Junior Charles

Nomads
  • Content Count

    76
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Junior Charles

  1. Originally posted by Fabregas_Bruv: The African occupiers and "Sheikh" Shariffs thugs should stop occupying Muqdisho and return to central Africa. Boy Genius, is not moqdisho part of african continent??obviously the answer is giong to be yes, so know what are you agains? or, are you one of those crazy people who are going through mental treatment.?the answer obvious. please after you finnish your treatment try to understand those 2 Paragraf: Paragraf:1"The African Union Mission to Somalia (AMISOM) is an active, regional peacekeeping mission operated by the African Union with the approval of the United Nations" what is UN? read under "The United Nations Organization (UNO) or simply United Nations (UN) is an international organization whose stated aims are facilitating cooperation in international law, international security, economic development, social progress, human rights, and the achieving of world peace. The UN was founded in 1945 after World War II to replace the League of Nations, to stop wars between countries, and to provide a platform for dialogue. It contains multiple subsidiary organizations to carry out its missions" so boy Genius, i hope you read the 2 pragrafs and hopping you can you help answering the Q below. what is the requirement to be land occupiers??
  2. Oil aa? saxiixa shiiq sharaf la`aantiisa cidna dhulka somaliyeed ma qodi qorto. MR, Faroole waxuu u baahanyahay saxiiha shiiq sharef.
  3. madaadeey,adigu psychic ama sixiroow miyaa tahay? waa markii labaad aan sú`aasha ku weydiinayo. sababahee igu tilmaamay qof kamid eh jabhada USC? Originally posted by Maaddeey: USC adaa ah, saaseey is dheeryihiin
  4. Complicated,dumar maa tahay? hadii aad dumar tahay iga raali naqo.sxb, magacaada dumar ama rag waxuu yahay mala garanaayo. teede kale maxaa igu dul tadleeysaa?? Originally posted by Complicated: Kan yari meel kaluu ka shidan yahaye iska daaya. Adeer call it what you may.
  5. horta, ethiope waa eey ugu dhamaan la`dahay mudug iyo hiiraan? waxaan maqlay ethiopian ayaa soo galay mudug iyo hiiran 100 bar.
  6. qofkaste oo somali eh waa in eey soo dhaweeysaa ethiopenka waa walaalo waxaan isku nahay african iyo 100 kiiba 80 oo wadaagno diinta islaamka. aniga ahaan waanku faraxsanahay waana soo dhaweeyhaa walaalaheen. reer Toora booro waala karbaashayaa.
  7. muhamed cali kalaay "I'm the king of the world, I am the greatest, I'm Muhammad Ali. I shook up the world, I am the greatest, I'm king of the world, I'm pretty, I'm pretty, ...
  8. madaadeey,adigu psychic ama sixiroow miyaa tahay? seeba ku ogaatay waxi caloosheyda kujiro? Maxaa u tidhi ama egu tilmaamtay qof lasoo direy??
  9. quote: Ask not what your country can do for you... ask what you can do for your country. .maskiinkaan shaqo la`aan ayaa dishay.lool
  10. Originally posted by The Zack: ^adu al shabaabn waad caayi ONLF-na waad caayi, yaad rabtaa marka? adigu waxaa u taqaanid caay iyo aniga waxaa u aqaano caay isku midba maba ahan.
  11. Originally posted by Jacaylbaro: ^ ^ ever heard of "chaos theory" ?? ,, :rolleyes:
  12. ZAck,muranka maxaa keeney? oo waxa aad ila murmeeysid maba fahansani bal i sharax.? Zack, ma waxaad diidantahay qofkii kadambeeyey argagaxii fuusha xumaa in loogu yeero "SHAYDAAN"? ilaaheey waxuu na faray in aan maskaxdeena isticmaalno. hadaba qof walba hadii wax yar maskaxdiisa kashageeysiiyo wuu garankaraa kooxdii iyo qofkii ka dambeeyay argagaxii fuusha xumaa. lakiin aniga madiidani ugu dambeendii alaah baa ug. ZAck, ma Ugsoontahay hadii aad geeriyooto waxaa lagu ugu yeedhaa ,magaca hooyadaa. cuz waxaa uun lahubaa in hooyo kudhashay qof walbana waxaa lagu yeedha magaca hooyadii. taasna waxaa ku keeney wax walba ilaah baa ogsoon.lakiin ha iloobin ilaah wuxuu ku faray in aad masgaxdaada isticmaasha. Originally posted by The Zack: ^If you are blaming a group or an entity that is all good. Plus, we all agree that the Shaamow suicide bombing was disgusting and whoever was behind it will, Insha'allah, pay the price for it one way or another. What is also disgusting is that you keep referring a SHEYDAAN to a dead person as you were there when the explosion went off or as you have a hard evidence.
  13. ZAck, ha is dimbaajinin intii aad nin shaydaan eh oo wax galka somaliyeed laayay difaaceeysid. teedakale why personall attack me?? hadii aad adiga difaaceeysid shaydaanka dadka leeyay. waa mid adiga ku qoseeyso. masa argaxaxii fuusha xumaa waxuu ahaay "jihaad"?.hadalkaan waxaa laga haayaa dadka adiga aad difaaceeyso maalin iyo habeen. "Ahmed Godane waxay ku doodayaan inuu ahaa fal ishtihaadiya" www.mareeg.com www.shaaciye.com www.waagacusub.com www.somaliweyn.com etc: waxaa jiro cajalad oo laga hayo shaydaankii kale oo Baledweyne umada waxba galabsan ku laayay. taana waxaa lagu tilmaamay "jihaad" acuudi billah. iyo madadaxda al.shababa oo qiraday kuna tilmaamay argagixii fuusha xumaa jihaad. adiga d hadaad difaaceeyso shaydaamadaan ilaah na abuurtay ayaa kulo xisaab tami doono. ugoow!runta qofna maqari karto. walaa adiga walaa wahi kula mid eh. Originally posted by The Zack: ^shaydaanka maxaa ugu soo celcelineysaa ma adaa sheydaan ah? Kuwa wax sawiro waxaa la yiri waa shayaadiin mrka that makes u sheydaan la kor dhabay sheydaan la hoos dhabay. Stop judging the dead body isku xishoo Adeer. No court has proven this neither have any witnesses. Its good if we leave it like that.
  14. www.mareeg.com www.shaaciye.com www.waagacusub.com www.somaliweyn.com etc: "Al-Shabaab ayaa u kala jabtay laba garab,waxayna ku dagaalameen degmadda Dayniile ee duleedka Mogadishu halkaas oo ay ku leeyihiin talis Ciidan. Afhayeenka Al-Shabaab Cali Mohamud Raage ayaa xilkii laga xayuubshay ,waxayna taasi ka dhalatay sida laga yeelayo qaraxii ka dhacay Hotel Shamo. Kooxda hada la baxday Milatu Ibrahim ee Cali dheere ka mid yahay waxay qabaan inaan la sheegan Karin falkii argagaxa lahaa ee lagu halaagay waxgalka Somalia 3 December 2009 laakiin xulufadda Ahmed Godane waxay ku doodayaan inuu ahaa fal ishtihaadiya"
  15. sabriye&co,runtii, aniga waxba masameeynin. waxa leeygu eedeynayo waa been. tan labaad hal mid ayaa ku saxantahay midna waad ku qaldantahay. leesku maheeysto shaydaanka acuudi bilaah in oo asaga kan meesha yaalay hal isbuuc yahay markii loo waayay cid sheegato. Sù`aasha meesha taal waxaa weeye shaydaanka acuudi bilaah miyoo meesha fadhiyay ama mafadhin???? hadaba qofkii wax kayaqaano alaabta indha sarcaadka ama photoshop weeyska fahmeeysaa, sawirka waa mid dadka lagu indha sarcaadayo. oo meesha maba fadhan. teeda kale shaqi kuma jiro cidii kadambeeysay waxii fusha xumaa oo kadhacay hotel shamoo. cid walba oo waxgarad eh weeyska garaneeysa cidii kadambeeysay. oo camalkii foosha xumaa hal cid ayaa lagu yaqaana. waana reer tooro booro ama al-shababa Originally posted by Sabriye & co.: Cadow you have obviously played around with the image but let’s suppose that the man in the image is indeed the suicide bomber. Look carefully at his bearf and the fact that he seems to have no mustash. Then Look at the body found at the scene of the explosion. Its appears to be the same man as the one in the real image but the question is, is it not possible that the image was taken from the man in a prior ceremony at the same hotel after all it was revealed that he was staying at the hotel for a period of time. Secondly if the image of the man sitting amongst the crowd was indeed taken on the 3 December then could it not have been possible for him to go upstairs and redress as a woman in order to get close to the ministers and carry out the attack. There are many questions that need to be answered here and these pictures have not refuted or ruled out anything yet.
  16. fikradaha oo jibreel soo qoray waa mid xaqiiqda aad ogu fug . shaydaankii umada waxgalka eh halaagay iyo dadkii ka dambeeyayba cid walba oo tamaam¨eh weeyska garaneeysa oo camalka foosha xun oo lagu dhaqaaqay waxaa lagu ayaanaa hal cid kaliya. kuwaasna waa alshababa Originally posted by Jibreel: In the ends of it all,all that has been done was nothing but pointing fingers. No one is sure of anything. This crime could be the deeds of any one; the government,some silly militia or even a black op done by the powers that be. May Allah rest the souls of the slain,they were indeed the finest of our kind. Jibreel.
  17. Madaadeey, shaydaankii is qarxiyay waa kan qeeybta haweenka fadhiyo. sawirka daraad websayada lasoo dhigay waa mid dadka lagu qayaanayo oo waa mid lasoo farsameeyay. saxiib safiican sawirka ayaan hore websayada lasoo dhigay u eeg. waa mid dadka lagu indha sarcaadaayo oo waa mid lasoo farsameeyay. waxaas oo kale aniga xataa waan sameeykaraa. shaydaanka waxaan fadhiisi karaa qeebta labaad.shaatiga ayaan kabadali karaa,dacas ayaan u gali karaa, mafahantay? sheegada meesha eey isku shubeeyso...?? Originally posted by Maaddeey: ^^, so Caddow, ninka is qarxiyey kan la soo bandhigay maaha miyaa?, if not aaway maydka kan cusub eed soo bandhigtay?
  18. the images will be different from one another cant be 100% the same cuz one is a fake one and other is the real one. know if they was the same 100%. thier will be now "fake" one rigth? with a little increasing of the expose,brightness and some contrast anyone can spot the difference here. check this out:- Dabcan waa kan sawirka saxda ah kanna waa kan lagu cyaaray, wali waxaad arki kartaa background-kii hore ee sawriak laga soo jaray. si fiican u fiiri qeybta kore ee madaxa waa kan kii saxda aha markii iftinka lagus iyaadiyay, qofka gadashiisa fadhiya waxuu leedahay hoos/hadh, laakin isaga malahan waa kan markale sawirkii lagu cyaaray, waa dareemi kartaa isaga uun ayaan wax hoos/hadh ah lahayn, sidoo kale wajigiiisa waxba si ka ah. [/QB] Of course
  19. saaxib, bal gadaal u eeg sawirado. bal keebaa dadka lagu indha sarcaadayaa?? fiiri marki exposure lagu sameeyo waxaa ku mooqanayo gacanda yarka kadaal fadhiyo iyo kan horayba. waxaa arkeeysa labo gacmood. taas waa indho carcaad.. bal gadaal u eeg labada sawiro.
  20. Cawaale, saaxib, your exposure of the photo only proved that the photo is fake.a desinger can spott that cant of stuff.look the hand of the guy who is sitted behind the shaydaan is missing? thats is why it is fake. how can the hand if the a guy seated behead some els show in the front shot?? that is what is illusion. and some like my self who is designer can see that cant of stuff.
  21. here is the new image of tyhe bomber before he kill himself http://i49.tinypic.com/mrr8ly.jpg
  22. http://www.somaliwire.com/wararkii shamo hotel/ sawirkaa saxda eh FAKE FAKE FAKE FAKE shaydaankii waxyar kahor inti oo iska qarxin see full image of of shaydaan NEW image of the bomber. http://i49.tinypic.com/mrr8ly.jpg
  23. Halyeey Nuur cadde should get he’s own monument in Xamar. How about Renaming Xamar port to Nuur Xasan Xuseen “Nuur Cadde” Port It suits whit Aadan Cabdulle Cusmaan "Aadan Cadde" airport