
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Ahmed Ismael Smatar praises the outcome of Garowe 2 meeting.....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Duke is happy that the good professor has realized the truth.. Today we both agree and I quote........... ......... “Shirkani wuxuu ahaa guul Waayo in dalka gudihiisa lagu shiro oo weliba lasoo saaro go’aamo baa waxay tahay arin aad u weyn oo aan marna la heli karin, Runtii Waxaan rabaa inaan hawada Salaan u mariyo Shacabka Soomaaliyeed weliba kuwa reer Puntland, Dadkaasu waa dad qaali ah oo la’aantood ma qabsoomeen shirarkaan iyo kuwo kale, Waa deegaanka kaliya ee xasiloon hadana si caafimaad qabta u raadinaya Soomaalinimo iyadoon madaxdeedu dan gaar ah raadinayn taasna maahan wax la heli karo” Ayuu yiri Prof.Samatar oo dhanka kalena sheegey in Bartamaha sanadkan isaga iyo aqoonyahano kale iyo Siyaasiyiin aad u badani ay u qorshaysantahay inay booqdaan deegaanada Puntland lana kulmaan bulshada iyo madaxda Puntlad. . -
Sunday, February 19, 2012 UNITED NATIONS (Xinhua) -- UN Secretary-General Ban ki- moon on Sunday hailed a political agreement reached on Friday by key Somali leaders as the joint effort"sets out clear steps for ending the transition and putting in place a constitutional orderin a new federal Somalia." A statement, issued here by Ban's spokesman, said, "The secretary-generalcongratulates the broad spectrum of Somali stakeholders who reached a crucialpolitical agreement on 17 February 2012 at the Garowe II Constitutional Conferenceheld in Garowe, 'Puntland'." "This agreement sets out clear steps for ending the transition and putting in place aconstitutional order in a new federal Somalia," the statement said. The agreement provides for a new, smaller parliament and an upper house of elders inorder to end the Horn of Africa country's two-decade political crisis. The deal came at ameeting in the semi-autonomous region of Puntland. "The secretary-general applauds the spirit of unity and commitment demonstrated bythe Roadmap signatories as well as representatives from the areas recently recoveredfrom Al-Shabaab who participated in the Garowe II Conference," the statement said. "He particularly welcomes the inclusion of a minimum of 30 percent women in theIndependent Electoral Commission, the Constituent Assembly and the new FederalParliament." Al-Shabab militants control large areas of central and south Somalia, and the self-declared independent state of Somaliland. Source: Xinhua
-
Ahmed Ismael Smatar praises the outcome of Garowe 2 meeting.....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
I wonder how his cheerleaders on this site are feeling today?...lol -
....................................................................................................................................................................................................................................................................................Maraykanka:”Shirkii Garoowe wuxuu ahaa Shir guul ah, Taasna waxaa sahashay Dadaalka Soomaali doonka ah ee ay Puntland wado, Waana ugu hambalyeynayaa Shacabka Halkaas degen”Prof. Axmed Ismaaciil Samatar. 19. februar 2012 APL Maraykanka:(Allpuntland)-Prof.Axmed Ismaaciil Samatar oo kamid ah Aqoonyahanada Soomaaliyeed ee waxka dhiga qaarkamid ah jaamacadaha dalka Maraykanka ayaa si kal iyo laab ah usoo dhaweeyey qaybtii labaad ee shirkii Tastuurka Qaranka Soomaaliya oo Labo cisho ka hor kusoo gabagaboobey magaalada Garoowe ee caasimada dawlada Puntland kaasoo uu sheegey inuu ahaa shir muhiim ah oo loo baahnaa islamarkaasna dhacay waqti muhiim ah, Isagoona codsaday in hirgelinta shirkaas loo wada istaago lagana wada shaqeeyo baraarujinta Ummada Soomaaliyeed si looga boxo xaalada adag ee uu dalku ku jiray mudada dheer. Aqoonyahanka Soomaaliyeed Wuxuu sheegey in shirkaas oo ay reer Puntland martigeliyeen uu si toos ah uga turjumaya himilada Soomaali doonka ah ee ku duugan maskaxda shacabka reer Puntland taasoo uu sheegey in ay tahay Soomaaliya meesha kaliya ee ay dawlad rasmi ah ka jirto islamarkaasna ay dadka Puntland dega kuweyntahay Soomaalinimo Jacaylka iyagoon wax dan gaar ah ku wadan Dadka kale balse un ka danqanaya mushkilada Soomaaliya ka jirta. “Shirkani wuxuu ahaa guul Waayo in dalka gudihiisa lagu shiro oo weliba lasoo saaro go’aamo baa waxay tahay arin aad u weyn oo aan marna la heli karin, Runtii Waxaan rabaa inaan hawada Salaan u mariyo Shacabka Soomaaliyeed weliba kuwa reer Puntland, Dadkaasu waa dad qaali ah oo la’aantood ma qabsoomeen shirarkaan iyo kuwo kale, Waa deegaanka kaliya ee xasiloon hadana si caafimaad qabta u raadinaya Soomaalinimo iyadoon madaxdeedu dan gaar ah raadinayn taasna maahan wax la heli karo”Ayuu yiri Prof.Samatar oo dhanka kalena sheegey in Bartamaha sanadkan isaga iyo aqoonyahano kale iyo Siyaasiyiin aad u badani ay u qorshaysantahay inay booqdaan deegaanada Puntland lana kulmaan bulshada iyo madaxda Puntlad. Xafiiska Wararka Allpuntland, Gaalkacyo.
-
The Hermet;791016 wrote: If you say so dukey: we both know Somaliland will never go back on Independence even if we have to wage another war into the very heart of your little village. hahaha so keep dreaming, it seems you and your people have perfected the art of day dreaming. It seems that you are again fooling yourself. I am not bothered right now. Since the Somalia meeting you are just a mere province..
-
The Hermet;791012 wrote: more delusion If it helps you sleep at night then think so but we both know Somaliland aint part of any process other then its own interests. But things are about to get alot more interesting as of 6-7 months. :cool: So says the person who was predicting, no who was claiming Somaliland would not join the London Somalia Conference...lol
-
Oodweyne if we are going into a trusteeship as you say, you are part of the 18 original regions and your leadership is now part of the process. Thus we are all heading in the same direction. Its just if you read the final communique it would be more clearer for you. The Republic of Somalia is back..
-
Bayaankii ka soo baxay Shirkii wadatashiga ee Garowe 2 Updated:- 1 hour ago| 5 Commnets Tweet Waxaa Horseed Media soo gaarey bayaankii “Communiqué” ka soo baxay shirkii Garowe 2 ee looga hadlaayey mustaqbalka Dawladda Soomaaliyeed bisha August kadib, waxaana bayaanku u qaybsan yahay dhawr qodob, waxaa ugu horeyn lagu qeexaya qaabka Federaal ee Soomaaliya qaadan doonto, Maqaamka Muqdisho, Dastuurka, Doorashada iyo qaabka Dawladdu noqon doonto, Xildhibaanada Baarlamaanka iyo aqalka Shuyuukhda, qoraalkan ayaa ku qoran af aan Soomaali, kaas oo ah English waxaadna uga bogan kartaa Linkiga hoose. Halkan Ka daalaco Horseed Media
-
Danjireyaal ka socda midowgya Yurub oo Garoowe soo gaarey (Sawiro)
General Duke replied to kingofkings's topic in Politics
xiinfaniin;790542 wrote: Mintid Farayare aka Macno Yare would not like this He would be having a heart attack more like... -
Madaxweyne Shiriif oo Garoowe soo gaarey (Sawiro)
General Duke replied to kingofkings's topic in Politics
Mr. President welcome to Garowe, again.. -
Ahh that classic Ali Khalif party routine. He sure knows how to work that SSC diaspora crowd. His act is simple but effective. Star with acting tough, drop some sub clan names into the hat, preferably your in-laws and then if the crowd reacts mention more sub-sub clan names, then mention how you are standing up to them.. Classic stuff..
-
Garoowe: Shirka wadatashiga Dastuurka oo maanta furmaya Updated:- 7 mins ago| 0 Commnets Magaala madaxda Puntland ee Garoowe waxaa ka socda diyaar garowgii ugu danbeeyey ee qabsoomidda shirka wadatashiga Dastuurka oo maanta furmaya. Inta badan wufuudii shirkaas ka qeyb geli lahayd ayaa magaalada Garoowe soo gaarey, waxaase jira qaar kamid ah ergooyinka oo weli la sugayo Dhinaca kale ammaanka magaalada Garoowe ayaa maanta si aad ah loo adkeeyey gaar ahaan agagaarka jaamacadda PSU oo hoolkeeda uu maanta shirku ka furmayo. Weriyaha Horseed Media ee Garoowe oo isagu xiligan ku sugan meel u dhow goobta uu shirku ka dhacayo oo aan khadka Telefoonka kula xiriinay ayaa kusoo waramaya in qaban qaabo xoog lihi ay socoto inkasta oo aan si rasmi ah loo shaacin wakhtiga uu shirku bilaabmi doono. Shirkan ayaa daba socda kii dhamaadkii sanadkii tegey isla xarunta Puntland ee Garoowe ka dhacay, waxaana ka qeyb gelaya ergooyinkii joogey kii hore oo kala metelaya DKG, Puntland, Gal-mudug, iyo Ahlu-Sunna. Qodobada ugu muhiimsan ee lagu gorfeynayo inta uu shirkani socdana waxaa kamid ah dib u eegista Dastuurka qabyada ah iyo meel marinta habka maamul ee ay ku shaqeyn doonto dowlada cusub ee marka marxaladda KMG ah laga baxo imaan doonta. Horseed Media waxay bahweynta ku taxan u balan qaadaysaa soo gudbinta sawirada iyo weliba khudbadaha ay mas’uuliyiinta kala duwani ka jeediyaan furitaanka shirka. Horseed Media
-
Shirka Garoowe oo furmaya iyo Ra’iisul wasaaraha oo ka hadlay Garoowe Sh. M. Network) Ra’iisul wasaaraha dowladda KMG Soomaaliya ayaa waxa uu ka warbixiyay qorshaha Shirka wadatashiga Soomaaliya ee saacadaha soo aadan ka furmamaya magaalada Garoowe. Shirkaani oo lagu wado in saacadaha soo aadan ee maanta laga furo magaalada Garoowe ayaa waxaa ka qeyb galaya dowladda KMG, Ahlu Sunna, Galumug, Puntland iyo beesha Caalamka. Amaanka magaalada uu Shirka ka dhacayo ee Garoowe ayaa si aad ah loo adkeeyay, waxaana halkaasi kusii qulqulaya ka qeybgalayaasha oo si wayn loogu soo dhawaynayo magaalada. Dhinaca kale isagoo Wariyaasha kula hadlayey Ra’iisul wasaaraha dowladda KMG Soomaaliya C/wali Max’ed Cali magaalada Garoowe oo shalay halkaasay gaaray ayaa waxa uu ka hadlay waxyaabaha diiradda lagu saarayo Shirka wadatashiga oo wajigiisa labaad uu ka fumayo magaalada Garoowe. C/wali ayaa sheegay in Shirkaasi looga hadlayo labo arimood oo ka mid ah Roadmap-ka kuwaasi oo kala ah sidii loo samayn lahaa dastuur dowladeeda sida dowladaha Caalamka iyo mid Federal ah si ay dowladda KMG Soomaaliya ay ugu gudubto dowlad rasmi ah dhibaatadana looga baxo. Ra’iisul wasaaraha dowladda KMG ayaa sidoo kale sheegay in magaalada Garoowe saacadaha soo aadan ay sidoo kale soo gaarayaan Wafuud ay ka mid yihiin Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha barlamanka, isagoo sheegay in Shirka uu soconayo 3 maalmood rajo wanaagsana uu ka qabo.
-
Somalia: Somali PM wants ‘Marshall Plan’ at London meet
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
This meeting in London will be very interesting. There is change in the air.One hopes it is positive insha Allah. As for the PM, he has outlined what the nation needs and his own view point, Its clear, concise and so far the only valid view point from the Somali's.