LanderPhillie

Nomads
  • Content Count

    7
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by LanderPhillie


  1. Axmed_Xasan.jpg

     

    Axmed Xasan ayaa ku guuleystay doorashada golaha deegaanka Clarkston oo ka tirsan gobolka Georgia oo uu daggan yahay, isagoo helay codad gaaraya 59.6% codadkii la dhiibtay, isgaoo aad uga horreeyay xubnihii la tartamayay.

     

    Axmed iyo Warsame ayaa la sheegay inay noqdeen labadii qof ee Somali ah oo markii ugu horreeyay ku guuleysta doorashada golayaasha deegaanka dalka Mareykanka, waxaana tani ay indha u soo jeedisay Soomaalida ku nool dalka Mareyknaka.

     

    Doorashadan ay ku guuleysteen labadan qof ee Soomaalida ah ayaa waxay noqonaysaa mid taariikhi ah marka loo eego Soomaalida-Mareyknaka oo inta badan halkaas tagay wixii ka dambeeyay burburkii dowladdii Soomaaliya oo laga joogo 22-sano.

     

    Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online

    maxuseen@hiiraan.com

    Muqdisho, Soomaaliya