Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,388
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. They are brainwashing young kids to hate other Somali communities while screaming "Ethiopia wa walaalaheen"
  2. UAE asks Turkey to respect Arab states’ sovereignty Saturday 10 March 2018 DUBAI: A senior United Arab Emirates official said on Saturday Turkey's policy towards Arab states was not reasonable and advised it to respect their sovereignty. Relations between the two countries have been strained by Ankara’s support for Qatar after Saudi Arabia, the UAE, Bahrain and Egypt imposed sanctions on Doha last year over its alleged support for extremist groups. "It is no secret that Arab-Turkish relations aren't in their best state," UAE Minister of State for Foreign Affairs Anwar Gargash tweeted. "In order to return to balance, Ankara has to respect Arab sovereignty and deal with its neighbors with wisdom and rationality," he said. The UAE sees itself as a bulwark against extremist groups like the Muslim Brotherhood. Abu Dhabi has long been uneasy with Turkish President Recep Tayyip Erdogan's ruling AK party and its support for such groups. The two countries were drawn into a quarrel in December over a retweet by the Emirati foreign minister that Erdogan called an insult. UAE Foreign Minister Sheikh Abdullah bin Zayed shared a tweet at the time that accused Turkish troops of looting the holy city of Medina a century ago, prompting Erdogan to lash out saying that the minister had been spoiled by oil money. Turkey then renamed the street in Ankara where the UAE Embassy is located after the Ottoman military commander who Sheikh Abdullah had appeared to criticize. http://www.arabnews.com/node/1263171/middle-east
  3. It is good that Djibouti is starting to realize Jeegaanta businessmen are parasites that live among them.Kick them out if they work against the interests of Djibouti (just as in the case of booty shaking for DP World that insulted both Djibouti and Somalia.
  4. Those businessmen who use Djibouti passports such as Ina Aw Siciid but are Jeeganlanders created many problems in Somaliland. It was well overdue anyway.
  5. Xildhibaanada Aqalka Sare Somalia Ayaa Isku Raacay In Dalka Laga Mamnuuco Shirkadda Dp World
  6. They should strip millions of haram wealth from Ina Aw Siciid and other Jeegaan businessmen. Djibouti is on the right path.
  7. Dawladda Jabuuti Oo Xayiraad Kusoo Rogtay Dadka Reer Somaliland Ee Ay Hore U Siisay Baasaaboorka Dalkeeda +[ Akhriso ] March 15, 2018 Jabouti (Salaanmedia.com)_Xoghayaha Xisbiga ugu weyn mucaaridka dalka Jabuuti ee MRD, Mud Jaamac Xuseen Rooble ayaa ka hadlay arrimo ay kamid yihiin dekeda Jabuuti ee laga wareejiyay shirkadda laga leeyahay waddanka Dubia ee DP World. Mr. Jaamac Xuseen Rooble oo khadka telefoonka ugu waramay telefiishenka Bulsho Tv ugu horeyn waxa uu jawaab ka bixiyey xalaalnimada heshiiska dekedda Jabuuti iyo DP World, waxaanu yidhi; “Arrinta DP World, kolay sidaad ka war haysaanba, kolkii qorshahan (heshiiskii Jabuuti iyo shirkadda DP world) la saxeexanay, wax baarlamaan la mariyey ma jirin, wax bulshada reer Jabuuti la ogeysiiyayna ma jirin. Laban nin oo kala ahaa Cabdiraxmaan Boorre iyo madaxweyne Geelle uun baa ogaa oo saxeexay, ee annagu ka mucaarid ahaan wax aanu wax ka ogeyn ma jirto, oo sharcigii dhamaa ee dalkaba lama ogaysiin. Sida immika la sheegayo ee aad aragtaan, markii laysdiiday ee labadaasi nin arrin siyaasaddeed isku diideen, uun la leeyahay waan khaldannay oo waliba khaladkii cid kale la saarayo, ninkii sameeyay uu leeyahay sidaas, Kuwa waxan sameeyay ayaa wali dalkii jooga oo xukumaya. Waxa kaloo jirta inaanay ogeyn xataa lacagta lagu heshiiyay, iyadoo muddada heshiiskaasi la saxeexay yahay konton sano, baarlamaankana yaan lohor keenin baabay yidhaahdeen, boodhkii hore ee jabuutina hala baabiiyo ayay yidhaahdeen. Waxaas oo dhami waxay ahaayeen wax nimankasi samaysteen ee wax ummadda reer Jabuuti leedahay oo cashuur la qaadayo maba ahayn. Wax qarsoodi lagu saxeexday ayay ahayd, wixii ka dhashayna waydiinkaa arkaya. Ayuu yidhi Xoghayaha xisbiga mucaaridka ugu weyn ee dalkaasi Jaamac Xuseen Rooble oo khadka telefoonka ugu waramay telefiishenka Bulsho Tv Mar xoghayaha la weydiiyey su’aal u dhignayd: Yaa Lagu Wareejiyay, Shirkad Noocee Ah, Muddo Intee Le’eg Ayay Haynaysaa Dekedda Jabuuti?, waxaa uu ku jawaabay “maamulka dekedda Jabuuti ee shirkadda DP World laga qaaday, sida lagu sheegay digreeto madaxweyne Geelle soo saaray waxa lagu wareejiyay hay’adda waddani ah oo dalku leeyahay oo dawladdu leedahay baan ku wareejiyay buu yidhi, muddo lix bilood ah. Taas oo aannu ognahay inay tahay hay’addii kamidka ahaa kuwa dalku leeyay. Waxaan kaloonu ognahay in DP World ay dacwad dhigatay Maxkamadda London ku taalla, maxkamaddaas oo ah tii kala saaraysay heshiishka sida ku qoran, haddii wax laysku qabto lagu kala bixi lahaa, dee dacwadeeda wixii kasoo baxa waanu sugaynaa, hay’adda lagu wareejiyay waa hay’add dawli ah oo Jabuuti ah, inay bal ka wanaagsanaato shaqadii iyo inay wax ka dhacaan, waa loo wada joogi. Waxa koloo jirta iyana dekedda Shiinuhu dhisay, oo iyaduna loo saxeexay wakhti dheer, haddii laysku qabsado, iyadana hadday wax ka yimaadaan, maxkamadda London uun baa la tegayaa. Dhammaan waxaas maalgalin ee lala saxeexday dawladda Shiinaha mida waddada tareenka oo iyadu Addis ababa laysla tegi doono, maahane inta kale taas London uun baa laysla tegayaa. Waxa kale oo uu ka hadlay warar sheegaya in dawladda Jabuuti ay baasaboorrada kala laabanayso dadka reer Somaliland iyo kuwa Soomaalida kale ah ee qaatay baasaboorrada sadexda sano ee dalkaasi. Waxaana mar arrintaasi wax laga weydiiyey uu yidhi “Waan maqlay arrinkaasi baasaboorrada ee laga soo laabay ee waraaqaha loo diray safaaradahii adduunyada, oo la leeyahay ma soconayaan baasaboorradii aanu siinay dadka Soomaaliya iyo kuwa Somaliland labadaba. Kolkaas waxa masuul ka ah kolay sidaan qabo dawladda jabuuti iyo ragga madaxda ah ee ka tirsan, oo kolay kuwan la siiyay Soomaalidu waa dadkeenii, waxa jira kuwa kale oo badan oo la bixiyey, balse waxaannu ka ognahay ma jirto, waxase igu maqaalo ah, qolada Somaliland in waxa la siiyay baasabooro Dubia ah. Kolay annagu shaqo kuma lihin oo qolyooyinkaa socdaalka iyo laamaha dawladda ayaa ku shaqo leh arrintaasi.” http://salaanmedia.com/?p=193193 http://salaanmedia.com/?p=193193
  8. Oodweyne the reality is this project is not in the interest of the west Burco community sure we were the early founders but it got hijacked. No matter how much you sugarcoat it west Burco youth will not fight futile wars with Mogadishu.
  9. Oodweyne you are delusional. Burco is my city I was born there and know everything about it (was there in 2015 and 2016) but that is beside the point. Togdheer and Sanaag doesn't get aid funds because it is stolen by the politicians in Hargeisa. So if you are going to blame anyone for lack of development it is closer to home not 1000 km away.
  10. Hence why I said no one from those areas will take him serious but laugh at the call. It might work in Gabiley though or other areas. There is no beef between the Mogadishu community and west Burco community.
  11. I say Jeegaan youth are welcome to die for futile wars with Mogadishu but west Burco/south Hargeisa/Sanaag youth know better and won't listen to that nonsense. Dhalinyarada Somaliland dagaal ha u diyaar garoobaan oo tuute ha soo xidhaan "wasiirka arimaha gudaha Jeegaanland
  12. Yep the same ones that tried to sabotage the parliament passing the DP World ban.
  13. Since when did political opportunists became genuine unionists? this guy (Mustafe Qodax) was part of Somaliland political parties just a year or 2 ago. Any sane Somali person knows giving 19% of Berbera port to Ethiopia for free is wrong.
  14. Indeed. In Puntland the wealth is distributed more evenly among civilians while in Somaliland it is only concentrated in the hands of few businessmen who are given monopoly that is why poverty rates are higher in Somaliland as the world bank published. Puntland and the south in comparison has a more of a free market.
  15. DAAWO: Af-hayeenkii Xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Hadlay Eedaymo Ugu Yimid Shirkadda TELESOM Iyo Xukuumadda Muuse Biixi Oo Ka Gaabsatay. http://salaanmedia.com/?p=193098
  16. Mid ka mida Mulkiilayaasha Telesom oo soo bandhigay Hagardaamooyinka & Carqaladaha Ganacsi ee Xukumadaha Siilanyo & Kornayl Muuse Biixi geyaysiiyeen https://qarannews.com/shirkada-telesom-oo-sida-fiinta-uga-qaylisay-xukumadda-kulmiye-sheegtayna-in-si-gaar-ah-loo-eryanaayo/
  17. Suldaan Cune oo ka hadlay Weerarka Xukumada Kornayl Muuse Biixi ku qaaday Telesom & Zaadka & Arimo kale oo xasaasiya
  18. Suldaanka now you sound like Oodweyne. When faced with the reality hit your head against the wall.