nuune

Nomads
  • Content Count

    12,989
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by nuune

  1. lilly, lol@pungin bag , dat would sound more like good massage for me, punshigaagu waxbaba igama tareeyn :cool: I did Karatei laakin, but kick boxin alwayz happens, when playin footie sidii wax waalan
  2. lol@gettin muscles dat is good image
  3. Lilly looooool, you really wana do kick boxin, somehow waanba kaa baqey
  4. nuune

    Bluetooth

    The guy is enjoyin himself, wuxuuna u egyahay qof jaceel kala gooyey indhihiisa qumaati u fiiri
  5. ^^^ Why sad face, ma noogto xataa waa jirtaa
  6. Cadaan, you can open one there, remember you have many links and experience in the beef industry
  7. Sayid,lool, haye, ma waxaad la soo bixi leebkaaga iyo qaansada, war ka joog, kuwaa horaa wax la iiga qaadi waayee Aniga waxaad iga heli un takhaantakho, turaanturo iyo kalbadhuudhsi, kolkaas baad noqon turaanturootoo kuftey ayaa taqaan ee maxaad taqaan, marka is ilaali awliyada Alle baxru aswadooda hasoo yuunbanin:D
  8. lol@Ngonge, leave da poor kid, untill he gets keyaboard to type somethin. Sayid, haye maanta maxaad walaaqeeysaa, mise sida JB ayaad xalay wax soo qarbudey, nin arbushaad badan baad tahay
  9. Waxaan xasuustey "kheyr ha sameenin shar kuuma yimaadee" unknown adaan ku caawinayey waxyahow
  10. unknown cuz u say nothin other than hello and hi, is your keyboard working, u were sayin u were typin with ur mouse and moustache
  11. Norf, oo ma KFCda aad London uga carartey baad halkaas ku daaqeesaa Waitin for JB to answer me and Ngonge, JB, laadar weynaadey baad tahay habeenkii baad mirataa xaafadaha
  12. nuune

    Bluetooth

    ^^ Technology heh
  13. ^^ Maxaa kugu dhacey, ma daruur quruntaa kugu da'dey
  14. nuune

    Bluetooth

    lol@Nephys, waxbaad aragtey wallee, kii caadiga ahaa ee cell phoneka ayaaba dhib nagu hayo qaadistiisa, ma dhagahaan wax suri karaa Ilaah baa ilahee. Their ears needs to be cut, then again they will use their noses to hang da bluetooth
  15. ^^^ lol@computer generated riwaayds, I can see your topic bein turned upside down, blame da old man lool@Ngonge@Yaa Fircoon, don't ever mention AGE near JB, allergic buu ka qaadaa da'da, maskaxdaa holacdo kolkuu maqlo AGE
  16. wakaa waxaan sheegayaa soo baxey, wallee da'du waad necebtahay fara kulul bey kugu heesaa, da' hadii la sheego toobtaad dillaacsan, alloow yaa ku eego cirro meel kasta ku qarisey waxaad oran doontaa waa Cirro Caanood lol
  17. Adigu waad is yareeneysaa, da'daad ka baqeysaa, anagu danaheena ma ahan waxaas da'du waxba nama yeesho
  18. Ngonge lool, islaantaas in that riwaayad is a man called Dhagjar(AUN), great actor indeed he toko part many films and Riwaayado, very fittinf in the role of a woman. That Riwaayad is "Beenee Waa Run" AS I REMEMBER Michael Jagsan jalamad dhoore
  19. lool bahalkaas waaweeyn eed soo gantey wax la jafjaftey iilama ekka wallee waxaan dhihi jirney barigii sagaashameeyaadkii oon sidii dhaanto camal u qaadi jirney: "Kun sanan jirey keenya wali ma arag" waxyaala kalaan oran jirney: Kuuja ma kaalay baa Kiinboo ma subag baa Gaarisa ma gobolbaa Wewe ma yur baa Xasuus Lilly, looooooooool, innaba caadi ma tihid wallee
  20. ^^ Sujui baad aheyd illeen adna, waad ii gabatey
  21. ^ lol, more like it, nowadayz it has many names as well, so you see some people trying to avoid da word qudbo siro, they use such words like: - For a man saying: is kala bixis baan ku jiraa(meaning waxbaa ii qarsoon ayaamahan) - or a woman saying: "ummul baan ku jiraa" not the actual ummul, but referin to that she had a man that she hasn't married yet but feels like qoftoo ummul ka baxdey camal. more and more crazy words you hear alot!
  22. una sikia usingezi kama Ugali Asante sana for reminding me Ugali, yellow Ugaali I remembered u become sweaty after eatin that, such a heavy food. Dawa ya moto ni moto :cool:
  23. ^^^ oo waliba si saa'id ah hada loo isticmaalo qudbo-sirada kuna baahdey qurbo joogta Soomaaliyeed, qaab farsameysan waliba aan cidina ogaan.
  24. unknown, a/wasalaam, how r u
  25. Ngonge, I can't recall them, I was shabaab , mida kale maskaxdu wey boloshey heh, most Riwaayado they used some cracking arabic for laughter. I have watched many Riwaayado/Films with beautiful names like: Beeney waa Run, Dalxiis Cilmi iyo caado, Yoomal Aakhiro Nin Baa Yarad Wado, Dhoof Buu Eeday Jacayl , Canaad, Dabin, Arxanlaay, Qayaano, Abaal, Barinayee Ma Bariseen, Shalaay, Wadci, Imtixaanka Adduunka, Diana(this one has laba isla baxsatey oo qarsoodi isu mehersadey), Calaf, Fajac, Shido, Aargoosi, Caasi, Daawo Maleh Hinaasuhu, Damiir (best film), Galadlaay, Godob Jaceyl, Guur waa calaf, Wallee Waa Yaab, Xishood Jaceyl OK let me stop, you probably will recall the titles, most of them meher iyo guur baa ka wada buuxa