Conservative_Girl

Nomads
  • Content Count

    6
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Conservative_Girl


  1. SALAMA CALAYKUM DHAMAANTIINBA

    waxaan jeclaan lahaa inaan in yar ku daro sheeko dhacdey oo ku saabsan sheekadan boyfriend and girlfriend, waxa jirta sheeko ku dhacdey gabad aan saaxiib nahay yadoo ah qof ilaahay wanaag iyo ixtiraam ku manaystay, waxan odhan karaa waa well educated nolosha fahmi karaa meel kasta oo ay joogto,at same time diinteeda iyo dhaqankeeda inta wanaagsan haysata,waxa ay la kulantay wiil ay yaraantoodii meel ku soo wada koreen qurbuhuna in badan kala fogeeyey,aad ayay u jeclaadeen inay xidhaadhaan si sharaf iyo waanaag ku jiro yagoo markaa laba wadan kala jooga, balse midba midka kale wadanka uu joogo ayuu ku haystaa nolol wanaagsan, lakiin barashadoodii waxay qaadatey mudo gaadhaysa 3 sano,labadoodaba jecel iyo dareen xad dhaafa ayaa ku ku abuuran balse ha ku sii badnaado gabadhe, balse ay jeceshahay inay la wadaagto nolol mustaqbal, wax kale se aanay ka rabin inay wadaagaan, mudo kabacdi buu u sheegay inuu doonaya relationship ah kan QURBAHA, gabdhii waxay ku wareertay kuna dawakhdey muddada dheer ee ay aamusnayd yadoo ka fikiraysay inay u barato mustaqbal iyo wanaag inay wada qaybsadaan balse, sida uu isagu u fikirayo,hadana u tusayo inuu dareen u hayo kalgacal. HADABA WAXA LA YAABADAN WAKHTIGAN LA JOOGO SIDA WIILASHA SOOMALIYEED U LUGOYNAYAA HABLAHOODA WANAAGSAN EE ILAAHAY SIIYAY DHAWRNAANTA IYO XISHOODKA. INAY NOQDAAN KUWA FUSUQA IYO XUMAANTA KU SII DHAWAADA.

    inantani waxay ii sheegtaa inanay hadii ay inankaasi sida ku adkaysto inanay waligeed jeclaan doonin wiil soomaliyadeed una sheegi doonin inay jeceyl iyo wanaag toona la qaybsato.

    WIILASHII SOOMALIYEED INTOODA BADAN YAGAA HABLAHOODA WANAAGSAN DHIBTA IYO XUMANTA UGU WACAN KUNA RIIXAYA INAY XUMAADAAN??

    Aniga ahaa waa inantii ugu horaysay ee aan ku ogaaday siday wiilashu hablaha wanaagsan u galayaan


  2. Originally posted by Truly_Blessed:

    what makes a women beautiful? this is a question I have for.

     

    I resently visited the ********** website and saw this question posted, so now i'm curious. You can post your replies whether your male or female, so please not be shy and express your views.