nuune

Nomads
  • Content Count

    12,989
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by nuune

  1. stop kissing the a$$es dadka aad shaygaysid qararamsaday waa idinkee futadaada dhuuuqso war laclacyahow, Saan maxaa waayena
  2. loooooooool, waryee , yaa ku barey intaasna, waad iga qoslisay wallaahi the image of you saying NDUGU, adoo iskala jiidayo oo wajiga kaduudinayo
  3. ^^^ JB, Juje waa Sujui hala yaabin Juje, mambo rafiki yangu, habari ya leo, kila kitu sawa sana kabisa
  4. Ramadan beynu ku jirnaa, waaweenka innaba caadi ma ahan, waa baasta fadariiji
  5. ^^^ dumar yaryareysi maleh uga sheekee sheekadii kolleey wuu yaqaanaayee AT&T, haye, bal waan kaa eegi, hadhow un ha igu oranin waxbaad minja-xaabisey ood luqunta ku xiratey
  6. ^^ lol@wa naazicaat, AT&T, ninkan JB waxbuu kula qabanayaa, ha arkin mucaaradnimadiisa, waa Lillaahi
  7. nin maanta ka aqoon baddan uu ay reer somaliland hayssa ma jirto JB ayaa ka aqoon badan, nin Japan jooga muxuu kuu sheegi oo cayayaanka cuna.
  8. nuune

    Eedo/Aayo

    Waxa laga sheegay wax sahlan ma ahan wallee. I have seen aayooyin kicking and boxing the kids, sometimes dhulka ku jiidayo, and starving them to death. Some of them are good, and take care the kids just like their own kids.
  9. Marxab Marxab Yaa Ramadaan, must listen
  10. Sadex sano ayaan raadinyey heesta maqalkeeda ee topigan Ugu danbeyntii waan soo helay Halxiraale, exclusive to radio Mogadishu jawaabaha Halxiraalayaasha are included in the song, enjoy it, by Maryan Mursal & Cumar Dhuule
  11. nuune

    Eedo/Aayo

    Eedo or Aayo is the other woman your father is married to, and it is being said they are very mean to the kids of the Minweynta ayada ka horreesay. Normally, once the children become Rajo or their mother passed away, the father will bring the kids to his new wife, he doesn't have any other choice, hooyo cusub bey yeesheen caruurta, what he doesn't know is, the new wife would be reckless and kindles to the kids she supposed to take care and be a mother to them. Anyway, this happens alot in Somalia, I wouldn't say all Eedooyinka or Aaayooyinka are mean to the children of the diseased mother. It is being writtten, and songs have being made, specially one great Fannaan who happened to be in that situation when his mother died and he lived with his Eedo or Aayo, he was only 4 years old when his mother died, it was terrible, horrible experience he met, sometimes he could miss meals for several days, and sleep with starvation, while the father is away on his usual business not knowing the situation of his kids, in his mind, they got new mother, and that should be alright. Here is the song, with its lyrics, enjoy it, very sad song, don't blame me if tears came down from your eyes. eedaan la yaabee arxankeedu daranaa, Click to listen eedaan la yaabee arxankeedu daranaa islaamnimada guudnimo ma ilaalineysee ishay kugu gubtaayoo afkey kaala dirirtaa kuma saarto adhaxdoo ileen waxay tidhaahdaa alla qaadkan maxaa dhigay agteyda will haduu afar jiroo hooyadii waayaa aabe kuma ogaadee eedo kuma daryeeshee ulbay kula dhacdaa adoo oon ku hayooo itaalkaagu daran yahay oo ila xareed badan indhuhu ay u muuqdaan adin aad ku aadiyo awood aanad u heli karin markaad ooyso leylkii hoyaa kuu adeegtee kuu uur dabcaysee aamus kugu tidhaahdaa will haduu afar jiroo hooyadii waayaa aabe kuma ogaadee eedo kuma daryeeshee ulbay kula dhacdaa
  12. ^^^ It smells boolbaro here maxaa ku keenay meesha maad sideeda oo kale bannaanka ka joogtid
  13. Originally posted by Juje: Nuune sxb labada ha is bar-bar dhigin, Nuur Caade will never say something like this: Of course Nuur Cade is better, your main man After all, the debate between you and Duke is: Who is beter man, Yeey or Cade! Ramadan Kariim sxb
  14. Day will end in 20 minutes time, take that Ngonge
  15. in haddii aysan dooneyn in ay dhegeystaan uu iska tegayo kadibna ay war cad ka heli doonaan. Is that booto.com, or waabsi.net, or simply he means to exercise his power and fire everyone in the parliment. Juje celebrating and congratulating his man(Nur Cade) PS: Waiting for what Duke has to say about this speech and the cartoon, he will deny any speech took place Wallee labadiina waa la idiin baqaa
  16. Ugaali, ar Ugaali, sasa nina kula ugaali na mboga, kila kitu kama nahi, baada ya kazi tafakujiya kimbiyano ulitewa bikiliza hishwa ya tiduli, una fanya nini saa'a hii
  17. AT&T, lool, niyahow hadaad qumaati ii dhageesan laheed adba intaas iyo wax ka badanba waad heli laheyd, ee ninka wuu kaa dul-boodey, waan kula qaraaban bu ku yiri, markaasuu Jaziira kaaga cararey xagaa iyo Jungal hotel. Johny, inaad dilaa tahay waa ku ogahay ee ka wareeji AT&T
  18. AT&T, waan filayay fallaadhihii shalay lagugu soo ganey in ay saaxiibkaa nuune kugu dirayaan
  19. AT&T, shalay baan kaaga digey Johny, ka xaaxaabi hee
  20. CL, Morning, habari ya asubuhi Afro, and morning to you, aan ku soo noqdo riyada aad ku riyootey, ogoow inaan tafsiiriyo riyooyinka oon sharraxaad ka bixiyo, not many people can do dat, waa awliyanimo only la igu manneestay Marka sheeg riyada, aan kuu tafsiiriyee, muraadkeena Allaha ha sahlo, faataxa
  21. Innaa Lillaahi, Allow u naxariiso Odeyga AT&T
  22. lol@eye candy, we got few yankees oo madaxa ku socdey and some Brits oo ayagana ka daran, da Irish were well behaved as always AT&T would be here any minute too
  23. Mornin Sheequna, keyfal axwaal wal umuur, it is very quite Hakistira, where is everyone. Am too tired anyway, we had annual company conference last night, and am knackered in bits
  24. Jamca jiif macaan, not really, Sabti sabti qooqan macalin careesan arda naxsan loox gariirey usha wash-dhac wash-dhac Anyone knows the original names for the days of the week in Af Somali, here they are, original not the Arabic one's we use: Koobin - Laabin -- Labata -- Koodaar -- Hakisa Hakistira Sooroga Sunday Monday Tuesday Wednesday Thursday -- Frday --Saturdy
  25. Johny, lool@hadaan laba ama saddex helo, ninkaan ugu maqnaa kheyraadka miyaad iga hor keeni rabtaa. AT&T, maad inaga deysid Xiin, ninkaas wuu goostayee, mida kale Johny waa dilaa iska ilaali, adoon ogeyn buu kaa hoos bixi, waad aragtey intii yareyd waxa uu barxada keenay, dabin aan la ogeyn buu kuu dhigi