nuune

Nomads
  • Content Count

    12,989
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by nuune

  1. Malika looooool, well in terms of quite, getting break from the hectic of Stockholm, but the capital is crackin, wey wada nuurayaan, summer kasto ayaan aadaa stockholm, gothernburgna lugtaan soo mariyaa. lool@peak through windows
  2. ^^ lool@Sophist, wlcme back bro, long time, did you landed in Dubai. Sophist, ninkaan AT&T wali ismiina baranin baan filayaa, bal xoogaa afareey is weedaarsada, wuu jecelyahay inuu xoogaa deel-qaafeeyo Ngonge, maanta waxba ma sharxi karo sxb, eydin baa igu taagan
  3. Morning to Malika, and everyone, Johny, you might see me often in ur city Gothenburg, love the quite there, better than Ringbey & Tensta
  4. He is also the shy one of the three seyntists
  5. Johny, one of them Japanese seyntists don't have a passport to travel to Stockholm
  6. lol@send snow MOrning all
  7. Xiin, waan sugayaa alaabaha uu Ngonge kugu soo seyri doono, mutanabiga iyo mutawaatirkaba, ninku waa gabyaa iska jir lol@ninku waa bilaa saaxiib,
  8. Ilax, I believe 100% that JB's intentions are of good faith, and he cares alot about the suffering of Somalis that are daily being bombarded in Mogadishu. Siyaasadan waa political, nin Soomaali ayaa hadalkaas laga hayaa inuu ka yiri shirweyne lagu qabtey Xamar 1968kii!!
  9. ^^ Faheema, the term Somalian ayaanba jirinba totally, waana wax war baahinta reer galbeedka ay soo mareegeen sagaashameeyaadkii horaantiisa. Waxaan sal iyo raad laheen maba laga doodi karo!
  10. ^^ dhibka jooji Ngonge
  11. ^^ Haye ma soo qufee threadskii qawmu nuuxii, and see what happened to their authors I am sure I don't have many threads to myself
  12. AT&T salantiisa xataa systemka ayaa edit ku sameenayo
  13. Siph, walaal Aabo Ilaah ha u naxariisto, aamiin
  14. Halkee lagaaga dhaganyahay sxb maanta aan ooda kaa fujinee, mise hablahaad dooneysaa iney kaa soo jiidaan qodaxda kugu mudan
  15. loool@Ngonge Mabruuk indeed then, horteeda nuur, gadaasheeda nuur, boqol wardi soo akhriya, faataxa
  16. lol@wedding, so Ngonge, waxaad Faheema u qarineysaa iney tahay kuwa bislaadey miyaa, waa lagu fahmey sxb Am sure Faheema will answer to that
  17. nuune

    Today I....

    Today iyo tomorow tawfiiqda Ilaah hanoo hagaajiyo
  18. ^^ BOB lol@ina aaboow, sxb ninkan AT&T bilcaan hada uma baahno waxxa uu u baahanyahay holiday 4 months ah kaliya
  19. Waanba ku dhashey, anoo dikriga Alle wado ayaan ifka imid, ee adigu qaruumahaaga jinka ah ila dhaaf niyahow haiga shaansheenin awliyada iyo rooxaanta cankabuutka ah.
  20. Adiga balaaya unbaad la kulantaa, is balaayo looking for you, balaayaa laga wardoonaa sheekadu wey dhaaftey wallee
  21. Awliyaan ahey, awliyada Alle cidna iskum adirto
  22. JB, qaska jooji waryaa, Faheema ayaad hada dooneysaa inaad isku fidiso miyaa Faheema, adaa mudan
  23. ^^ Both pictures are the real Osama!
  24. Faheema, burukiito, koolba aaryo iyo feebaro are all related, and different types of qabowga dadka ku dhaco. burukuutida ayaa aad u xun, feebarada only lasts few days, laakin koolba aaryada changes to tiibisho sometimes