nuune

Nomads
  • Content Count

    12,989
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by nuune

  1. Hade wadankii waxa loogu tala galayba iyagaa afka ku shubtey, maxaaba soo hareyba, illeen Afrikaay faqri ka bixi weyday, 40 ministeryaal oo min half million iska dheh iyo suubiskii 500 member of parliments oo midkiiba half a million iyo dhushuqdii u dheertahay madaxywenaha iyo afartiisa ku xigeenba oo min 4 boqoloo kun iyo xaabxaabkoodi prime ministerka iyo shantiisa ku xigeen oo min 3 boqol oo kun iyo dhabar celintoodi Waliba waxaa maqan government workers, public sector workes, institution workers, all of them earn nearly half a million. So, wadankii dhannaa dhaqaalihiisa nimankan ayaa ku fadhiyo. Markaas baan oranaynaa Afrika dhaqaala xumi baa heysa!
  2. waa qasiido aan qaadi jirey markaan xerowga ahaa waayo waayo.
  3. Actually I can't find the source, there was an article that was comparing the salaries of presidents around the world, the top 20 positions were filled by African presidents. Viva Le Presidentie Africanie
  4. Hurjum haahu hookal haahu hilaaq haahuu hurjum baarig khufraj baakhul khaljig baanyaq hohoho hohohoo hohoho hohohoo hurjum shaakul kaflax shaatir koondac shaabuug dhoro dhoro dhoro dhoro dhoro dhoro hurjum haahuu hurjum haahuu
  5. Maybe Transparency International was referring to Somaliland, since Riyaale earns more than George Bush or British Prime Minister!
  6. It is just long day today, and SOL is becoming boring, no cracking topics
  7. GB is going to resign, Milliband will take his place
  8. She meant 5 days to go for Ramadan, maybe she was fasting days before us, some people do that
  9. Malika, don't go away, only 6 days left for Ramadan CL, I say I will pick up Malika, and drop her there to Ibti, and then get out of there as quickly as possible, ma rabo iney Ibti i dhahdo "kan muxuu meesha ka qabanayaa"
  10. lool@CL & Malika Sayid, are you banned from posting in Troll, why are all of your posts blank, nuudo waaye see camal!! Ngonge can claim triple salary for all the extra work.
  11. lol@Fahiye lol@shooting at hip Fahiye it is a girls meeting
  12. nuune

    burshishiil

    ^^ It is bursaliid walaalo, burshiishiil is slang language, both the same, and make sure you try it cuz Ramadan is ending soon
  13. AT&T, ninkan wuxuuba joogaa dhulkii sheekooyinka ee Somalia, marka ma aqaano maskaxdiisa ma dul duleel baa ku dhacey see wax u jiraan. I would give him "Z"
  14. Write about your encounters with people on cyber life, this would be very interesting if you do so.
  15. Imagining Faheema oo baroon dusha ka saaran qoriga gaandhariga ah
  16. JB, let me know if you need help with the stories, I got some cracking stuff for you
  17. JB, sheeko qoynkee ah weeye tan lagu yiri soo qor
  18. Waxaan arki jirney dumar jecel iney raggooda u kariyaan cuntada, hada waxaa soo baxey kuwa take-away horey u soo qaadanayo, ama will starve untill being cooked by their men!!
  19. ^^ Saaxibul hurdo Morning
  20. Malika, Lily, Ibti, Che, and all, Hada ka hor baa islaan waxey caashaqdey imaamka dadka tujiya, mar kasta imaamka unbey hadal heysaa, masjidkana daris bey la aheed, arrintan waxaa u dulqaadan waayey ninkeeda, mar kasta wuu xanaaqaa ay dhahdo "alla imaamku cod qurxoonaa ala anigaa imaamka cod qurxoonaa", ninkii baa wuxuu yiri sidan si ma ahanee bal wax samee, ninkii intuu guriga ka soo tagey xilli ay maghrib tahay, meel wado ku dhuuntey oo geed agtiisa ah masjidkana aan ka fogeyn ayuu wiil yar ku yiri orodoo islaanteyda intaa u tagto waxaad ku dhahdaa imaamkii masjidka ayaa geedkaas hoostiisa kugu sugayo hana u sheegin inaan aniga ahey lacag ayuuna siiyey. wiilkii baa guriga tagey, islaantii oo ordeyso ayaa geedka hoostiisa soo gashey, alla imaamoow ma halkan baad igu casuuntey, maba uusan hadlinba mana oga inuu ninkeeda yahay waa mugdi wajigana cumaamad baa ugu duuban. markii ay usoo dhawaatey ayuu ul uu heestay ku qaraacey dhowr jeer, si fiican u xanuujiyey, ayadoo oyneyso caku imaamyahow habaar bey la kacdey orod gurigeeda isku taabatey. ninkeedi baa saacado ka dib guriga yimaadey, imaamkii saxda ahaa ayaa masjidka quraan ka akhrinayay, ninkeedi baa yiri "caawa imaamku cod qurxoonaa", islaantii intey soo boodey ayey tiri "imaamka iimaanka Alla haka qaado dadkuu qaraacaa codna malahanee" PS: This would be the longest post in Trolling
  21. ^^ hada ma waxaad ileedahay erayga godlada garan maayo, godlada waxaa loo isticmaalaa geela, hasha kolkey godlato maadan maqal miyaa wali, niyahow nin geel jiraan kuu heestee waa sidee LOOL@viruskii ibti
  22. ka daa dee ninka saas, Jacaylbaro waa Sheikha SOL u qaabilsan umuuraha mutawaatirka ah ee godlada. Waxaan u maleenayaa saaxiibkeen AT&T soonkii baa ka adkaadey
  23. lool, saxiixeeyga since I joined here ayaan watey, waxbana lala qeebsan maayo, my avator and saxiix never change, just like the name, they stay forever and naturaale waaye JB aawey hakuugu yeeree mini-AT&T
  24. ^^^ niyahow magacaad gadaal dagaal u akhrineyso maad iga deysid