Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,121
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    81

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. xiinfaniin;556993 wrote: Waari mayside war hakaa haro Sit it out. Wait till Riyaale admin runs out of tricks. Don’t play into Riyaale admin’s deliberate provocations. Six months will come soon, before you even know it. Somaliland is a peaceful region. It’s not a democracy. It knows nothing about democratic processes . The ploy to utilize latest voter registration machines in Somaliland of all places was just a trick to introduce an error prone process in order to justify election postponement. War xiinow halka bal ku yara noqo
  2. Roobab Lagu Qabowsaday Oo Ka Curtay Deegaanadda Koonfureed Ee Gobolka Sool, Oo Ay Ka Jirtay Abaar Aad U Kululi. Qorriley (Ramaas) Apr. 16, 2011- Roobab lagu qabowsaday, ayaa la sheegay in ay galabta ka curteen deegaano ka tirsan koonfurta gobolka Sool oo ay ka jireen abaaro ba’an oo saameeyay dad iyo duunyaba,iyada oo dadku nool goobahaas ay ka cabeen xareeda roobabkii oo aanay dhadhamin muddo ku dhaw sannad. Roobab lagu qabowsaday, ayaa la sheegay in ay galabta ka curteen deegaano ka tirsan koonfurta gobolka Sool oo ay ka jireen abaaro ba’an oo saameeyay dad iyo duunyaba,iyada oo dadku nool goobahaas ay ka cabeen xareeda roobabkii oo aanay dhadhamin muddo ku dhaw sannad. Roobabka galabta hooray waxa ay ka curteen degmada Qorriley iyo dhul ballaadhan oo hoos yimaada oo ay dhawaan ku le’edeen xoolo tiro badan oo u dhintayn haraad ka dib markii ay baqdeen raxmaadkii gugu, waxaana ay dadku ku nool degmada Qorriley u sheegeen qalabka warbaahinta in ay deegaankaas ka da’een roobab wanaagsan oo lagu diirsaday oo ka soo jabiyay abaartii dabada dheeraatay. Gobolka Sool ayaa ka mid ah meelaha ay abaaruhu sida laxaadka leh u sameeyeen, isla markaana la soo calaamadiyay dad iyo xoolo u dhintay gaajo iyo haraad dartood, waxaana ay roobabka hada curtay ay hoos u dhigi doonaan dhibaatada ay sababtay abaarta jirta
  3. Part two road constructions xaafada Sh cali jawhar pictures <img src="http://lughaya.com/wp-content/uploads/2011/04/p1870574.JPG[/img http://lughaya.com/wp-content/uploads/2011/04/p1870575.JPG" alt="" />]
  4. Deadly Explosion killed Puntland’s Justice Official Hiiraan Online Staff Saturday, April 16, 2011 An explosion in the North of the city of Galkaayo on Saturday led to the death of the director of Puntland’s ministry of constitution, justice and religious affairs, Sheikh Ismail Haashi. Eye witnesses told Hiiraan Online. The explosion that is said to have rocked Israac neighbouhood of Galkaayo on Saturday also left two villagers severely injured. A land mine is reportedly said to have been planted on the way of the ministry official at a time when he was inside a vehicle. The mine blast which had exploded with a loud bang occurred in front of the former South-Central Mudug region headquarters of Galcom Telecommunication Company.Puntland officials who declined to comment about the blast said they are conducting a go-getting investigation saying they have detained several suspects whom they are now questioning over the matter. Local villagers told Hiraan Online that, the renowned religious leader was on Friday seen addressing a congregation at a Mosque in the North of Galkayo. During his mosque speech, Sheikh Haashi is reported to have talked about the increasing explosions in Puntland, saying the perpetrators are from the South of Somalia. The assassination of the ministry official in Galkayo which is ruled by both the administrations of Puntland and Galmudug is part of a worsening security that worried the local population living in the volatile Somali region of Mudug.
  5. lool@Malika qalinka hada loogu talo galay isaga Mu iska qaato muxu hareerah la eeg eegaya si tuug indhaha lugu hayo;) Maybe it was a gold pen u know expensive one
  6. Halka ka dawo http://www.bbc.co.uk/somali/cayaaraha/2011/04/110413_mo_farah1.shtml
  7. Qaybta 1-aad waraysiga MO Farah, Video Media PlayerKu daar media player kale Waraysi Video ah oo BBC ay la yeelatay MO Farah, ayuu kaga hadlayaa taariikhdiisa cayaaraha orodka iyo guud ahaan guulaha uu ka gaaray cayaaraha. Wuxuu kaloo MO Farah ka hadlayaa sida Soomaalidu mustaqbalka ugu leedahay cayaaraha fudud. Wuxuu sheegay in uu hadda waddo u diyaargarowga tartanka World Championship, balse sidoo kale uu ka fakarayo in uu ku dadaalo sidii uu natiijo wanaagsan uga keeni lahaa tartanka Olympic-ada adduunka ee sanadka soo socda 2012 lagu qabanayo dalka UK, magaaladan London. QEYBTA LABAAD Ku daar media player kale MO Farah, wuxuu horay ugu guulaystay tartamada orodka Europe ee indoors 5000m iyo 10000m oo sanadkii hore uu qaatay isku mar. Wuxuu sanadkan 2012 ku guulaystay tartanka half marathon-ka oo markii ugu horaysay uu waligiis ka qaygalay. Lama filaynin in uu tartanka qaadayo, iyadoo orodyahan caan ah ay ka qaybgalayeen, iyo iyadoo horay aan tartan noocan ah loogu baran in uu ka qaybgalo.
  8. Gah gah gah gah gah gah gah gah gah gah gah gah ma isagu madaxweyne bu qalin xaday ;);) What was he thinking no one will see him
  9. Faahfaahin ku Aadan Qaraxii Lala eegtay Shiikh Ismacil Xaashi Xuseen. on April 16th, 2011 Galkacyo(Puntlandi.com);- Alaha uraxmadee waxaa ku geeriyooday qaraxii maanta ka dhacay magalada Galkacyo Shiikh Ismaacil Xaashi Xuseen oo kamidahaa culimada ugu caansan Gobolka mudug kana mid ahaa masuuliyiinta wasaarada cadaalada iyo arimaha diinta Dawlada Puntland. Shiikha ayaa lala beegsaday qarax xoogan waxaana guud ahaan bur buray gaarigii uuwatay iyadoo islagoobta uu ku geeriyooday shiikh Ismaaciil waxaana dhawac uu ka soo gaaray qaraxa qof rayida oo la socday ala’ha uraxmadee shiikha. Waxaa argagax iyo walwal uu ku beeray qaraxa iyo geerida Shiikha guud ahaan bulshada Gobolka gaar ahaan culima’udiinka iyo ardadii uu soo aflixiyay. Dilkan ayaa kamidnoqonaya falalka amaandaro ee Gobolka kadhacaya iyo dadka bulshada ugu muhiimsan ee ugaarsiga gaarkaa lagu hayo. Puntlandi.com Galkacyo.
  10. War Deg Deg Ah.Qarax ka Dhacay Galkacyo. Oo Shiikh Ismaciil Xaaji Xuseen lagu diley Posted by Ali on April 16th, 2011 Galkacyo(Puntlandi.com);- Qaraxa ayaa lala beegsaday Shiikh Ismaaciil Xaashi Xuseen oo kamidahaa culima’udiinka Gobolka Mudug ahna agaasimaha awqaafta ee wasaarada arimaha diinta Dawlada Puntland. Qaraxa ayaa ka dhacay bartamaha magaalada waxaana uu ku siijeeday hoygiisa waxaana uu kabaxay misaajidka kadib salaadii duhur halkaa uu ka soojeediyay ducooyin alabariya. Shiikha ayaa isla goobta ku nafbaxey , Qaraxa yaa waxaa ku dhawacmey Macalin Muuse Nuur Halango iyo Siciid Muuse Calimaad oo iyana ka mid ah Culumada Magaalada sida aadka ah looga yaqaan, culumadaan ayaa wada saaraa halgaari, Waxaana lala damacsanaa in dhamaantood lagu laayo Qaraxa. Ilaa hada cida ka dambeysey Qarax la hayo, balse waxa aisla markiiba goobta hirqiyey ciidamada amaanka iyo Booliska magaalada.
  11. Dadkan Xildhibaano ka ah dawlada TFG Barlamanka ayey qalad ka fahmeen waxay ilaween Xildhibaanadu inay yihin Koox shacabka Somalia matala ama degmoyinka ama heer gobol shacabkay matalan. Eg golaha barlamaanku wa gole sharci dedjin , dadani waxay u haystan inay yihin umad la yidhi waxad tihin dadka so doorta madaxda TFG halkana calooshina ka buuxsada markay doorashadu so dhawato na wa inad si tababusheystan cidi lacagta idin sisa ayaad ugu riidaysan.
  12. Half of Mogadisho fled to Kenya and live there when Somalia had a government Mogadisho was around 2 Million No way they are 3 Million right now, Unless Reer Mogadisho siida digaaga ay u dhaleen the past two decades
  13. M/weyne- Ku -Xigeenka Ahna Ku Simaha M/weynaha JSL Md.Saylici Oo Maanta Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Wafti Balaadhan Oo Ka Socda Kooxda Labaad Ee La Dagaalanka Budh-Cad Badeeda Ee Heer Caalami.Posted in April 16th, 2011 by lug in NewsMadaxweyne- Ku -Xigeenka JSL, ahna Ku Simaha Madaxweynaha JSL, Mudane. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa Maanta ku qaabilay xarunta Madaxtooyada, Wafti balaadhan oo ka socda kooxda labaad ee la dagaalanka budh-cad badeeda ee heer caalami. Waftigan oo uu hogaaminayay Guddoomiyaha Kooxda labaad ee la dagaalanka budh cad-badeeda Caalamka Mr. Thomas Winkler iyo laba xubnood oo kala ah Anne Marie Agaasinka bariga Africa ee UNDOC iyo Shamus Mangun la taliyaha dhinaca xeer ilaalinta ee UNDOC. Socdaalka waftigan ayaa daba socday wafti hore u yimid dalka Somaliland oo uu hogaaminayay u qaabilsanaha qaramada midoobay ee la dagaalanka budh-cad badeeda caalamka oo dhan UNODC, YURY FEDOTOV oo dhamaadkii bishii saddexaad ee sanadkan 2011-ka socdaal ku yimid caasimada Somaliland ee hargaysa,isla markaana la kulmay madaxweynaha JSL, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud ( Siilaanyo), Waftigan ayaa ujeedadiisu tahay inay dhamaystiraan waxyaabihii hore qabyada uga ahaa kulankii waftigii hore ee uu hogaaminayay Mr. FEDOTOV oo ku saabsanaa dedaalka caalamku ugu jiro la dagaalanka budh-cad badeeda iyo qaab-dhismeedka loo fulinayo hawlaha la xidhiidha la dagaalanka budh-cad badeeda. Waftigan uu la kulmay Madaxweyne- Ku -Xigeenka JSL, Mudane (Saylici) waxaa ku wehelinayay wasiirka wasaaradda Caddaalada iyo Garsoorka Pro. Ismaaciil muumin Aar,Wasaiirka wasaaradda Kaluumaysiga iyo Khayraadka Bada Mudane Cabdilaahi Jaamac Cismaan (Geeljire) iyo Wasiirka Qorshaynta Qaranka Iyo Horumarinta Dr: Sacad Cali Shire,waxaanay Xukuamada iyo waftigani kawada hadleen doorka ay ku leedahay Somaliland hawlaha la xidhiidha ilaalinta badaha iyo wixii wax yeelaya Isu Socodka Dhanka badaha taas oo ay isku Af-garteen labada Dhinacba. Xukuumada iyo waftigu waxay ku heshiiyeen inay yeeshaan kulamo kale oo Ambaqaad ah oo deg-deg ah isla markaana jawaab cad ka bixinaya gocashooyinka Somaliland ee ku aadan doorka looga baahan yahay in ay ka qaadato waajibaadka ay bulshada caalamku ugu jirto la dagaalanka budh-cad badeeda. ALLAA MAHAD LEH
  14. Judge: Ex-Somali leader in US can be questioned under oath in suit alleging A judge ruled Friday that a former Somali prime minister who has been living quietly in the U.S. for the last 14 years can be questioned under oath By Associated Press, Friday, April , 5:49 PM ALEXANDRIA, Va. — A judge ruled Friday that a former Somali prime minister who has been living quietly in the U.S. for the last 14 years can be questioned under oath in a federal lawsuit alleging he oversaw war crimes and other abuses against his own people more than a quarter century ago. U.S. District Judge Leonie Brinkema denied a motion to dismiss the suit against Mohamed Ali Samantar, who was Somalia’s defense minister, and later prime minister, in the 1980s under the regime of dictator Siad Barre. The suit against Samantar, who now lives in Fairfax, was first filed in 2004, alleging that he oversaw abuses committed as part of the government’s campaign of repression against the ***** clan in the northern part of the country. The case has languished in the courts for nearly seven years. Brinkema dismissed the case in 2007, ruling that Samantar was entitled to immunity. But the U.S. Supreme Court reinstated the case. And earlier this year the State Department, in a rare move, recommended to the judge that Samantar should not receive immunity, in large part because there is no longer a recognized central government in Somalia that can request immunity on Samantar’s behalf. Following Brinkema’s ruling on Friday allowing the case to proceed, Samantar’s accusers will for the first time be able to question him in a deposition about alleged abuses, including killings and torture, against the ***** clan. “This is a great day for justice,” said Natasha Fain, a lawyer with the San Francisco-based Center for Justice and Accountability, which is representing the plaintiffs. “For all this time the defendant has been saying he shouldn’t even have to answer his accusers in court.” One of the plaintiffs, Aziz M. Deria of Bellevue, Wash., who alleges that his father and other family members were killed by forces under Samantar’s direction, flew across the country to attend Friday’s hearing. He has traveled to Somalia several times to document abuses that occurred there. “I really want this guy to answer our questions,” said Deria, who acknowledged that efforts to hold Samantar accountable for his actions are not universally well received among the Somali community. “Back home, authority figures are considered above the law.” Joseph Peter Drennan, Samantar’s lawyer, argued Friday that the case should be tossed out for several reasons, including an expiration of the statute of limitations. He also said the courts should not wade into what he argues is essentially a political dispute. Samantar has denied any wrongdoing and did not attend Friday’s hearing, though many of his family members did.
  15. Alshabaab made it clear and said if Amisom Leaves we are willing to talk to the rest of the Somali people.There should be a change of policy from the organisers of the reconciliation conference and they should do everthing to get them to the reconciliation table . I mean think about it Alshabaab is about 5000 Men strong Puntland also has an army And Galmudug and the TFG Somali Soldiers add it all together and you have a new National Army.
  16. The Zack;712299 wrote: Let's just accept the fact that Somalis are not yet ready for rebuilding their nation. It is obvious that we are still clan/state minded. Somali can't trust eachother. I am not sure what another mere meeting is going to do specially when the real stake holders, shabaab, won't show up. ishaaad ka tuurtay
  17. Liqaye;712331 wrote: Sayidka was father of qabyalaad and power hunger more useful as scrap metal than anything else ;)
  18. Godane represents only Al shabaab one of the largest Islamic Militant Groups in africa This has nothing to do with me or my subclan but more with you, you are angry with the Amiir because he ousted your biggest idol From Mogadisho (Inkaarqabihi mudug) along with his Ethiopians that's why you hate him so much i can understand that and it hurts a man from hargeysa removes you and your uncle with his Army And humiliates your leader and makes him even flee his own Clan state he is not even safe in galkacyo . Godane comes from a great clan the clan that Hosted the first Somaliland peace reconciliation conference in Baligudubdle the Capital City of Somaliland Baligubudle From 1988 till 1991 they are known for their bravery.So don't be Clan minded Duke i do not Support Godane nor am i his subclan try again.
  19. Xiin labada axmed Amiirka big stake holder ah wax idin tari kara, Mujahid Siilanyo waxba idinku ma so kordhin karo tallo wu idin siin kara kaalin ,, Laakin Qaran dhan bu ka masuul yahay hada Ta jaarkisa inu mawqifkisa ka dhibto mooyane wax u ku so kordhin kara oo buurani ma jirto But Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland waan gaadhsin doona casumada , Walaalkeen Ismacil Cumar geele na ma casumaysin Ileen Waa Soomali eh?
  20. Again Amiir Godane is one man and he represent Alshabab he does not represent his subclan or clan or those who are obsessed with clan The only Enemy Faisal cali Xuseyn cilmi has is your Clan enclave and not His Cousins and he made that very clear many times i don't need to remind you. if we have to Follow Dukes Logic i called Today Prime Minister Farmaajo Prime Minister so that makes Xaaji Xunjuf Farmaajos Subclan Pirate Logic.
  21. General Duke;712262 wrote: ^^^No worries adeer, I have known for a while why you support Godane with such devotion, and why he wears a dress hiding in the shadows. Its all the effects of history on his person. Also your fear of Faisal Ali warrebe was always clear from the outset. So yes adeer, no worries continue the search for the genetic map of your clan, and how they differ from the rest of Somali's. Lool where do you get that i support Godane Just because i call him Amiir which is the title he carries for the Alshabaab organization But if i had had to choose between Amiir Godane and Warlord cabdilahi Yusuf i would choose Amiir Godane . But that doesn't make Him my clan cousin try again dukey. I don't Follow individuals blindly like you just because of their clan.
  22. Somalina 35% discount awoow 40% ka dhig dee ana marka waan kugu casumi My Berbeera sacaadin islands and even the holy city mait