
Somalina
Nomads-
Content Count
7,672 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Somalina
-
The American is released. http://www.jowhar.com/?p=12082
-
Wafdi oo uu hogaaminayay wasiirka qorsheynta Qaranka iyo xiriirka caalamiga ah ayaa maanta u ambabaxay magaalada B/weyne ee xarunta Gobolka Hiiraan. Wafdigani oo uu hogaaminayay wasiirka Qorsheeynta Qaranka iyo xiriirka caalamiga ah ayaa waxa uu u jeedada socdaalkodu yahay sidii ay maamul cusub ugu sameyn la hayeen magaalada B/weyne ee xarunta Gobolka Hiiraan. Wasiirka ayaa waxaa socdaalkiisa ku wehliya wasiiro ka tirsan xukuumadda qaar ka mid ah mudanayaasha baarlamanka Soomaaliya iyo xubno kale. Mudane C/laahi Goodax Barre wasiirka wasaaradda qorsheynta Qaranka iyo xiriirka caalimaga ah oo intii uusan ka duulin garoonka la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in u jeedada safarkoodu yahay sidii maamul cusub loogu sameeyn lahaa Gobolkaasi oo dhowaan laga xoreeyay kooxda shabaab. Sidoo kale wasiirka waxa ugu baaqay dadka ku nool G/Hiiraan in ay ilaaliyaan amaanka magaaladasi si ay ugu soo dhuumanin kooxaha nabadiidka ah. Safarka mas’uuliyiinta ka tirsan xukuumadda ayaa noqonaya kiilabaad oo ay ku tagaan magaalada B/weyne mas’uuliyiin ka tirsan dowladda tan iyo markii laga xoreeyay magaaladaasi maleeshiyada kooxda shabaab. RM
-
Somalia;769447 wrote: These people plant and deliver our vegetables and fruits. They must be respected. Jan 2, 2011 Cusmaano is just trolling as usual.
-
Sensei;777984 wrote: Nice!! just looked up the place; seems like the name was modified/changed from an old name, appropriately so. Wont say the older name. Horumar wacan! @CeelDoofaar.
-
Assagaa wada ayaga dhan. Wafdigaani oo uu hogaaminayo Wasiirka qorsheynta iyo xiriirka Caalamiga ah ee dowladda KMG Somaaliya C/laahi Goodax Barre
-
-
Muqdisho: (Sh. M. Network) Wafdi isug ujira Wasiiro, Xildhibaano iyo Saraakiil ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya ayaa u duulay Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan. Wafdigaani oo uu hogaaminayo Wasiirka qorsheyn iyo xiriirka Caalamiga ah ee dowladda KMG Somaaliya C/laahi Goodax Barre ayaa goor dhow waxa ay ka ambabaxeen garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho, iyagoo kusii jeeda Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan. Wasiirka Iskaashiga iyo Xiriirka Caalamiga ah oo la hadlay Idaacadda Shabelle inta uusan ka duulan garoonka diyaaradaha ayaa waxa uu sheegay in qorshaha uu yahay sidii ay la tashiyo ula sameyn lahaayeen waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada si goblkaasi loogu sameeyo Maamul loo dhan yaha. C/laahi Goodaxa Barre ayaa waxa uu intaasi ku daray inay rajaynayaan in wada hadaladaasi lagu guulaysto Maamulna looga dhawaqo Magaalada Baladweyne, oo maalmihii u dambeeyay uu ka taagnaa jahwareer ku saleysan dhinaca Maamul u sameynta ah ah.
-
http://www.jowhar.com/?p=12073
-
Message from the haters brought by your adopted cousin. Wear it proudly!
-
burahadeer;777902 wrote: my God.....thnx abaayo I'm sure it be rebuilt within 5yrs. are these turks. Waxbo ma ahan sar dumtey, nabada ayaa ka muhiimsan. Yes, the Turkish Docs.
-
burahadeer;777892 wrote: abaayo somalina...how much % you think destroyed in Xamar.Certainly see beautiful buildings. I couldn't say, but If I were to guess it would probably be between 60-65%.
-
Title-ka iyo shabakada qoraalka ku qoran isma laha. Midnaa waa Mudaharaadyo rabshado wata, kadib markii ay Kooxo la soo abaabulay ay isku soo baxeen banaan-bax ay ku taageerayaan Go’aanada Shirka Taleex, hase yeeshee waxa la sheegay in Ciiddamada Boolisku ay ka hortageen, isla markaana uu dhex maray isku dhacyo keenay Dhimasho iyo Dhaacba. Kan kalena waa Waxa la sheegay in magaalada Laascaanood uu ka dhacay Banaan-bax balaadhan oo ay Dadka reer Laascaanood ku muujinayeen sida ay uga xun yihiin Go’aanada shirka Taleex, waxaanay ku dhawaaqayeen hal ku dhigyo ay ku muujinayaan sida ay Qarrannimada Somaliland muqadas u tahay, iyadoo sida la sheegayo ilaa hadda ay magaaladaasi qasan tahay. AUN intii dhimatey.
-
Adiga maxaa soo dhejisaa? Amiinnuur beentooda miyaad u maleysey warka xaqiiqda? Maad na tustid meelaha ay AS haystaan sida loogu noolyahay, waxqabadka AS, horumarka ay gaarsiiyeen degaada ay maamulaan? Hebel ayaa la gowracey iyo lugaa laga gooyee leed haysaa, marka don't hate yaah! Heeso jecayl ma dhagaysto, eryaay eryaay camal ayaan ka helaa.
-
Marba magac maa iigu yeeree? Nadiif sidey u tahay waa aragte meesha nooh! Maamulka Gobolkaa mahad leh!