Kaamila iyo Soual Lady,
MahamedJ waa sidu sheegay. Hadaad gabayga leedihiin soo mariya laakiin beenta ka daaya gabayada soomaali.
Soul_Lady waxay soo marisay gabaygii u mariyay oday Ogaadeen ah oo la odhan jiray hebel Aw Bare oo noolaa qarnigii 1800 lana odhan jiray gabaygiisa Guur Aan Ka La'aado.
Gabadha kamila waxay ayaduna soo marisay gabaygii Salaan Carrabay ee ahaa Tolaw Colka Jooja oo ka u mariyay mar laba qolo kala hayay isagoo faras ka taagan, gabaygaasna faraska dushiisa ka mariyay.
This my first time posting in this sight Somaliaonline with its politically correct tune, i have been here 200 times and never posted , but i hate when pepole try to steal historical talents.