nuune

Nomads
  • Content Count

    12,989
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by nuune

  1. Hadaba aniga sheekada ma dhameestiraa, ma ii fasaxdey, aad baan u aqaanaa sheekadaasoo kale ciribteeda. Laakin sxb, sheekadan waxaan ku soo xasuustey nin bari la sirey oo gabar aad u qurux badan la siiyey inta looga sheekeeyey quruxdeeda, haa waana run aad bey u qurux badneyd, balse uusan jaanis u helin inuu arko ayadoo taagan ama socoto, kaliya habeenkii arooska unbuu naagta indhaha saarey, naagtu curyaan bey aheyd labada lugoodba paralayse bey ka aheyd oo dhaqdhaqaaq iyo xarakataat ma laheyn luguhu, habeenkii buu dee waad taqaan nin Soomaali ah asoon meel kale usii tallaabin ayuu ayadii oo sariirta dhabar dhabar u taala is yiri ku dul bood Ma wadi karo sheekada sxb, waa silac iyo saxariir ee bal sii wad Nin la soo sirey oo la soo lugooyey buu ahaa, halka sheekadaadu ay aheyd in Il-dab uu asaga hawsha ku lug lahaa uu isaga rabey Azeb.
  2. Apart from the list you mentioned, on da day, or late evening just before the sunset, would do Ramadan Football Tournament, that would be the last 10 days of Ramadan.
  3. No comment But nice story, just finish da story off
  4. ^^ Nope, it is already here
  5. The Draw is today in Monaco at about 4 or 5pm, don't miss it. English sides dominate the seedings for the 2008/09 UEFA Champions League group stage draw which will take place from 18.00CET on Thursday at Monaco's Grimaldi Forum. Qualifying concluded Sixteen teams gained automatic entry to the competition proper and the same number came through the third qualifying round on Tuesday and Wednesday. Making their debut in the group stage are UEFA Cup holders FC Zenit St. Petersburg, CFR 1907 Cluj of Romania, the first Belarussian qualifiers, FC BATE Borisov, and the inaugural Cypriot entrants Anorthosis Famagusta FC. In all, 17 nations are represented in the draw, the ceremony for which will include the UEFA Club Football Awards. Top seeds As usual the 32 sides are split into four seeding pots, with one from each being drawn into the eight groups, though no team can meet another from the same association. All four English clubs are included in Pot 1 – holders Manchester United FC, last season's runners-up Chelsea FC, five-time winners Liverpool FC, and Arsenal FC – and alongside them are FC Barcelona, Olympique Lyonnais, FC Internazionale Milano and the competition's most successful side, Real Madrid CF. Contenders Among the teams in Pot 2 are both German entrants, FC Bayern München and Werder Bremen, 2004 winners FC Porto, and Juventus, back in the competition after a two-year absence. Placed in Pot 3 are former European champions Olympique de Marseille, FC Steaua Bucureşti and Celtic FC, plus Zenit and last term's quarter-finalists Fenerbahçe SK. Pot 4 features Club Atlético de Madrid, ACF Fiorentina and the two survivors from the first qualifying round, BATE and Anorthosis. Matchday 1 will be on 16/17 September, with fixtures continuing on 30 September/1 October, 21/22 October, 4/5 November, 25/26 November and 9/10 December. As usual the top two sides will progress to the first knockout round draw on 19 December while those finishing third will enter the UEFA Cup Round of 32.
  6. lol@jb lol@I am going ibtisaam, waryaa AT&T baad u danleedahay miyaa
  7. AT&T, lool, xaalku waa qasanyahay kolkaa, Anigu waxaan ku oran lahaa al-muruqaati faarax samatar isticmaal oo wax takhaantikhi, turaanturooyin samee, wax kaga gurxami oo hala arko inaad mashiidiyaan tahay oo manaxaanka qabo
  8. AT&T, adigoo khibradaas dumarka u leh, aadna ugu xeel-dheeraadey arrimahooda, kaa dhageesan maayo intii halkan joogtey ayaan ka dudayaa oon dabin u dhigi kuwa cusub. Carabtaa horey waxey u dhahdey: Yatamanacnacna wahunna raaghibaat yabkiina wahunna kaathibaat Dabshid, lool sxb, anigu AT&T qaabkuu wax u wado kama helin, ninku dilaa buu ahaayee maxaa dhacey, kolleey wax unbaa meel iska daba marey, wali ma aaminsani .....
  9. AT&T, Hadaba wey jirtaa gabadh Nafisa la yiraahdo, inta badana adigey garabkaaga taagneeyd laakin magac kaley wadatey, balse taad ku khaldeysa ma ahan sxb, Trollkan maba soo gasho, ee magacyadii baa ku wareershay waan kuu jeedaa, marka play of names ayaad ku jirtaa PS: Gabaygii galaalxoor ayaan akhrinayey oo Dhoodaan soo saarey
  10. ^^^ lool @AT&T, oo thread kale ayaan ka maqlayay qof laha your PM is full, marka see wax u jiraan sxb. Kalgacaylka guunkii Inuu gaaxdo mooye Sina kuma gaboobee! Rageedi
  11. lool@hyenas, horta it is true, we eat like hyenas after sunset, but Ilaah amarkisi maba ku cayilno what we eat, dhinac dhinac iyo gees gees uu naga maraa. Lily, adi don't wory, u won't put any weight, caato.com aa tahay
  12. CL, lol actually, it is for general, so be carefull for the ladies who are already got some weight, it would double the size. And we are in the global warmin seasons, even if you don't eat anything, you still get some weight.
  13. News figures show that 80% of people who fast during Ramadan put more weight on themselves than any other month of the year. That is good news
  14. I haven't clicked that link earlier on, just seeing the video now, I don't see any qurux there at all
  15. Carabi canbuuradu unbey isku carbinayaan calooshooduna cabbursantahay ee ma ayagaa ciyaar yaqaano.
  16. Ngonge, da'iiga am uk dahashaa fa'kaan naa naamtoo nadh oos roqeenay sime bama ak shehid
  17. lool@Faheema, naamta laaxada ni'aba daaci am ha'an lawee, na'iga reebka mi'a dacaa'in kaalin damaxa ya'aan radbiga uk fudhsadey da'igaa ak samuul ha' dahii damaxa guj gi'a oos raago, saas go'oow Cabdiyo, lagab nawaagsan yabaa'adiis rakoon
  18. Laqam lajam daa'an raafax, naamta xawaan ra'ko xawaan lejcahay ni'aa geldo
  19. ehehe, lawee xawaad sheema neekteen dahalo taqqar ha', Moosaalida xawey uk haamhaamdaa dasex aab gar gu'u tiila: am shote, am shatade yi'o am shatiishe Faheema, na'iga lawee disaa qulada Moosaaliga u qataano ya'aan wa'al ak baayanaa, ramkaad fa'kanna uk dahasheyna aawba iis baayeyba, damax iyo gulahab aaw uuk gaatey lawee
  20. ^^^ Qumanihiisa ayaa qoorta ugu jira, Inshaa Allaahda aaba iigu daranba wax kasta meel kasta lagu maquuninayo!
  21. Faheema ehehhe lool, yama yama, aas am ha'an, kaalin fa'kan lawigiis ya'uu rijey, xawaa nadbeeyey nak oo raxfaha reedhaadka galu radaayo, da'igaba xawaa ak rahtey raqniyadii rohe disa JB yi'o naiga
  22. wajaxajaan bajartajay ajanajigajoo yajar ojoo jijirajo lajabaja sajanajo, lajaakajiin ajadajigaja gajacajan ijiyajo lujug bajaan kujuu tajaagajay
  23. lol@JB, xiwii oos doobi xamaa aak lagay da'iga, kaalin am doomeenin ni'aad qataano fa'kaan, rawyaa reer rahgeeso aay rabey fa'kaan, ii oos wajaab naa uk hadhey. haye kii kalena ma taqaanaa, yajaa kajalajoo yajaqajaanajo faja'kajan ajasnaja, mijisaje majabaja jijirajo qojof yajaqajaanajayo faja'kajan lajuguju dajarajaayajo xajarfajahaja dhejeerajaadkaja
  24. Faheema, iyaah, la'aabahaygi ya'aad uk dahlaysaa yimaa, aaw aak leeqshay lawaahi, Afro, lool@ifo & xagardheer, what about dhagaxley, dawa ya moto ni moto, swahili yangu siyo nzuri, lakini ninafahmu kila kitu kama nahi, baada ya kazi
  25. Dumarka Soomaalida da'da lagama dareemo, balse wey bi'isaa ugu danbeynta.