Tanaad

Nomads
  • Content Count

    23
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Tanaad


  1. Maya maya single motherska waxay helaayaan koo la dhoho RUUBAA RAQE. ma kuu sheegaa ruubaa raqe? bal dhagayso

     

    Ruubaa raqe hadaad tahay waa inaad ruugag wayn tahaye

    waa inaad ra yiga kala mid tahay oowr la soo raray

    waa inaad cashada ridan kartaa kiilo rooti ah

    waa inaad ridada gayn kartaa meeshii loo rabay

     

    Bes halkaas aan ku joojinaa hadda sheekada.

    ma rabi ineey RR yaalka SOL igu soo kala yaacaan.


  2. Jaalle JBaro ma ogayn inay sidaas caano geel qaali u yihiin kow dheh laakiin fikrad wanaagsan ayaan kuu hayaa.

    halkan waxaa ka buuxa geeljirayaal iyo waayeello badan markaa caanaha geela xaggan u soo *** waan ka iibinayaa faa iidadane waan qaybsanynaa.

    maxay kula tahay arrintaasi.


  3. JBaro afsomali iyo ingiriis isku karis ah maxaad ku diideysaa ina abti adiguse maxaad ka taqaan gabayada nin baa na yiri waxban soo raadinayaa oo sidii diinkii sahanka loo diray wali ku maqane adigu waxaad haysid oo gabay ah soo daa bal aan ku sii sugnee.

     

    Gabaygii hore malaha waa la garan waayay. bal kan isku soo daya

    CIRKA OON DARUUR LAGU OGAYN DUNI ABAAROWDAY

    OO HAADDU SOO DAADATOO DEERADII DHIMATA

    DAYLOOY LAXDII IYO LODABA DAAYAY HADALKEEDA

    DAANDHEERTA KII MAALI JIRAY CAYDH U DALANDOOL YE

     

    inta dhexe lama garanayee wuxuu ku dhamaanayay

     

    DACAS LAGUMA WAAREE MARKAY DOOGSIN ROOB CURATO

    DADKAYGIYO JAHLIGA MAALINTAAN DOW UKALA YEELO

    GAAJADA DHARAARTAAN DILEE CUDURKA DAAWEEYO

    ADIYO DAALINKII KAA YARAA DOODA WAA U FURIYE

    HA DADNAATO XAAJADU MAR BAAN DIIRKA KA CADDEYNE

     

    haddii kaa la waayana bal kan fiiriya

     

    OLOLIHII MAR UUN BAA LA SHIDI KII ARBACADIIYE

    MAR UUN BAA DAR IIMANKA QABA LA IMAN DOONAAYE

    CAANUHU DHAWAAN WAY KA QUBAN CIIL DAR LOO QABO E

    CAADDAA RAG KORAY BUU NABSIGU HOOS U SOO CELINE

    CALOOLYOOW AAN KUGU RAAGAHAYN CIIDDA HA U QODANE

    CAGTA II DHIG WAA KAA NABSIGII SOO CADCEEDSADAYE

     

    waa gabayadii ku qornaa buugaagtii suugaanta oo iskuuladii waddankii soomaaliya la oran jiray lagu baran jiray haddii aad wax ka xasuusataan.


  4. a friend of mine had a collection of weird names and thier meanings and she told me most of them are qabqableyaasha soomaaliya ka dagi la, adahay.

    here are some

    INA YEEY

    QAYB DIID

    KIISH BUUR

    DIINNAARI

    XAARAAN KU NAAX

    XABAAL MARI WAA

    BAAS ABUUR

    HAAMAAN

    DABA GEED

    ISMA LURE

    JINNI BOQOR

    SHIDDO

    DUULANE

    DUULLAAN JECEL

    KALIGII DUUL

    COL U JOOG

    COL LA KULAN

    COLAAD

    BUUBAA

    GALEYR

    KIISH BUUR

    KIIMIKO

    ILKO XANAF

    KADARE

     

    IYO QAAR KALOO BADAN

    no wonder the country is in chaos for long period of time dadkaas baan sugaynaa.


  5. Buuxo deal is done

    i can create the lines you can do the dance we know the thing right. now here is some xayeeysiis for tha business.

     

    hoobaloo hoobaloow hoobaloo hadaba

    Tanaad iyo buuxo talay idiin hayaan

    walaalo idin tiirnoo idin taageeri kara

    Tababar bay noo fureen loogu tumo buraanbur

    gabdhoow ka faa iidaysta fursaddaan cajaa ibkaa

     

    uluu ilii uluu iliilii

     

    waynakaa waa buuxo

    waa tanaad waynakaa

    bug bug dig dig qac qac

     

    dhamaan gabdhaha sol waxaa la idiinku bishaaraynaya furitaanka iskuulka tababarka buraanburka oo la magac baxay BURAANBUR II BAX

    ha moogaanina oo ha ka maqnaanina


  6. Caanahaas geel soomaali maa laga soo maalay horta.

    speaking of camel milk, Jbaro where is that cup of camel milk you promise for me when i came here. send me one now on UPS


  7. Buuxo listen sisiter since i don't go to weddings and i don't really understand what they say in these places ama come up with my own staff.

    now listen sister you don't need to cover up your face it is only me and you. I want see the face expression too so please do your best and pay no attention to what they say about you. and hey if you fall don't worry i am 300lb/150 kg. strong enough huh inaan kugu soo kor dhaco aa daran laakiin oo kala jiidooy ay ka dhacdo.

    any ways here i come

     

     

    HOOBALOOW HOOBALOOW HOOBALOO HADDABA

    BUUXO WACANEEY ADAAN BAHDA KUU JECLAHAY

    ADAA BILANEEY U WACAN BEESHA REER SOL (somalia on line) not sool state of somalia/somaliland

    BILIC WANAAGEEEY ALLOOW BAASKA KAA XIJAAB

     

    DAY DAY DAY

    DAYDAYDAY

    WAKU KAAS

    CAGO CAGO YAAN LACUNIN

    gabdho badan aan ka rayn doonnaa markaan barano saaxiib aan iska bood boodno til' we master the thing


  8. waa ina salaamay akhyaarta

    haddii aad garanaysaan gabaygaan fadlan ii soo dhamaystira>

     

    DUQAYDII DHAMMAATEE TOLOOW DIRIRKA YAA EEGI

    DABSHIDKII HADDUU GALO AYAA DHUXULIHII DAADIN

    AYAA DAAHA LAANTII KU XIRI QURAC INTUU DIIRO

    DEGMO TUHUN MA GUURTEE AYAA SAHANKA LOO DOORAN

    REERKOO YAGLEEL DAGAY AYAA GURI USOO DEYRI

     

    intaas ayaan ka xusuustaa ciddii garanaysa fadlan ii soo qor

    Mahad sanidin.


  9. Jbaro gabadha ha iga waalin waxba ma xaddee

    Adiga haddaad u soo xaddid laakiin waa iska caadi

     

    Buuxo isku midaan nahay saaxiib waa isla baranynaa qof ila bartaan raadinayee aniga waxan ku barayaa sida loogu heeso adigane sida loogu boodboodo i bar DEAL


  10. Tani waa tii layiri bil saddex reerna waa kaa kaxaysaa reer kalena kuma gaarsiiso

    waa siday aniga ila tahaye

    odayga koofida qaba ma sheekhii la raadsan jiray baa waa baan mise waa mid u eg waban yaabaye?


  11. Ghanima

    sister i would advice you to aviod trying many different things at the same time it might worse the situation.

    see a doctor or dermatologist. if you can't wait your appointment and it is bad go to urgent care or ER.

    ALLAAH ha ku caawiyo huunno


  12. I would've try but i stopped wearing cute bags and staff a while ago now i wear a FFOTOSHAARI AFAR JEEBLE. I put everything in its pockets one for biilka africa one for lacagta ayuutada (hagbad) one for my soc-sec card I94 worpermiet etc and one for my reading glasses. make up stopped that too cuz it doesn't go with my footoshaari.

    What an easy way of saving money

     

    GOOD LUCKY GABDHOOW


  13. Buuxo thanks abaayo caadi waaye raalli baan ahay iyo nuw waliba.

    Dahia mahadsanid adigane abaayo

    Hey JB mahadsanid ina abti lol@Laayaanka war niyow waxaan iska ilaalinay masas kaliyee waa maxay duurjoogta waaweyn eed ka sharqamisay.

    any ways haddii aad koob caano geel oo qaboow igu qabatid cabsidoo dhami way iska hadaafi.

    Zen sister kadib markaan qurquriyo caanahaas macaan rayigayga oo fardihii sayidka ku boodaya ayaa soo dhici doona.


  14. ASC WR WBR

    Akhyaarta waad mahadsantinhiin dhamaantiin.

    kool-kat waa hubaal inaad cool tahaybuuxo waa

    Tanaad huunno

    Zenobia ina adeer xaagaa iyo dhulkii baan ka soo dhigay waana la iska nabad qabay

    mar labaad waad mahadsan tihiin