
nuune
Nomads-
Content Count
12,989 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by nuune
-
Budhcad badeedkii oo qabiilo u kala baxay-LoooooooooooooooL
nuune replied to Che -Guevara's topic in Politics
^^^ The guy has being detained, kudos to MMA, you nailed him, now, did you tipped the Kenyan Police Sarkaal ka tirsan Hay’adda Bad-mareenada Bariga Afrika oo loo xiray sabab la xiriirta in uu xiriir la leeyahay Kooxaha Burcad Badeedka Soomaaliya Khamiis, October 02, 2008(HOL): Booliska Kenya ayaa saaka wuxuu xafiiskiisa oo ku yaala Magaalada Mombasa ka kaxeystay Andrew Mwangura oo ah Madaxa Hay’adda Bad-mareennada Bariga Afrika, kaasi oo su’aalo laga weydiinayo raad burcad badeednimo oo soo galay. Sarkaalkan ay Ciidamada Booliska Kenya su’aalaha weydiinayaan ayaa waxaa loo heystaa in uu sameeyay warar uu ku buun-buuniyay Kooxaha Burcad Badeedka Soomaalida, waxyaabaha loo heystana waxaa ka mid ah in uu sheegay in Markab Saanad Mileteri wada oo Kooxo Burcad Badeed Soomaali ah ay heystaan uu u socday Koofurta Sudaan. Tan iyo intii ay Kooxaha Burcad Badeedka ah ka dilaaceen Xeebaha Soomaaliya wuxuu sarkaalkani ahaa qofka ugu horeeya ee sheega in Markab ama Doon ku socdaalayay Xeebaha Soomaaliya ay Kooxo Burcad Badeed ah qafaasheen, isagoo kadibna soo tebin jiray in Kooxahaas ay lacag madax-furasho ah dalbanayaan. Wasiirka Axmed Siciid Aw-nuur oo mar sii horeysay ka hadlayay dhibaatada ay Kooxaha Burcad Badeedka ah ku hayaan Xeebaha Soomaaliya ayaa wuxuu ku eedeeyay Andrew Mwangura in uu xiriir la leeyahay Kooxaha Burcad Badeedka, isla markaana uu isku xiro Kooxahaas iyo Dowladaha Maraakiibta laga qafaasho. Andrew Mwangura oo qudhiisa ka hadlay arrimaha Burcad Badeedka Soomaaliya wuxuu isna Shiikh Yuusuf Maxamed Siyaad Indha-cadde ku eedeeyay in uu xiriir la leeyahay Kooxaha Burcad Badeedka, iyadoo Shiikh Yuusuf-na uu arrintaas beeniyay, isla markaana sheegay in uu isaga horay ula dagaallamay kooxaha Burcad Badeedka. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia -
Norf, warran sxb, you still roaming around with ur extra days off for Eid. Wlcme Ibti, back from break, wax aan cuneyna ma jirto, more like am fasting and am not, what the hell is this, how can I go back to normaalito moolto
-
Finally, Ukrain government admitted!!! October 2, 2008, 12:25 The Ukrainian Prime Minister, Yulia Timoshenko, says her government has information that Ukraine is involved in the illegal arms trade. The statement came after conflicting reports about the final destination of ‘Faina’, the cargo ship that was transporting Ukrainian T-72 tanks to either Kenya or Sudan when it was captured by pirates. "We pass all the information we have to a special investigative commission which was established in the Rada [ukrainian parliament] in order to probe the illegal arms trade, in which Ukraine is unfortunately involved today," Timoshenko said. Timoshenko said that such things as the arms trade should be under governmental control. "The government today is trying to combat the grey economy and, in order to stop the illegal arms trade, the issue should be transferred from the president's control to the government’s. Then we will be able to put this issue in order," she added. But Timoshenko expressed concern whether or not the Ukrainian President, Viktor Yushchenko, and the National Security and Defence Council will allow the government's watchdogs to check the legality of the arms trade. "All arms trading is under direct control of the president and the National Security and Defence Council. The government, in fact, stands off this activity," she explained. Yulia Timoshenko was talking at a media-conference in Ukraine’s capital, Kiev. The event was scheduled for live coverage on Ukrainian TV. However, it so happened that the country’s channels were closed for maintenance at that moment. Ukraine’s arms laundry list The Russian newspaper Izvestia has published a list of Ukrainian arms supplied to Georgia over the last 10 years. The newspaper says the list was compiled by the Ukrainian Parliament’s investigative commission. Source
-
^^ Shukran walaal, waxaa kaloo jiro heeso halxiraalayaal ka kooban, hadaad aragto heesahaas bal noo keen. heestan muusigadeeda waa yaa salaam
-
OZ, lool, you can reply now, let the Sujui girls hear what you want to say. Adna ma lagu qattaarey
-
^^ alot of Swahili resources available online, but will go back to Nayrobi for holiday on the following Eid, that is my brush up. actually my sisters do speak Swahili, they haven't forgetten yet, dono why I did, maskaxdii baa eber noqotey
-
^^ actually waan hilmaamey Swahiliga, but do understand when spoken. brush up baa la rabaa
-
Sayid adaan kuu naxayey voodooyahow, and already Malika ayaaba cunhaa kugu dhagtey, saad iskaga fujin laheyd adey kuu taal.
-
miyenampendacllakiniyeyehanitakikwanimiminimzee miye na mpenda lakini yeye haniki kwa ni mimi ni mzee lol
-
Sayid iibsan karo aa, waryaa mar dhaw cunaha yaan laguu dhagin, waa digniin
-
I remember small town in Kenya, they celebrated Eid four days, the division was caused by groups or sects, one Eid for sufis, another for salafis, another for tabliighs, another for normaalito peolpe. That was the weirdest thing I have ever seen.
-
Cadaan, indeed, India & Bangladesh are celebrating today, but not Pakistan. I think the moon is light years away from them.
-
Waryaa dhib baad abuureysaa WAGANGA all the way
-
Malika, am actually back to work, was off Tuesday, and Wednesday, 2 Eid days in my town, one for Sufis, the other for Akhwaan Muslimiins
-
Chelsick drew against Romanian team CFR Cluj This Romanian team trashed Roma, anyone remembers that.
-
^^^ Wlcme back WOL, being long time since you were around
-
lol Malika, I feel like I am fasting, it is hard to adjust to normality for few days. 2 days Eid, will take some time to recover
-
Woow, back to normal, Mornin crew
-
lol@ saa dooneyso u qaado, indeed, good job Ayoub, anigu si kale ayaan u qaatey oo ka duwan saad idinka u qaadateen. As far as I can tell, there is good relationship between Djibouti & Somaliland at the moment, few years back xiriirkoodu wuu xumaa, that was when Djibouti tried to invite Somaliland to shirarkii Jabuuti lagu qaban jirey ee Soomaaliya. Another word, Geele is saying to Somaliland, no more inviation to the Djbouti conference since the outcome will be always the same, NOTHING, Madaxweyne Geelle mar allaala markuu damco inuu casuumo Somaliland, waa barigii hore, waxay ugu jawaabi jireen oo adba Somaliweyn ayaad ka tirsanaan jirtee wana kaa dowlad baad tahayee qeelada naga la tag oo ammaan aan kaa helno waxaban hana ictiraafin hadaad doontee. Markiibaa ugu danbeesay Gheele inuu shirar danbe kala hadlo Somaliland ama ku casuumo.
-
What a goal by Keane, and what a pass by Torres! Gerard getting his 100th goal, and Keane scoring his first goal, that was the higlight of the night
-
Wooow , what a story, indeed, so depressing, but that kind of story happens all the time.
-
^^ lol@discriminate, that is true, did I tell you I bought three books about a month ago just to break the habit of not reading books in English, wali lama akhrin sadexdii book miiska ay iska saaranyihiin I will start them soon, dhibka jiro waxaa waaye, I only read the little points at the back of the cover, the mini reviews lol, intaas aa igu filan bas.
-
^^ Lily, Mahdi's list are all about Jaceyl, and they are all small mini-books, not more than 40 pages, I have read all of them, long time ago it was. I don't have fav Author or book, I am yet to be converted to the English reading clubs.
-
^^ And there is no mention of Ethiopian withrawal in that chronological order! The whole so called meeting in Nairobi is about re-inforcing the Ethiopian presence in Somalia, and a way to get IGAD to finance the Ethiopian soldiers. And, as you may know, Ethiopia is the BIG player in IGAD countries. It won't make any difference if all the stoogies go to Nairobi, since their brethren are butchering Somalis in Muqdisho. Referring to "Jinni ninkii keenaa baxsha", I think that could be trasnlated now to a new one "Jinniyadu markey is dul dul fuulaan, ibleez baa loogu yeeraa si uu u kala hago". Marka uma arko in Kenya oo kaliya ama Igad oo kaliya iney fuquburaalaha Soomaaliya ku habsadey iney ka bixin karto. Ibleezka weyn ee Mareekanka aan naf ka sugno, maadaama uu asaga ku amar taakleeyo dunida, dhisi karo dowlad, baabi'in karo qaran.
-
^^^ morning, duqa, Just had my second day of Eid today, and still enjoying the sab and waliimo, more sab and waliimo to came later on, ngonge maxaad sab ka taqaanaa horta Not working today