Akash

Nomads
  • Content Count

    272
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Akash


  1. Maxaan Dhabo Dumar Kaskood dhagaystey Calaacal beena dhoo-dhoobi ogaa kaskood... Maxay tidhi Amaanta kama Helo.. caramel_kisses Miyaanad Ogayn iney Dumarku Aduunka ugu Jecel yihiin Amaanta...Alla yaa Faleepo Jacayl kugu taaga oo Kula jar bara Jacaylka.. Amaan Aan La Koobi Karina kow Kaaga Bilaaba oo kun Kuugu geeya...lol

    Moti Adna Mid Yar aan ku idhaah dee Sxb.. Waxa Weeyaan Dumarka feedh Qaloocan ayaa Laga Abuurey.. marka hadii ay Ku dhahaan Kir iyo Waar Naga Baydh.. Shido Malah Barafka Saar... La iskuma Waalo.. Banoonida u Daji.. Inaka Ayeey ina Sugayaane.... smile.gif


  2. Horaa Loo Yidhi Dumarku Waa Caruur Raad Weyn..lol.. Ani Hadda ma samayn Lakiin Waa Mah-Maah Soo jireen Hore u Sheegey..

    Mid Kalaa Waxa ay tidhaahdaa.. Raggu Baladka uu Maro Basihii Ka Sheekee Dumarkuna Badhaadhaha.. Markaaz halkaas Waxa inooga Cad iney Dumarku Ay jecel Yihiin.. Dhal-Dhalaalka & Quruxda.. Lakiin Ma oga iney waxaas oo dhani Dhamadaan...Alla Yaa u Sheega.:)


  3. Gediid..

     

    I have been in Northern Area for tablique for the last 8 months but that place still is open, with a new faces around.. many Ekzo Piez are around sxb. smile.gif


  4. Che-Guevara

    they cant afford continue stockpiling arms becouse in some part of this world people cant get a clean water while the Vajayipayee and Musharaf are Spending a lot of money for arms.

    hey i think you know the value of the Nawaz in here.. lol, they will not pay the next month.. the reason is unknow.


  5. Salaam, all

    Sure its good to remember sometimes the old days but we have to stop this fantastic language becouse some of our fellaz wont understand it.. hey SCORPION_SISTA i can see you know urdu well then i do..

    smile.gif


  6. Geedid..

    things are not the same as you knew it bro ;) ... if they stand all indians on Wagah border.. they meet a lot of jihadiz..i agree with you they will not use the Nuke at this moment..but there is a great feeling about this issue becouse as we know the core issue is Kashmir.

    Malaika.. Lahore is Fine..but nowadayz i`m in Isloo for renewing the card. lol..did you remember the Nawaz..i think u tested a lot,,lol


  7. Geedid..

    things are not the same as you knew it bro ;) ... if they stand all indians on Wagah border.. they meet a lot of jihadiz..i agree with you they will not use the Nuke at this moment..but there is a great feeling about this issue becouse as we know the core issue is Kashmir.

    Malaika.. Lahore is Fine..but nowadayz i`m in Isloo for renewing the card. lol..did you remember the Nawaz..i think u tested a lot,,lol


  8. Malaika, Che-Guevara, Gediid,

     

    asslam o alaekum, aor aap loogon ka kia hall hay?

    Oh Malaika,

     

    main aisa larka nahi hoon mujhay aik somali larki chahye punjab ki larki ko bhi samajh loon ga agar tum ho to chalay ga you must welcome,

    aor mery bary main koi aisy waisy raye qayem karny ka kissi ko bhi haq nahi hay .

    Malaika, macaan maxaad iigu diiday mid somaliyad ah oo weliba Zero meter ah, lol.. ileen waxaan ahay nin pakiztan ku joogee.lol

    :confused:


  9. Gadiid..

     

    gulbarg ,market bohat acha hay sab kuch sahee hay tumudher kia kartay hoo.maira khiyal hay tum udher ponddi karta hay main abhee islamabad vocation hay main waqpis a raha hoon lahore.orr tumhari gorri girl friend ka kia haal hay.wahan somali larkiyan hain ya nahee,,aik somali larki parcel karoo.mujhay pata hay tumharay paas somali larkiyan bohat hain. Saxb.. hal percel ah ii soo dir.. mid aan ahayn single mum lol.. i need a zero meterwala..lol...

     

    Warka soo cadee..sxb ;)


  10. well, there is many things that makes your husband to get second wife or third. this is not a something that you can control. its a natural macaan wether you like it or not,