General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^ These are only a third of the troops in Wajid, but there are local troops in camps gettig trained as well.
  2. Looks nice but what about the programs, can we access anything on the net?
  3. 1500 ka tirsan Maleeshiyada C/laahi Yuusuf oo gaaray Baydhabo Posted to the Web May 07, 07:57 Maleeshiyooyin aad u hubeysan oo la sheegay inay kamid yihiin Maleeshiyada Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf oo ka yimid Gobolada Puntland ayaa xalay soo gaaray magaalada xarunta u ah Dowladda Federaalka ee Baydhabo. Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in maleeshiyadan la dejin doono xero cusub oo ku taala koonfurta magaalada Baydhabo oo ah xeradii hore ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ee Manaas. IImaanshaha ciidamadan ayaa laga dareemay magaalada Baydhabo, waxeyna wararku sheegayaan in Maleeshiyada ay hadda ku sugan yihiin degaanka Makuudo oo ku dhaw garoonka diyaaradaha ee magaalada Baydhabo, waxaana la filayaa inay maanta usii gudbaan xerada Manaas ee duleedka Baydhabo. Xerada Manaas ayaa hadda waxaa ku xareysan Maleeshiyo laga saaray gudaha magaalada Baydhabo, waxayna magaalada Baydhabo u jirtaa qiyaas ahaan 19 KM.
  4. 1500 ka tirsan Maleeshiyada C/laahi Yuusuf oo gaaray Baydhabo Posted to the Web May 07, 07:57 Maleeshiyooyin aad u hubeysan oo la sheegay inay kamid yihiin Maleeshiyada Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf oo ka yimid Gobolada Puntland ayaa xalay soo gaaray magaalada xarunta u ah Dowladda Federaalka ee Baydhabo. Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in maleeshiyadan la dejin doono xero cusub oo ku taala koonfurta magaalada Baydhabo oo ah xeradii hore ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ee Manaas. IImaanshaha ciidamadan ayaa laga dareemay magaalada Baydhabo, waxeyna wararku sheegayaan in Maleeshiyada ay hadda ku sugan yihiin degaanka Makuudo oo ku dhaw garoonka diyaaradaha ee magaalada Baydhabo, waxaana la filayaa inay maanta usii gudbaan xerada Manaas ee duleedka Baydhabo. Xerada Manaas ayaa hadda waxaa ku xareysan Maleeshiyo laga saaray gudaha magaalada Baydhabo, waxayna magaalada Baydhabo u jirtaa qiyaas ahaan 19 KM.
  5. 1500 ka tirsan Maleeshiyada C/laahi Yuusuf oo gaaray Baydhabo Posted to the Web May 07, 07:57 Maleeshiyooyin aad u hubeysan oo la sheegay inay kamid yihiin Maleeshiyada Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf oo ka yimid Gobolada Puntland ayaa xalay soo gaaray magaalada xarunta u ah Dowladda Federaalka ee Baydhabo. Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in maleeshiyadan la dejin doono xero cusub oo ku taala koonfurta magaalada Baydhabo oo ah xeradii hore ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ee Manaas. IImaanshaha ciidamadan ayaa laga dareemay magaalada Baydhabo, waxeyna wararku sheegayaan in Maleeshiyada ay hadda ku sugan yihiin degaanka Makuudo oo ku dhaw garoonka diyaaradaha ee magaalada Baydhabo, waxaana la filayaa inay maanta usii gudbaan xerada Manaas ee duleedka Baydhabo. Xerada Manaas ayaa hadda waxaa ku xareysan Maleeshiyo laga saaray gudaha magaalada Baydhabo, waxayna magaalada Baydhabo u jirtaa qiyaas ahaan 19 KM.
  6. Radio Shabbele has become one of the most anti government media outlets. Not a major problem but here is its view. It adds the hated "Ethiopia" in its coverage.. Maleeshiyo reer Puntland ah oo soo gaartay Mag. Baydhabo Baydhabo 07 May. 06 ( Sh.M.Network) Gaadiid Tikniko oo gaaraya ilaa 40 baabuur oo kuwa dagaalka ah iyo maleeshiyaad aad u fara badan oo gaaraya 1500 oo ruux oo ka yimid dhinaca Waajid uuna leeyahay Madaxweynaha Somalia C/laahi Yuusuf ayaa soo gaaray magaalada Baydhabo. Sababaha Imaatinka maleeshiyaadkaasi ee magaalada Baydhabo ayaa Ilo muhiim ah oo ku sugan halkaasi ay ku sheegeen in ay tahay sidii ay u sigi lahaayeen amniga magaalada Baydhabo oo dhowaan baarlamanka somalia uu ansixyay in ay tahay xarunta KMG ah ee dlwadda FS, iyadoo isbuucyadii la soo dhaafayna ay ka dhaceen falal amni darro. Horey ayaa magaalada Baydhabo waxaa u joogay maleeshiyaad ka yimid dhinaca Puntland, kuwaasi oo rabshado kala kulmay maleeshiyaadka deegaanka markii ay is afgaran waayeen. Maleeshiyaadkaan ayaa la tilmaamay in loo gudbiyay dhinaca xeryaha Manaas iyo Daynuunaay oo ku yaala duleedka magaalada Baydhabo, halkaasi oo horey loogu xareeyay Maleeshiyooyinkii RRA da ee laga saaray magaalada Baydhabo, balse waxaa su'aali ay ka taagan tahay sida la isugu dhafi karo labada Maleeshiyo oo horey dagaal uu ku dhex maray Gudaha Mag. Baydhabo. Warar ayaa sheegaya in maleeshiyaadkaan reer Puntland ay la socdaan ciidamo Ethiopian ah, inkastoo aan si dhab ah loo xaqiijin. Maleeshiyaadkaan ayaa xalay ku hoydey meel 8 km u jirta magaalaada Baydhabo, waxaana ay ku biirayaan maleeshiyaad kale oo ilaalo u ahaa Madaxweyne C/laahi Yuusuf si ay u xoojiyaan Hadal heynta ugu weyn ee magaalada Baydhabo ayaa maanta noqotey maleeshiyooyin fara badan oo reer Puntland ah oo soo gaaray magaalada Baydhabo, taasoo shaki weyn ku abuurtay dadka magaalada Baydhabo. Mudanayaal ka tirsan Baarlamanka Somalia oo ka gaabsaday in la shaaciyo Magacooda ayaa Shabelle u sheegay in Shariif Xasan uu shalay saxiixay in la isku dhafo maleeshiyaadka Puntland iyo kuwa RRA da ayna wada dagaan xerooyinka Manaas iyo Daynuunaay, iyadoo todobaadkii horey xeradaasi ay isaga soo baxeen 370 ka mid ah ciidamadii hore ee xoogga dalka, ka dib markii gaajo ay soo wajahday. Si kastaba ha ahaatee Dhaq dhaqaaq ciidan ayaa maanta laga dareemayay magaalada Baydhabo, iyadoo Maleeshiyooyinka Madaxweyne C/laahi Yuusuf ay isku fidinayaan magaalada Baydhabo iyo qeybo ka mid ah gobolka J/dhexe si ay ugu sii ruuqaansadaan magaalada Xeebta ah ee Kismaayo. Imaatinta maleeshiyooyinkaan ayaa ku soo beegmatay xilli Madaxweyne C/laahi Yuusuf uu ka maqan yahay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Madaxweyne C/laahi Yuusuf ayaa horey u sheegay in 15 bari gudahood looga baahan yahay siyaasiyiinta iyo odayaasha RRA ay ku sameeyaan maamul uu yeesho gobolka Baay, hadii taasi ay dhici weysana uu faragalin ku sameyn doono, isla markaana maamul qasab ah ay u sameyn doonaan, iyadoo xiligii C/laahi Yuusuf uu hadalkaasi yiri laga jooga mudo ka badan 15 maalmood, mana jirto talaabo muhiim ah oo ay qaadeen siyaasiyiinta RRA marka laga reebo Odayaal seminaar maamul u sameyn ah loogu qabtay magaalada Baydhabo oo loo kala direy degmooyinka gobolka Baay, kuwaasi oo wada dadaalo maamul u sameyn ah. Gen. Naaji oo ah taliyaha ciidamada xoogga dalka ayaa horey ugu tilmaamay maleeshiyaadka Puntland in ay yihiin ciidamo qaran oo talis leh, iyadoo lagu tumanayo nidaamka awood qeybisga dowladda oo ah 4.5 in xitaa lagu wadaago ciidamada loo sameynayo dowladda FS Cabdi Nuur Kediye
  7. Radio Shabbele has become one of the most anti government media outlets. Not a major problem but here is its view. It adds the hated "Ethiopia" in its coverage.. Maleeshiyo reer Puntland ah oo soo gaartay Mag. Baydhabo Baydhabo 07 May. 06 ( Sh.M.Network) Gaadiid Tikniko oo gaaraya ilaa 40 baabuur oo kuwa dagaalka ah iyo maleeshiyaad aad u fara badan oo gaaraya 1500 oo ruux oo ka yimid dhinaca Waajid uuna leeyahay Madaxweynaha Somalia C/laahi Yuusuf ayaa soo gaaray magaalada Baydhabo. Sababaha Imaatinka maleeshiyaadkaasi ee magaalada Baydhabo ayaa Ilo muhiim ah oo ku sugan halkaasi ay ku sheegeen in ay tahay sidii ay u sigi lahaayeen amniga magaalada Baydhabo oo dhowaan baarlamanka somalia uu ansixyay in ay tahay xarunta KMG ah ee dlwadda FS, iyadoo isbuucyadii la soo dhaafayna ay ka dhaceen falal amni darro. Horey ayaa magaalada Baydhabo waxaa u joogay maleeshiyaad ka yimid dhinaca Puntland, kuwaasi oo rabshado kala kulmay maleeshiyaadka deegaanka markii ay is afgaran waayeen. Maleeshiyaadkaan ayaa la tilmaamay in loo gudbiyay dhinaca xeryaha Manaas iyo Daynuunaay oo ku yaala duleedka magaalada Baydhabo, halkaasi oo horey loogu xareeyay Maleeshiyooyinkii RRA da ee laga saaray magaalada Baydhabo, balse waxaa su'aali ay ka taagan tahay sida la isugu dhafi karo labada Maleeshiyo oo horey dagaal uu ku dhex maray Gudaha Mag. Baydhabo. Warar ayaa sheegaya in maleeshiyaadkaan reer Puntland ay la socdaan ciidamo Ethiopian ah, inkastoo aan si dhab ah loo xaqiijin. Maleeshiyaadkaan ayaa xalay ku hoydey meel 8 km u jirta magaalaada Baydhabo, waxaana ay ku biirayaan maleeshiyaad kale oo ilaalo u ahaa Madaxweyne C/laahi Yuusuf si ay u xoojiyaan Hadal heynta ugu weyn ee magaalada Baydhabo ayaa maanta noqotey maleeshiyooyin fara badan oo reer Puntland ah oo soo gaaray magaalada Baydhabo, taasoo shaki weyn ku abuurtay dadka magaalada Baydhabo. Mudanayaal ka tirsan Baarlamanka Somalia oo ka gaabsaday in la shaaciyo Magacooda ayaa Shabelle u sheegay in Shariif Xasan uu shalay saxiixay in la isku dhafo maleeshiyaadka Puntland iyo kuwa RRA da ayna wada dagaan xerooyinka Manaas iyo Daynuunaay, iyadoo todobaadkii horey xeradaasi ay isaga soo baxeen 370 ka mid ah ciidamadii hore ee xoogga dalka, ka dib markii gaajo ay soo wajahday. Si kastaba ha ahaatee Dhaq dhaqaaq ciidan ayaa maanta laga dareemayay magaalada Baydhabo, iyadoo Maleeshiyooyinka Madaxweyne C/laahi Yuusuf ay isku fidinayaan magaalada Baydhabo iyo qeybo ka mid ah gobolka J/dhexe si ay ugu sii ruuqaansadaan magaalada Xeebta ah ee Kismaayo. Imaatinta maleeshiyooyinkaan ayaa ku soo beegmatay xilli Madaxweyne C/laahi Yuusuf uu ka maqan yahay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Madaxweyne C/laahi Yuusuf ayaa horey u sheegay in 15 bari gudahood looga baahan yahay siyaasiyiinta iyo odayaasha RRA ay ku sameeyaan maamul uu yeesho gobolka Baay, hadii taasi ay dhici weysana uu faragalin ku sameyn doono, isla markaana maamul qasab ah ay u sameyn doonaan, iyadoo xiligii C/laahi Yuusuf uu hadalkaasi yiri laga jooga mudo ka badan 15 maalmood, mana jirto talaabo muhiim ah oo ay qaadeen siyaasiyiinta RRA marka laga reebo Odayaal seminaar maamul u sameyn ah loogu qabtay magaalada Baydhabo oo loo kala direy degmooyinka gobolka Baay, kuwaasi oo wada dadaalo maamul u sameyn ah. Gen. Naaji oo ah taliyaha ciidamada xoogga dalka ayaa horey ugu tilmaamay maleeshiyaadka Puntland in ay yihiin ciidamo qaran oo talis leh, iyadoo lagu tumanayo nidaamka awood qeybisga dowladda oo ah 4.5 in xitaa lagu wadaago ciidamada loo sameynayo dowladda FS Cabdi Nuur Kediye
  8. Radio Shabbele has become one of the most anti government media outlets. Not a major problem but here is its view. It adds the hated "Ethiopia" in its coverage.. Maleeshiyo reer Puntland ah oo soo gaartay Mag. Baydhabo Baydhabo 07 May. 06 ( Sh.M.Network) Gaadiid Tikniko oo gaaraya ilaa 40 baabuur oo kuwa dagaalka ah iyo maleeshiyaad aad u fara badan oo gaaraya 1500 oo ruux oo ka yimid dhinaca Waajid uuna leeyahay Madaxweynaha Somalia C/laahi Yuusuf ayaa soo gaaray magaalada Baydhabo. Sababaha Imaatinka maleeshiyaadkaasi ee magaalada Baydhabo ayaa Ilo muhiim ah oo ku sugan halkaasi ay ku sheegeen in ay tahay sidii ay u sigi lahaayeen amniga magaalada Baydhabo oo dhowaan baarlamanka somalia uu ansixyay in ay tahay xarunta KMG ah ee dlwadda FS, iyadoo isbuucyadii la soo dhaafayna ay ka dhaceen falal amni darro. Horey ayaa magaalada Baydhabo waxaa u joogay maleeshiyaad ka yimid dhinaca Puntland, kuwaasi oo rabshado kala kulmay maleeshiyaadka deegaanka markii ay is afgaran waayeen. Maleeshiyaadkaan ayaa la tilmaamay in loo gudbiyay dhinaca xeryaha Manaas iyo Daynuunaay oo ku yaala duleedka magaalada Baydhabo, halkaasi oo horey loogu xareeyay Maleeshiyooyinkii RRA da ee laga saaray magaalada Baydhabo, balse waxaa su'aali ay ka taagan tahay sida la isugu dhafi karo labada Maleeshiyo oo horey dagaal uu ku dhex maray Gudaha Mag. Baydhabo. Warar ayaa sheegaya in maleeshiyaadkaan reer Puntland ay la socdaan ciidamo Ethiopian ah, inkastoo aan si dhab ah loo xaqiijin. Maleeshiyaadkaan ayaa xalay ku hoydey meel 8 km u jirta magaalaada Baydhabo, waxaana ay ku biirayaan maleeshiyaad kale oo ilaalo u ahaa Madaxweyne C/laahi Yuusuf si ay u xoojiyaan Hadal heynta ugu weyn ee magaalada Baydhabo ayaa maanta noqotey maleeshiyooyin fara badan oo reer Puntland ah oo soo gaaray magaalada Baydhabo, taasoo shaki weyn ku abuurtay dadka magaalada Baydhabo. Mudanayaal ka tirsan Baarlamanka Somalia oo ka gaabsaday in la shaaciyo Magacooda ayaa Shabelle u sheegay in Shariif Xasan uu shalay saxiixay in la isku dhafo maleeshiyaadka Puntland iyo kuwa RRA da ayna wada dagaan xerooyinka Manaas iyo Daynuunaay, iyadoo todobaadkii horey xeradaasi ay isaga soo baxeen 370 ka mid ah ciidamadii hore ee xoogga dalka, ka dib markii gaajo ay soo wajahday. Si kastaba ha ahaatee Dhaq dhaqaaq ciidan ayaa maanta laga dareemayay magaalada Baydhabo, iyadoo Maleeshiyooyinka Madaxweyne C/laahi Yuusuf ay isku fidinayaan magaalada Baydhabo iyo qeybo ka mid ah gobolka J/dhexe si ay ugu sii ruuqaansadaan magaalada Xeebta ah ee Kismaayo. Imaatinta maleeshiyooyinkaan ayaa ku soo beegmatay xilli Madaxweyne C/laahi Yuusuf uu ka maqan yahay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Madaxweyne C/laahi Yuusuf ayaa horey u sheegay in 15 bari gudahood looga baahan yahay siyaasiyiinta iyo odayaasha RRA ay ku sameeyaan maamul uu yeesho gobolka Baay, hadii taasi ay dhici weysana uu faragalin ku sameyn doono, isla markaana maamul qasab ah ay u sameyn doonaan, iyadoo xiligii C/laahi Yuusuf uu hadalkaasi yiri laga jooga mudo ka badan 15 maalmood, mana jirto talaabo muhiim ah oo ay qaadeen siyaasiyiinta RRA marka laga reebo Odayaal seminaar maamul u sameyn ah loogu qabtay magaalada Baydhabo oo loo kala direy degmooyinka gobolka Baay, kuwaasi oo wada dadaalo maamul u sameyn ah. Gen. Naaji oo ah taliyaha ciidamada xoogga dalka ayaa horey ugu tilmaamay maleeshiyaadka Puntland in ay yihiin ciidamo qaran oo talis leh, iyadoo lagu tumanayo nidaamka awood qeybisga dowladda oo ah 4.5 in xitaa lagu wadaago ciidamada loo sameynayo dowladda FS Cabdi Nuur Kediye
  9. 1500 oo ka mid ah ciidankii deganaa waajid oo soo gaaray baydhabo Baydhabo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada xurunta ah baydhabo ayaa waxay sheegayaa in halkaas xalay ay soo gaareen 1500 oo ka mid ah ciidankii deganaa magaalada waajid ee xarunta gobolka bakool kuwaas oo sida la sheegay wata 43 baabuurta loo yaqaan tiknikada. Xog-ogaal nooga waramay arinta ku saabsan ciidankaan ayaa noo sheegay in ciidankaani saldhig ka dhigan doonaan xeradda looyaqaan Daynuunay iyaga oo la jiraan ciidan tababaran oo ka soo jeeda dadka deegaanka. Waxaa iyana taba bar uga furmayaa malayshiyaad ka soo jeeda gobolka Baay oo lagu xerayn doonaa Xerradda Manaas ee duleedka magaaladda Baydhabo. Magaaladda Baydhabo oo iyadu xarun u ah DFKMG ah ayaa ayaa maalmihii ugu horeeyey amaankeedu ahaa mid iska liita, hase ahaatee waxaa uu u muuqdaa maal mahaa mid ka soo raynaya. Si kasta ahaatee soo guurista Ciidankaan ayaa ku soo beegantay xili la hadal hayo inuu godoomiyaha Barlamanku u duulo dalka Kenya, halka Madaxne Yuusuf-na oo isagu ku suganaa maal mahaan dalka Jarmalka la rajaynayo inuu soo gaaro magaaladda Baydho. A/Razak Yassin Caanogeel Waayaha,Baydhabo,Soomaaliya
  10. 1500 oo ka mid ah ciidankii deganaa waajid oo soo gaaray baydhabo Baydhabo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada xurunta ah baydhabo ayaa waxay sheegayaa in halkaas xalay ay soo gaareen 1500 oo ka mid ah ciidankii deganaa magaalada waajid ee xarunta gobolka bakool kuwaas oo sida la sheegay wata 43 baabuurta loo yaqaan tiknikada. Xog-ogaal nooga waramay arinta ku saabsan ciidankaan ayaa noo sheegay in ciidankaani saldhig ka dhigan doonaan xeradda looyaqaan Daynuunay iyaga oo la jiraan ciidan tababaran oo ka soo jeeda dadka deegaanka. Waxaa iyana taba bar uga furmayaa malayshiyaad ka soo jeeda gobolka Baay oo lagu xerayn doonaa Xerradda Manaas ee duleedka magaaladda Baydhabo. Magaaladda Baydhabo oo iyadu xarun u ah DFKMG ah ayaa ayaa maalmihii ugu horeeyey amaankeedu ahaa mid iska liita, hase ahaatee waxaa uu u muuqdaa maal mahaa mid ka soo raynaya. Si kasta ahaatee soo guurista Ciidankaan ayaa ku soo beegantay xili la hadal hayo inuu godoomiyaha Barlamanku u duulo dalka Kenya, halka Madaxne Yuusuf-na oo isagu ku suganaa maal mahaan dalka Jarmalka la rajaynayo inuu soo gaaro magaaladda Baydho. A/Razak Yassin Caanogeel Waayaha,Baydhabo,Soomaaliya
  11. 1500 oo ka mid ah ciidankii deganaa waajid oo soo gaaray baydhabo Baydhabo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada xurunta ah baydhabo ayaa waxay sheegayaa in halkaas xalay ay soo gaareen 1500 oo ka mid ah ciidankii deganaa magaalada waajid ee xarunta gobolka bakool kuwaas oo sida la sheegay wata 43 baabuurta loo yaqaan tiknikada. Xog-ogaal nooga waramay arinta ku saabsan ciidankaan ayaa noo sheegay in ciidankaani saldhig ka dhigan doonaan xeradda looyaqaan Daynuunay iyaga oo la jiraan ciidan tababaran oo ka soo jeeda dadka deegaanka. Waxaa iyana taba bar uga furmayaa malayshiyaad ka soo jeeda gobolka Baay oo lagu xerayn doonaa Xerradda Manaas ee duleedka magaaladda Baydhabo. Magaaladda Baydhabo oo iyadu xarun u ah DFKMG ah ayaa ayaa maalmihii ugu horeeyey amaankeedu ahaa mid iska liita, hase ahaatee waxaa uu u muuqdaa maal mahaa mid ka soo raynaya. Si kasta ahaatee soo guurista Ciidankaan ayaa ku soo beegantay xili la hadal hayo inuu godoomiyaha Barlamanku u duulo dalka Kenya, halka Madaxne Yuusuf-na oo isagu ku suganaa maal mahaan dalka Jarmalka la rajaynayo inuu soo gaaro magaaladda Baydho. A/Razak Yassin Caanogeel Waayaha,Baydhabo,Soomaaliya
  12. This news has as ever excited the warlord media.. Troops movement.......Midnimo.com Here is another point of view/ Warlord media... Onkod.net/warlord media...troops Dayniile.com warlord media... the vulgar waagacusub has made some exageraion.
  13. This news has as ever excited the warlord media.. Troops movement.......Midnimo.com Here is another point of view/ Warlord media... Onkod.net/warlord media...troops Dayniile.com warlord media... the vulgar waagacusub has made some exageraion.
  14. This news has as ever excited the warlord media.. Troops movement.......Midnimo.com Here is another point of view/ Warlord media... Onkod.net/warlord media...troops Dayniile.com warlord media... the vulgar waagacusub has made some exageraion.
  15. Ciidammo ka tirsan kuwa ku xareysan Waajid oo xalay si kaddis ah ku soo galay Baydhabo Posted to the Web May 07, 16:31 Baydhabo (PP) - Ciidammo ka tirsan kuwii ku xareysnaa xerooyinka Degmada waajid ee Gobolka Bakool oo wata gawaarida dagaalka ayaa xalay soo galay gudaha Magaalada Baydhabo. Ciidammadaan ayaa la sheegay inay qayb ka noqon doonaan kuwa ilaalada madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ee ku sugan gudaha magaalada Baydhabo, waxaase jira warar kale oo sheegaya inay ka mid noqon donaan ciidammada lagu xareynayo Xerada Manaas ee Duleedka Magaalada Baydhabo. Wararka ay puntlandpost ka heslayso Baydhabo ayaa sheegaya in ciidammadaan ay hadda ku sugan yihiin xarunta Madaxtooyada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ah halka uu daggan yahay Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed, waxaana lagu wadaa inay halkaas fariisin ka dhigtaan. Ciidammadaan ayaa ku biiray kuwo horay u soo galay magaalada Baydhabo oo ka mid ahaa kuwa ku xareysan xeryaha ciidammada dowladda ee Degmada Waajid oo ah halka ay fariisinta ka dhigteen markii ay ka soo guureen Xerada Congo ee Degmada Jowhar muddo hadda laga joogo ku dhawaad 3-bilood. Wararka ka imaanaya degmada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa sheegaya in ciidammadaan lagu wado inay ka mid noqdaan kuwa lagu xareynayo xeryaha Manaas iyo Daynuunaay kuwaasoo halkaas lagu wado inay ku qaataan tababarro ku saabsan sugidda amaanka guud ee Magaalada Baydhabo oo ah halka ay dowladdu daggan tahay. Waa markii labaad ee ciidammo iska socda oo ka mid ah kuwa ku jira xeryaha Waajid ay soo galaan gudaha gudaha Baydhabo goor habeen ah iyagoo aan cidina ka warqabin. Soo gelitaanka ciidammadaan ayaa ku soo beegmay xilli ay xildhibaannada digil iyo mirifle ka ururinayaan gudaha Baydhabo qoryooleyda ayna ku xareynayaan Manaas iyo Daynuunaay. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost – Mogadishu puntlandpostmog@hotmail.com
  16. Ciidammo ka tirsan kuwa ku xareysan Waajid oo xalay si kaddis ah ku soo galay Baydhabo Posted to the Web May 07, 16:31 Baydhabo (PP) - Ciidammo ka tirsan kuwii ku xareysnaa xerooyinka Degmada waajid ee Gobolka Bakool oo wata gawaarida dagaalka ayaa xalay soo galay gudaha Magaalada Baydhabo. Ciidammadaan ayaa la sheegay inay qayb ka noqon doonaan kuwa ilaalada madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ee ku sugan gudaha magaalada Baydhabo, waxaase jira warar kale oo sheegaya inay ka mid noqon donaan ciidammada lagu xareynayo Xerada Manaas ee Duleedka Magaalada Baydhabo. Wararka ay puntlandpost ka heslayso Baydhabo ayaa sheegaya in ciidammadaan ay hadda ku sugan yihiin xarunta Madaxtooyada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ah halka uu daggan yahay Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed, waxaana lagu wadaa inay halkaas fariisin ka dhigtaan. Ciidammadaan ayaa ku biiray kuwo horay u soo galay magaalada Baydhabo oo ka mid ahaa kuwa ku xareysan xeryaha ciidammada dowladda ee Degmada Waajid oo ah halka ay fariisinta ka dhigteen markii ay ka soo guureen Xerada Congo ee Degmada Jowhar muddo hadda laga joogo ku dhawaad 3-bilood. Wararka ka imaanaya degmada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa sheegaya in ciidammadaan lagu wado inay ka mid noqdaan kuwa lagu xareynayo xeryaha Manaas iyo Daynuunaay kuwaasoo halkaas lagu wado inay ku qaataan tababarro ku saabsan sugidda amaanka guud ee Magaalada Baydhabo oo ah halka ay dowladdu daggan tahay. Waa markii labaad ee ciidammo iska socda oo ka mid ah kuwa ku jira xeryaha Waajid ay soo galaan gudaha gudaha Baydhabo goor habeen ah iyagoo aan cidina ka warqabin. Soo gelitaanka ciidammadaan ayaa ku soo beegmay xilli ay xildhibaannada digil iyo mirifle ka ururinayaan gudaha Baydhabo qoryooleyda ayna ku xareynayaan Manaas iyo Daynuunaay. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost – Mogadishu puntlandpostmog@hotmail.com
  17. Ciidammo ka tirsan kuwa ku xareysan Waajid oo xalay si kaddis ah ku soo galay Baydhabo Posted to the Web May 07, 16:31 Baydhabo (PP) - Ciidammo ka tirsan kuwii ku xareysnaa xerooyinka Degmada waajid ee Gobolka Bakool oo wata gawaarida dagaalka ayaa xalay soo galay gudaha Magaalada Baydhabo. Ciidammadaan ayaa la sheegay inay qayb ka noqon doonaan kuwa ilaalada madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ee ku sugan gudaha magaalada Baydhabo, waxaase jira warar kale oo sheegaya inay ka mid noqon donaan ciidammada lagu xareynayo Xerada Manaas ee Duleedka Magaalada Baydhabo. Wararka ay puntlandpost ka heslayso Baydhabo ayaa sheegaya in ciidammadaan ay hadda ku sugan yihiin xarunta Madaxtooyada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ah halka uu daggan yahay Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed, waxaana lagu wadaa inay halkaas fariisin ka dhigtaan. Ciidammadaan ayaa ku biiray kuwo horay u soo galay magaalada Baydhabo oo ka mid ahaa kuwa ku xareysan xeryaha ciidammada dowladda ee Degmada Waajid oo ah halka ay fariisinta ka dhigteen markii ay ka soo guureen Xerada Congo ee Degmada Jowhar muddo hadda laga joogo ku dhawaad 3-bilood. Wararka ka imaanaya degmada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa sheegaya in ciidammadaan lagu wado inay ka mid noqdaan kuwa lagu xareynayo xeryaha Manaas iyo Daynuunaay kuwaasoo halkaas lagu wado inay ku qaataan tababarro ku saabsan sugidda amaanka guud ee Magaalada Baydhabo oo ah halka ay dowladdu daggan tahay. Waa markii labaad ee ciidammo iska socda oo ka mid ah kuwa ku jira xeryaha Waajid ay soo galaan gudaha gudaha Baydhabo goor habeen ah iyagoo aan cidina ka warqabin. Soo gelitaanka ciidammadaan ayaa ku soo beegmay xilli ay xildhibaannada digil iyo mirifle ka ururinayaan gudaha Baydhabo qoryooleyda ayna ku xareynayaan Manaas iyo Daynuunaay. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost – Mogadishu puntlandpostmog@hotmail.com
  18. ^^^ On the contrary, the international cmmunity will be able to clearly see that there is no one in control in Mogadishu. The warlords who used to bargain on their perceived strength have lately become holed up in their localn neighbourhoods. Their capacity to affect other areas has greatly diminisehd. The courts are in no better position. The government needs to continue to build up its troops in the areas it has greatest support in the south, i.e. Bay and Bakool, Gedo, Juba's. Avoiding the issue of confrontation with armed groups untill a time of its choosing and when all other avenues have been exauhsted. One must never be rash when it comes to security issue concerning the city of Mogadishu. .................. The Bossaso clashes, while tragic is neither political nor about clans. A criminal act has led to these deaths..
  19. Dagaal la isku habeensaday oo ka dhacay deegaanka Siisii ee W/Muqdisho Mogadishu 07 May. 06 ( Sh.M.Network) Dagaal culus oo la isku habaeensaday ayaa maanta ku dhex maray deegaanka Siisii ee W/magaalada Muqdisho labo maleeshiyo oo kala taabacsan isbaheysiga la dagaalanka argagixisada iyo Miow Maxkamadaha , iyadoo dagaaladaasi ay goordhoweyd iskood u istaageen, inkastoo ay jirto rasaas goos goos ah oo labada dhinaca ay isweydaarsanayaan. Gaari uu saaran yahay qori dhashiike ah Dagaalkaan oo sii kulululaaday galinkii dambe ee maanta ayaa geeystay qasaaro dhimsho, dhaawac iyo Barkac intaba, inkastoo aan la xaqiijin karin tirada rasmiga ah ee wax ku noqotey dagaalkaasi. Dagaalkaan oo ka bilowday rasaas lala beegsaday Gaari Mark2 ah oo ay leedahay Maxkamadda Islaamiga ee Sii ayaa markii hore u dhaxeeyay maleeshiyooyin uu horkacayo Ganacsade Nuur Dakhli oo gacansaar la leh Isbaheysiga la dagaalanka argagixisada iyo C/kariim Cali Xasan oo isna xiriir la leh Midowga Maxkamadaha, iyadoo iska horimaadkaasi galabta uu sii xoogeeystay, ka dib labada dhinac gurmad ay ka heleen dhinacyadii ay kala taageersanaayeen sida uu sheegay C/laahi Xuseen oo ah goobjooge ku sugan xaafadaasi. Gudoomiyaha Midowga Maxkamadaha islaamiga Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo Shabelle ay la xiriirtey ayaa ku eedeeyay dagaalkii maanta in ay ku soo qaadeen maleeshiyooyin uu hogaaminayo Nuur Dakhli oo sida uu sheegay gacan saar la leh isbaheysiga ka dibna gurmad ay u soo direen isbaheysiga. Dhinaca Nuur Dakhli oo Shabelle ay la xiriirtey ayaa beeniyay in maleeshiyooyin taabacsan isaga ay dagaal ku qaadeen maxakamadda Siisii, inkastoo uu ka gaabsaday in uu bixiyo faahfaahin intaasi dhaafsiisan. Ma jiraan warar ka madax banaan is eedeynta labada dhinac oo ka soo baxay goobta dagaalka uu ka dhacay. Madaxa caafimaadka ee isbitalka Madiina Daahir dheere ayaa sheegay in isbitalkooda la gaarsiiyay wiil hal sano jir ah oo feeraha ay ka haleeshay rasaas habow ah iyo Haweeneey uur leh oo ku soo dhaawacantay dagaalka. Maalmihii ugu dambeeyay ayaa magaalada Muqdisho waxaa ka jirey isku hub urursi ay wadeen dhinacyada isbaheysiga la dagaalanka argagixisada iyo Midowga Maxkamada Muqdisho oo horey dhowr jeer dagaalo qaraar ku dhex maray magaalada Muqdisho. Shabelle Media Network, Mogadishu
  20. Dagaal xoogleh oo ka socda Nawaaxiga SiiSii ee Muqdisho Last Updated::2006-05-07 16:24:18 Muqdisho:- Wararka kasoo baxaya deegaanka Siisii ee Waqooyiga magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo iska horimaad xoogleh. Dagaalkan ayaa bilowday kadib markii ay maleeshiyooyin deegaankaasi jooga ay rasaas ooda uga qaadeen Gaari uu leeyahay Guddoomiyaha Midowga Maxaakiimta ee Shiikh Shariif Ahmed Weerarkan ayaa la sheegay in ay ku dhaawacmeen maleeshiyo saarneyd gaarigaasi la xabadeeyey. Dagaalkan ayaa bilowday kadib markii ay maleeshiyooyinka maxkamadaha dagaal aargoosi ah ay ku qaadeen maleeshiyooyinkii xabada furay. Maleeshiyooyinka deegaankasi ku sugan ayaa la sheegay in ay gacansaar la leeyihiin Isbaheysiga la dagaalanka argagaxisada. Illaa iyo hada lama sheegi karo inta uu la eg yahay khasaaraha dheeraadka ah ee ka dhashay iska horimaadkan. Maxamed Cabdi HorseedNet.com
  21. ^^ I came a cross this news item on Dayniile, double checked it on Shabbele and found SBC was the latest update of it. This information from Mogadishu is just the lastest incident in the conflict between the alliance of warlords and courts and hence the use of the word "renewd". It is a very important news item, and as I did not create/ fabricate it. I dont much see your problem. If you have relevent information on the firefight in Bossaso, why not forward it. Why contest this thread in terms of my political position or outlook. How does that affect the news, have I exagerated it, or made it up?
  22. ^^^ Irony does not suit you mate..As for being wrong, I musta dmit yu are very consistant..
  23. 10 qof oo ku dhimatay dagaal ka dhacay Muqdisho Muqdisho - 07.May.2006 Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhimatay tiro intaa ka badanna waxaa lagu soo warramayaa inay ku dhaawacantay dagaal xoog badan oo galabta ka qarxay magaalada Muqdisho. Dagaalkan oo laysu adeegsaday hubka cul culus iyo midka fududba waxaa uu dhex maray maleeshiyooyin kala taabacsan Midowga maxkamadaha Islaamiga iyo Isbahaysiga la magac baxay la dagaalanka argagixisada. Dagaalkan oo ka dhacay deegaanka Sii Sii ee magaalada Muqdisho ayaa la sheegay inuu sababy barakac hor leh oo saamayey dadkii lagu dul dagaallamay. Ciidamada dhinaca Isbahaysiga argagixisada waxaa hogaaminayay nin lagu magacaabo Nuur Dhakli, halka kuwo kalena ay ka amar qaataan gudoomiyaha midowga Maxkamada Islaamiga Sheekh Shariif Sheekh Muxyadiin. Iyadoo wdarar hore ee soo baxay ay sheegayeen in tacshiirad la hubiyay baabuur ay saarnaayeen gudoomiyeyaasha midowga Maxkamadaha Islaamiga ee magaalada Muqdsiho oo uu ka mid ahaa Sheekh Shariif Sheekh Muxyidiin. Waxaana la sheegayaa in Shariifku uusan waxba ku noqon weerarkaasi. Dagaalka ayaa iskiis u joogsaday ka dib markii ay cadceedu dhacday. MM Dhoorre SBC Muqdisho
  24. ^^^ I can see Deerwo and Buuba and no sign of Jurile in the Picture. Things are moving nicely in Baidoa...
  25. Nice, but do you have to be welthy or is quite easy to replicate. Xoogsade, that would do nicely in Somalia...