Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liibaan

  1. Great article SOO MAAL thanks Aad baad ugu mahadsantahay ICG is another colonial tool All they want for Somali peninsula is to go back to the dark colonial era Whats the benefit for Somali people to re-establish the irrelevent old colonial border? whats the benefit gor Germans to re-build the Berlin Wall? BIG NO The new Garaad who succeeds his late uncle, Garaad Abdul Ghani as the 19th Garaad, vowed to bring the traditional leaders of Somalia together and promote peace, stability and unity in Somalia. Garaad Jaamac, acheived so much in six months waa uu ku mahadsanhay Illahay na haa la qabtu If The ICG finds it convenient for "Somaliland" to withdraw from the act of Union in 1960, why does it find it difficult to appreciate the fact that the pro-unity regions can also re-affirm their commitment to the same Union? Ma layaabtay, isticmaar maxaad ka feli? You see that irony and doublestand The biggest hypocrisy EVER the Garaad in this area never signed any agreements with the British. [/b] This was clearly highlighted in an article recently published by the honorable Jama Mohammad Ghalib ironically on the same day the Garaad was crowned. Very important point Dhegaweyne a member of the SNM movement that forced Somaliland elders to declare secession from the Somali Republic. In a recent interview with Jamhuuriya, he declared that these territories can no longer be returned to the influence of Somaliland by force and a dialogue should be initiated with their leaders. waa cadaaday in dagaal waxba lagu qaadeen, danta ayaa u run sheegasa 16 sano la marayaa ictiraaf lama hayo
  2. Originally posted by duuliye: Reminds me the Buuhoodle fiasco... Duuliye, Walle anagaa wax aragnay Bal maxaa Buuhoodle keenay Buuhoodle is a peaceful town, war bal magaaladeeda Buuhoodle ii daa markaad soo qaatay Buuhoodle baan iska gartay inay sheekadaadu qabiil uun tahay markaa adu meesha aad rabtid la aad Mohadisho iyo malitia da maxaakimtan aad dadka ka xigsanaso
  3. Booliiska Hargaysa oo xabsiga dhigay Faysal Sh.ismaaciil oo ay walaalo yihiin Sh. Maxamed ismaaciil Warkii 06-Oct-2006 iyo Qormadii: C/qaadir gaabuush Wararka ka imaanaya magaalada hargaysa ayaa sheegaya in xalay fiidkii ay ciidamada booliiska hargaysa xabsiga dhigeen wiil ay walaala ahaayeen wadaadka u xidhan ee Sh. Maxamed ismaaciil wiilkaas oo lagu magacaabo Faysal sheek Ismaaciil .. Ilaa hada lama oga sababta ay ciidamada booliisku u xidheen wiilkan dhalinyarada ah , balse warar ay shabakada afnugaal si hoose ku heshay ayaa sheegaya in loo xidhay faysal Sh. Ismaaciil , ka dib markii ay ku tuhmeen ciidamada Somaliland inuu wado falal uu ku doonayo inuu ku soo daayo walaal kiis, arintaas oo uu markii la xidhay beeniyey .. Faysal sheikh ismaaciil ayaa ka shaqayn jiray cubitaalka Al-Manhal ee magaalada hargaysa , halkaas oo xalay isaga oo shaqadiisii caadiga ahayd wata ay ciidamada Booliiska ka soo qabteen .. Ma jiraan ilaa hada wax wara oo ka soo baxay dhanka maamulka Somaliland oo ku saabsan xidhiga Faysal Sheikh ismaaciil … C/qaadir gaabuush Lasanod Somalia
  4. So where is Sheikh from? Is he from Maakhir or from Northwest because that could explain why he facing torture in Hergeysa
  5. So where is Sheikh from? Is he from Maakhir or from Northwest because that could explain why he facing torture in Hergeysa
  6. So where is Sheikh from? Is he from Maakhir or from Northwest because that could explain why he facing torture in Hergeysa
  7. Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Written by Faysal C/Laahi Thursday, 05 October 2006 Hargeysa (Hormood) Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir oo ka mida Madax dhaqameedyada waaweyn ee Somaliland , ayaa sheegay in aanay caqli gal ahayn in xabsiga Hargeysa lagu jidh dilo Maxaabiista kala duwan ee lagu hayo. Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir , waxa kale oo uu Waraysi gaar ah oo uu siiyay (Maan)- uu kaga hadlay Aragtiidiisa ku wajahan waxqabadka golaha Wakiilada, isbedelada ka dhacay dalka aynu dariska nahay ee Soomaaliya iyo sida ugu haboon ee loo soo xuli karo golaha Guurtida Somaliland, waraysigaasi oo dhamaystirani wuxuu u dhacay sidan: S: Suldaan side ayaad u aragtaa xaaladda siyaasadeed ee dalku xilligan ku jiro? J: Xaaladda siyaasadeed ee Maanta aynu maraynaa waa meel ilaahay lagu mahadiyo waayow axa Somaliland qabsatay waa laga wada dharag san yahay , waxana la inooga baahan yahay inaynu ku faro adaygno. S: Suldaan dad baa Aaminsan in Maxkamadaha Muqdisho ay faro gelin ku soo samayn doonaan Madax banaanida Somaliladn markaa side aynu uga gaashaaman karnaa? J: Anigu waxa aan qabaa in Maamulkeena iyo dawladnimadeenu inoo dhisan yihiin oo waaxihii kala duwanaa qaran inoo dhismeen mana aaminsani in Imbegati iyo Maxkiamado midna ina carqaladayn karaan. Waxa xusid mudan in Maxkamadaha Muqdisho qabsaday ay asal ahaan ka soo jeedaan dawladii Carta ee C/qaasim , waxa weeye C/qaasim wixii dawldiisu qaban wayday in aanu ku qabsan Karin isagoo shaadh wadaadnimo sita. S: Suldaan Halkaad u tuhmaysaa inay salka ku hayso arrintan l asheegayo in xabsiga lagu jidh dilay mid ka mida Maxaabiista u xidhan falalkii Argagaxiso? J: Walaahi Arrimahan Maalmahan dhacayay iyo Mudaharaadyadan waxa aan leeyahay waa arrin aan jirin oo iska malo awaal ah, Somaliland wxay ka dhalatay Cadaadiskii Taliskii Afweyne ma aha mid wax jidh dil iyo tacadi ah dadka ku samaynasya.Waana aan ku qancay jawaabihii uu wasiirka Daakhiligu ka bixiyay arrintan. Waxa aan xukuumadda kula talin lahaa in ay Maxbuuskan dadka ugu soo bandhigto meel Fagaare ah si bulshada loo tuso inaanu wax Nabaro ah qabin lana jidh dilin. S: Suldaan Golaha Wakiilada Somaliland Mudadii la doortay sand baa laga joogaa Maxaad Is leedahay Mudadaasi way qabteen? J: Golaha cusub ee wakiilada waxa aan ku qiimaynayaa goel aan waajibaadkiisii xil gudasho weli garan. Waxa aan leeyahay xildhibaanada xisbiyo ayaa laga soo doortay oo ay ka soo jeedaan, markaa shacbiga Somaliland ceeb ayay ku tahay in golihii wkaiiladu xisbiyo u kala fadhiyaan , shacbgiu uma ay dooran inay xisbiyo u doodaan ee waxa loo doortay inay Gole qaran noqdaan oo ummada wixii u dan ah ay taageeraan , markaa inay iyagoo saddex xisbi kala ah inay muran iyo yooyotan wadaan ma aha haddii ay sidaasi wax ka bedeli waayaan ma noqon karaan gole qaran . Waxa aan golaha Wakiilada ugu baaqayaa inay noqdaan Baarlamaank ummadeed , oo waxa shacbigu ka sugayo ayaa ka muhiimsan xisbiyada. S: Waxa jirta in xisbiga KULMIYE uu hore u sheegay in aanay aqoonsanayn jiritaanka golaha Guurtida wixii ka danbeeya 30 Bishan October, khilaafkaasi ka dhashay Muddo kordhinta Guurtida Sidee ayaad u aragtaa? J: Walaahi arrintaasi waa arrin murugo leh aniguna hore ayaan u taageeray Muddo kordhinta Guurtida. Golaha Wakiiladu Maalintii ay Miisaaniyada Ansixiyeen waxa ay ahayd inay doorashada Guurtida ku daraan miisaaniyada kharashkii golaha Guurtida lagu soo dooran lahaa. Waxa aan qabaa in golaha wakiiladu arrintaasi ka il duufeen waxa laga faa'iidaystayna waa kharash la'aanta iyo xeerkii oo aanay markaa diyaarin. Golahan Guurtidu waa gole aan fududayn , mana aha gole doorasho lagu soo xuli karo , waa gole dhaqameed , Nabad gleyo . Markaa waa gole dahqan lagu xulayo , Tusaale ahaan anigu (Suldaanka) waan garanayaa ninka Nabad gelyada ka shaqaynaya iyo ka kale. Balse haddii ay xisbiyo iyo doorasho loo qabto lama garanayo waxa inagaga soo bixi doona oo waxa dhici karta in la doorto qaar aan Nabadaba jeclayn , oo waxa ay Noqonayaan qaar u murma sida Golaha Wakiilada , sidaasi darteed waxa aan ku talinayaa in golaah wakiiladu ka noqdaan in Guurtida lagu keeno Doorasho, waxa aan Bulshada iyo Xisbiyada leeyahay in ay wada jir iyo midnimo muujiyaan Nabada iyo qaranimadeena aynu wada ilaashano.
  8. Dhanxiir iyo Run sheega Tallaabo -------------------------------------------------------------------------------- () hadhwanaag 2006-10-04 (Hadhwanaagnews) Maansha Allaah; Alleylehe, ninkii Tallaabo wuu ku qarxiyey xukuumaddii difaaca cajaladda ku jirtay, mar haddii uu yidhi; Xabsiga ayaannu tagnay oo Sheekha si xun baa loo garaacay, marna go’aankii xukuumadda difaacaya eel eh sheekadani shacbiga lagu kicinayo oo lagu doonayo in lagu minjo-xaabiyo jiritaanka qaranimada Somaliland. Tolow labada jeer midkee buu waalan yahay. Cajab!! ***** Weger; Adeer, Wasiir Tallaabo weligiiba waa lagu oggaa in uu xukuumaddiisa xagga kale ugu rogee, toloow ma wuxuu soo xusuustay saaxiibtinimadii reer Maakhir ka dhexaysay Sheekha iyo berigii uu Cigaal baarqabka Sanaag ka dhigay ee uu Ina Sh. Ismaaciil Isuduha u magacaabay? Waa kii shalayba lahaa waa mashruuc argagixiso Xamar laga soo waariday. Jamhuuriya Online
  9. Dhanxiir iyo Run sheega Tallaabo -------------------------------------------------------------------------------- () hadhwanaag 2006-10-04 (Hadhwanaagnews) Maansha Allaah; Alleylehe, ninkii Tallaabo wuu ku qarxiyey xukuumaddii difaaca cajaladda ku jirtay, mar haddii uu yidhi; Xabsiga ayaannu tagnay oo Sheekha si xun baa loo garaacay, marna go’aankii xukuumadda difaacaya eel eh sheekadani shacbiga lagu kicinayo oo lagu doonayo in lagu minjo-xaabiyo jiritaanka qaranimada Somaliland. Tolow labada jeer midkee buu waalan yahay. Cajab!! ***** Weger; Adeer, Wasiir Tallaabo weligiiba waa lagu oggaa in uu xukuumaddiisa xagga kale ugu rogee, toloow ma wuxuu soo xusuustay saaxiibtinimadii reer Maakhir ka dhexaysay Sheekha iyo berigii uu Cigaal baarqabka Sanaag ka dhigay ee uu Ina Sh. Ismaaciil Isuduha u magacaabay? Waa kii shalayba lahaa waa mashruuc argagixiso Xamar laga soo waariday. Jamhuuriya Online
  10. Dhanxiir iyo Run sheega Tallaabo -------------------------------------------------------------------------------- () hadhwanaag 2006-10-04 (Hadhwanaagnews) Maansha Allaah; Alleylehe, ninkii Tallaabo wuu ku qarxiyey xukuumaddii difaaca cajaladda ku jirtay, mar haddii uu yidhi; Xabsiga ayaannu tagnay oo Sheekha si xun baa loo garaacay, marna go’aankii xukuumadda difaacaya eel eh sheekadani shacbiga lagu kicinayo oo lagu doonayo in lagu minjo-xaabiyo jiritaanka qaranimada Somaliland. Tolow labada jeer midkee buu waalan yahay. Cajab!! ***** Weger; Adeer, Wasiir Tallaabo weligiiba waa lagu oggaa in uu xukuumaddiisa xagga kale ugu rogee, toloow ma wuxuu soo xusuustay saaxiibtinimadii reer Maakhir ka dhexaysay Sheekha iyo berigii uu Cigaal baarqabka Sanaag ka dhigay ee uu Ina Sh. Ismaaciil Isuduha u magacaabay? Waa kii shalayba lahaa waa mashruuc argagixiso Xamar laga soo waariday. Jamhuuriya Online
  11. Shabakadda Wararka qaar ka mid ah ayaa Weraysi waxay la yeesheen Faysal Sh. Ismaaciil oo ay walaalo yahiin Sh. Maxamed Sh. Ismaaciil oo ah Ninkii la sheegay in lagu jidh dilay jeelka dhexe ee magaalada Hargeysa.. dad badan oo khubaro ku ah culuumta Multi Media-hu aya si weyn u taageereen incajaladaasi ay tahay dhab (real) oo aanay ahayn wax la soo maldahay ama la soo been abuuray Sheekh Maxamed Sh. Ismaciil waxaa la qabtay 2/10/2005, isaga oo ku socday meheraddiisa, waxana goobtaas ku sii sugayey ciidan CID ah sida uu noo xaqiijiyey mid ka mid ah ehelada Sheekha, maalintaas oo 13 casho ka dambaysay maalintii ay dhacday shaqaaqadu, waxaana loo gudbiyey xabsiga magaalada Hargeisa iyada oo aan muddo sagaal bilood ah aan wax maxkamad ah la horkeenin. sida laga soo xigtey Faysal Sheekh Ismaaciil oo ah nin la dhashay Sheekha Xidhan Maxamed Sheekh Ismaaciil ayaa wuxuu sheegay in ay sababtay in sheekha iyo koox 7 ka koobnayd oo ay isku kiis ahaayeen la horkeeno maxkamadda ka dib markii ay shireen ehelada sideedda nin oo ay soo saareen baaq, arrintaas oo dhalisay in maxkamadda la hor keeno. Tan iyo mudadaa waxaa maxkamadda la horkeenay illaa 14 fadhi iyada oo eedaymaha ugu waaweyn ee Sheekh Maxamed lagu haysto ay ka mid yihiin sida uu noo sheegay Faysal oo waraysi la yeelanay Falal argagaxiso oo ka dhan ah JSL “waxa maxkamadda la horkeenay illaa 21 Markhaati laakiin may jirin cid wax ku caddaysay Sheekha iyada oo aannu sugayno Judgement-gii oo naloo qabtay bacdal Ramadan†ayuu yidhi Faysal Sheekh Ismaaciil. Waraysigii uu la yeeshay Faysal Sheekh Ismaaciilna wuxuu u dhacay sidatan: Su,aal: Waxaad nooga warantaa arrintan ayaamahan saxaafadda iyo dadweynuhuba isla dhex marayeen iyo waxa ka jira cajaladdan lagu soo bandhigay websiteska ee la sheegay? Jawaab: Arrintaas annagu waa sidaan u aragnay, looyarkuna uu hore u keenay maxkamadda horteeda, waxaanuna aaminsannay in haddii laba qodob ay jiraan ay cajaladdani run tahay tan koowaad oo ah Qofkan la jidhdilayaa waa Sh. Maxamed Sh. Ismaaciil tan labaad oo ah cod ahaanna waa Sheekh Maxamed Sheekh Ismaaciil labadaa qodob ka dib wuxuu sheekhu noo xaqiiyey in jidh dilkaa lagu sameeyey uuna run yahay. Su,aal: Wax ma nooga sheegi kartaa dembiga lagu haysto sheekha? Jawaab: Haa, dembiga sheekha lagu haystaa sida ku cad warqadda tirsigeedu yahay XIGH275/2006 ee xeer ilaalinta gobolka waxay ku soo eedeeyeen Sheekha falal argagixiso oo ka dhan ah JSL Su,aal: ehelo ahaan maxaad haddeer damacsan tihiin inaad samaysaan? Jawaab: Annagu marwalba waxaannu arrintayada u daba fadhinaa sharciga oo aanu dawladda uga fadhinaa inay keento dadkii jidhdilka kula kacay Sheekha. Su,aal: Cajaladdan yaa helay? Maxaadse ka ogtihiin? Jawaab: Cajaladdan maxkamadda ayaannu ku aragnay. Su,aal: Maxaad dareenteen markii aad cajaladda ka dhex aragteen sawirka ka muuqda? Jawaab: Waxaannu dareennay wixii uu dareemi lahaa qof la dhibaataynayo walaalkii isagoo weliba ku jira gacanta niman dawllad sheeganaya. ...xargaga Online....
  12. Red Sea you are right, Ms Amal was talking about the Riyaal and his adminstration not the somali people of Northwest. Now corrected the title I blame somali websites for misquoting Raali haa liga ahaado
  13. "Horta Sheekadani Waa Arrintii Samsam oo Kale" Halganews: “Waxaannu Weydiinay Sheekha in la Jidh-dilay, Wuxuuna Noo sheegay; ‘Suun ayaa Layla Dhici jiray, Kaadidii iyo Baytalmiigii Waa la ii Diiday’ (Wasiir-ku-xigeenka Caddaaladda) Halganews: Muuqaalka Jidh-dilka Is-difaaca Xukuumadda, Daliilka Qareenka iyo Xaqiiqda Dedan
  14. "Horta Sheekadani Waa Arrintii Samsam oo Kale" Halganews: “Waxaannu Weydiinay Sheekha in la Jidh-dilay, Wuxuuna Noo sheegay; ‘Suun ayaa Layla Dhici jiray, Kaadidii iyo Baytalmiigii Waa la ii Diiday’ (Wasiir-ku-xigeenka Caddaaladda) Halganews: Muuqaalka Jidh-dilka Is-difaaca Xukuumadda, Daliilka Qareenka iyo Xaqiiqda Dedan
  15. "Horta Sheekadani Waa Arrintii Samsam oo Kale" Halganews: “Waxaannu Weydiinay Sheekha in la Jidh-dilay, Wuxuuna Noo sheegay; ‘Suun ayaa Layla Dhici jiray, Kaadidii iyo Baytalmiigii Waa la ii Diiday’ (Wasiir-ku-xigeenka Caddaaladda) Halganews: Muuqaalka Jidh-dilka Is-difaaca Xukuumadda, Daliilka Qareenka iyo Xaqiiqda Dedan
  16. "Horta Sheekadani Waa Arrintii Samsam oo Kale" Halganews: “Waxaannu Weydiinay Sheekha in la Jidh-dilay, Wuxuuna Noo sheegay; ‘Suun ayaa Layla Dhici jiray, Kaadidii iyo Baytalmiigii Waa la ii Diiday’ (Wasiir-ku-xigeenka Caddaaladda) Halganews: Muuqaalka Jidh-dilka Is-difaaca Xukuumadda, Daliilka Qareenka iyo Xaqiiqda Dedan
  17. "Horta Sheekadani Waa Arrintii Samsam oo Kale" Halganews: “Waxaannu Weydiinay Sheekha in la Jidh-dilay, Wuxuuna Noo sheegay; ‘Suun ayaa Layla Dhici jiray, Kaadidii iyo Baytalmiigii Waa la ii Diiday’ (Wasiir-ku-xigeenka Caddaaladda) Halganews: Muuqaalka Jidh-dilka Is-difaaca Xukuumadda, Daliilka Qareenka iyo Xaqiiqda Dedan
  18. Amaal Sheekh Max’ed Ismaciil oo ku tilmaamtay maamulka Somaliland kuwo aan islaam aheyn. Mogadishu - 04-October -2006-Allceeldheer.com Gabar uu dhalay Sheekh max’ed Ismaciil ayaa waxa ku tilmaamtay maamulka Somaliland in aanu aheyn islaam isla markaana iyagoo istus tusinaya maamulka Busha iyo Males Zenawi ay kula dhaqmeen aabaheed Sheekh Max’ed wax ka baxsan bani’aadnimada. Sheekh max'ed oo lugaha ka xiran Amaal Sheekh Max’ed Ismaciil oo ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa markii ugu horeysay saxaafadda la hadashay ka dib markii dhowaan website yada Somalida ay soo bandhigeen cajalad vedeo ah oo muujineysa tacadiyo iyo jirdil ciidamada Somaliland ay u geysanayaan Sheekh max’ed Ismaciil, iyadoo sheegtay in taasi ay tahay mid lagula xisaabtami doono Maamulka Somaliland. Waxa ay sheegtay in wax laga xumaado ay tahay in iyadoo waji looga raadsanayo dad cadow ku ah islaamka in hadana jirdil iyo tacadiyo lagula kaco culuma udiinka. Amaal Sheekh Max’ed ayaa iyadoo ilimeyneysa waxa ay tiri “ waxaan u maleynayay maamulka Somaliland in ay yihiin islaam, balse waxaan ogaaday in ay yihiin kuwo gaalo ah waa sida ay hadalka u dhigtaye. Sheekh Max’ed Ismaciil ayaa maamulka Somaliland waxa ay ku eedeeyeen arimo siyaasadeed. Balse sida ku cad cajalada Vedeo ga ah waa nin lagu heeysto caqiidadiisa iyo islaanimadiisa iyo sida uu uga soo horjeedo reer galbeedka iyo waxii xulufo la ah. CNM Xafiiska wararka Allceeldheer Mogadishu Amaal Sheekh Max’ed Oo Ku Tilmaamtay Somaliland Kuwo Diinta Islaamka Kabaxay (Hargeisa }.4-06Gabadh uu dhalay Sheekh max’ed Ismaciil ayaa waxa ku tilmaamtay maamulka Somaliland in aanu aheyn islaam isla markaana iyagoo istus tusinaya maamulka Bush iyo Males Zenawi ay kula dhaqmeen aabaheed Sheekh Max’ed wax ka baxsan bani’aadnimada..................................... Sheekh max'ed oo lugaha ka xiran Amaal Sheekh Max’ed Ismaciil oo ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa markii ugu horeysay saxaafadda la hadashay ka dib markii dhowaan website yada Somalida ay soo bandhigeen cajalad vedeo ah oo muujineysa tacadiyo iyo jirdil ciidamada Somaliland ay u geysanayaan Sheekh max’ed Ismaciil, iyadoo sheegtay in taasi ay tahay mid lagula xisaabtami doono Maamulka Somaliland. Waxa ay sheegtay in wax laga xumaado ay tahay in iyadoo waji looga raadsanayo dad cadow ku ah islaamka in hadana jirdil iyo tacadiyo lagula kaco culuma udiinka. Amaal Sheekh Max’ed ayaa iyadoo ilimeyneysa waxa ay tiri “ waxaan u maleynayay maamulka Somaliland in ay yihiin islaam, balse waxaan ogaaday in ay yihiin kuwo gaalo ah waa sida ay hadalka u dhigtaye. Sheekh Max’ed Ismaciil ayaa maamulka Somaliland waxa ay ku eedeeyeen arimo siyaa****ed. Balse sida ku cad cajalada Vedeo ga ah waa nin lagu heeysto caqiidadiisa iyo islaanimadiisa iyo sida uu uga soo horjeedo reer galbeedka iyo waxii xulufo la ah Widhwidh Media Center
  19. Abshir Bacadle waa nin wadaniyada iyo islaanimadu dhab katahay
  20. Daliilka Qareenka iyo Xaqiiqda Dedan http://www.halganews.com//content/view/2522/2/
  21. "Horta Sheekadani Waa Arrintii Samsam oo Kale" Halganews: “Waxaannu Weydiinay Sheekha in la Jidh-dilay, Wuxuuna Noo sheegay; ‘Suun ayaa Layla Dhici jiray, Kaadidii iyo Baytalmiigii Waa la ii Diiday’ (Wasiir-ku-xigeenka Caddaaladda) Halganews: Muuqaalka Jidh-dilka Is-difaaca Xukuumadda, Daliilka Qareenka iyo Xaqiiqda Dedan
  22. Faysal Cali Waraabe oo ku Hor Ooyey Wakiilka Itoobiya u Fadhiya Hargeysa!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! Warkii 06-Aug-2006 iyo Qormadii: Leyla Cabdiqadir Gudoomiyaha xisbiga UCID ee maamulka Hargeysa, Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta ku hor ooyey wakiilka Itoobiya u fadhiya Hargeysa meel fagaare ah, isagoo oohin darteed indhihi guduuteen dhuuntina xirantay. .................... "Maanta Itoobiya aad iyo aad beynu gacmaha ugu furnay inagu, aad iyo aad beynu u soo dhaweynay, dakadi beynu u sameynay. Lakiin maheyno Itoobiya wax ay inooga gadisan tahay wadamadi kale," ayuu ku ooyayey ina Cali Waraabe oo ilintu dhabanadiisa qoysay. "Baabuurteeni baa lagu gubay, 90 baabuur oonu leenahay baa lagu gubay Itoobiya," ayuu ku calaacalayey ina Cali Waraabe oo marba marka ka danbeysay dhuunta sii xirmeysay isciil kaambin darteed. "Colaad badan oo Somaliyeed beynu ku qaadnay saaxiibnimada Itoobiya darteed...," ayuu ku ooyay ina Cali Waraabe oo indhihi guduutay marki danbana dhuunti xirantay isagoo aad isu ciil caambiyayey. Fasal Cali Waraabe oo oohintiisu uu ku qoslay wakiilka Itoobiya u fadhiya Hargeysa, ayaa waxaa cad oohintiisu inay aheyd mid uu kaga raadinayey Itoobiya calool jileec, balse Itoobiya ayaa waxey u aragtaa oohintan mid ka soo yeertay Somali anan fahansaneyn siyaasada iyo taariikhda Geeska Afrika midna.
  23. Hadhwanaagnews Waxa uu Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), oo ka hadlayey saameynta ay Somaliland ku yeelan karto xaalada wajiyada badan ee ka jirta soomaliyaa, isagoo arrintaa ka hadlayanaa waxa uu yidhi “ Wejiga cusub ee ka dhashay soomaaliya, waxay Somaliland ku yeelan kartaa saameyn, dhibaatada laga kor qaaday umada (Soomaaliya) waan soo dhaweynaynaa, waanan ku faraxsanay oo waan ugu hanbalyeynayaa, Markey inaga Somaliland timaado qadiyadeena iyo gooni isku taageena, waynu ogayn hadalada ka soo yeedhaya C/laahi yuusuf iyo dawladiisa waanan ognahay halka ay inaga taagan yihiin, taasi inagana ina tirtirimayso wixii cadaalada ee mandaqada (Geeska Afrika) ee u maslaxada iyaga (Somaaliya) unadana, inaga (Somaliland) inoodana inaan ka hadalno oo aynu talooyin u gudbino (Soomaaliya) qaar iyaga anfaca, qaar anfacana gobolka†Ayuu yidhi Gudoomiye Siilaanyo. Isagoo hadalkiisa siiwata Mr, Siilaanyo waxa uu xukuumada madaxweyne Rayaale ku dhaliilay inaanay mar kaliya ka hadal xaalada inagu xeeran, isagoo arrintaa ka hadlayanaa waxa uu yidhi “ Ilaahay ayaan idinku dhaarshaye xukuumada talada haysaa, waxa dunida iyo mandaqada ka dhacaya maalin qudha kamay hadal, safar uu u baxaa (Rayaale) waan soo guuleystay mooye erey labaad oo raaca ma jiro†Ayuu yidhi Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridku. Waxa kale uu Axmed Siilaanyo tilmaamay inay wadamo badan oo aynu jaar nahay inay maslaxada inaga dhaxeysa (Ethiopia), markaa maaha maslaxada inaga dhaxeysa inay meesha ay doonaan jiidhsiinkaraan (Somaliland) Waxa isna halkaasi ka hadlay ka hadlay Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee UCID Eng, Faysal Cali waraabe, waxaanu tilmaamay meesha ay ka fadhido Somaliland waxa ka mida shacabka soomaaliya oo qadiyada Somaliland ka dhigay xaaran “ Meelaha Somaliland ka fadhido waxa ka mida shacabka soomaaliya oo qadiyada (Somaliland) ka dhigaya xaaran, taasina aanay ogayn dhibaatadii inagu dhacay oo markaad tidhaahdo waqooyi (Somaliland) waa labaabiiyey, waxay ku odhanayaan (shacabka soomaaliya) oo yaan la dilin!, ma waxay simayaan Garoowe iyo Somaliland, markaa waxa fiican inaynu dadka soomaalida albaabka ka xidhan ee waa inaynu qadiyadeena ka iibinaa†Ayuu yidhi Faysal cali waraabe Waxa uu Gudoomiye Faysal cali waraabe soo jeediyey inay Somaliland si wax ku ool ah ugu hawl gasho, Qaramada Midoobay, Midowaga Afrika, jaamaca carabta, midowga ReerYurub iyo dawlada Mareykanka, si ay Somaliland aqoonsigeeda ay rabto ugu hirgasho,Ayuu yidhi Gudoomiyaha Xisbiga UCID Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng, Fay Cali Waraabe waxa uu dhaliilay dawlada Ethiopia, waxaanu tilmaamay inay ina ictiraafto iska daayo ninkii inoogu nebcaa inoo caleemo sartay, isagoo arrintaa ka hadlayana waxa uu yidhi “ Ethiopia waxay ka nasatay colaada soomaaliya, maalintii ay ay SNM ka abuurantay Ethiopia, waxaanay ahayd markii u horeysay ee ay dawlada Ethiopia ee ay ciidamad Ethiopia intay ka tagaan xadka Somaliland, ee ay tagaan Ereteriya oo ay dhulkaas nabad u noqdaan.Maanta Somaliland way soo dhaweysay Ethiopia oo dekedii (Berbera) ayaa loo sameeyey, ilaa imika ma hayno waxay Ethiopia inooga duwan tahay wadamada Kale, waxa laynaga gubaxay 90 baabuur oo aynu leenahay, waxaana iyaga (Ethiopia) uga soo baxay baabuur tiro badan oo ay leeyihiin: nabadgelyada ayaan ku sameynaa†Ayuu yidhi faysal cali waraabe Saaxiibtinimada Somaliland ee Ethiopia colaad badan oo soomaaliyeed ayeynu ku qaadnay “ Saaxiibtinimada Ethiopia waxaynu ku qaadnay colaad badan oo soomaaliyeed, Inay gacanta ina qabato oo ay Dawlada Ethiopia ina daadahayso iska daayo, ninkii inoogu nebcaa (C/laahi Yuusuf)ee laas-caanood qabsaday inoo caleemo saartay, waxaasina wax soconayaa maaha, Aniga (Faysal) iyo C/laahi Yuusuf in midkaayaba sariir lagu seexiyo aanay ahayn†Ayuu ka yidhi faysal doodii Mar uu ka hadlay Gudoomiyaha Xisbiga UCID inaanay dawlada Jabuuti aanay ogolayn Somaliland, isagoo arrintaa ka hadlayana waxa uu yidhi “ Jabuuti waa dal aan walaalo nahay, oo markaad tagtid marfishka (Jabuuti)waxaad mooda inaad marfishkii hargeysa fadhidid, laakin maamulkii ayaan na ogolayn, waan in la weydiiyaa waxay inagu diidan yihiin oo la weydiiya iyadoo la hor fadhiisto†Ayuu yidhi Waxa uu Gudoomiye Faysal carabka ku adkeeyey inay Somaliland tagto meelkasta oo aarimaha soomaalida lagu hadal hayo, isagoo arrintaa ka hadlayana waxa uu yidhi “ Meeshi arrimaha soomaaliya lagaga hadlayo waa inaan tagnaa (Somaliland) oo micnaheena u sheegnaa inagoo shuruudo sidana, sidii aynu u fadhinay ayaa dawladkii Embegaatii laynagu bilaabay labadii sanadood ee ay guur-guureysay wax kelmada, ka maanaan odhan, waxa la yidhi: “INAN AAMUSKA AYAA LAGU MEHERIYAA†“ Ayuu yidhi Faysal Cali waraabe. Waa muhiin inay Somaliland maxaakiimta islaamiga muqdisho ay xidhiidh la sameysaa “ waxa fiican inaynu (Somaliland) xidhiidh la yeelato maxaakimta islaamiga, xidhiidhkaasi iyaga (Maxaakiimta) faa’iido ayuu u leeyahay, inagana (Somaliland) faa;iido ayuu u leeyahay qadiyadeena, oo waxaynu tusi inaanay Somaliland xaaran ahayn, markaa maaha inaynu qadiyadeena ka dhigno mid tuugo ah, oo loo dhuudhuumanayo, waa xalaal, waana loo dhintay, waa inaynu ka iibinaa (qadiyada Somaliland) soomaaliya iyo caalamkana†Ayuu faysal yidhi.
  24. Hadhwanaagnews Shirkaas oo socday 5ta-6dii Ogost 2006, waxa ka soo qayb-galay 130 qof oo ka kala socda labada xisbi mucaarad, siyaasiyiin madaxbanan, xildhibaano labada gole, salaadiin, aqoonyahano, urrurada bulshada rayidka ah, haween, dhallinyarao, ururka mujaahidiinta, iyo culamada. Waxa shirkaas lagu martiqaaday oo aan iman xubno ka tirsan golaha wasiirada iyo xisbiga talada haya ee UDUB.Waxa kaloo goobjoog ahaa, wakiilo ka socda hay’adaha caalamiga iyo qaar ka mid ah wakiilada dalalka deriska u fadhiya Somaliland. Inkastoo madalsha laga soo jeediyey talooyin iyo aragtiyo fara badan, halkan waxaan ku soo urrurinay talooyinkii ugu muhiimsnaa nuxurkii doodda: I. Saamaynta Xaaladda Geeska Xoogagga Soomaalida: Waxa shirku soo dhoweeyey nabadda Muqdishu ka islaaxaysa, haseyeeshee waxa walaac laga muujiyey in aan Maxaakiimta iyo dawladda Baydhabo midkoona oggolayn gooni isuaagga Jamhuuriyada Somaliland. Waxa la is tusay in adduunka laga iibiyo qaddiyadda Somalialnd., sidaas darteed, waxaanu danaheenna ka dhaadhicinayna kalana hadlaynaa xoog siyaasadeed, dalal iyo urruro iyo meel kasta oo ay nala gasho. Waxa shirku walaac ka muujiyey talo la’aanta Xukuumadda Somaliland ee arrimaha ka dhacaya gobolka. Waxa la isku raacay in Xukuumadda lagu cadaadiyo in ay mawqif ka yeelato arrimaha gobolka, uguna warrantu Golayaash Qaranka, xisbiyada siyaasiga ah iyo dadweynahaba arrimaha siyaasadda dibedda ee Somaliland. Dalalka IGAD: Itoobiya oo aynnu xidhiidh sokeeyo leenahay, waxa la soo jediyey in xidhiidhkeena dib loo miisaamo si uu danaha labada ummdoodba uga tarjumo. Waxa walaac laga muujiyey taageearda buuxda ee Dawladda Itobiya siinayso dawladda Baydhabo iyo sida ay wax u yeeli karto danaha Somaliland Waxa xisbiyada mucaaridka ah lagu booriyey in dalalka IGAD gooni-gooni loo gala hadlaa mawqifka Somaliland iyo in la wada kobciyo danaha iyo xidhiidhada inaga dhexeeya.Caalamka waxa shirku isla soo qaaday in lagu tallabsado olole diblomaasiyeed oo ku wajahan dalalka iyo urrurda saamaynta ingu leh, sida dalalka carabta oo ay ka mid yihiin Yaman, Sudan iyo Masar waxa la soo qaaday in hay’adaha iyo dalalka deeqda bixiya lagu qanciyo in wixii mucaawimo ah ee JNAda Somaliland u madaxbanaanaato. Waxa shirku isla qaatay in qurbajoogga Somaliland qayb muhiim ah ka qaadan karo horumarinta qadiyadda Somaliland, sidaas daraadeedna loo baahan yahay in laga faaidaysto fursadaha ay abuuri karaan. II. Dhammaystirka Geeddi Socodka Dimuqraadiyadda Waxa la is la qiray muhimada ay Somaliland u leedahay dhammaystirka geedi socodka dimuqraadiga ahi iyo ku dhaqanka dastuurku; waxa la isla gartay siday lagama maarmaan u tahay in: doorashooshinka soo socda lagu qabtaa xillgooda, xukuumaduna diyaariso wixxii ay u baahan yihiin adeeg, dhaqaale iyo qabanqaabo. Xisbyada siyaasiga ahi waa in ay si aan nasho lahayn u dabagalaan sidii ay u qabsoomi lahaayeen doorashooyinkaasi. Waxa shirka soo baxay in guurtidu ku timmaaddo doorasho sida dastuurku qorayo, sidaas daraadeed waxa la soo jeediyey in doorashada Gurrtida lagu beego tan golayaalsha deeganka. Xisbiyada siyaasadeed waa inay samaystaan baraamijyo ku wajahan marxaladdan adag kuna hoggaamiyaan dadaweynaa si qodobaysan oo muddaysan oo yool cad leh. Xisbiyadu waa in ay dadka abaabulaan, qaataana kaalin hoggaamineed si ay u fuliyaan barnaamijyadaas iyagoo adeegsanaya dariiq kasta oo dastuurku oggolyahay. In loo ololeeyo sidii dalka loogu soo dabbaali lahaa sharciyadda iyo dastuurka lagulana xisaabatamo madaxweynaha ilaalinta iyo hirgelint shuruucda dalka. Madaxweynuhu wuxu ku fadhiyaa sharciyad dastuur haddii uu jebiyo dastuurkana waxay wiiqayasaa sharaciyaddiisa. Waa in midnimada Somaliland la sugaa. Waa in Ciidamada qaranka ee jiidaha hore loo tagaa, la dhiirigeliyaa, la wacyigelyaa lana daryeelaa.. Waa in la dhisaa idaacad qaran oo wada gaadha dalka oo dhan oo ka haqabtirta dadweynaha baahida warbaahineed kana hortagtaa idaacada tirade badan ee ka soo horjeeda qaddiyadda Somaliland ee ku keliyeystay dadka. Waa in muwaadiniintu furtaan idaacado iyo qalabka kale ee warbaahineed kuwaas oo u adeegayaa danta guud.†Weriye: Mustafe-janaale Reporter hadhwanaag/hargeysa E-mail, janaale94@yahoo.com
  25. Labada Xisbi ee Mucaaridka Somaliland UCID iyo KULMIYE ay maanta shir lagaag hadalaayo Arimaha Geesk Afrika Marxaladaha Siyaasada iyo Saameynta ay ku yeelan doonto Qadiyada Gooni isu taag Somaliland ku qabtay Hotelka RAASUM ee Magaaladda Hargeysa shirkan oo ay ka soo qayb galeen Madaxda sar sare ee Labada xisbi ee UCID iyo KULMIYE, Safiirka Ethiopia u fadhiya Somaliland, Wakiilka Midawga Yurub, Siyasiyiin Madaxbanaan, Aqoonyahano, Xubno ka socday Qurbo jooga Somaliland, Ururada Bulshada iyo Marti sharaf kale. Sidoo kale wxa shirkan lagu marti qaaday Xukuumada iyo Xibiga UDUB oo aan Maanta ka soo qayb galin Shirka Shirkan oo socon doona mudo labo maalmod ah ay waxa maanta Qudbado ka jeediyay masuliyiinti ka soo qayb galay dooda Waxan halka qudbada ka jeediyay Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo, Gudoomiyaha ay ka hadaly Arimaha Soomaaliya iyo kooxa ku loolamay Koonfurta Soomaaliya waxan uu dhaliil u soo jediyay Md Siilanyo Xukuumada Madaxweyne Rayaale Siilanyo isago ka hadalay arinta koonfurta Soomaaliya waxa uu yidhi:- "Dadka Reer Muqdisho waa dad aynu Walaalo nahay Kamana Xumin Nabada iyo Amaanka ay heleen ee waanu ku faraxasanahay waanan soo dhaweynayna lakiin hada hadalada ka soo yeedhay ma ah kuwa fiican C/laahi Yuusuf isag waanu naqaana qola kastan waxanu ula dhaqmi dona siday ula dhaqmaan qadiyadayada". Dhanka kale Md Siilanyo isago ka hadalayay Xukuumada Somaliladn waxa uu yidhi:-"Dawladeenu way ka gaabisay inay ka hadasho xaalada mandaqada mar walbana waxay u baxaan Safaro dadkana uga ma waraman waxay soo qabteen ee waxay dhahaan Guul baynu soo gaadhnay kalmada labaysa ma jiro hadan guushay sheegi jireen waa been". Waxa isaguna shirka ka hadalay Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng: Faysal Cali Warabe oo ka hadaly Arimaha wadamada aynu Jaarka nahay wuxuna Yidhi Md Faysal. "Ethiopia Fursada ayay ka heshay SNM oo marki SNM baxaday cidamdeedi jooga Xadaka Soomaaliya waxay geysay Erteria, Soomaaliya waxay Ethiopian kaga Duuli jirtay Halkan (Hargeysa) Diyaaraha Ethiopiana waxay Duqayn jireen Hargeysa ee may duqayn Jirin Muqdisho. Lakiin hada Shacabka Somaliland way so dhaweyne Ethiopia Xidhiidh fiican bay la yeeshen Dakadii ay loo furay Amaanki gadiidkoda ayaanu sugnay Xidhiidhka Ethiopian waxanu ku yeelanay Cadawo badan lakiin Ethiopia in kabadan 90 gaadhi ay dalkeeda nalgag Gubay dhanka Siyaasadana waxay ahayd inay noqoto dalka Ugu horeeya ee na aqoonsada lakin waxay wataan C/laahi Yuusufu waxan haboon in Ethiopia lala xisaabtamo". Gudoomiyaha oo ka hadalay arinta Jabouti na waxa uu yidhi:- " Jabouti waa dal aynu jaarnahay, Walaalona nahay Marakad Jabouti joogto waxad la mid tahay Nin Hargeysa jooga shacabkooduna in badan way ogol yihin Somaliland lakiin Dawladooda diidan marka waxa haboon in Dawlada loo tako oo la dhaho maxad ku diiden ee ma ah in layskala xidhiidhun". Waxa iyagun halkaasi ka hadalay Labada siyaasi ee Dr Maxamed Cabdi Gaboose iyo Eng: Maxamed Xaashi Cilmi labadan masuul ay ka hadaly Arinta Mandaqada iyo Saameynta ay ku yeelan karto Somaliland waxan ay sheegen " in aan Arinta Maxakimta lagu deg degin ee hadab sida ay ula dhaqmaan Somaliland loola dhaqmo. " Dhanka kale waxa iyaguna Doodan ka hadalay Dad badan oo kamid ah Qurbo jooga Somailand oo maanta ka qayb galay shirkan. Maalinta beri ah oo u sii socon doono shirku ay lagag hadalay Arimaha Siyaasada Gudaha ee dalka Somaliland waxan la filaya in gunaanadka shirakan lag soo saro talooyin. Togdheernews