Shire. Waxaana wefdiga Britain hogaaminaayey Matt Bough wakiilka dawladda Britain ee arimaha Soomaaliya. Labada dhinac ayaa ka wada hadley xaaladda gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn, waxaana wefdigu Britain muhimada saaraayey sidii uu u heli lahaa xogta dhabta ah ee halkaas ka jirta iyo mawqifka dadka deegaankaas ku nool. Shir saxaafadeed maanta ay qabteen qaarkamid ah Isimada Beesha *********** ayaa uga warbixiyey saxaafadda waxyaabihii ugu muhimsanaa ee ay kala hadleen wefdiga ka socdey dalka Britain. Isimada beesha *********** ka socdey ayaa waxay kala ahaayeen: Garaad Saleebaan Garaad Maxamad Garaad Cabdisalaam Xassan Maxamad Ugaas Cabdullaahi Ciise Nuur Boqor Cabdullaahi Axmad Ugaas Faarax Maxamad Garaad Maxamuud Warsame Garaad Cabdisalaam Xassan oo kamid ahaa isimaddii kulanka ka qaybgalay ayaa sheegay in aragtida ay qabaan iyo fariinta ay u dirayaan dalka Britian oo qoraal ahaana wefdiga loo dhiibey, waxyaabaha ugu muhimsan ee laga codsadey wefdiga ayaa waxaa kamid ahaa in ay maamulka Somaliland ka cadaadiyaan in uu ciidamadiisa kala baxaan gobolka Sool iyo Cayn maadaama shacabka halkaas ku dhaqan aysan dooneyn maamulkaas. Sidoo kale Garaadada ayaa qoraalkooda kaga dalbadey dawladda UK in aysan cid gaar ah keliya kala tashan arrimaha gobolka, isla markaana ay joojiyaan gacanta ay siinayaan Somaliland. Garaad Cabdisalaam ayaa sheegay in xubnaha wefdiga UK ay u sheegeen in ay yihiin kuwo raadinaaya xaqiiqda jirta isla markaana waxyaabaha ka soo baxa kulankan ay dib ula noqonayaan, wadatashina ka samaynayaan. Ugaas Cabdullaahi Ciise Ugaas Cabdullaahi Ciise Nuur oo isaguna saxaafadda la hadley ayaa sheegay in kulanku ahaa mid aad u wanaagsan isla markaana ay ka rajaynayaan in natiijo wanaagsan ay ka timaado wixii la isku afgartey, taasoo wax weyn ka beddeli doonta aragtidii ahayd mid hal dhinac ku dhisan markii hore. Waa markii u horeysey oo wefdi ka socda Dawladda Britian ay si toos ah ula hadlaan Garaadada Beesha ***********, arintan ayaa imaaneysa iyada oo shacabka SSC ay banaanbaxyo ka dhigeen magaalada London kaas oo ay kaga dalbanayaan Dawladda Britian in ay joojiso faragelinta ay ku hayso goboladii ay horey u guumeysatey, iyaga oo ku eedeeyey in mucaawanada la siiyo Somaliland loo adeegsadey dagaalkii Kalshaale. Dawladda Britian ayaa muddooyinkii u danbeeyey galaangal weyn ku lahayd xaaladda Soomaaliya gaar’ahaan Somaliland oo taageero dhaqaale ay u fidiyeen. Maxamed Siciid Yusuf Wakiilka Horseed Media Garowe, Puntland More on the British delegation meeting with SOOL issims in Garowe..
  8. So much for the secessionist and those who give them support, the Suldan was welcomed to the town as the pictures above clarify.
  9. Buuhoodle, Mar 30 - Wafti dhaqameed isugu jira Isimo, cuqaal, nabadoono, iyo madax-dhaqameed kala duwan oo kasoo kicitimay gobolka Nugaal, uuna hogaaminayo Suldaan Siciid Maxamed Garaase ayaa maanta soo gaadhey magaalada Buuhoodle ee gobolka Cayn. Wafti-dhaqameedkan ayaa waxaa magaaladda Buuhoodle ku soo dhaweeyey Isimo, cuqaal, aqoon yahan, siyaasiyiin, maamulka gobolka Cayn, xildhibaano iyo wasiiro ku sugan magaaladda Buuhoodle. Waftiga ayaa waxaa meel 50km dhanka koonfureed ka xigta magaalada Buuhoodle kaga hortagey Isimo, cuqaal iyo madax-dhaqameed kale oo ka socdey gobolka Cayn, waxayna usoo gelbiyeen huteel loo sii diyaariyey. Suldaan Siciid Maxamed Garaase oo wafti hogaaminayey ayaa markii uu magaalda soo gaadhey kadib waxaa uu shir saxaafadeed ku qabtay huteelka uu degan yahay, waxaana uu ka warbixiyey ujeedada socdaalkooda, isagoo tilmaamay inay u socdeen booqasho iyo sidoo kale in ay dadka la wadaagaan dhibaatada haysata xiligan ee isugu jirta colaadda iyo abaarta. Suldaan Garaase ayaa sheegay in magaalada si weyn logu soo dhoweeyey, loogana hor yimid meel ku dhow deegaanka Bursaalax ee gobolka Mudug; waxaana sidoo kale uu tilmaamay in socdaalkoodu ku salaysan yahay ardin dhaqan, uusan marna ku lug lahayn arimo la xidhiidha siyaasad. Ugu danbayntii, Suldaan Garaase ayaa ugu baaqay bulshada gobolka Cayn in ay ka shaqeeyaan nabadda, islamarkaana aysan iyagu cid ku xadgudbin. Garaad Saleebaan Buraale Adam oo isna ka hadlay shirka jaraa'id ayaa ka warbixiyey safarka waftiga ayaa sheegay in ay si weyn u soo dhaweeyeen waftiga, kulamo la qaadan doonaan madax dhaqameedka gobolka Cayn. Ma aha markii ugu horaysey ee wafti Ismo ah oo ka socda gobollada Bariga Puntland uu soo gaadho magaalada Buuhoodle; socdaalka waftiga ayaa ku soo beegmayaa xili ay gobolka Cayn ka taagan yihiin colaado, iyo abaaro.
  10. Saalax;707366 wrote: ^^^ That is from SSC websites not me. Cry me a river kid. http://www.jidbaale.com/index.php?option=com_content&view=article&id=1394:faah-faahin-wajigabaxii-kaga-dhacay-buuhoodle-kooxdii-suldaan-garaase-iyo-gawaadhidii-oo-laga-wareegaywarbixin&catid=42:wararka-af-somali Its wonderful that you recognise the varacity of SSC website reporting, will hold you to it dont worry.. Lets stickw ith facts, Puntland brought food relief for the drought as is the case of the topic to the people of Buhudle. Secessionist brought deaths and killed Nomads and were killed. Is there anything to compare>?
  11. Your story is bogus, much like the water JB see's in those pics and the claim that Somaliland is a seperate country. However the implication and the propogating of this false news by some in the SSC quarter will have a lasting impact. As you were secessionist.
  12. Buuhoodle, Mar 30 - Wafti dhaqameed isugu jira Isimo, cuqaal, nabadoono, iyo madax-dhaqameed kala duwan oo kasoo kicitimay gobolka Nugaal, uuna hogaaminayo Suldaan Siciid Maxamed Garaase ayaa maanta soo gaadhey magaalada Buuhoodle ee gobolka Cayn. Wafti-dhaqameedkan ayaa waxaa magaaladda Buuhoodle ku soo dhaweeyey Isimo, cuqaal, aqoon yahan, siyaasiyiin, maamulka gobolka Cayn, xildhibaano iyo wasiiro ku sugan magaaladda Buuhoodle. Waftiga ayaa waxaa meel 50km dhanka koonfureed ka xigta magaalada Buuhoodle kaga hortagey Isimo, cuqaal iyo madax-dhaqameed kale oo ka socdey gobolka Cayn, waxayna usoo gelbiyeen huteel loo sii diyaariyey. Suldaan Siciid Maxamed Garaase oo wafti hogaaminayey ayaa markii uu magaalda soo gaadhey kadib waxaa uu shir saxaafadeed ku qabtay huteelka uu degan yahay, waxaana uu ka warbixiyey ujeedada socdaalkooda, isagoo tilmaamay inay u socdeen booqasho iyo sidoo kale in ay dadka la wadaagaan dhibaatada haysata xiligan ee isugu jirta colaadda iyo abaarta. Suldaan Garaase ayaa sheegay in magaalada si weyn logu soo dhoweeyey, loogana hor yimid meel ku dhow deegaanka Bursaalax ee gobolka Mudug; waxaana sidoo kale uu tilmaamay in socdaalkoodu ku salaysan yahay ardin dhaqan, uusan marna ku lug lahayn arimo la xidhiidha siyaasad. Ugu danbayntii, Suldaan Garaase ayaa ugu baaqay bulshada gobolka Cayn in ay ka shaqeeyaan nabadda, islamarkaana aysan iyagu cid ku xadgudbin. Garaad Saleebaan Buraale Adam oo isna ka hadlay shirka jaraa'id ayaa ka warbixiyey safarka waftiga ayaa sheegay in ay si weyn u soo dhaweeyeen waftiga, kulamo la qaadan doonaan madax dhaqameedka gobolka Cayn. Ma aha markii ugu horaysey ee wafti Ismo ah oo ka socda gobollada Bariga Puntland uu soo gaadho magaalada Buuhoodle; socdaalka waftiga ayaa ku soo beegmayaa xili ay gobolka Cayn ka taagan yihiin colaado, iyo abaaro Radio Daljir- Suldan Garrase trip to Buhudle
  13. Saalax;707355 wrote: ^^^ Well good from now you should stay from SSC affairs. Unless you want another humiliation like your elder Garaase. If there were any, it was not done by you..I love how you are making this into a big deal. I forgot this was a Suldan from Puntland of course its a big deal. Maybe the Sultan was treatd badly. Shame. However 75 iof your kinsmen died for nothing trying to get to Buhudle, now that should have been a big deal. But now this old man is more valuable I guess.
  14. Jacaylbaro;707338 wrote: Addis Ababa Conference ,, Djibouti Conference ,, Mbagati conference ,,,, Cairo conference ,,,, and now Nairobi conference ... I'll comment when there is a conference in Somalia .................... Ah JB, such a nationalist..
  15. Saalax;707351 wrote: Poor Duke. This shall be a lesson to you and Faroole's likses never get involved between long arch foes who are (Neighbours) or you will get hurt in the middle. lol@brave Salah, I am not interested in losing a single person over other peoples land. you lost over 70 men and was humiliated.. By all means continue.
  16. Jacaylbaro;707350 wrote: Trying to bring other photos niyow ,,,, kuwan waa lagugu fahmaye Really so you can still see the water?
  17. ^^^JB are you seeing things again.. lol@tis there a beach in Buhudle?...
  18. ^^^Yeah will the pictures have uncovered your lies, or like JB are you seeing something all together different?
  19. ^^^lol. Yeah thanks for your contribution to the thread, Goodbye
  20. JB are you blind? Its a blue wall and you can see Caamay in the background.. you got to love how the secessionist try to seize the moment..