-
Content Count
213,718 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xalay casho sharaf ugu sameeyey magaalada Muqdisho xulka kubadda cagta Puntland. Madaxweynaha ayaa waxaa kulankani casho sharafta ah ku wehelinaayey Masuuliyiin ka tirsan geleyaasha DFS, masuuliyiin ka tirsan geleyaasha dawladda Puntland iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland. Madaxweynaha Puntland oo cashada kadib la dardaarmay dhallinyarada xullka kubadda cagta dawladda Puntland ayaa ku adkeeyey dhallinta inay illaashadaan sumcadooda, sharaftooda iyo karoomadoodaba, isla markaana waxaa uu Madaxweynuhu xusay in intaasi ku dhowrsoomayaan iyadoo ay hagaajiyaan akhalaaqdooda, dabeecaddooda iyo diintoodaba. Sidoo kale Madaxweynaha ayaa dhallinta u sameeyey balanqaadyo uu ka mid ahaa dhismaha iyo casriyaynta garoomada kubadda cagta Puntland, waxaana uu sheegay Madaxweynuhu in dhowaan la dhigidoono qaar kamidda garoomada Puntland roogga cagaaran lana samayndoono tartamo, tababaro iyo dhammaan ciyaaraha kala duwan ee jira. Dhinaca kale Madaxweynaha ayaa dhallinta ku booriyey inay sameeyaan Alle ku xidhnaansho iyo dedaal badan si ay uga gungaadhaan himiladooda ah hanashada horyaalka kubadda cagta Soomaaliya ee maanta 08 December 2017 ciyaartiisii ugu horaysey laciyaaray, waxaana uu Madaxweynuhu u cadeyey dhallinyarada in ka dawladda ahaan la garabtaagan tahay tageero buuxda. Ugu danbayn, Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Alle ‘SWC’ u waydiiyey dhallinta Soomaaliyeed ee ku hirdamaysa tartanka kubadda cagta Soomaaliya maxsuul wanaagsan oo ay dhammaantood ku qancaan, waxaana uu Madaxweynuhu si gaara Alle u waydiiyey xulka kubadda cagta Puntland guul ay ku hantaan marlabaad koobka kubbad cagta Soomaaliya.
-
Beeraleyda ku dhaqan degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa dalbaday in laga caawiyo wax soo saarkooda, maadaama hadda ay aad ula tacaalayaan qashin badan oo beeraha ka buuxsamay, islamarkaana aanay awood badan u lahayn iney iska saaraan. Maxamed Cabdiraxmaan Matow waa gudoomiyaha iskaashatooyinka beeraleyda degmada baardheere, waxa uu u sheegay Goobjoog News in la joogo waqtigii la dhiirogelin lahaa, dhankoodana ay diyaar u yihiin iney wax soo saaraan. Biyo badan iyo sidoo kale qashin ayuu sheegay in beeraha ay galeen, taasina ay keentay in khasaare badan ay la kulmaan. “Beerihii waxaa haligay biyo iyo qashin, hadda waa aaran, laakiinse wixii aan soo saareynay waxaa qabsanaya qashin oo hadane lala dagaalaa oo laga ciribtiraa oo haddii loo helayo cagaf iyo wixii lamid ah, fasalkii hore wuu khasaaray oo biyaha xareedda iyo Wabiga ayaa baabi’iyay, beeraha waa is dhexyaal wixii ka fakadayna ma badna oo intii taagga saarnaa waaye” ayuu yiri guddoomiyaha. Ugu dambeyn, Maxamed C/raxmaan ayaa ku baaqay in sidoo kale laga caawiyo dhanka abuurka iyo helista cagafyo lagula dagaallamo qashinka. Goobjoog News Source
-
Dhallinyarada ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa bilaabay qorshe ballaaran oo ay ku doonayaan iney ku hormarinayaan magaaladaasi iyo sidoo kale guud ahaan gobolka Mudug. Dhallinyaradan qaarkood oo la hadlay Goobjoog News, ayaa sheegay iney qaban doonaan shaqooyin badan oo ku aadan bilic soo celinta oo ay ugu horreyso magaalada Gaalkacyo. Waxay dhallinyaradan ku mideysan yihiin magaca Horseedka Horumarka Mudug, waxaana ay doonayaan in si iskaa wax u qabso ah ay kusoo celiyaan bilicda Gaalkacyo. Dhallinyaradan ayaa isku daray qarashaad, waxaana ay ku qabanayaan howlaha ay dib ugu soo celinayaan bilicda Gaalkacyo. Duqa Magaalada Gaalkacyo, Xirsi Yuusuf Barre oo ka qeybgalay furitaanka ololahan ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay dhallinyaradan is xilqaamay, wuxuuna tilmaamay iney qabanayaan dhallinyaradan shaqooyin ay garan waayeen dad kale oo badan. Guud ahaan shacabka ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ayuu ugu baaqay iney ka shaqeeyaan horumarka iyo sidoo kale nabadda. Goobjoog News Source
-
Guddoomiyaha xisbi siyaasadeedka UDAD ee Puntland Saciid Faarax Maxamed ayaa hoggaanka Puntland oo ugu horreeyo madaxweyne Gaas ku dhaliilay inuu hortaagan yahay hirgalinta nidaamka xisbiyada. Siyaasi Saciid oo wareysi siiyay Goobjoog ayaa sheegay in Puntland aan loo diyaarinin nidaamka xisbiyada si looga gudbo in baarlamaanka ay madaxweynaha soo doortaan. Wuxuu sheegay in dimuqraadiyadda oo shaqeysa uu diidan yahay madaxweynaha Puntland islamarkaana uu jiro musuq badan. “Kolleyu waad ujeeddaan in madaxweynaha Puntland iyo xubnaha kale ee maamulka u sarreeya ay diiddan yihiin in nidaamka xisbiyada wax lagu soo doorto, sababtuna waxay tahay waxay waayi doonaan qaabka ay hadda wax ku helaan” ayuu yiri Saciid Faarax. Dhanka kale, Guddoomiyaha xisbi siyaasadeedka Puntland UDAD Saciid Faarax ayaan wax ka weydiinnay qorshe baarlamaanka Puntland ay dhowaan wadeen oo ku aaddan in baarlamaanku uu soo magacaabo guddiga xallinta khilaafaadka doorashada. Waxa uu sheegay in taasi aysan wax isbedal ah ku keeni doonin murannadii siyaasadeed ee soo kala dhexgali jiray madaxweynaha maamulka iyo musharrixiinta oo ku aaddan in guddigaasi uu madaxweynaha magacaabo rag isaga u janjeera. Goobjoog News Source
-
Barlamaanka Puntland Waxaa horyaal qorshe xeer loogu samaynayo guddiga xalinta khilaafka ee soo xulista Barlamaanka oo uu horay u soo xuli jiray Madaxwaynaha maamulkaasi mudadii Puntland ay jirtay islamarkaana musharraxiinta madaxtinimada Puntland u tartamaya ay dood iyo diidmo ka keeni jireen, iyagoo u arki jiray kuwo u xagliya Madaxwaynaha soo magacaabay islamarkaana ka reeba qof walba oo uu diidanyahay in uu ka mid noqdo barlamaanka Puntland waxaana murankaasi oo mararka qaarkood sababi jiray in musharaxiintu gudi kale magacaabaan, walow ugu dambayn uu guddiga rasmiga ah noqon jiray midka madaxwaynuhu soo magacaabo. Qorshahan cusub ee barlamaanku wado ayaa ilo xog-ogaal ah sheegayaan in uu sababay markii golaha wakiiladu ogaadeen in doorashadii oo sanad ka dhimantahay uu madaxwayne Gaas sii qorsheeyey ragga noqonaya 7-da xubnood ee uu ka kooban yahay Guddiga xalinta khilaafaadka ee soo xulidda barlamaanka soo socda. Xubno ka mid ah bulshada iyo Aqoonyahanka Puntland oo aan kala sheekesannay arrintaan ayaa soo dhoweeyey in la sameeyo xeer lagu soo xulo guddiga xalinta khilaafkaadka baarlamaanka si uu u noqdo mid sharci ah oo aan dood iyo saluugmo ka dhalan sidii horay u dhici jirtay marka xiliga doorashada la gaaro. Goobjoog News Source
-
SAINT PAUL, MINN – On Sunday, U.S. Secretary of State Rex Tillerson announced the withdrawal of the United States from the United Nations-led Global Compact on Migration (GCM), claiming it would undermine the ability of the United States to enforce immigration laws at home. Minnesota State Representative Ilhan Omar (DFL-Minneapolis), the first Somali-American to be elected to a state legislature in the United States, released the following statement: “The United States of America was a beacon of hope and freedom to my family when we were seeking refuge, and it continues to be a beacon of hope and freedom to people around the globe who are living in extraordinary conditions without rights and surviving attacks by their own governments. These governments openly trample on the rule of law and the cause of fully equal human rights. This extreme action by the President, the Secretary of State, and their advisors is tarnishing generations of US leadership toward full human equality. It undermines decades of work, and it saddens me to say that I’m no longer surprised. We cannot say we are global leaders if we cannot find the moral courage to lead on behalf of the most vulnerable men, women and children on our planet.” Source: House.Leg.State.Mn.Us The post Rep. Ilhan Omar Statement on US Exit from Global Compact on Migration appeared first on Caasimada Online.
-
Seven years ago, Ismail Ahmed set out to build a startup that could send cash electronically from the U.K. to Africa. He had $200,000 and a lot of experience in the money transfer business in his native Somalia. Today, London-based WorldRemit Ltd. sends money to 148 nations and has just raised $40 million in a deal led by LeapFrog Investments, an investment firm in London, the company said in a statement on Thursday. The Series C funding round values the fintech firm at more than $670 million, according to a person familiar with the transaction, who asked not to be identified because the matter is private. WorldRemit’s longtime backers, Accel Partners and Technology Crossover Ventures, invested in the deal. WorldRemit, which specializes in sending money via mobile phones, will use the cash to try to grow its customer accounts globally to 10 million from 2 million by 2020. The company is making a big push in transfers between the U.S., Asia, and Latin America. “The U.S. will grow our revenues as much as 40 percent over the next few years,” Ahmed, WorldRemit’s chief executive officer, said in an interview. But the company faces stiff competition from The Western Union Co., the longtime powerhouse in the $444 billion global remittance business, as well as other fintech firms such as Remitly Inc., a Seattle-based company that raised $115 million in a private fundraising deal in October. WorldRemit is on course to record 60 million pounds ($81 million) in net revenue this year, a 46 percent jump from 2016, according to Ahmed. The company is looking at a potential initial public offering in two to three years, he said. Source: Bloomberg The post How to Turn $200,000 Into a $670 Million Business appeared first on Caasimada Online.
-
Maamulka degaanka Lafoole ee Shabeellaha Hoose ayaa cabasho ka muujiyay isbaaro ay sheegeen in ay dhigteen ciidanka Millateriga ee dowladda federaalka Soomaaliya. Guddoomiye xigeenkii arrimaha bulshada degaanka Lafoole ee gobolka Shabeellaha Hoose Mukhtaar Nuur Geeseey oo lasoo xiriiray Goobjoog News, ayaa sheegay in baabuur badan oo isugu jira BL-ka iyo kuwa xamuulka ay ku xaniban yihiin inta u dhaxaysa Xaawa Cabdi iyo Baar Ismaaciil ee degmada Afgooye. Waxaa uu ugu baaqay wasaaradaha gaashaandhigga iyo tan arrimaha gudaha ee xukuumadda Soomaaliya in arrintaasi ay soo farogeliyaan, islamarkaana taliyaha ciidanka xoogga iyo abaanduulahaba uu ugu baaqayo in ciidanka milateriga ee isbaarada dhigtay Xaawa Cabdi tallaabo laga qaado. “Waxay dhaheen ciidankaan maamulka ayaan la macaamilnay, marka waa been taas, ciidamadan Milatari waaye, waxay lacag ka qaadayaan gaadiidka, waxaan ugu baaqayaa wasaaradda gaashaandhigga in sida ugu dhaqsiyaha badan isbaaradan lagu qaado” ayuu yiri guddoomiye ku xigeenka. Dhanka kale, taliska ciidanka xoogga dalka ee gobolk Shabellaha Hoose weli kama aanay hadal arrinkaan. Goobjoog News Source
-
Maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in dib u heshiisiin ka dhex bilaabayaa beello walaalo ah oo dhowaan ku dagaallamay deegaanno hoostaga degmada Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe. Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle Cali Guudlaawe ayaa sheegay in maamulkooda diyaar u yahay inuu dhameeyo wax walbo oo ku aadan dagaal beeleedyadan. Dowladda Federaalka ayuu ka codsaday mudane Guudlaawe iney ka qeybqaataan dib u dejinta dadkii kasoo barakacay deegaannadii lagu dagaallamay. “Annaga aad ayaan uga xunnahay wixii dhacay, waxaan diyaar u nahay inaan bilowno wadahadalka Labadan beel, dowladda Federaalkana waxaan ka dalabneynaa iney ka qeybqaataan dib u dejinta shacabkii soo barakacay iyo dhismaha guryahii la gubay” ayuu yiri Guudlaawe. In ka badan 20 qof ayaa ku dhimatay dagaal beeleedyo ka dhacay deegaanno ku dhow degmada Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe, welina xal kama dambeys ah lama gaarin. Goobjoog News Source
-
Gaalkacyo (Caasimada Online)-Wararka naga soo gaaraya Gobolka Bari ee Puntland ayaa sheegaya in maleeshiyaad ka tirsan al-Shabaab ay weerar xoogan ku qaaden Xerro ay degnaayen ciidamo ka tirsan maamulka Puntland. Weerarka oo ku bilowday Hubka culus ayaa ka dhacay Af-urur ee Gobolka Bari, waxaana la weeraray Xerada ay ciidamada Daraawiishta Maamulka ku leeyihiin Af-urur. Maleeshiyaadka weeraray xerada ayaa watay Gaadiid dagaal waxaana lasoo sheegayaa in halkaa ay ciidamada maamulka kula dagaalamayeen ku dhawaad Saacad xiriir ah, wallow Saraakiisha maamulka ay sheegen inay iska caawiyeen. Inta uu dagaalka socday labada dhinac ay isku adeegsanaayay Hubka nuucyadiisa kala duwan, waxaana lasoo sheegayaa in dagaalka lagu kala furtay Gaadiid iyo Hub oo ay lahaayen labada dhinac. Saraakiisha maamulka ayaa sheegtay in maleeshiyaadka al-Shabaab ay ka dileen dhowr maleeshiyo, halka sidoo kale ay ka furteen gaadiid ay kusoo duulaan tageen. Waxa ay intaa ku dareen Saraakiisha in maleeshiyada weerarka kusoo qaaday Xerada aysan awoon halka ay xerada ku tiilay balse ay ahaayen kuwo weerarkooda uu ahaa mid difaac ah, maadaama ay kusoo dhex dhumeen ciidamada, isla markaana kasoo habaabeen wadadii ay u socdeen. Sidoo kale, maleeshiyada al-Shabaab ayaa sheegtay in weerarkaas ay Puntland uga dileen Saraakiil iyo Askar, isla markaana ay ku furteen Hub kala duwan, sida ay warbaahinta u sheegen. Saraakiisha ay weerarka ku dileen ayay sheegen inay gaarayaan ilaa laba Sarkaal, halka tirade kale ay ahaayen Askar ka tirsan Daraawiishta Puntland. Si kastaba ha ahaatee, weerarkan ayaa kusoo beegmaaya xili maleeshiyaad baxsad ka ah duqeymaha ay gudaha u galeen deegaanada Puntland. Caasimada Online Xafiiska Gaalkacyo Caasimada@live.com The post Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday Xero ay degnaayen ciidamada Puntland & Khasaaro kala duwan oo ka dhashay weerarka appeared first on Caasimada Online.
-
Warar soo baxaya ayaa waxay sheegayaan in dalka Maraykanka dib loogu celiyey 92 Soomaali ah, kuwaasi oo dalkaasi si musaafurin ah looga soo waday. Diyaaraddii sidday dadkaan ayaa la xaqiijiyey in ay ka degtay magaalada Dakar ee caasimadda dalka Senegal, balse hadane dib ay ugu laabatay dalka Maraykanka. Laanta socdaalka iyo jinsiyadaha dowladda Maraykana ayaa sheegtay iney jirto sabab dadkaasi loo celiyey balse si cad uma aanay faah faahin. Warar kale oo soo baxaya waxay sheegayaan in ay jirto cillad soo wajahday diyaaraddan, balse warkaasi si cad looma hubo. Maraykanka ayaa dhowr jeer waxay dalka keeneen Soomaali badan oo lasoo musaafuriyey. Goobjoog News Source
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Waxaa lagu wadaa in dhawaan dib loo hoolgaliyo Dekadda Hobyo, kadib markii qalabka loo isticmaalaayay Maraakiibta iyo howlaha kale ay bilaawdeen in la dhigo Dekadda. Hogaamiyaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf, ayaa sheegay in dadka Galmudug ay dhawaan ka hanta dhoonaan Dekadda isla markaana Ganacsatadu ay kala soo dagi doonaan badeecooyinkooda. Xaaf waxa uu sheegay in iminka ay soo iibiyeen qaar kamid ah qalabka lagu howlgalin lahaa Dekadda waxa uuna tilmaamay inay harsan yihiin keliya howlo fudud oo dhawaan lasoo gabagabeyn doono. Waxa uu tilmaamay in iminka ay iibiyeen shactar casri ah kaas oo maalmahan nagu soo aadan gaari doono xeebta magaalada Hobyo. Shactarkan ayaa dhawaan kusoo xirtay Dekadda weyn ee Xamar waxaana gudaha asbuucan loo gudbin doonaa magaalada Hobyo. Sidoo kale, Ganacsatada maamulka ayuu u sheegay inay u furan tahay Dekadda isla markaana laga sugaayo inay ka gaabiyaan Dekadaha kale si ay u shaqo galiyaan Dekadooda. Muuqaalka guud ee Dekadda ayaa ah mid ay ka muuqdan duruufo kala duwan waxaana jira qeybo dhowr ah oo uu maamulka ka gaari wayay dayactirkiisa. The post Sawirro: Dekkada Hobyo oo shaqa bilaabeysa & Qeyb kamid ah Qalabka oo ku xaniban Dekadda Xamar appeared first on Caasimada Online.
-
Gaalkacyo (Caasimada Online)-Wararka naga soo gaaraya magaalada Cadaado ayaa sheegaya in qeybo kamid ah deegaanada hoostaga maamulka ay galeen maleeshiyaad hor leh oo ka tirsan al-Shabaab. Maleeshiyaadkan ayaa lasoo warinayaa inay wateen gaadiid dagaal, halka qaarna ay fara marnaayen, kuwaa oo baxsad ka ahaa diyaaradaha dagaalka ee duqeymaha geysta. Maleeshiyaadka ugu badan ayaa la xaqiijiyay inay gudaha u galeen Magaalada Caabudwaaq kuwaa oo isku muuqaal ekeysiiyay qaabab cusub sida musaafuriin iyo kuwo faramaran. Maleeshiyaadka hubeysan ee wata gaadiidka ayaa iyaguna la sheegay inay ku sugan yihiin deegaano duleedka ka ah Magaalada Caabudwaaq. Dadka deegaanka oo arrintaan ka hadlaayay ayaa sheegay inaysan u dulqaadan doonin qulqulka maleeshiyaadka al-Shabaab isla markaana ay qaadi doonaan talaabo ay uga hortagayaan. Dadka deegaanka ayaa sidoo kale maamulka ugu baaqay inay ka hortagaan al-Shabaabka baxsadka ah ee deegaanka ka dhiganaaya Magaalada Caabudwaaq iyo deegaanada hoostaga. Arrintan ayaa imaaneysa xili boqolaal maleeshiyaad ka tirsan al-Shabaab ay isaga baxeen Saldhigyo badan oo ay ku lahaayen Gobolada dalka sababo la xiriira walaaca duqeymaha. Caasimada Online Xafiiska Gaalkacyo Caasimada@live.com The post Al-Shabaab hor leh oo gudaha u galay deegaano nabdoonaa oo hoostaga Galmudug (Warbixin) appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Mareykanka ayaa shaaciyay inay cilad ku imaaday diyaarad rakaab oo ay la socdeen Soomaali laga soo tarxiilay dalka Mareykanka. Diyaaradan oo siday Soomaali dhan 92 ruux, ayaa si kedis ah uga degtay dalka Senegal, sababo la xiriira cilad keentay qalqal waxa ayna dib ugu laabatay dalka Mareykanka. Dadkan Soomaalida ah ayaa intooda badan laga soo kala qabtay gobolada dalka Mareykanka, kadib markii lagu eedeeyay inaysan heysan sharciga dal ku jooga. Sarkaal u hadlay Waaxda Socdaalka Mareykanka ayaa daboolka ka qaaday in dhammaan dadkii saarnaa diyaarada dib loogu celshay dalka Mareykanka inta ay ka helayaan diyaarad wanaagsan oo kasoo dajisa magaalada Muqdisho. Sarkaalka waxa uu tilmaamay in diyaarada ay cilada ku timid xili ay ku jirtay hawada, taana ay ugu wacneyd in la dajiyo. Talaabadan ayaa imaaneysa xili Madaxweynaha Mareykanka uu adkeeyay sharciyada lagu galo iyo kan lagu joogo dalka Mareykanka. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Diyaarad siday Soomaali laga soo tarxiilay Mareykanka oo hawada ku ciladowday appeared first on Caasimada Online.
-
Sida uu Gooboog News u sheegay sarkaal ka tirsan maamulka Koonfur galbeed waxaa galabnimadii jimcaha weerar ay ku qaadeen deegaanno ay ku sugnaayeen xarakada Al-shabaab oo ku dhaw Buur-hakaba. “Weerarka waxaa uu dhacay galabta, 2 qof ayaan ka dilnay, waxaan sidoo kale ka soo qaadanay qoryo, gaari iyo qalab kale” sidaasi waxaa Goobjoog News sarkaal ka tirsan madaxtooyada Koonfur Galbeed oo diiday in magaciisa la xuso. Madaxweynaha Koonfur galbeed Sharif Xasan oo todobaadkii hore ka hadlay shirka amniga ee Muqdisho ayaa sheegay in Al-shabaab ay dhibaato ku heyso deegaannadiisa isaga oo codsaday in dib loo dhigo bixitaan AMISOM. Goobjoog News Source
-
Diyaaradd Siday ku dhawaad 92-qof ayaa ku laabatay jimcihii dalka Mareykanka kadib markii ay ku timid cilad. War kasoo baxay Waaxda Socdaalka Mareykanka ayaa lagu sheegay in diyaaradda ay cilad soo wajahday inta aysan ka daganin Garoonka diyaaradaha magaaladda Deka ee Caasimadda dalka Senegal ee qaaradda Afrika. Dadka diyaaradda sarnaa waxaa ku jiray 4- reer Minnesota ah oo aan haysanin sharciga lagu joogo dalka Mareykanka,waxaa gacanta ku dhigay waqtiyo kala duwan Ciidamadda Booliska dalkaas. Dhanka kale war kasoo baxay Waaxda Socdaalka Mareykanka ayaa lagu sheegay in dadkaan ay haatan ku laabteen dalkaas,islamarkaana qorshaha uu yahay in mar kale ay safar soo noqdaan. Tan iyo markii la doortay Madaxweyne Trump Boqolaal Soomaali ah oo Sharci daro ku jooggay dalka Mareykanka ayaa dib loogu soo celiyay Soomaaliya. Horey waxaa Soomaliya usoo gaaray diyaarad sidday in ka badan 50 qof oo Soomaali ah oo laga soo tarxiilay dalka Maraykanka. Mas’uuliyiinta dalka Maraykanka ayaa sheegay in dadkan ay ku jireen xabsiyo ku yaalla Maraykanka, halka qaar kalena ay ku guuldarraysteen inay magangelyo helaan. PUNTLAND POST The post Cilad Ku Timid Diyaarad Sidday Soomaali Laga Soo Masaafuriyay Mareykanka appeared first on Puntland Post.
-
Dowladda Mareykanka ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in diyaarad siday ku dhawaad 92 qof oo Soomaali ah oo laga masaafuriyay dalka Mareykanka in diyaaradii siday ay cilad ku timid. Dadkaan ayaa heysan sharciga lagu jooggo dalka Mareykanka, waxaana dhawaan laga soo qabtay qaar ka mid ah gobolada dalka Mareykanka. Diyaaradda siday dadkaan ayaa ka degtay Magaalada Deka ee Caasimadda dalka Senegal, waxaana intaasi ka dib ay dib ugu laabatay dalka Mareykanka. Waaxda Socdaalka Mareykanka ayaa xaqiijisay in dadkaasi hadda lagu soo celiyay Mareykanka. Waaxda ayaa sidoo kale sheegtay in diyaaradda siday dadkaasi ay cilado ku timid xilli ay hawadda ku jirtay , islamarkaana ay go’aansadeen in dadkaasi dib loogu soo celiyo Gudaha Mareykanka oo markii hore laga tarxiilay. Cumar Jamaal oo ka mid ah Sharci yaqaana Soomaalida ee kunool Mareykanka ayaa VOA u sheegay in arintaasi ay walwal ku abuurtay. Tan iyo markii la doortay Madaxweyne Trump Boqolaal Soomaali ah oo Sharci daro ku jooggay dalka Mareykanka ayaa dib loogu soo celiyay Soomaaliya. The post Diyaarad ay la socdeen Soomaali laga soo tarxiilay Mareykanka oo cilad ay ku timid appeared first on Caasimada Online.
-
Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminaya ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimadda Itoobiya. Mudane Mahdi Ayaa maanta ka qeybgalaya munaasabada xuska 12aad ee 29ka Hidhaar maalinta Qowmiyadaha dalkaas Itoobiya oo ka qabsoomi doonta xarunta dawlad deegaanka canfarta ee magaalada samara. Raiisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed(Qadar) ayaa halkaasi ka jeedin doono Qudbad isaga oo ku hadli doono afka Dowlada Soomaaliya. Dhanka kale Mudane Mahdi ayaa inta uu joogo dalka Itoobiya waxuu kulamo kala duwan la yeelan doonaa madaxda dalkaas, iyagoo ka wada hadlaya xiriirka, iskaashiga iyo arrimo kale oo muhiim u ah labada dawladood. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post The post Ra’isilwasaare ku Xigeenka Soomaaliya oo Maanta ka Qeeybgalaya Maalinta Qoomiyadaha Itoobiya appeared first on Puntland Post.
-
Diyaaradaha maamulka Israel ayaa waxaa ay duqeyn ka geysteen dhowr goobood oo ay ku sheegeen in ururka Xamas ku sugnaayeen. Maamulka Israel ayaa waxaa ay intaasi ku dareen in goobaha ay la beegsadeen duqeynta ay ka mid yihiin meel lagu sameeyo hubka, laguna keydiyo rasaasta kadib markii ay ku soo weerareen falastiiniyiin hubeysan gantaallo. Ugu yaraan 2 qof oo Falastiin ah ayaa ku dhimatay halka tobaneeyo kale ay ku dhaawacmeen duqeyntaas ay Israel geysatay. Tan iyo markii madaxweynaha Mareykanka Donald Turmp uu ku dhawaaqay in Qudus ay caasimad u tahay Maamulka Israel ayaa waxaa dhacay iska hor imaadyo u dhaxeeya Irael iyo Falastiin kuwaasi oo keenay in waxyeello ay soo gaarto qaar ka mida dadka reer falastiin. Sidoo kale dibabaxyo lagu diidanyahay hadalkii Trump ayaa waxay ka dhaceen magaalooyin badan oo dunida ka mida kuwaas oo lagu cambaareynayo in Israel ay caasimad ka dhigato Qudus. Goobjoog News Source
-
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa 08 December 2017 casho sharaf ugu sameeyey magaalada Muqdisho xulka kubadda cagta Puntland. Madaxweynaha ayaa waxaa kulankani casho sharafta ah ku wehelinayey Masuuliyiin ka tirsan geleyaasha DFS, masuuliyiin ka tirsan geleyaasha dawladda Puntland iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland. Madaxweynaha Puntland oo cashada kadib la dardaarmay dhallinyarada xullka kubadda cagta dawladda Puntland ayaa ku adkeeyey dhallinta inay illaashadaan sumcadooda, sharaftooda iyo karoomadoodaba, isla markaana waxaa uu Madaxweynuhu xusay in intaasi ku dhowrsoomayaan iyadoo ay hagaajiyaan akhalaaqdooda, dabeecadooda iyo diintoodaba. Sidoo kale Madaxweynaha ayaa dhallinta u sameeyey balanqaadyo uu ka mid ahaa dhismaha iyo casriyaynta garoomada kubadda cagta Puntland, waxaana uu sheegay Madaxweynuhu in dhowaan la dhigidoono qaar kamidda garoomada Puntland roogga cagaaran lana samayndoono tartamo, tababaro iyo dhammaan ciyaaraha kala duwan ee jira. Dhinaca kale Madaxweynaha ayaa dhallinta ku booriyey inay sameeyaan Alle ku xidhnaansho iyo dedaal badan si ay uga gungaadhaan himiladooda ah hanashada horyaalka kubadda cagta Soomaaliya ee maanta 08 December 2017 ciyaartiisii ugu horaysey laciyaaray, waxaana uu Madaxweynuhu u cadeyey dhallinyarada in ka dawladda ahaan la garabtaagan tahay tageero buuxda. Ugu danbayn, Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Alle ‘SWC’ u waydiiyey dhallinta Soomaaliyeed ee ku hirdamaysa tartanka kubadda cagta Soomaaliya maxsuul wanaagsan oo ay dhammaantood ku qancaan, waxaana uu Madaxweynuhu si gaara Alle u waydiiyey xulka kubadda cagta Puntland guul ay ku hantaan marlabaad koobka kubbad cagta Soomaaliya. =DHAMMAAD= XAFIISKA, WARFAAFINTA, WACYI-GELINTA, HIDDAHA IYO DHAQANKA EE MADAXTOOYADA DAWLADDA PUNTLAND. The post Madaxweynaha Puntland oo Muqdisho Casho Sharaf Ugu Sameeyey Xulka Kubadda Cagta Puntland. appeared first on Puntland Post.
-
Safiirka Mareykanka u fadhisa qaramada midoobay Nikki Haley ayaa sheegtay in qaramada midoobay ay wiiqeyso fursadihii nabadeed ee u dhaxeeya Falastiin iyo Israel. Hadalkaani ayaa waxay ka jeedisay kulan degdeg ah oo ay isku yimaadeen shalay golaha ammaanka ee qaramada midoobay ka dib go’aankii Turmp uu ku iclaamiyey Qudus inay tahay caasimadda Israel. Nikki Haley ayaa sidoo kale ka hadashay in Mareykanka uu ka heysto kalsooni Falastiin iyo Israel oo ah inay dhexdhexaadiyaan geedi socodka nabadeed ee falastiin iyo Israel balse waxay hoosta ka xariiqday in qaramada midoobay ay wiiqeyso dadaalada nabadeed ee bariga dhexe. Kulanka ay yeesheen golaha ammaanka ee qaramada midoobay ayaa waxaa lagu sheegay in Qudus aysan caasimad u noqon doonin maamulka Israel. Source
-
A photo and boots of Master Corporal Clayton Matchee and others are placed on the front steps of Parliament during an anti-malarial drug mefloquine rally on Sept. 19, 2017. Veterans of the Somalia mission who say they were permanently damaged by the anti-malarial drug they were forced to take during that deployment have waited too long to proceed with a class-action suit launched nearly 18 years ago, the federal government says Justice Department lawyer Elizabeth Richards told the Ontario Superior Court on Friday that the lawyers for Ronald Smith, a former member of the now-disbanded Airborne Regiment who is the lead plaintiff in the case, have provided no reasonable explanation for the amount of time it has taken to move the case forward. It would be impossible at this point, Ms. Richards told Justice Robbie Gordon, for the government to call witnesses who could provide accurate testimony around the way mefloquine was dispensed to the troops who took part in the Somalia mission of the early 1990s. That means, she said, there cannot be a fair trial. Justice Gordon is being asked to decide whether the case can be certified as a class action so many years after the first documents were filed in the court. Ms. Richards said the judge must balance the potential unfairness of the delay, which both she and Wayne Stickland, the lawyer for Mr. Smith, agree has been inordinate, and the right of Mr. Smith and the other veterans to obtain justice for the harms they say they have suffered. Mr. Stickland told the court that his office has been contacted by hundreds of Somalia veterans who say mefloquine left them with long-term mental problems. If this case is thrown out, he said, another plaintiff will quickly step forward to launch an identical suit. But Ms. Richards said that would run contrary to the principle that defendants are entitled to some finality of justice. “We say nobody can bring a subsequent class action,” if Mr. Smith’s case is not permitted to proceed, she told the court. “Once it’s been dismissed for delays, it’s been dismissed.” That appeared to concern Justice Gordon, who asked both sides to return after Christmas to present their arguments about whether this class action is the end of the line for Somalia veterans who want to sue for the damages that they blame on mefloquine. According to Mr. Smith’s statement of claim, the drug he was required to take in Somalia as part of a poorly executed clinical trial left him with a host of residual mental-health issues, including depression, aggressive behaviour, poor concentration, social isolation and suicidal thoughts. He says his Charter rights were breached and is alleging battery and negligence. His suit, which was launched in 2000, sat nearly dormant before being taken over and restarted last year by Mr. Stickland. In explaining the delay to Justice Gordon, Mr. Stickland said there had been a long debate between lawyers about who was best positioned to represent Mr. Smith in court. In addition, he said, the case was hampered by Mr. Smith’s own mental state, a lack of scientific evidence in the early years to link mefloquine to the types of symptoms suffered by the veterans, and a lack of expert witnesses. That evidence has now become more solid and he has secured an expert witness, Mr. Stickland said. But Ms. Richards said none of those explanations are reasonable. In terms of the scientific evidence, she said “a plaintiff doesn’t get to sit back until they get the best possible evidence to proceed.” And even when Mr. Smith’s mental state improved in 2010, the previous lawyers for Mr. Smith did nothing to move the case forward, she said. Despite the number of vets who say mefloquine caused severe problems, Ms. Richards said, “the conclusion to date is that there is no conclusive scientific evidence” to link mefloquine to the permanent psychiatric disorders they have described. Two of the soldiers on the Somalia mission were charged in the beating death of a Somali teen, and many others complained of alarming dreams, hallucinations and depression. Health Canada updated the warning labels for the drug in 2016 to emphasize that certain side effects can persist for months or years after the drug is discontinued, and some may be permanent in some patients. The Canadian military conducted a review of the medical literature this year and concluded there is no evidence that the drug causes long-lasting problems. But it now says alternative drugs are the preferred options for soldiers who deploy to countries where malaria is a risk. Globe And The Mail
-
Somalis protest against President Donald Trump’s decision to recognize Jerusalem as the capital of Israel, in Mogadishu, Somalia Dec. 8, 2017. Two East African countries say U.S. President Donald Trump’s decision to recognize Jerusalem as the capital of Israel is “dangerous” and could spark an international crisis. “We are urging the U.S. government to seriously reconsider the risks that its decision could have on the future of the Middle East and the world in general,” said a statement Friday from Somalia’s foreign ministry. “We call for Arab, Muslim and other nations to redouble their efforts to find a solution to the Palestinian issue in order to end the crisis in the region,” said the ministry. The government said it and the Somali people are prepared to support Palestinians’ struggle for their rights. Neighboring Djibouti says it rejects the U.S. decision on Jerusalem. “This grave decision, contrary to international law and United Nations resolutions, is potentially dangerous insofar as it fears an escalation of tensions in the Middle East and beyond.” “The Republic of Djibouti reiterates its commitment to the two-state solution, living side by side in peace and security with East Jerusalem as the eternal capital of the Palestinian state.” Somalis protest against President Donald Trump’s decision to recognize Jerusalem as the capital of Israel, in Mogadishu, Somalia Dec. 8, 2017. The statements came as hundreds of residents protested in Somalia’s capital, Mogadishu, against President Trump’s decision. “We have gathered here to express our reaction and show our solidarity with Palestinians who are suffering from Israeli aggression,” protester Abdullahi Dabar said. “This is unacceptable, and Trump’s decision, as Muslims, only unites our hearts and minds.” Another protester, Garad Hassan, said “Trump cannot give a historic Islamic city to Israel, and we will fight against any such move to the last drop of our blood”. The protesters, led by several imams of the city’s major mosques, rallied at the bustling K4 junction, where they chanted anti-Israel and anti-Trump slogans including “Down, Trump!” VOA
-
A plane with deportees to Somalia, including at least four from Minnesota, returned to the United States on Friday after a stop in Senegal that immigration authorities said did not go according to plan. Immigration and Customs Enforcement said in a statement that a flight with 92 deportees headed back after a refueling and pilot exchange stop in Dakar. As the plane landed in Dakar, ICE was notified that relief crew members were not able to get enough rest because of issues with their hotel, and the plane remained parked at the airport to allow the relief crew time to rest. “Various logistical options were explored, and ultimately ICE decided to reschedule the mission to Somalia and return to the United States with all 92 detainees,” said the statement from the agency. Local attorneys for several of the deportees on the flight said they were baffled by the turn of events — but hopeful the flight’s return might offer some of their clients a long-shot opening to block their deportations. The number of Somalia natives the United States deports to their homeland has increased markedly in recent years, and the Trump administration this year removed that country from a list of nations deemed uncooperative on deportations. The U.S. government has argued that conditions in the East African country have improved sufficiently to return people there. Advocates have pointed to a string of deadly terror attacks in Somalia as they insist the country remains unsafe. John Bruning, an attorney at Kim Hunter Law in St. Paul, said his office had two clients on the flight, both of whom unsuccessfully applied for asylum in the late 1990s and early 2000s. After receiving final deportation orders, they had been checking in with ICE regularly for years until they were detained earlier this year. One of them worked as a cardiovascular technician at the Mayo Clinic in Rochester. In a dramatic last-minute turnaround, a federal judge blocked temporarily the deportations of three other clients who were slated to be on Thursday’s flight. “This doesn’t add up to me,” Bruning said of ICE’s statement. “We’re still trying to wrap our minds around what is going on.” Bruning said the two men on the flight have pending claims with the Board of Immigration Appeals, though it is unlikely that decisions in those cases will come during what will probably be a short stint in the United States until another flight to Africa can be arranged. Still, he said his office is trying to find out more about the circumstances of the return to determine if it might offer any chance to make a fresh case on their behalf. Habon Osman, whose husband, Cabduqaadir Mayow, was on the plane, said she hoped the plane’s return might give him another chance. The couple is legally married, but her husband was arrested days before their religious ceremony. “It’s the worst story of my life,” she said. “I have a little bit of hope he came back, but you never know.” Linus Chan at the University of Minnesota’s Center for New Americans, which is representing another deportee on the flight, said he is also exploring whether the plane’s return might provide an opening for his client. He said he was encouraged by the outcome in federal court for Bruning’s three clients. He said the flight’s return seems like an ordeal for those on board, though he noted ICE might not be at fault for the issues in Dakar. The agency said the air-conditioning remained on throughout the stay in Dakar, and the plane was stocked with enough food and water. “You’ve been sitting in detention for months,” he said. “You’re on a plane to Somalia, and the next thing you know you are heading back to theU.S. That’s got to be terrible.” Startribune
-
Canadian immigration minister visits Minnesota to deter border surge. Ahmed Hussen, Canada’s immigration minister and a former Somali refugee, listened as refugee resettlement advocates and officials introduced themselves at the start of Friday’s roundtable discussion in Minneapolis. Canada’s immigration minister, Ahmed Hussen, arrived in Minnesota just days after the U.S. Supreme Court let stand for now new travel restrictions for eight countries, including Somalia — the land a teenage Hussen fled with his family. But even as he has come to symbolize for some the divergent immigration philosophies on either side of the U.S.-Canada border, Hussen shuns criticism of the Trump administration’s approach. In fact, he was in the Twin Cities this week in part to discourage a spike in asylum-seekers crossing into Canada this year that has tested the country’s famously welcoming attitude. “We are huge fans of immigration, but we want people to immigrate through the regular channels,” he said. In a speech at the University of Minnesota’s Humphrey School of Public Affairs, Hussen touted Canada’s measured approach, including a gradual increase in immigration planned over the next three years. He met with resettlement agency staff and other advocates, plugging a unique Canadian program in which private citizens and churches sponsor some refugees. Members of the local Somali community, where he enjoys rock star status, threw him a welcoming reception in Minneapolis. “He is an icon,” said Mohamed Ahmed, a local community leader and Bush Foundation fellow. “People see him as an example of what is possible in the West.” The first Somali-Canadian elected to parliament and appointed as minister, Hussen was 16 when he arrived alone in Toronto, where older brothers had resettled earlier. He has spoken of finding a sense of belonging on his high school track team and of enduring a two-hour commute as he worked at a gas station to save money for college. He got a law degree from the University of Ottawa and practiced criminal and immigration law. Once a receptionist in an opposition politician’s office, he was elected to parliament in 2015. In January, Prime Minister Justin Trudeau tapped him to lead the Ministry of Immigration, Refugees and Citizenship. “I am a big champion of our immigration system because I have been through it,” said Hussen, whose visit to Minneapolis was his third to the United States since becoming minister. In the media, Hussen is often cast as an emblem of Canada’s stance against anti-immigration sentiments sweeping the United States and Europe. But he is unfailingly diplomatic about the differences between the Canadian and American approaches, saying only he has a good working relationship with counterparts on this side of the border. And, he stresses, Canada is by no means unified in support of more immigration. A recent rise in illegal border crossings into Canada has triggered pushback from conservative politicians there and concerns from border communities such as the Manitoba city of Emerson, unsettled and overwhelmed by the arrivals. In Manitoba, many of those arrivals have been Somalis who had unsuccessfully applied for asylum in the United States. Now, Hussen and some Canadian lawmakers are reaching out to immigrant communities to highlight that border crossers undergo rigorous screening and face deportation if their asylum claims fall short. “We don’t want people uprooting their lives based on false information,” Hussen said. “Crossing the border irregularly is not a free ticket to Canada.” Ahmed said word in the local Somali community remains that Canada offers a much gentler welcome to those arriving at its border with asylum claims. He spoke of a friend, a permanent resident who faced deportation after a criminal conviction, who crossed into Canada this year. Though he doesn’t know yet if he will be granted asylum, the friend reports receiving subsidized housing and free legal help, Ahmed said. To a packed auditorium at the Humphrey School, Hussen touted a plan the Canadian government released in November that will bring in almost 1 million new immigrants by 2020. About 60 percent will be employment-based immigrants, largely arriving through a merit-based system that awards points for education, language and professional skills, among other factors. Hussen said doing immigration right requires an investment: The Canadian government is spending $1 billion this year on language classes, help with finding jobs and other integration efforts. But he said bringing in newcomers is crucial to ward off a looming labor shortage given Canada’s aging population. “We strongly believe immigration is key to our future success in Canada,” he said. Hussen also praised a Canadian refugee resettlement system in which, alongside the government’s program, private citizens and organizations commit to supporting refugees for a year. The country has found these refugees do better easing into Canadian life. Hussen said the United Kingdom and several Latin American countries are modeling new programs on the Canadian approach, though he hasn’t yet fielded inquiries from the United States. Hussen said with more refugees displaced globally than ever before in modern history, Canada plans to remain a key player in resettlement: “More people are on the move, and we can’t turn our heads away.” Startribune
