Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalina

  1. Goboloda ay ka taliyaan soomaha kuwa laga soo ordaayo? Dagaal beenaadka la alifanaayo wax halugu qaato. Waa hore ayaan sheegey eeyahan meesha u danbeysaa; sida Barwaji camal, yacni ayagoo filaneynin in BOOOOOOOM ku dhacdo, waxay dadku muslimiinta u wadeen ay dhadhamiyaan ogaadaana in ay tahay appetizer keliya, oo main course weli sugeyso. Sheikh Ahmed inkaartiisa haku dhacdo kuwan ummada halaagey.
  2. Dab damiska Gobolka Banaadir
  3. Mikrofoon uunbey hortaagan yihiin marwalba, aqoonyahanada Soomaliya wax u soo baratey waa kuwa jaamacadaha iyo isbitaalada meel walba ka furey, ayagoon thank you xataa sugeynin. Kuwan lacag waxay ku qaataan in Soomaalida aflagaadeeyaan on tv. Haddey run sheegaayaan mey la shiraan madaxda dalka oo ay ka shaqeeyaan midnimada dadkooda, nah why bother, face time on tv sure alters the bruised ego much more. Waqti in lagu dhumiye ma istaahilaan. Ciao
  4. Maxamed Khaatumo Ilaahay ha ka dhigo kii dalkiisa iyo diintiisa iyo dadkiisaba anfaca. aamiin.
  5. Ragnimo baa wadan lagu dhisaa, YT heeso ayaa laga soo daayaa.
  6. Mr. Abtigiis, Hadal uun bey daldalaayeen all these years, hadal dal laguma dhiso. 'Anigaa xariif ah' ayuu meel walba la taagan yahay, well, waxaad hayso soo daa baa la yiri, markaasey Hiil Qaran Hotelo dibada ku soo dhiseen, ayagoon xataa aan wadankii tegin oo dersin xaalada sida ay tahay, ayagoo aan shacabka waraysanin. Soomaalida kuwan in ay meel gaarsiin karaa ilama aha, bahashu meel bey iska geli la'dahay. Xisbigan iney dibada ka maamulaan ayey danta ku jirtaa miyaa? xaggee lagu arkey sheekadan oo kale? Cilmigiisa iyo aqoontiisa hala wadaago jaamacadaha dalka ka dhisan, curriculum wax haka qoro. Siyaasad hadduu doonaayana wadankuu joogo jago haka raadsado, taa baa la qaatey. Ninkan JB haddaad hadalkiisa aamineysana maxaad u aamini weydey markuu ku yiri "dal beynu nahay, calankaygana waa ciraaqigan"? lol..bal dib isugu noqo. Haddaad waxqabadkiisa wadanka soo bandhigi karto, waan ku dhagetsanaayaa. Odeyga inaan moron ugu yeero waa qalad, taasna waan qaatey. Odeygan Carabkana dagaal buu rabaa, heshiisna waa nahay buu leeyahay. wax waalan!
  7. Jacaylbaro;778414 wrote: You look good Somalina ...
  8. Waxaad ka hadleyso ma aqaan Mr. Abtigiis. Wuxuu yaqaanana ka badan ayaan aqoon u lahaan doonaa markaan da'diisa gaaro ma garatey. Odey iska nacamleeya warkiisa ma dhagaysto, haddaad adigu caabudidna, waa howl kuu taala, fikirkeyga xaq baan u leeyahay, permission na kaagama baahni. Mahadsanid.
  9. Sahafi by K4, that's where you will see familiar faces.
  10. I will send a car for you IA.
  11. Somalina

    Manly Man

    So are you bald now?
  12. Private home in Ex-kontorool/Huriwaa
  13. Macallinka;778150 wrote: ^ Ooutch! He can change his thoughts I guess .....now asagoo leh Somalina ku comer amuu qoray qybtaan? Allahu Aclam! Waa shaqsi iska dhibaateysan, Ilaahay ha u gargaaro. Aamiin.