General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. German president calls for African cooperation in Somalia peace efforts The Associated PressPublished: January 12, 2007 ACCRA, Ghana: German President Horst Koehler called for African countries to work with European powers to step up peace efforts in Somalia and other troubled parts of the continent. Koehler made the statement in a meeting with Ghana President John Kufuor late Thursday, part of a four-day visit to the West African country. The meeting was not open to the press but a government spokesman later briefed reporters on the conversation. Koehler said Germany could work in collaboration with "countries like Ghana" to increase operations in Somalia and other hotspots, according to Ghanaian presidential spokesman Andrews Awuni. The German president added that his country would continue to support Ghana in its leadership role in regional peacekeeping and expressed satisfaction that the country made had used international peacekeeping training financed mostly by Germany to benefit U.S., European Union, African and Arab diplomats have called for an African peacekeeping force of about 8,000 soldiers in Somalia, where government forces backed by Ethiopian troops drove an Islamic movement out of the Somali capital earlier this month. Ghana was among the nations believed likely to be asked to contribute, given its past involvement in peacekeeping operations. A Ghana military spokesman said any request for troop contributions would need to come from the African Union. Col. Emmanuel Nibo also said that it would be difficult for Ghana to contribute troops in Somalia because the country is still organizing a promised force to Sudan. "However, we may consider a request for a handful of personnel — about a dozen officers — to serve as observers or to form a technical support team in Somalia, but not in hundreds or a battalion," Nibo said. Awuni said Kufuor called for closer economic relations between Germany and Africa, saying Africa can contribute labor and materials to Europe. Koehler is in Ghana to co-host a conference bringing together young African and European leaders with decision makers on the continent on Saturday. Nigerian President Olusegun Obasanjo and Liberian President Ellen Johnson Sirleaf are expected to attend.
  2. Africa must help Somalia, says Mbeki Cape Town, South Africa 12 January 2007 04:09 Africa has no choice but to help bring peace to war-torn Somalia, President Thabo Mbeki said on Friday, but did not pronounce on whether South Africa was to contribute troops to any such effort. "For the sake both of Somalia and our continent as a whole, Africa has no choice but to come to the aid of this sister African country," he said in his first weekly newsletter for 2007, published on his party's ANC Today website. Mbeki said Somalia had, over time, fallen apart and ceased to exist as a viable state. "This has led to the eventuality that, as the year 2007 began, Somalia put itself firmly at the top of the African Agenda." While it is true Somalia remains an independent state, it has, for the past 15 years, been the victim of a protracted internal conflict. This has "resulted in the collapse of the state, the death of an estimated one million Somalis, the emigration of thousands as refugees, and the impoverishment of millions as a result of severe and sustained socio-economic regression". Complicating the situation in that country, "allegations have now been made that international terrorist groups have established themselves in Somalia". Mbeki was apparently referring to United States air strikes earlier this week, carried out against suspected al-Qaeda groups within Somalia. Earlier on Friday, a South African foreign affairs official, speaking on condition of anonymity, was reported to have said South Africa is hesitant to send troops to Somalia. The official said sending troops to Somalia might result in South Africa being seen as fighting the US's war on terror, and that any peacekeeping there would lose credibility. A call has been made on African countries to provide 8 000 troops to help with peacekeeping in the country. Ibrahim Gambari, the United Nations undersecretary general for political affairs, said earlier this week that while no countries have made commitments, several nations are considering sending personnel. He named Nigeria, South Africa and Malawi as countries considering sending troops. Foreign Minister Nkosazana Dlamini-Zuma was reported on Tuesday as saying South Africa has not yet been asked to contribute forces. "Usually we don't cross bridges until we come to them. We will wait for that request," she reportedly said at the time. Mbeki said Somalia has turned into a "source of regional instability" at a time when the African Union is intensifying its efforts to ensure Africa becomes a continent of peace. "In many respects the deeply entrenched Somali crisis demonstrates what can happen to many of our countries if they are not governed and managed in a manner that addresses the interests of all citizens, bearing in mind the national specifics of each country," he said. -- Sapa
  3. Madaxweynaha Wadanka K/Africa, Soo Jeediyey In Dalalka Africa ay Caawimaad Siiyaan Hawlgalada Nabad-Raadineed Ee Soomaaliya . Posted to the Web Jan 13, 02:43 JOHANNESBURG - Madaxweynaha wadanka Koonfur Africa, Thabo Mbeki, ayaa soo jeediyey in dalalka Africa, ay gacan ka geystaan sidii Nabad waarta loogu heli lahaa wadanka mushkiladaha dagaal ay la degeen ee Soomaaliya. Presdent Mbeki, oo aan carabka ku dhufanin in dalkiisu uu ciidamo u dirayo Soomaaliya, ayaa daaha ka rogay in Africa ay iska kaashaato sidii Soomaaliya looga samata bixin lahaa marxaladaha khalalaasaha xambaarsan ee halakeeyey sanooyin dhowr ah. Ma cadda in Dowlada Koonfur Africa, ay diyaar la tahay in ciidamadeeda ay ku biiraan howlgalka nabadda loogu soo dabaalayo Soomaaliya, oo ay fulinayaan wadamo African-ah sida uu qorshuhu yahay. Sarkaal katirsan Wasaarada arrimaha Dibada ee south Africa, ayaa horey u shaaciyey in Xukuumadiisu ay ka meer-meerayso inay ciidamo u dirto Soomaaliya. South Africa, ayaa haatan ka xaajoonaysa codsi lasoo gaarsiiyey oo dalbanaya in ciidamo nabadda ilaaliya ay u dirto wadanka dhaca geeska Africa ee Soomaaliya, kuwaasi oo qeyb ka qaadan doona hawlgalada nabad-raadineed ee Soomaaliya. C/risaaq C/laahi Maxamed Puntlandonline.com Muqdisho
  4. 154 xildhibaan oo ka mid ahaa 156 xildhibaan oo soo xaadiray madasha shirka baarlamanka ayaa maanta cod gacan taag ah ku ansixiyay sharci xaalad deg deg ah gelinaya dalka Somalia 154 xildhibaan oo ka mid ahaa 156 xildhibaan oo soo xaadiray madasha shirka baarlamanka ayaa maanta cod gacan taag ah ku ansixiyay sharci xaalad deg deg ah gelinaya dalka Somalia muddo 3 bilood ah kaasoo la kordhin karo haddii loo baahdo, kaasoo xukuumada fedaralka horey ugu soo rogtay dalka Somalia kadib markii ay si rasmi ah ula wareegtay dalka Somalia. Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee golaha baarlamanka fedraraalka Somalia Cusman Cilmi Boqorre ayaa sheegay in golaha baarlamanka uu qalinka ku duugay sharci xaalad deg deg ah gelinaya dalka Somaliya kadib markii ay cod gacan taag ah ku ansixiyeen 154 xildhibaan oo ka mid ah 156 mudane oo maanta soo xaadiray madasha shirka.xaalada degKu simaha guddoomiyaha baarlamanka fedaraalka Somalia Cusman Cilmi Guddoomiye ku xigeenka Wasiirka dastuurka iyo arrimaha fedaraalka Somalia Prof. C/llaahi Sheekh Ismaaciil ayaa ka hor akhriyay golaha baarlamanka sharciga xaalada deg deg ah ku soo rogaya dalka Somalia, kaasoo ka kooban 5 qodob oo kala ah: 1. Ku dhaqanka xaalada deg dega ee lagu soo rogay dalka Somalia. 2. Ujeedooyinka xaalada deg dega. 3. Dhawrista xuquuqda aasaasiga ee muwaadinka. 4. Ciqaabta qofka ku xad gudba sharcigan xaalada deg dega ah ku soo rogaya dalka. 5. Dhaqan gelinta sharciga. Qodobka ugu muhiimsan 5ta qodob ee uu ka kooban yahay sharciga amarka deg dega ku soo rogaya dalka Somalia ayaa ah qodobka 2aad ee ah ujeedooyinka xaalada deg dega, waxaana ka mid ah: ü In aan la haysan karin hubka waa weyn sida gaadiidka dagaalka iyo noocyada kale ee hubka. ü In aan magan la siin karin argagixsada caalamiga. ü In aan la abuuri karin xisbiyo siyaasadeed oo aaney ka war qabin dawladda. ü In aan la qaban karin dibad baxyo lagu wiiqayo amniga iyo xasiloonida dalka,kuwaasoo lagaga soo horjeedo dawladda fedaraalka Somalia iyo kuwa kale. Golaha baarlamanka fedaraalka Somalia ayaa awoodahaasi oo dhan waxa ay siiyeen madaxweynaha jamhuuriyada Somalia C/llaahi Yuusuf Axmed oo qura, ayadoo xildhibaanada ay ku gacan seereen in awoodahaasi sidoo kale la siiyo 5 wasaaradood iyo maxkamadaha gaarka ah, taasoo keentay in qodobadaasi meesha laga saaro. Jamac Xasan. Shabakada Biyokulule, Muqdisho.
  5. Baarlamanka Somaliya oo ansixiyay xaalad deg deg ah in lagu soo rogo dalka Posted to the MOL January 13, 2007, 6:55 pm Baydhabo – Baarlamanka Somaliya ayaa maanta fadhigodii magaalada Baydhabo waxay ku ansixiyay sharciga xaaladda deg dega ah oo dalka lagu dhaqayo ku siman mudo 3 Bilood. Wasiirka dastuurka iyo arimaha Federaalka C/laahi Sheekh Ismaciil ayaa baarlamaanka ka hor aqriyay qodobada xaalada degdega ka dib ay xubnaha baarlamaanku ee soo xaadiray oo gaaraya 160 ay isku wada raaceen halka kaliya 2 xubnoodna ay ka amustay. Qodobada la ansixiyay ayaa waxaa ka mid ahaa:- Ku dhowaaqida Xaaladda deg dega ah, Ujeedooyinka xaaladda deg dega ah, dhowrista xuquuqda aasaasiga ah ee Muwaadinka, Ciqaabta cid alaale iyo cidii sharciga jabisa marka laga reebo Mudanayaasha Baarlamanka hadii uusan faraha kula jirin fal dambiyeed. Sharcigaan ayaa wuxuu hirgali doonaa marka uu saxiixo madaxweynaha dawlada KMG ah C/laahi Yuusuf. Sharciga xaalada degdega ayaa dawlada KMG ah siinaya awood ay wax kaga qabato dadka wali soo wada fowdada iyo dhaca iyadoo dadkaas loo adeegsan doono sharciga degdegta ah. Mudugonline.com
  6. JABUUTI: Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo xubno ku fikir ah oo maanta laga masaafuriyay dalka Kenya Posted to the Web Jan 13, 15:50 Jabuuti (PP) - Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo laga masaafuriyay maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa gaaray Magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti oo lagu wado inuu saldhig ka dhigto, haddii ay ogolaato dowladda Jabuuti. Guddoomiye Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo xubo yar oo ku fikir noqday ayaa waxay gaareen Jabuuti, iyadoo halkaas uu ka dhigan doono sida ilo wareedyo ku dhow ay sheegayaan, balse Guddoomiye Shariif Xasan ayaa arrintaas inkiray oo sheegay inuu u socdaalayo dhanka dalalka Yurub, uuna dib ugu laabayo dalka Soomaaliya. Shariifka ayaa durba wuxuu cambaareeyay markii uu gaaray Magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti qorshaha ansixinta ah ee uu maanta ansixiyay baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, taasoo dhigaysa in dalka uu galo muddo 90-casho ah xaalad dag-dag ah. Cambaareyntaan deg-degga ah ee uu Shariifka soo jeediyay ayaa waxay tusaale cad u tahay in dowladda Kenya kooxihii ay xayiraadda ku soo rogtay uu ka mid ahaa, inksatoo isagu uu dhowr jeer oo hore inkiray arrintaas. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com
  7. Somalia: Lawmakers adopt martial law on the country Sat. January 13, 2007 09:51 am. Mohamed Abdi Farah (SomaliNet) Members of the transitional parliament in Baidoa city 245km southwest of the Somalia capital Mogadishu Saturday unanimously approved in their session three months martial law to be imposed on the war torn country Somalia. The MPs began debating last Thursday over the martial law and how it would affect the Somali people. Mostly voiced to amend the controversial law and set up committee to review the text. There were some articles altered after long debate by the MPs. 156 parliamentarians have arrived to the session this morning to pass by the plan put forward by the government. 154 of the 156 MPs have endorsed the martial law while 2 kept silent. Abdulahi Sheik Ismael, the minister of the constitutional federalism read out to members of the parliament about the result of the voting and then announced the implementation of law. Under the martial law, the government will act as militarily and hold the country with hard fist. The president will have the last decision of the result by the parliament. Many people in the capital will defy the approved law and see it as risky to the current condition and cause conflict, analysts say. Defination of Martial law Martial law is a system of rules that takes effect when the military takes control of the normal administration of justice. Usually martial law reduces some of the personal rights ordinarily granted to the citizen, limits the length of the trial processes, and prescribes more severe penalties than ordinary law. In many countries martial law prescribes the death penalty for certain crimes, even if ordinary law does not contain that crime or punishment in its system. News Category: Somalia Latest Headlines
  8. Madaxweyne C/laahi iyo Ra'iisal wasaare Geedi maanta kulamo qaasa la qaatay Qaybaha kala duwan ee bulshada rayidka Posted to the MOL January 13, 2007, 6:55 pm Muqdisho:- Madaxweynaha Somaliya C/laahi Yuusuf Axmed iyo ra'iisal wasaare Geedi ayaa maanta kulan wada jira la yeeshay qeybaha kala duwan ee bulshada rayidka ee gobolka Banadir, iyagoo kala hadlay xasilinta caasimadda iyo sidii nabad waarta loogu soo celin lahaa caasumada Somaliya ee Muqdisho. Madaxweynaha Somaliya iyo RW Geedi ayaa kulankaan kula yeeshay bulshada rayida ee gobolka banaadir xarunta Villa Somaliya waxaana ka mid ahaa dadkii ka soo qayb galay odayaal, ururada haweenka, Siyaasiyiin iyo qeybaha kala duwan ee gobolka, waxaana Madaxweynaha uu u soo bandhigay qaabka ay ay dowladda Somaliya ku dooneyso in ay nabad ugu soo dabaasho caasumada iyo dalka Somaliya oo dhan, isagoo sheegay in loo baahan yahay oo ay lama huraan tahay in amaan lagu soo celiyo dalka. Madaxweynaha Somaliya ayaa waxa uu kulankaas ka sheegay in dawladu ogtahay in wali caasimadda ku jiraan xubno ka tirsanaa maxkamadihii muqdisho ee laga awooda roonaaday isagoo kula taliyay inay ka tanaasulaan dhibaatada ay abuurayaan. Madaxweynaha ayaa bulshada rayidka u balan qaaday in dawladu qaadi doonto tilaabooyin degdeg ah oo lagu sugayo amniga magalada Muqdisho si loo badbaadiyo bulshada iyo hantideedaba. Madaxweynaha ayaa sheegay in talaabada ugu horeysa ay noqonayso in la qarameeyo maleeshiyaadkii beelaha oo loo tababari doono ciidamada kala duwan ee dawlada iyo in maamul loo dahn yahay loo sameeyo degmooyinka uu ka kooban yahay gobolka banaadir taas oo ay barbar socoto hawl galinta saldhigyaddii booliiska Somaliyeed ee degmooyinka gobolka banaadir. Ra'isulwasaaraha somaliya Cali Max'ed Gedi oo isna ka hadlay kulankaasi ayaa sheegay in dowladda Somaliya ay saaran tahay Mas'uuliyada shacabka, ayna dawladu intii yarayd ee ay caasumada joogtay ay si guud ula tashatay bulshada, dawladuna heshay talooyin wax ku ool ah oo sida uu sheegay ra'iisal wasaaruhu ay dawladu balan qaadayso inay talooyinkaas oofin doonto. Waxaa iyaguna halkaas qudbado ka soo jeediyay RW Kuxigaanka Somaliya Xuseen Caydiid ahna wasiirka arimaha gudaha iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Md. Cade Gaaboow oo labduba si qoto dheer uga hadlay arimaha nabad galyada iyo sida ay xasiisyadoodu u wajihi doonaan. Kulankaan ayaa ahaa kii ugu balaarnaa ee ay dawladu la yeelato qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan gobolka banaadir waxaana uu u dhacay jawi wanaagsan iyadoo dadkii ka qayb galay ay aad ula dhaceen dadaalka ay nabada ku soo celinayso dawlada KMG ah xali ay wali Magaalada Muqdisho ka dhacayaan waararo aan sidaas u weynayn balse cabsi galiyay bulshada rayidka ah. Madaxweynaha Somaliya C/laahi Yuusuf oo u qudbaynaya bulshada rayika(civil society) ee gobolka banaadir isagoo ay dhinacyada ka taagan Yihiin afhayeen dawlada KMG ah C/diinaari, RW Geedi, iyo RW ku-xigeen Xuseen Caydiid. Xaquuqda sawirada: AP
  9. Somali lawmakers OK martial law motion MOHAMED OLAD HASSAN Associated Press MOGADISHU, Somalia - Lawmakers on Saturday authorized the government to declare martial law as the country's internationally recognized leaders struggled to assert their authority after battling an Islamic movement that had controlled much of southern Somalia. Parliament's approval allows the government to impose martial law for a period of three months starting at a time of its choosing, said deputy parliament speaker Osman Ilmi Boqore, who made the announcement during a parliament session broadcast live on a government-owned radio station. Boqore said 154 members of Somalia's transitional parliament voted by a show of hands in favor of a government motion to impose martial law in the country. He said two lawmakers voted against the motion. The session took place in the southern Somali town of Baidoa. The remainder of Somalia's 275 lawmakers were not present during the session and were either in the capital, Mogadishu, or in neighboring Kenya or elsewhere. "After long debate on this issue, most of the MPs have voted in favor, so that law has been passed by parliament," Boqore told the lawmakers. The vote took place as government and Ethiopian soldiers began house-to-house searches for weapons in homes near Mogadishu's main airport. On Tuesday, Information Minister Ali Ahmed Jama tabled a motion allowing the government to impose martial law for three months, arguing that the measure was necessary because of insecurity in the country. Lawmakers opposed to the motion said that too many people have arms in Somalia and that it would be dangerous to impose martial law under such a scenario. Late Friday, more than eight people were killed and six others injured about 90 miles northwest of Mogadishu when rival clan militias fought over pasture and water for their livestock, elders and residents said on telephone. Parliament's vote came a day after Ethiopian-backed government forces captured the last remaining stronghold of the Islamic movement in Somalia after five days of heavy fighting
  10. Somali parliament declares state of emergency Somalia's parliament declared a three-month state of emergency amid fears of a return of clan violence after weeks of war-ousted Islamists. Members of parliament in the government's interim seat of Baidoa - its home until Ethiopian and Somali troops defeated Islamists who controlled much of the south - voted 154 to two to ratify the plan of Ali Mohamed Gedi, the Somali prime minister. The government, which is seeking to install itself in the capital Mogadishu, faces a huge challenge to bring peace and security to the Horn of Africa nation, which has been without effective central rule since the 1991 ouster of a dictator. "A three-month state of emergency has been passed. If the need arises for the government to extend the period, then the president will have to ask parliament for approval," Osman Elmi Boqore, the second deputy speaker, told parliament. Government welcomes move The government welcomed the vote. "Since the country is facing a hard time, we believe the emergency law will play a crucial role in bringing back peace and in the reconstruction of our country," Abdirahman Dinari, a government spokesperson, said. The government is seeking to disarm the capital's residents, but few weapons have been handed in as locals wait to see whether the government can impose the relative stability they experienced under the Islamists' sharia rule.
  11. Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia oo ansixiyey in Xukun Degdeg ah oo lagu soo rogo dalka Somalia Somaliweyn Media Center (SMC) Muqdisho 13/01/07 Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka kmg Somalia oo fadhigoodu yahay magaalada Baydhabo ayaa maanta kooramkoodu dhamaa 156 mudane waxaana shir gudoominayey kuxigeenka labaad Md. Cismaan Cilmi Boqore ayaa dooddoodu kusaabsanayd sidii loo ansixin lahaa qorsho qabyo ah oo ay xukuumadu soo bandhigtay oo ahaa in xaalad deg deg ah lagu soo rogo dalka Somalia. Dood dheer oo socotay mudo sedex maalmood ah ayaa ugu danbayntii la ansixiyey iyadoo qodobo dhowr ah laga saaray laguna soo koobay ilaa shan qodob oo awood siinaysa Madaxweynaha Jamhuuriyada Somalia. Qodobada laga reebay ayaa waxaa ka mid ahayd in lala wareegi karo hantida sida Gaadiid ama guryo hadii loo baahdo. Mudane Boqore ayaa ku dhawaaqay in mudo Sedex bilood ah lagu soo rogo Xaalad deg deg ah hadii loo baahdana lagu dari karo mudadaasi, waxaana isku raacay 155 waxaa diiday 2 wax ka aamusayna ma jirin, xaalada deg dega ayaa diidaya in uu dhaco mudaaharaad aan dowladu ogayn inaysan dhici Karin iyo ururo siyaasadeed inaan la samaysan Karin inta xaalada deg dega lagu jiro. Xaalada deg dega ee lagu soo rogay dalka Somalia mudada sedexda Bilood ayaa waxaay awood siinaysaa Madaxweynaha inuu Somalia hubka ka dhigo isagoo adeegsanaya Ciidamada Dowlada iyo kuwa Saaxiibada la ah ee dalka Ethiopia. Qaraxyo ayaa habeeno is xig xiga laga fulinayey Hotelo ku yaala Magaalada Muqdisho iyadoo aysan jirin cid sheegata waloow qaraxyadaasi la fuliyo xiliyada habeenkii waxaana dhici karta in lagu dhawaaqo baandoow lagu soo rogo guud ahaan magaalada Muqdisho maadaama habeenkii dhibku dhaco. Go'aan gaarista xildhibaanada Baarlamaanka fkmg Somalia ayaa kusoo beegantay xili uu gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan ka dagay dalka Djibouti iyadoo ay dowlada Kenya ay ku amartay inay isaga baxaan dalkeeda. Dhanka kale ciidamada Booliiska Somalia hawl gal ay sameeyaan ayaa waxay kusoo qabqabtay guryo lagu haystay hub oo ay kusugnaayeen dableey aan cidna ka amar qaadan iyadoo magaalada Muqdishona ay ka hawl galaan ciidamada sir doonka oo baara meelaha dhibaatoyinka ka jira.
  12. Golaha Baarlamaanka Somalia oo ansixiyey cod aqbaliyed leh oo ku aadan xaalada deg dega ah ee ay mudo sadex bilooda ku soo rageen dalka Somalia Kulan ay maanta ku yeesheen magalada baydho Golaha Baarlamaanka ah ee somalia oo looga hadlayey sidii loo ansixin lahaa xalada deg dega ah ee lagu soo rogay dalka Somalia mudo 3bilooda iyadoo wax laga badalay qaabkii hore lagana reebay qodobo dhoora. Qodobadaan oo horey ugu koobnaa 14qodob aya la’isugu raacay in laga dhigo 5qodob kadib markii uu in mudaa buuq ka dhex taagnaa Golaha Baarlamaanka Qodobadaas oo ay ka mid ahaayeen in Hantida shacaka Lagu soo wareejiyo Dowaladda Somalia. Ansixida Qodabadaan ayaa l56 Mudane ku qaadeen in ay ansixiyaan 5ta qodob iyadoo ay labo kalana ka aamustay sidaasna waa Golaha Baarlamaanka ka hor aqriyey Wasiirka Dastuurka iyo Arimaha Federalka Cismaan Cilmi Boqore oo Gudoomiye ka ahaa Gudigii loo xilsaaray arinkaas isoo cod farataaga ku qaaday Ansixida shanta qodob ee ay soo bandhigeen Golaha Baarlamanka. Wasiirka ayaa sidoo kale u sheegay Saxaafada in la isku raacay in xaalad deg deg ah lagu soo rogo dalka somlia muda sadex bilooda waxaana ay isku raaceen Golaha Baarlamaanka in sidaasi laga sheego saxaafada waxaan saxafada u sheegay Cismaan Cilmi Boqore. Isku soo wada duubo Golaha baarlamaanka oo labo maal mood muran ka dhex taagnaa arintaan ayaa maanta ku soo gaba gabeeyey jawi wanaagsan iyadoo uu kulankoodii ka dhacay magalada baydhabo ee xarunta dowladda Somalia. Farxan Yasin Mire isqootax@hotmail.com Baydhabo: allmudug.org
  13. Gudoomiyaha Barlamanka Somalia iyo 20 xildhibaan oo lafikir ahaa ayaa maanta laga masaafuriyay Wadanka Kenya iyagoo wadanka aduunka ugu awooda yar ee Djabuuti isu dhiibay. gudoomiyaha Barlamanka iyo xildhibaano la fikir ahaa oo iyaamahan dambe noqday haad geed waayay ayaa laga masaafuriyay wadanka kenya kadib markii dhawaan la xir xiray qaarkood wadanka kenya ayaa si cad ugu sheegay Gudoomiyaha Barlamanka iyo xildhibaanada la socda oo 20 ah inay isaga baxaan wadanka kenya iyagoo maanta boorsooyinkooda ka qaatay halkaas una baqoolay. Gudoomiyaha iyo xubnaha la socda oo ay wajiyadooda ka muuqatay murugo siyaadaa ayaa ilaalo xoogan ay kahayeen ciidamada Police ka wakhtigii ay garoonka ka duulayeen iyadoo laga ilaalinayo inay ku kala dhexdhuuntaan Nairobi kadib markii sicad amar loogu siiyay Shariif xasan inuusan ku siinagaan karin Wadanka. Gudoomiyaha iyo xubnaha la socda ayaa si masaafuris ah ugu amba baxay wadanka Djabuuti iyadoo ay halkaas sii joogi doonaan mudo aan la cayimin,shariif xasan iyo xildhibaanada la socda ayaa noqday qolada ugu daran ee ay saamaysay jabkii ku dhacay maxkamadaha iyo taageerayaashoodii. Shariif xasan ayaa markuu ka dagay wadanka Djabouti wuxuu cambaareeyay kulan maanta ay yeesheen barlamanka somalia oo lagu ansixiyay in wadanka lagu maamulo xaalad dagdag ah mudo 3 bilood ah iyadoo la siyaadin karo haduu madaxwaynuhu dalbado isagoo Shariifku arintaas ku tilmaamay waxaan la aqbalikarin walow ay yartahay ahmiyada hadalka shariifka oo isagu masaafuris uga maqan wadankiisa. Seeraar qalay2005@hotmail.com Allmudug.org
  14. ^^^A week or so ago, he said the following Sheik Sharif says" the time for fighting is over and that all Somalis should cooperate to restore stability" NAIROBI, Kenya)Olol News — A top Somali politician with ties to leaders of Somalia's militant Muslim movement appealed for calm in his country Sunday and urged remnants of the routed Islamic militia to surrender and join a peace process to end 15 years of anarchy. Sheik Sharif Hassan Aden, speaker of Somalia's transitional parliament, told The Associated Press that the time for fighting is over and that all Somalis should cooperate to restore stability. He also dropped his opposition to having foreign peacekeepers in Somalia, calling on Somalis "to welcome, to hail, to respect, to accommodate them in a peaceful manner." Aden has been a strong critic of Somalia's U.N.-backed interim government and is closely linked to leaders of the militant Council of Islamic Courts, who have scattered into the countryside and promised a guerrilla war after being defeated on the battlefield last week. "To my Somali people, I would say to them to please be calm, remain peaceful," Aden said after meeting with U.S. diplomats in Nairobi. "I will call (the Islamic militants) to come for peace, I will call them to come to the table and persuade them ... to be part of the national reconciliation talks." Aden said he was sure one of the movement's two top leaders, Sheik Sharif Sheik Ahmed, would listen to his appeal. "What I know from him, he is a peaceful man and if I have an opportunity to reach him, I will convince him to join us, it is good for his people and good for the country," Aden said. Because of Aden's influence and past association with the Islamic militants, his support is considered key to any peace and reconciliation process. Somalia's government had struggled to survive since forming two years ago and was under attack by the Islamic militia when Ethiopia's military intervened Dec. 24 and turned the tide. But while government forces have now taken over most of southern Somalia, clan warlords have begun to reassert themselves and the leaders of the Islamic Courts remain in hiding. On Saturday, the interim government indefinitely postponed plans to forcibly disarm the Somali capital, Mogadishu, as hundreds of protesters declared they would not give up their guns. In Mogadishu, Somalia's capital, the prime minister has named a 10-member committee on national security and disarmament, Yusuf Mire Serare, a parliament member appointed to the panel, said Sunday. He said the group includes civic group members, clan elders and businessmen. Somalia's last effective central government fell in 1991, when clan-based warlords overthrew military dictator Mohamed Siad Barre and then turned on each other. Jendayi Frazer, the U.S. assistant secretary of state for Africa, has been shuttling around the region to build support for the government and to encourage nations to prove troops for an African Union peacekeeping force to stabilize Somalia. "Some people would like the United States to lead on this issue," Frazer said. "I would prefer that we lead from behind, and what I mean by that is pushing the Somali people first, pushing the sub-region next and then mobilizing the resources of the international community." Olol News Desk
  15. Sheriif Xassan oo haddana ,mar kale mawqif cusub ku qaatay Djibuuti Gudoomiyaha Barlamanka Somalia iyo 20 xildhibaan oo lafikir ahaa ayaa maanta laga masaafuriyay Wadanka Kenya iyagoo wadanka aduunka ugu awooda yar ee Djabuuti isu dhiibay,aydoo maanta baarlamaanku ansaxiyey in xaalad deg-deg ah lagu soo rogo. Gudoomiyaha Barlamanka iyo xildhibaano la fikir ahaa oo iyaamahan dambe noqday haad geed waayay ayaa laga masaafuriyay wadanka kenya kadib markii dhawaan la xir xiray qaarkood wadanka kenya ayaa si cad ugu sheegay Gudoomiyaha Barlamanka iyo xildhibaanada la socda oo 20 ah inay isaga baxaan wadanka kenya iyagoo maanta boorsooyinkooda ka qaatay halkaas una baqoolay. Gudoomiyaha iyo xubnaha la socda oo ay wajiyadooda ka muuqatay murugo siyaadaa ayaa ilaalo xoogan ay kahayeen ciidamada Police ka wakhtigii ay garoonka ka duulayeen iyadoo laga ilaalinayo inay ku kala dhexdhuuntaan Nairobi kadib markii sicad amar loogu siiyay Shariif xasan inuusan ku siinagaan karin Wadanka. Gudoomiyaha iyo xubnaha la socda ayaa si masaafuris ah ugu amba baxay wadanka Djabuuti iyadoo ay halkaas sii joogi doonaan mudo aan la cayimin,shariif xasan iyo xildhibaanada la socda ayaa noqday qolada ugu daran ee ay saamaysay jabkii ku dhacay maxkamadaha iyo taageerayaashoodii. Shariif xasan ayaa markuu ka dagay wadanka Djabouti wuxuu cambaareeyay kulan maanta ay yeesheen barlamanka somalia oo lagu ansixiyay in wadanka lagu maamulo xaalad dagdag ah mudo 3 bilood ah iyadoo la siyaadin karo haduu madaxwaynuhu dalbado isagoo Shariifku arintaas ku tilmaamay waxaan la aqbalikarin walow ay yartahay ahmiyada hadalka shariifka oo isagu masaafuris uga maqan wadankiisa. Olol News Desk
  16. U.N. to Somalia: New opportunity for state UNITED NATIONS, Jan. 4 (UPI) -- U.N. Secretary-General Ban Ki-moon believes a new opportunity may exist for the Transitional Federal Government in Somalia to establish its full authority. His spokeswoman, Michele Montas, said Thursday, "He urges the transitional authorities to reach out to other groups in the country, with the aim of fostering dialogue and engaging in an all-inclusive political process that can lead to stability, peace and reconciliation, as envisaged in the Transitional Federal Charter. "The secretary-general welcomes the stated intention of Ethiopia to withdraw its forces expeditiously, and calls on all states in the region to respect Somalia's sovereignty, unity, and territorial integrity," she added. Montas also said the secretary-general welcomed announcements by some African countries of their readiness to deploy peacekeepers to the protection and training mission decided upon by the Intergovernmental Authority on Development and the African Union. She said Ban hopes "this mission can be put in place as quickly as possible." "The secretary-general calls on all Somali parties and the international community to seize the current moment and do their utmost to end the heavy loss of life, displacement and suffering that have plagued the country," the spokeswoman said. "The United Nations will continue to do its part to support these efforts and to help Somalis build a country based on human rights and respect for the rule of law." Somalia's TFG had been mostly limited to the Baidoa area of Somalia where it was based, unable to establish itself in the traditional capital of Mogadishu, first because of war lords dominating the Horn of Africa country, then by the Union of Islamic Courts, which routed the war lords. Troops from neighboring Ethiopia, backing the TFG, in turn forced the UIC to flee.
  17. Muqdisho: Ciidamada Dowladda oo baaris ku sameeyay xaafado ka tirsan Muqdisho Sabti, January 13, 2007 Muqdisho(AllPuntland)- Ciidamada Dowladda KMG ah iyo kuwa Itoobiyaanka ayaa maanta howlgalo ay ku baarayaan xaafaddo ka tirsan Muqdisho ay ka fuliyeen iyagoo bartilmaameedsanayey guryo gaar ah oo laga shakiyay iyo goobo lagu tuhunsan yahay in ay ku jiraan hub iyo rasaas. Xaafadda Buulo Xuubey ee degmada Wada Jir oo ka mid meelaha maanta sida weyn loo baaray ayaa waxaa ay ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiyaanka ay kusoo qabqabteen rag Oromo ah oo afar ruux gaaraya kuwaasi oo ciidamada dowladda ay kala baxeen guryahooda, waxaana la sheegay in dadkaasi ay ahaayeen kuwo weligood deganaa Muqdisho. Sidoo kale ciidamada Dowladda ayaa baaris ay ka sameeyeen xaafadda Laf-Weyne ee degmada Yaaqshiid oo xalay qarax iyo rasaas lala beegsaday Hotelka ayey howlgal ka fuliyeen iyadoo aysan jirin cid ay la baxeen ciidamada Dowladda hase ahaatee waxaa ay ciidamada dowladda ay la wareegeen agagaarka Hotelka iyo Isgoyska Fagax oo ay degeen. Dhanka kale ciidamada Dowladda ayaa xalay howlgal ay ka fuliyeen xaafadda Arjantiin ee degmada Kaaraan waxay kusoo qabteen nin la sheegay inuu u dhashay dalka Lubnaan balse hooyadiisa ay tahay Somali kaasoo ka tirsanaa ciidamadii maxkamaddaha Islaamiga, waxaana ninkan lagu magacaabaa Qaalid isagoo in mudo ah ku noolaa dalka Soomaaliya. Sidoo kale howlgal burcad sifeyn ah ayaa waxaa ay ciidamada Dowladda ay ka fuliyeen agagaarka Galgalato ee duleedka degmada Kaaraan halkaasi oo kooxo burcad ah u tiilay Isbaaro ay lacagaha baada ugu qaadayeen gaadiidleyda, iyadoo ay tahay markii labaad oo burcaddan laga eryo halkaasi, waxayna ciidamada dowladda ay gacanta ku soo dhigeen qaar ka mid ah burcadaasi. Cali Sandheere AllPuntland, Muqdisho
  18. Shiekh and Xalane keep up the good work. Bambo, great remarks brother, we need to rise above our differences.
  19. ^^^Thats great. They should hold an inter Somali competition..