General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Kool_Kat;720168 wrote: So much for their celebration for tomorrow, the 20th anniversary of their independence from Somalia! GD, ina'adeer waan shakiyay, the SOMALIA sign on the table looks a bit shady! Amaad adiga wax ka jartay ama ku dartay? I photoshoped Somaliland itself and imposed them in Somalia's NW region.
  2. How desperate the poor Somali Secessionist have become. Obviously the signpost for Zambia, Yemen and Somalia have been Photoshoped. Their minister was in England attending the after party of Prince Williams wedding.
  3. Somalina;720095 wrote: This reminds me of the Wilton Park conference. It's funny when the secessionist are desperate to fool themselves. The picture is as clear as day. And their minister is sitting right there smiling.
  4. I think the secessionist will hold their own one now. Ku dayo Puntland Somalia.
  5. Real countries named here. Nothing fake and unrecognised. The secessionist will run away as usual when the truth comes home..
  6. Bidix: Wasiirka Caafimaadka Puntland, Dhexda:Wasiirka Caafimaadka Dowlada KMG, Midig:-Wasiirka Caafimaadka Soomaaliland
  7. Wafuud ka socda Qaranka Soomaaliya oo si wada jir ah uga qayb galey shirweyne ka socda Geneva Posted by mohamud AA on May 16th, 2011 Wafuud wada jir ah oo loo dhanyahay oo ka socda qaranka Soomaaliyeed ayaa si wada jir ah Taariikhda markii ugu horeysay ka qeyb galaya Shirweyne caalami ah oo ay qaban qaban qaabisay Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Caafimaadka Aduunka ee Magaceeda loo yaqaan( WHO) Wafidigaan loo dhanayahay ayaa ka kooban Dowlada Puntland, Dowlada Somaliland iyo Dowlada DFKMG ee Soomaaliya waxeyna shalay oo tarikhdu aheyd 15.05.2011 soo gaareen magaalada Geneva ee dalka Switzerland halkasoo oo saldhig uha Hay’adaha caalimaga ee Qaramada Midoobay,waxeyna oga qeyb galayaan shirweynaha 64-aad ee caafimaadka aduunka ee Qaramada Midoobay oo sanad Wafdigaan Soomaaliyeed oo si wada jir ah casumaad rasmi ah uga helay Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Caafimaadka Aduunka ee Magaceeda loo yaqaan( WHO) ayaa kala ahaa. 1-Waiirka Caafimaadka Dowlada Puntland Dr.Cali Cabdullaahi Warsame 2- Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr. Xuseen Muxumed Maxamed (Xuseen Xoog) 3-Wsiirka Caafimaadka DFKMG ee Soomaaliya Dr. Aadan Xaaji Ibraahin 4-Layaliyaha sare ee wasaarada caafadka DFKMG ee Soomaaliya Dr. Cabdi Cawad Baraare Shirkan oo ay ka qeyb galayaan Wasiirada caafimaadka aduunku oo ka dhaci doona xarunta magaalada Geneva ay ku leedahay Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Caafimaadka ee( WHO) ayaa la filayaa in ay si wada jir ah uga qeyb galaan dhamaan xubanaha matalaya Dalka Soomaaliya kana jeediyaan qudabado ku aadan dhibaatada caafimaad ee ka taagan Dalka Soomaaliya, waxeyna Kursiga Soomaaliyeed ugu farisandoonaan si wareegto ah,iyagoo u qeybsan doona kaltan kaalinta Dalka Soomaaliya. Wafdiga wada jirka ah ayaa waxaa garoonka diyaradaha ee Geneva kusoo dhaweeyay Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Xarunta Qaramada Midoobay ee Geneva Mudane Yuusuf Maxamed Ismaaciil Bari Bari Dhinaca kalena Dr.Cali Cabdullaahi Warsame oo ah Wasiirka caafimaadka ee dawlada Puntland ayaa furitaanka kulanka ka jeedin doona qudbad ku saabsan heerka uu marayo caafimaadka mandiqada Puntland iyo dhibaatooyinka caafimaad xumo ee ka jira Puntland,asgoona hor dhigi doona Qaramada Midoobay Dhibaatada Caafimaad ee Dowlada Puntland la tacaalayso iyo kaalintii beesha caalamka uga aadan waxqabashada dhibaatada caafimaad daro ee xiligaan ka taagan Puntland. Cabdisalaan warsame oo ah Wariyaheena nooga soo warama magaalada Bern caasimada dalka Switzerland oo noosoo diray warkaan ayaa noo xaqiijiyay in magaalada Geneva ee dalka Switzerland ay wafdiga Somaliyeed ee heerka wasiiro ay si weyn u soo dhaweeyeen Jaaliyada Puntland ee ku dhaqan magaalada Geneva,wuxuuna hoosta ka xariiqay in sidaas oo kale la filayo in Jalaiyadaha kale ee Soomaaliyeed ay ayagana ka qeyb qaataan soo dhaweenta wafdigaan Soomaaliyeed ee caalamiga ah maadaama ay tahay Taariikhida markii ugu horeysay in dowladaaha sida gaarka ah u daneeya arimaha Somalia ay la kulmaan wafuud wadajirta oo Soomaaliyeed.
  8. Somalina;719851 wrote: Thanks bro. ------------------ Many thanks, Somalina for this wonderful thread.. The Future is Bright, the Future is Blue & White...
  9. Another landmark moment for the peaceful and ever developing State of Puntland, Somalia.
  10. Bossaso, May 15 - Bandhig ganacsi oo aad u balaaran, laguna soo bandjigay qalab iyo adeegyo cusub ayaa lagu qabtay magaalada Bossaso. Bandhig-ganacsiyeedka oo lagu qabtay xarunta jaamacada Bariga Afrika ee Bossaso ayaa ahaa mid aad u bilan, aadna u soo jiitay shacaka magaalada Bossaso. Bandhig-ganacsiyeedka oo loogu magac daray Maasha Allah ayaa aad u soo jiitay dadkii nasiibka u helay in ay ka qayb galaan xafladda furitaanka, ka adeegtay, sheegayna in ay ka heleen qalab iyo adeeg aad u sareeya, aadna u jaban, ayna u riyaaqeen. Sharikaadka ganacsi ee soo bandhigay qalabka iyo adeegyada waxaa ka mid ah warshada Kalluunka ee Laasqorey, Golis, bangiga Salaam, Tawfiiq, Ila-Tango iyo sharikaad kale. Sharikaadka ganacsiga ayaa soo bandhigay qalab iyo adeegyo cusub oo qiime dhimis lagu sameeyey, ayna ugu tala galeen bulshada. Wasiirada ganacsiga, warshadaha, iyo amniga ee Puntland ayaa ka mid ahaa madaxda ka qayb gashay xafaldda furitaanka ee bandhig-gancsiyeedka Maasha Allah. Guddoomiyayaasha jaamacada Bariga Afrika iyo rugta ganacsiga ee Puntland ayaa iyana ka qayb galay xafladda furitaanka. Madaxda dawlada Puntland oo ka qayb galay furitaankii bandhig-ganacsiyeedka Maasha Allah ayaa ku bogaadiyey ganacsatadu kaalinta muhimka ah ee kaga jiraan horumarinta dhaqaale iyo bulsho ee Puntland. Bandhiga ayaa socon doona tan iyo 20-ka bishan May. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir.
  11. Africa Oil Signs Letter of Intent to Create New Puntland Focused Exploration Company